Qaybt 2aad Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar

  Рет қаралды 31,821

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 80
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Abwan Dacar Illahay ha daayee, asaga oo aan maadeys iyo entertainment u jeedin, ayaa hadalkiisa iyo actionkiisa oo dhan waa qosol iyo xaraabo. Mahadsanid Abwaan, sidaan u qoslay caawa stress ma arkayo dhawr casho.
@Muhsin___Ali
@Muhsin___Ali Жыл бұрын
Abwaan dacar inaba caadi maaha waan fuuray sidaan u qoslayay sheekada tareenka so funny wlh cimari iyo cibaado suuban baan kuu rajeynayaa abawe Mahadsanid wariye cabdisalaan herari
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Жыл бұрын
Maasha Allaah si qurux badan buu nolosha qurbaha u sharxay !!!
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Dhulkaan jiifaa saan u qoslaayay, Trainka iyo Englishta siduu u tuuranaayo iga qoslisay thanks Abwaan Dacar iyo Hereri
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
😂😝
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 Жыл бұрын
Alla maxaan wajigiisa raadiyay abwaan max,ad aadna dacar heesti Wacaneey aduunyadu ee miraheda lahaa abwaankan ee uu qaaday saalax qaasim naaji abwaanku ha noo shego waqtigee ehed heestaan hadee macquul tahay
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
soomaalidii la yaqaanay waa abwaan Dacar oo kale dadkeena hore ayagoo maadeysanaya ayaa sheekeynayeen , hadda waxa laguuga qiimeeyaa Qabiil Ilaahey umadeena qalbiga nadiif ha inooga dhigo insha Allah.
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Жыл бұрын
Waa waraysi xiisa badan....Abwaan Dacar ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo.
@freeman2590
@freeman2590 Жыл бұрын
Ilaahoow Cimrigiisa noo dheeree Stress free wlhi, isna sheeko caadiya ayuu wadaa
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын
Abwaan Maxamed Aadan Dacar Iyo Wariye Sare Cabdisalaan Ibraahim Hereri . Labadoodaba Alle SWT ha Xafido oo ha dhowro.
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Жыл бұрын
Maasha Allah Waa dadkii wacnaa Oo majaajilada wacnaa Allow somaali xafid Meel joogtaba
@jamilanuuh3243
@jamilanuuh3243 Жыл бұрын
Masha alllah abwaan dacar nolow
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Barnaamijkii iigu qosol badnaa ayuu ahaa runtii. Mahadsanid ina hereri
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Abwaan dacar waa xaraabadii oo qofa shaw funny nimada waa loo dhasha 😄
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 Жыл бұрын
Rabbi ha barakeeyo Abwaan Mohamed Adan Dacar. Waa maktabad guuraysa.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 11 ай бұрын
Kkkkkkkk wlh dacar dar ilaahay baan u jeclahay waa Abwaan qalbi wacan oo qosol ah
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wad hereri horey u soco waa markii laba de sacar warey sato
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
MashaAllah Abwaanku wali waa shabab.
