HAGAAJINTA QOLKA JIIFKA SARIIR ROMANTIC AH RED & WHITE

  Рет қаралды 305,227

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@faizaabdullahi299
@faizaabdullahi299 4 жыл бұрын
Xbbti nasro abtidon wlhi wax bdn ayan ka fa.idnay shukran mcnto👸🏻🔥💍💋🙏💖inti ila aragtay iney nasro tahay hooyada romatic 🌹👌⚘like 500 haley garsiyo shukrn qli dumar nasro🌹🥀⚘
@koosmaxmed9199
@koosmaxmed9199 2 жыл бұрын
Manshlll woowoo
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 жыл бұрын
Soomaaliyey xaasidnimada iska daayo waba daawatee qofka wllkaa ah likena iska dhufo wax weyn inay isaga u tahy waa dhici kartaa
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 4 жыл бұрын
OMG 😲 waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan Codsigayga la ii tixgeliyo hadana Number one ☝️ noqdo Nasraaay gacantaada ilaah kuu barakeeyo wlashay mcn
@xilkashashi2479
@xilkashashi2479 4 жыл бұрын
Masha allh walasey nasra cadey ilahay haku xifdiyo abayo macanto ada uga helay dhisen kan shugran macanto
@salmahassan4055
@salmahassan4055 4 жыл бұрын
Ameeen
@miskihassanali8178
@miskihassanali8178 4 жыл бұрын
Nasro abaayo anigane waan aqal gali rabaa so marka help me ur experience
@xaawoabdi2426
@xaawoabdi2426 4 жыл бұрын
Woow masha alaah catarka BUSHURA anaa kula jecel inta jecel hasoo hadlaan cml abayo nasro mahadsinid xabiiti waan kujecelahay hormar wacan
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 4 жыл бұрын
Maasha allaah qurux caadi maahan meesha muqdisho waaye America maahan yaaaaaaah yaalaysku qaldin 😂😂😂😂😂😂guuleyso Xabiibti
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@مريممحمد-ك8ه9د
@مريممحمد-ك8ه9د 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣haaheey waaa laga dareema
@dacwahmedia3457
@dacwahmedia3457 4 жыл бұрын
@@مريممحمد-ك8ه9د mnsh
@maryamaabdirahman7342
@maryamaabdirahman7342 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo wad mahadsantay nasro ilahey haku xifdiyo wa na hormarisee mcnto
@Laki-wm8pq
@Laki-wm8pq 4 жыл бұрын
allaah kuubarakeeyo macaanto aad ugu faraxsanay maanta in wixii yurub yaalay aad dalka kuhaysataan qaasatan muqdisho maskiin koris ilaahow noo barakee oo nabad waarta nooga dhig farxadeeda waankufarxa dhibkeedana waanka ooya aamin inkastoo waqti fog iigu danbeyda hadana waxaan niyadeyda usheega inaan kunabad noqon
@nimcoabdi7170
@nimcoabdi7170 4 жыл бұрын
masha alaah wan ka hely ani muqdisho ma joogi yaaa ii keeno wxaan 😭 Wlh muqdisho wey shidthy nasro guul wcn ❤️🙏🙏 From Germny 🇩🇪🇩🇪 Aaad baaan ugu hely wlh
@fiyooriinaali7211
@fiyooriinaali7211 4 жыл бұрын
Guurkeyga soo dhaw walaahi waanba dhararooyaa Insha Allah walaashey nasra iyo mataan decoration kasoo ag dhawaan doonaa Insha Allah iigu soo duceeya in uu Alle ii fududeeyo ♥️♥️♥️
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal mahadsanid. Kudadaal اذكار الصباح والمساء اختي الفاضلة بارك الله الفاضلة
@sagalshow886
@sagalshow886 4 жыл бұрын
Masha allah barakalaaah intaa kadareemaa beytul udgoon+beytul jaceyl+beyt dad akhlaaq wanagsan kudhexnool yihiin ❤🙏
