Hal Abuur Maxamed Aadan Dacar Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud u Heelan

  Рет қаралды 55,517

Maxamed Xasan Cabdi

Maxamed Xasan Cabdi

Күн бұрын

Barnaamijka Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Waxaa Soo Saara Aqoon Yahan Rashiid Sulub Caalin

Пікірлер: 92
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 5 жыл бұрын
Guroon jire iyo gudoodo carwo labadii shakhsi oo raga iyo dumarka ugu horeeyey ee heesa
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
dacar alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo
@mahamed6759
@mahamed6759 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Alahayow aderkay Maxamed Aadan Dacar cimrigiisa dheere. Kan waraysanaya waxuu is yidhi hadalka u hoosgali Kacaankii, lakiin wuu la waayay, ma Dacarbuu hadal hoos uGu dhigi karaa, wuu ka horeyaaye.
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Wariyayaasha soomaaliyeed waxan ku nacay Hadalka way boobayaan qofkii oo aan Jawaabtii dhamayn hadeer Abwaan dacar isagoo wada sidii Walaalaha hargaysa lagu asaasay ayuu yiri waan kusoo noqon😂.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Kan Wax Wareeesanaayo Wariye Maaaha Waaa Reer Baadiye ... Ma Yaqaano Habka Wax Loo Wareesto , Intaa Waxaa Udheer Fudeed ,Maba Sugaayo Warka .
@warsameamalle8831
@warsameamalle8831 6 жыл бұрын
waan kugu raacsanahey. Qaladka ugu weyn ee u sameynayaa, waa su'aalihiisa ayaa aad u dheer. Sidaas ayuuna waqtigii ku lumiyey. Abwaan Dacar waa in dib loo wareystaa: heesihiisii: Sirmaqabe oo waa in wax laga weydiiyaa.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 жыл бұрын
Alla muxuu heeso macaan sameeyey. Waxaa iigu cajiibsan Taladeenu seeg Seeg yaanay Muruqa laba suul midba si ku ah koqonina cajiib
@khadarmahamedosman1592
@khadarmahamedosman1592 5 жыл бұрын
Akhlaaqdu waa sharaf Alleh ha ina sharfow somaliyeey waan yaabanaa wllhi Abwaan kuna waa iigu daray ax ma soo labanaa somaliyeey🤔🤕
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Warya dacar wuu iidhuntay waan tageri jiray iilen waacun suri
@hamdafarah9127
@hamdafarah9127 6 жыл бұрын
Kan dowonka ah baa ugu daran ee wariyaha sheeganaya
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 6 жыл бұрын
Hamda Farah Waa markaan faqash af -Somali barnay nayaa kkkkkk
@cabdiqanikaraaf9826
@cabdiqanikaraaf9826 6 жыл бұрын
Abwaan soomaali u dhaxeeya ayuu ahaa lkn cuqdad iyo qabiil ku danbeeyey, waxaan oran lahaa tuubad keen oo illaah kabaq oo maydka god galay ka har, haku aakhiro seegine
@qadarosmanmohamed5972
@qadarosmanmohamed5972 5 жыл бұрын
War serbiyoow warayso abwaanka
@mmhassan8596
@mmhassan8596 4 жыл бұрын
Alla ninku wareysi xumaaa!
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن Ай бұрын
Qofku suu yahay isagaa ka hadal badan abwaanka saacadbuu ku jirayaa suu hadana ka dhex galayaa
@jimcale43mohamed90
@jimcale43mohamed90 7 жыл бұрын
Ninkan wariyaha ah profitional maha waraysi xumaaa
@cabdixakiinxasan583
@cabdixakiinxasan583 7 жыл бұрын
Jimcale43 Mohamed wariye maahee waa nin same ka talis waana dadka dhiftee Somaliland ku nool kaasoo u heelan bulshadiisa
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 6 жыл бұрын
wiilkaagii Abdi meeyey isku school banu ahaayn shibis sare
@alihirsi5426
@alihirsi5426 6 жыл бұрын
Jimcale43 Mohamed nice
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 9 ай бұрын
Wariye maaha kani
@tiigsade
@tiigsade 6 жыл бұрын
Weriyahaan macnuhu u baxsanayn
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Abwaan dacar inkastuu abwaan yahay aan ixtiraamo Hadana waxad moodaa cuqdadii reer sheikh isxaaq saameysay inay ku jirto waakan maxamed siyaad bare dafiraye .