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 4 жыл бұрын
Nasro sida sariirta lo sharxo macalimad ku noqday liima lkn sariirta hooyadey mcn ayaa practically ku sameeyaa wa drs markey shaqada ka imaadaba naqshad cusub na yaaku baray markey dhahdo nasradeyda caashaqa 😍 sidaasaa dhaha Anigo guur arag ayaa sariirta dadka kale u sharxaa😂😂😂 cajiib
@hodanabdullahi3598
@hodanabdullahi3598 4 жыл бұрын
Ana isharax cadeey
@ruweydamaxamedmaxamed8293
@ruweydamaxamedmaxamed8293 3 жыл бұрын
sanad kadib dawanaaya waxan rajeena sariirtada ina sharaxeeso hada
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 3 жыл бұрын
@@ruweydamaxamedmaxamed8293 maya wll qali wali ma sharxin teeda lkn sanad kadib nolosheeda meesha shalay ma joogto Wax badan isbadal ba igu dhacy fa’iido iyo murugba leh murugta ii badan rabiyow aniga iyo inta midka ah qalbigooda qabowji 🥺🤲
@nasriinjawhar9237
@nasriinjawhar9237 4 жыл бұрын
Mansha allah wll alle haysu kiin barakeyo adiyo xajigaga awladana alle heydinso kordhiyo alle haydin barakeyo xbti allahuma Aameen 🤲
@fardowsafilsan608
@fardowsafilsan608 4 жыл бұрын
Xaaajiga allh keeno lkn wn ka helay sida qolka jiifka u sharaxdey Tnx Nasra❣
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 4 жыл бұрын
Rabbi haku xafido macaanto quruxeey masha allah noosoo badi waa kuheestaa ani xabibiti allaha kubarakeeyo
@niemaomar7978
@niemaomar7978 3 жыл бұрын
Www machallah hn walahi tu fait bien ma sœur nasra et je ť aime ❣❤🥰🥰
@asmaamfaarax4915
@asmaamfaarax4915 4 жыл бұрын
Nasra qurux waye maashaa allaah waan ka faidey ani ahaan gacanta ilaah hakuu barakeyo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 4 жыл бұрын
Mashallah nasroy qurux muqdisho waa shidante wallahi. Keep going my queen
@farhiamuhudin1973
@farhiamuhudin1973 4 жыл бұрын
Maasha alaah allow wadankena nabad noga dhig abyo adigana gacantada iyo aqlikaaga Allah Ku barakeyo
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaah 😍❤🌹🥀👌
@zeybocabdullahi4935
@zeybocabdullahi4935 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido abayo Allah Ajir kaasiiyo waadna dhiiri galisaa
@aniisamohamudahmed7305
@aniisamohamudahmed7305 4 жыл бұрын
Alla banii admka xaasidnimo 2.9k aa fiirsaty hdna 247 lee like saarty war xishooda oo like ta iska sara inad keheshen weyba iska cdahye🙏
@nasteexomohamed6070
@nasteexomohamed6070 4 жыл бұрын
Wlhi anoo daawan aan saaraa ma lacag uu iga gadan yahay qof walaasheey ahna waxbuu u tarayaa oo waa hormarkeeda
@Umcabdallah
@Umcabdallah 4 жыл бұрын
Sxby hilmaama jiree xasidnimo kaliya maaha
@aishahassan4569
@aishahassan4569 4 жыл бұрын
Abaayo jiifka inter kagadaty
@nuwarahenna1836
@nuwarahenna1836 4 жыл бұрын
Masha allh aad bn kaga faaiday wllo wx jeceshahy bad anafana nala jeceshahy shukran qli allh ha ku xafido if iyo aakhiroba
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah xabiibti xidig xamar keep going nasra abtidon from canada