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 5 ай бұрын
SIYAAD BARRE taariikhda SOMALI waa la BLACKLIST gareeyo waa ninka burburiyay wadankii somaliyeed ee ninka QABIILKA u sita ninka wadanka ka dumiyay kaas ay cuqdad qabiil qaba
@mohamedsamatar8921
@mohamedsamatar8921 3 жыл бұрын
Wariye Fadlan jawaabta u daa my,alifka ama fanaanka wareysigiiba aydiga ayaa qaatey u daa wareysiga
@maxamuudaxmed3901
@maxamuudaxmed3901 6 жыл бұрын
Xiiso badan ayaan u qabay maxamed aadan dacar iyo dadka haldoorka ah in la waraysto oo wax laga reebo lkn waxan ka xumahay karti darada wariyaha Iyo jilicsanan ta iyadoon aan ognahay dacar waayo aragnimada iyo xigmada ku duugan ayaa hadan warisiga soconayay saacad iyo badh aan waxbadan oo aan filanayay aan laga faa,iidin sababta su,aalaha lawaydiinayay oo aan ahayin qaar nuxurka fanka maxed dacar u dhaadhacaya inta badana isku mid ayay ahaayen waxan ka codsan lahaa wariyaha si xushmad lah marka aad qof cayinkaas oo kale ah waray sanayso inaad taariikhdiisa waxka ogaatid marka labad su,aalaha aad waydiinayso ay ahaadan qaar waxlaga faaiido mawduuca warisuga na uu ahaado mid qarshaysan tusaale inka badan 20 riwaayadood ayuu sameeya abwaanku mid qudhana muu waydiin u jeedadeeda sorry wakhtiga ayaa laga lumiyay abwànka
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 10 ай бұрын
Walhi taariikhdi abwaanka muu weydiin weriyuhu.fankii dacar kamuu hadal sorry
@hamdafarah9127
@hamdafarah9127 6 жыл бұрын
Neef kan baa ugu daran wariyaha sheeganaya
@mowlidfaisal9004
@mowlidfaisal9004 6 жыл бұрын
hamda siyaad 1950 ayaa uu joogay xiligaas ayaa fanka la bilabay ayaa yidhi mahamed siyaad waa 1969
@aarlibax6132
@aarlibax6132 6 жыл бұрын
wariyuhu hadalka kama sugayo abwaanka
@ajb3843
@ajb3843 5 жыл бұрын
Kkk kaligey aan is moodayee show wareysi xumida waa la ila arkaaa
@saidismail2854
@saidismail2854 2 жыл бұрын
Wareysiga Dacar xiisa badan ayaan u qabey waxaase aan nacay weriyahan aan wixii mihiimka aheyd aan weydiin abwaanka waa nasiib daro
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
uf ma kanbaa wariyaa wlhi uu naciilay xaguu hadalka uboobayaa waxbaba ma ogee😔😔😔😔
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Halyey?
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Waxan layabanahay wariyahay waxkashegayan ninka dacarlagushegayo gefkiisa madshegtan
@karti-soor
@karti-soor 6 жыл бұрын
Aniga Iyo wariyaha kalgacal wadanimo ayaa qaadday Xusuus Reeb
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Waryaa dacar waaninbukakudhimo
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 6 жыл бұрын
waxani wariye maaha ninkii uu wax waydiinayey ee uu waraysanayey ayuu hadana kula murmayaa wuuxu waydiinayey waxan yaa waxbaray abwaankiiba wuu wareeriyey
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
ninkani waa reer cadmeed ayaan umalynayaa .inuu shaqadan galo may ahayn.
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp 3 жыл бұрын
Odayga qabyaalad ayaa waashay
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Kan wariyaha ah ee abwaan Dacar wareesanayaa, ma isagaaba ka yar oo nin leeg ama ka wayn. Hadana siduu u hadlayo waxuu iska dhigayaa nin yar oo khabar maadar ah. Alahayow maxaa dadka qaarkood aad la yaabaysaa.