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 3 жыл бұрын
Masha allaah Qli Nasra waad mahadsantahay gacmaha allah haku barakeeyo❤❤❤😘😘😘
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Wow Amazing Alle haku dhowro gurigaada Catarka tacajabnii wn jeclahay ☝️☝️☝️☝️wa kaas wan so taagay Wlh mataan iyo Nasra intaan haysano guryahayna wa nuurayaan Wn ku farxay wana ka helay wlh
@umusafiyo4239
@umusafiyo4239 4 жыл бұрын
nasra qaali alaha ku dhafo
@siicdoibraahim3254
@siicdoibraahim3254 4 жыл бұрын
Masha allaha xabiti hooray usoco
@qadijoaxmedcabdow3515
@qadijoaxmedcabdow3515 4 жыл бұрын
Masha allh qorox iga dheh wlhi ninkii ku helaa nasiib leh ilahy ilcadow maniitosoo abayo horey usiisoco
@somayah717you4
@somayah717you4 4 жыл бұрын
Masha Allah nasra Abtidoon adiga wax walpo aad soo giliso ma noqdaan wax aan lagu qancaynin waa ku farax sanahay adigoo wadan dankeena wax walpo oo laga helo adna noo faaidayso Awalba waa kuu ducayn jirny hadana si lamid kugu ducayn doonaa (duca qabto aa lagu dhahaa love sister)
@sacdiyamohamedahmed6836
@sacdiyamohamedahmed6836 4 жыл бұрын
Somayah717 you beentaa ma ahan gabadhaan ilahay amarkiis waxay sogalisaba waa wax fiican oo xiiso leh mansha'allah
@ikraanladan1051
@ikraanladan1051 4 жыл бұрын
Masha allaah xabiibti aad ayuu qurux badan yahay hore u soco ilaahey ajir haku siiyo qaali
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha allah si qurux badan aya u hagajisay abayo🥰🥰
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 4 жыл бұрын
Masha allh xbbti ilahey haku xafido familka xidigta moqdisho socod wanag walasha from germany 🥰
@falismaxamed6123
@falismaxamed6123 4 жыл бұрын
Msha Allah ilhy haku xifdiyo nasro abyo ilhy dardiisa ayn ku jclhy mlin uun wan ku arki dona insha Allah ilhyna ha ikaso 💞💞🤲🤲🌹🌹❤️
@hsadrihaji8947
@hsadrihaji8947 4 жыл бұрын
Waaw masha allah wllshey allah ku barakeyo gacantada mahadsanid waan ka helay
@Somalifood12
@Somalifood12 4 жыл бұрын
Masha Allah it’s beautiful ❤️❤️❤️👌
@ahmedmohamedsiyaad6677
@ahmedmohamedsiyaad6677 4 жыл бұрын
..
@muxumedmohamed1283
@muxumedmohamed1283 3 жыл бұрын
Edo masha allah allah haku barakeyo sida fcn ee dhiragalin habla somaliyeed
@farduuzinabarqadle4848
@farduuzinabarqadle4848 4 жыл бұрын
Masha allh Beautiful waaye apayo Qrux keep going❤🌺
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ayaan ugu helay qurux sariirta daaha Masha Allah walaashee nasro abtidoon keep going
@xaliimomcabdullahi5915
@xaliimomcabdullahi5915 4 жыл бұрын
ManshAllah abyo wad mahadsanthay sida wacan ee ad noga fikirto gulayso abayo hor usoco❤❤
@aaminaxasanmaxamed3056
@aaminaxasanmaxamed3056 3 жыл бұрын
quruxdu wa wax an uwada bahanahay jazakalah qeyr walashey qaali alle haku siiyo amiin
@aaminoibraahim288
@aaminoibraahim288 4 жыл бұрын
Masha allah abayo ❤💋🙏 Nasro abtidon ❤hooyada romantic waa loga haray masha Allah illah ha noo xafido ❤🙏💋💋
@amiiraali1931
@amiiraali1931 4 жыл бұрын
Sax
@raxmaminey3036
@raxmaminey3036 4 жыл бұрын
Wwwwww masha allh xabiibti nasra aad baan kuu salaaamaya💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@maxamedcabdi6124
@maxamedcabdi6124 4 жыл бұрын
amiin abayo
@farhiamohamud2280
@farhiamohamud2280 4 жыл бұрын
Masha allah abyo waa qurx badan yahay cadi ma ahan wllhi abyo horumar wcn abyo allah ku xafido mar waa liba quen
@zuuzanabdalla5872
@zuuzanabdalla5872 4 жыл бұрын
واااااااااااو حلو كثير الله يسلم ايدك حبيبتي
@miskicadey-p2y
@miskicadey-p2y 2 жыл бұрын
Masha allah xabibti
@ummuilhaam5462
@ummuilhaam5462 4 жыл бұрын
Masha allah xabibtii gacantaada allaha ku barakeyo aduun aakhiro allaha ku xafido 👑👑❤❤❤❤❤
@foziyamahamud6897
@foziyamahamud6897 4 жыл бұрын
Masha allah 🥰🥰🥰
@filsanbigays
@filsanbigays 4 жыл бұрын
masha alaah xbbti qaali nasra rabi aqliga iyo xioga iyo caafimadka haku siyaadito
@ayanali4647
@ayanali4647 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah abayo 💕💕💕💕❤❤❤❤💕💕😘🙏💯💯
@maryam9914
@maryam9914 4 жыл бұрын
Masha allah allaha kubarakeyo xbbti .hadaan nahay rer maqdisho .waanka faidnay
@hanaapdirahman1017
@hanaapdirahman1017 4 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah xpptii keep going ♥️♥️♥️
@umusafiyo4239
@umusafiyo4239 4 жыл бұрын
masha allaah abaayo alaha ku xafido
@pahjaa5562
@pahjaa5562 4 жыл бұрын
I normally don't comment but this is awesome, amazing and stunning Masha Allah. U deserve more than 10k. U jxt got a new sub. Am glad that I hav came across thiz video. Thnkz beautiful😍😘
@firdowsaelmi8247
@firdowsaelmi8247 4 жыл бұрын
Mashallaah amazing keep going dia sis well done❤👏👏
@aminazahrachannel6064
@aminazahrachannel6064 4 жыл бұрын
Mansha alah aad ay u Qurux badan tahay gacanta alaha ku barakeyo qali
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 жыл бұрын
Ma sha allah abayo ❤️🌹🙏
@farhiahussein6145
@farhiahussein6145 4 жыл бұрын
Masha Allah so beautiful nasra abtidoon alle ha ku xafido xbbti
@amirasworld4022
@amirasworld4022 4 жыл бұрын
Wow masha Allah waa sarirkii sadaxaad keep going 💋💋💘❤
@hudacismaan3930
@hudacismaan3930 4 жыл бұрын
Maasha allah nasra abtdoon ilahay gacamah ku barakeeyo
@safiamohamedmohamed2991
@safiamohamedmohamed2991 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️♥️
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 жыл бұрын
Manshallah abaayo maan umalaynaynin in lahelo sharaxaad wadankeena allaha noo barakeeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ilwaadqurux77
@ilwaadqurux77 4 жыл бұрын
Mashallah abaayo qurux waaye horey usoco
@haniita-social428
@haniita-social428 4 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo wlhi waan kahelay m.a gacantada allaha kubarakeyo
@SucaadoSamaara
@SucaadoSamaara 4 жыл бұрын
woow guuleyso qaali❤
@sacdiyojaxaf7352
@sacdiyojaxaf7352 4 жыл бұрын
Masha allh ilhy gacantada hakuu barakeeyo👏👍👍
@hafsomohamedahmed4979
@hafsomohamedahmed4979 4 жыл бұрын
Good decoration 😍
@khadrajama8707
@khadrajama8707 4 жыл бұрын
Mash Allah, I like your honesty abayo
@boqoradarercabdisandheer2093