@karti-soor
@karti-soor 6 жыл бұрын
Weriyahu inuu sheekeeyo Ma xumaa ilayn markasta inuu wax itixaamo Ma habboona
@maxamedkhadar6255
@maxamedkhadar6255 6 жыл бұрын
Xafada daruuruhu waa qaadimi wale
@sucadabdisalan72
@sucadabdisalan72 3 жыл бұрын
Xafadayada ila hada daganhy
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
kan kaamaradda duubayo meesha halaga eryo intuu kamaradda meel fog dhigay buu isga tagay maba aragno fananaka weyn wajigisa iyo tacaabirta wajiga
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 жыл бұрын
Oday mahsanaa wax wareeysanaaya
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Maxamed siciid guron jiray caanbu aha
@daalochanell5064
@daalochanell5064 4 жыл бұрын
Kanii waa dulli weriye maahaa waxba ka si ah. Kani wuu iska murqaamay. Sheeko hadba meel buu ka bilaabaya
@ascseedfaarax2048
@ascseedfaarax2048 6 жыл бұрын
ninkaa waa jaajuur
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 5 жыл бұрын
Ascseed Faarax caawa ogaaday inuu dacar jaajuurki yahay...mrkn sawiradisa ufiirsaday...awal labo ukala aqaaney
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
ninkan wax waraysanya waxba ma soo diyaarsado waraysii hore oo uu ka qaaday xasan ganay sidan oo kale. ninkani malaha asalkiisi waa sijuu kan wax waraysanaya. midda kale kalmaddan halyey ma garanyo wakhtiga la isticmaalo.
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
DACAR LACIB SO JABAY
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 жыл бұрын
Wariyaha waraysi xumaa dhalashadiisii bu kuxijiyay suaal kaloo ah dadka hadajira laaxowla
@أمسارة-س9ح
@أمسارة-س9ح 6 жыл бұрын
Laba oday oo sheekasanya ka sooqaad😂😂 kani warye mahe
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 3 жыл бұрын
Why do you say like that 😂😂😂😂
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Maxamad Aadan waan u hanweynaa aqoona uma lahayn lkn waxaan maqli jirey riwaayadihiisa iyo heesihiisa waraysigan waxaan ku ogaadey inuu duli yahay
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
al max siyaad barre jacaylkiisuu qasab maahaa, maxaa laga jeclaan nin suuli ku bakhtiyay, midaklae qadaadwaynayn anagu anaagaa is indha-buuxinee idinku cidurkan idin haysta ee aad naftii qooraansi iyo quudhis idinkaga baxday waa maxay?!!
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 жыл бұрын
waa maxay war waskani
@mohammedlaiqe2212
@mohammedlaiqe2212 6 жыл бұрын
Waresa xumaa ninkanu
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Duqu toobad keen ayuu umuuqdaa kan weriyaha ahi muu ka daayo inuu dib ugu celiyo
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 5 жыл бұрын
Cabdilahi cabdi shube tolow ma cabdiqadir cabdi shube ma walalaa mise magaca uun baa kulmiyey
@koshindoob4113
@koshindoob4113 5 жыл бұрын
Magacaa kulmiyay ee walaalo maaha
@Mamursal5
@Mamursal5 6 жыл бұрын
Ninkan tolow wariye miyaa misee waa iska joga meesha !!
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Dacarow qabiil ama koox matihid waxatahay dhaman soomaalidu nin ayqadariso joji hadalk xun
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 5 ай бұрын
Maxaa xun ee uu yidhi
@abdullahim.hassan2566
@abdullahim.hassan2566 6 жыл бұрын
war reer waqooyiyow keligiinna cadow baa idin kala dafaaya arrimihiina gaar ha idin ahaadaan waxiinana haaysta lknse haka tagina somali inteeda kale la jira.