@boqoradarercabdisandheer2093 4 жыл бұрын
Ana farta tagay masha allah 👌👌❤❤❤❤
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 жыл бұрын
Maasha Allah walshay aaday uqurux badantahay caqliga Alle hakuu barakeeyo xbbti wan ka helay wlhi mahadsanid
@deeqahussein2670
@deeqahussein2670 4 жыл бұрын
Masha allah Nasro ❤❤
@umuzakariya4835
@umuzakariya4835 4 жыл бұрын
Mashaa aad iyo aad ayuu uqurux badan yahy alle haku qurxiyo wllshey
@misramohamedali427
@misramohamedali427 4 жыл бұрын
Mash Aallah ❤❤❤
@xilkascadey8346
@xilkascadey8346 4 жыл бұрын
masha allh xppipti qurux waye qali hormar wacan illah haku xifdiyo amiin
@azhaarahmed8264
@azhaarahmed8264 4 жыл бұрын
𝕎𝕠𝕎 𝕊𝕠 𝔸𝕞𝕒𝕫𝕚𝕟𝕘 𝕎𝕝𝕙𝕚 𝕄𝕔𝕟𝕥𝕖𝕪𝕕𝕚 ℕ𝕒𝕤𝕣𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕒𝕙 ℕ𝕠𝕠𝕜𝕒𝕒 𝔻𝕒𝕒𝕪𝕠 𝕄𝕦𝕦𝕢𝕒𝕒𝕝𝕒𝕕𝕒𝕕𝕒 𝕄𝕒𝕜𝕦 ℂ𝕒𝕒𝕛𝕚𝕤𝕠 𝕚𝕟𝕥𝕒𝕒𝕟 𝔻𝕒𝕒𝕨𝕒𝕟𝕒𝕪𝕠 𝕎𝕝𝕙 ᒪOᐯᗴ YOᑌ
@منهاحمد-د6خ
@منهاحمد-د6خ 4 жыл бұрын
Wll fartaan KZbin ka se ugu samey say
@iqrahaji9300
@iqrahaji9300 4 жыл бұрын
nasro abyo lambarkada ubaahanhy
@iqrahaji9300
@iqrahaji9300 4 жыл бұрын
xapiiptii lambarkaada rabaa
@kinghonesthonest3780
@kinghonesthonest3780 4 жыл бұрын
asc
@muhamedcabduqaadir6412
@muhamedcabduqaadir6412 4 жыл бұрын
As
@sacdiyoahmed4147
@sacdiyoahmed4147 4 жыл бұрын
masha allh nasra abtidoon illaahay haku xifdiyo masha allh wallhi waxyaabo badan ayaan kaa faaiiday macalimadeena horay usoco abayo qaali
@hafsamohamed9764
@hafsamohamed9764 4 жыл бұрын
Like le isaro
@majidahmansoor
@majidahmansoor 4 жыл бұрын
mashallah waw amazing 100k ayan uqalantay jazakallahu Kheir siz nasra
@shukrimaxamed6467
@shukrimaxamed6467 4 жыл бұрын
Waaaw m.a abyo qaaliya aad ayoo uqurux badan yahay alle haku dhoowro nasra cadeey horey usoco alle haku xafidee
@kaiffayare5
@kaiffayare5 4 жыл бұрын
Wax walbo qurux badan aad aragTaan *Masha allah dhaha* juhdi i dadaal dheer kadip qurux abaayo waaka baxsaTay *masha allah* ilaahay yadaada iyo caqligaaga saliimka ah *haku dhaafo* *geep going* "
@sahrashaqale758
@sahrashaqale758 3 жыл бұрын
Masha Allah sis ilaahay gacnta haku barakeeyo
@nasroelmi8567
@nasroelmi8567 4 жыл бұрын
Mash allh bushra❤❤ ku ahay iyo baxreyn mash allh abaay aade u qurux badantahy sariirta🔥🔥🔥
@hamdiabdulle3259
@hamdiabdulle3259 4 жыл бұрын
Mnsha alaaaah abaaa waan ka hely muuqaalkan alle haku xafido xapiiipriiii
@adoontiiallah1836
@adoontiiallah1836 4 жыл бұрын
masha allah abayo aad ayuu uqorxoon yahay allah kubarakeyo xabbti jazakillah kheyr asc
@ubahmohamed7793
@ubahmohamed7793 4 жыл бұрын
mnsha allah wxa so dhow malinta sanad guuradi arooskeyga ad iyo aaad ayan kaga mahad celinaa mss xamareey❤️
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Masha allaah uunsiga cuudka ah gabar aa ii kentay masha allaah waye caraftiisa xitaa wey isbadal badaleysaa
@farhiyamohamed3700
@farhiyamohamed3700 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah gacata Allah ku barakeeyo
@hanabintuadam9966
@hanabintuadam9966 4 жыл бұрын
Abyo nasro shukran kugu xiranahay gabar ahay lkn waxan jeclahay gurigeyga mustaqbalka inan qurxisto💯🌹😘