@waranle961
@waranle961 5 жыл бұрын
Abdullahi M. Hassan cadowga wayo ? Kolay hawyie xun ba tahay irir darood was ka qaadi waa
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
@ KULUGIIN WAAN IDINKU RAACSANAHAY WALAAHI RASHIID SULUB BILAA CALEEK SOO QOR QORO SU'AALAHA AAD WEYDIINAYSO QOFKA AAD QAABILAYSO SIDANI WAREYSI MAAHA ''''ABWAAN DACAR'''' WAX BADAN AYAA KU DUUGAN INAAD NOO BAADH BAADHATO AYAAN FILAYEY...WAAN KA XUMAY ((( HADII EEBE IDMAAYO KAA SAARI MAYSO INAAD KUSOO CELCELISO MAANTOODHAN)) WAREYSIGII WUU NAGA KHARIBEY WALAAHI ''''''DACAR '''NINKANI WUU DAWAKHIYEY WAAN KA XUMAY WALEE WALIGAY MAAN IS DHAA DHAAFIN WAREYSI BARNAAMIJ QOF AAN QIIMO SIDA ''''DACAR
@neymarthejuniore8100
@neymarthejuniore8100 6 жыл бұрын
Qofka wax qabtaa waa la dhori geliyaa wayo waxbu ina horkenay abwanadii weyina
@MohamedAhmed-gq2wl
@MohamedAhmed-gq2wl 4 жыл бұрын
Ninkan yaa u ogolaaday inuu wax waraysto? Xataa hadalka ma yaqaan. Nacasnimo badan ayaa ka muuqata. Wlhi madaxa ayaaba igu xanuunay. Shit
@aissa2350
@aissa2350 6 жыл бұрын
Waar adigu werye ma tihid isla xishoo .oo mabey aheyn inaad Cid wareysato .
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Cuqdadland
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 6 жыл бұрын
Ninkaagan wariyaha ah samir ma lihid oo ma sugaysid intuu hadalka dhamaynaayo, hadalo ayaad ka hor gaynaysaa isagoon dhamayn su'aashii hore ee magaalo joog xumada iska daa oo dhagayso ilaa uu hadalka dhameeyo
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Dacarow waxad yesha dhexdhexad sida ayyelin rooraaye tuse tilmaame kajog cunsurinimafa
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 6 жыл бұрын
Waar wxaan wariye mahaa Malaha wxaa weeye nin u xiisooday wariyinimada Yaaab!
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Alla niman kii ree waqoyi ahaa no ninkii ina bre siyad necebaa walalwalow waxaanu wax kabadane muxuu ku sameeyay reerka ninkii somali kala dilay aloha ayaa kaa jarin doona
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Afkiiqabiilkiisu kuhadlaya heesi hiisa waa igabas afkii snmtu kuhadlaya
@sucadabdisalan72
@sucadabdisalan72 3 жыл бұрын
Yaa kule dhagayso mise sugan malihidin
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Muxuu halyey ku yahay baha baha ayuu cimrigiisa ku lumiyey
@hamdafarah9127
@hamdafarah9127 6 жыл бұрын
Maxamed siyaad baa wax idin ka dhigay maxaad ahaydeen
@hamdafarah9127
@hamdafarah9127 6 жыл бұрын
Maxamed aadan dacar ma maxamed siyaad baad wax ka sheegaysaa walaahi nin madhan baa tahay
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
Hamda Farah waar bahal duliyaa tahee dadka kaa sharafta badan waxba haka sheegin, waxaan xushoonayn baatahee
@rezaheydari9618
@rezaheydari9618 5 жыл бұрын
Hamda Farah hooyada afwayn wasaa inadhilo hooyadaabaa facaliya waxaa tahay garaxdii afwayn
@rezaheydari9618
@rezaheydari9618 5 жыл бұрын
Nacaltulaahi siyaad bare
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Halyey?
@abdieid1033
@abdieid1033 6 ай бұрын
Bal adi maxaa kaa galay anaguu hlyey noo yahee
Qaybt 2aad Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
13:31
Caweyska Washington
20:06
VOA Somali
Рет қаралды 10 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Abwaan  Dacar miyuu la dhoofaa Muqmada ama Oodkaca ?
7:44
SAAB TV
Рет қаралды 19 М.
Barnaamijka Sawrac | C/laahi Xasan Ganey | Astaan | 2021
40:02
Barnaamajka Murtida iyo Abwaanka ee HCTV
1:37:07
Horn Cable Tv
Рет қаралды 310 М.
Терпилу унизили на работе 😂#Сериалы #Фильмы #Нарезки
0:53
MixFilm | Фильмы и Сериалы
Рет қаралды 2,2 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
0:19
Nicocapone
Рет қаралды 3,8 МЛН
Необычная услуга в ресторане #shorts
0:18
Street fighting Skills #selfdefensetechniques #streetdefence #mma
0:15
Jhangir Kickboxer
Рет қаралды 6 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
0:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 15 МЛН