@xamdimaxamed5913
@xamdimaxamed5913 4 жыл бұрын
Mashallah ilaahey ha ku barakeyo xabiibti mahadsanid
@shukriabas6257
@shukriabas6257 4 жыл бұрын
Manshalh manshalh nasra cadey ilahy haku siyadiyo quruxda gurugaga abyo jandana hel midkan kunjeer ka qurux badan aaad bn ula dhaca sida ad sariirta u hagajisey m.a m.a m.a m.a😍😍😍😍😍😍😍😍
@sacdiyomohamed9787
@sacdiyomohamed9787 3 жыл бұрын
Masha allh nasra filka u guhoroo horay u soco xbbti
@darulislamicchannel9586
@darulislamicchannel9586 3 жыл бұрын
Mash Allah wallo qali ilahay gacanta ha Ku baraakiyo
@مهندالشميري-ن8ن
@مهندالشميري-ن8ن 4 жыл бұрын
Sarirta weykalakacsntahy masha alah muqtisho wana jeclesisay hada qofkii idhoho waxa walbo mayaalo kamayelidono insha alah xabiti horay usucu garabkaaga aayaataganahy marwalbo
@maryanmahdi4623
@maryanmahdi4623 4 жыл бұрын
Mashaallh qurux Waye allh hakufitiyo huray usoco wll
@cadnancabdi2932
@cadnancabdi2932 2 жыл бұрын
mnshallh wllshy aduun io aakhiro guulyso wllshy mcn alle haku barkeeyo qliyey waxbdn bad na bartye💕💕💕💕❤❤❤💯💯🌷🙌💥😍🔥💕
@fartunmohamed2820
@fartunmohamed2820 4 жыл бұрын
Maaasha allaaah wallaahi wax kale waaye qaaliyey gacantaada allaaha ku barakeeyo
@اماحمدياسين-ح1ث
@اماحمدياسين-ح1ث 4 жыл бұрын
Waaaaw masha allah wllshy nasra keep going sis ilaahay haydin xiftiyo adiga iyo familykagaba aamiin insha allah
@salmocabdisalmocabdi1025
@salmocabdisalmocabdi1025 4 жыл бұрын
Maaash alaaah abaayo alaha ku barakeeyo aad ayaad uwanaagsanthay farsama yaqaaan ayaad tahay gacantaada alaha kuu barakeeyo qaali🙌🙌🙌
@fartacali6936
@fartacali6936 3 жыл бұрын
M.a allaha ku xafido xbbtii wax ku dhiba alle kuma tuzoh bayoh mcn🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️
@sucdimoalimosman9054
@sucdimoalimosman9054 3 жыл бұрын
Maashlh alllahkubarkeeyo qureexy Ani waxaankahely Catarka Tacajubnii
@asliabdallah7424
@asliabdallah7424 4 жыл бұрын
Mshallah nasro abyo allaha haku xifdiiyo xbiibti wlhi barnamijadada wan ka hela 💖💖💖
@lstarahmed6903
@lstarahmed6903 4 жыл бұрын
Thanks mcnto Allah kuxifdo anigo kale ayaa kusobiry nasro abtidoon gabar markasta ino ah maskx iyo dhiro galin cusub
@fardowsoyusufxuseen2664
@fardowsoyusufxuseen2664 3 жыл бұрын
Masha allah allah maskaxda iyo cilmiga ha kuu barakeyo
@ayanabdullah3979
@ayanabdullah3979 4 жыл бұрын
Maashaa allaah nasro wll alle haku dhawro aad bay uqurxoontahay horay usoco qaali
@kawsarcabdiraxmaan477
@kawsarcabdiraxmaan477 3 жыл бұрын
Mansha allaah qurux qaaali horay usoco qaali alle haku barakeeyo aad yaan kigu xidhanahay
@umuzubeyr850
@umuzubeyr850 4 жыл бұрын
Mashallh Macant Allh Ku barakeYo Xbbt
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 102 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 11 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
SIDAAN U HAGAAJIYAY QOLKA QADADA IYO SOO DHAWEENTA RAMADAANKA
10:10
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 134 М.
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 102 МЛН