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Never seen C salaan o saa uqoslaya noloshiisa Manshalaah haaye haaye way dhaaftay
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Ma aragta wllahi waan yaabay aar dacaraa
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed Жыл бұрын
Mansha allah adeero 🤣🤣🤣🤣😆😆😆
@hamseyasiin5219
@hamseyasiin5219 Жыл бұрын
Qaybtiii sadexaaad cabdisalaamoow soo gali ilaa parti 4 ka dhig laga Ma dhamaanayo sheekooyinka dacar tnx
@user-lk2yd3jl4t
@user-lk2yd3jl4t Жыл бұрын
أتابع حلقاتك الشيقه بااستمرار وفقك الله وسدد خطاك
@North-77
@North-77 Жыл бұрын
Allow cimriga kuu dhaaf abwaan dacar wlh wa funny 🎉🎉
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn Жыл бұрын
😂Abwaan Dacar waa Qosolkii oo Qof ah. Mashallah❤
@cumarahmed4064
@cumarahmed4064 Жыл бұрын
dacar wuxu kamid yahay abwaaniinta aan ugu jeclay xikmadoodii iyo waliba cod Kar ah
@alimohamoud3465
@alimohamoud3465 Жыл бұрын
Alla ha kaga keene caawa wuu nagaga keenay dacar qosol badan baryahas sida uma qoslin.hhhhhhhhh.mhdsanid Hereri
@kinghared9960
@kinghared9960 Жыл бұрын
Walal C/salam hereri hore u soco insha Allah
@maxamedaxmed374
@maxamedaxmed374 Жыл бұрын
Train kaa labada dhinacba u socdaa anigaaba la yaabay. Wiigan gudihiisa ayaa anoo magaalo Holland 🇳🇱 ka mida u socda ayaan soo itaagay halkii trainku ka baxayey waqtigana 7 daqiiqo ayaa ka dhinaa xiliga dhaqaaqa train. Ka dibaa waxaa isla goobtii soo istaagay trian dhinaacan u socday ka yimi, markaas baan shakiyey oo is idhi malaa meel khaldan baad Joogtaa. Ka dib waxan weydiidyey ninkii trainka waday oo kaso degey, markaasuu ii sheegay inuu isla trainkan yahay kan tegeyaa magaalada aan doonayo. Anigoo la yaaban baan su'aal degdega ku celiyey oo idhi; waxan moodayey in magaaladu dhinacaa inaga xigto? Waa runtaa intuu yidhi buu i dhaafay. Yaabkii baan kusoo fuulay trainkii, wuxuna u dhaqaaqay dhinacan doonayey!!!
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Hhh abwan mohmed adan dacar
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Alla yaa dacar iskala sheekaysta cabdi salan qosolka ka dhammaaday
@cabdirisaaqcawil1524
@cabdirisaaqcawil1524 Жыл бұрын
Kkkkk walaahi qosol iga dhamaa Alaah caafimaad iyo cimri barakale handing siiyo
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Wallee Waa Runtiis Anigaa Ku Arkay Oslo S Sagaashanaadkii Isagoo Macawistiisa & Bakooradiisa Wata Kuna Xarragoonaya Waa Nin Isku Kalsoon
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Жыл бұрын
Cimri dheer. Caafimaad taama iyo cibaado suuban ayan ilaahey idin ka baryey
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 Жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen wllo
@makomulac3014
@makomulac3014 Жыл бұрын
Dacar jecliya siduu u hadlo qosol
@madaxmaguursatada3921
@madaxmaguursatada3921 Жыл бұрын
Allaah haydin xafido
@ismailartan4498
@ismailartan4498 Жыл бұрын
Masha allah rubaayadii oo qof ah
@cabdikofee
@cabdikofee Жыл бұрын
waa barnaamij cajiiba
@cumarahmed4064
@cumarahmed4064 Жыл бұрын
waa abwaanka taaariikhda dadka sifiican uhaya
@husseinhajiahmed1907
@husseinhajiahmed1907 Жыл бұрын
Masha allah hareri hore usoco wll barnamij yadada
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Herari cooming soom 100k
@guledciidle3713
@guledciidle3713 Жыл бұрын
Abwaan mxmd aadan dacar
@cabdicasiisyarre7559
@cabdicasiisyarre7559 Жыл бұрын
Abdisalan waraysiga dacar nooo soo kordhi min fadlak
@ismailartan4498
@ismailartan4498 Жыл бұрын
Qeybta tareenka 9 jeer ayaan kuso ceshtay
@shukri1640
@shukri1640 Жыл бұрын
Hore uga sheekeeyey weliba hereri marka universal bu joogay markaa ka qosol badan tahay hada hereri wa so gaabiyey 😂
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 Жыл бұрын
Waan ku qoslaa dacar markasta wlhay bilaahay kkkkkk
@a-kareimjota8871
@a-kareimjota8871 Жыл бұрын
100k coming
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Жыл бұрын
Qosol iguma harin galabta. Hareeriyow waad ku mahadsan thy odayga maadda miiran ah eed inoo keentaye.
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Waa aniga 40 jirkaa abaydinka ahi
@hassanhusein7210
@hassanhusein7210 Жыл бұрын
Abdisalanow walahi dacar waraysigiisa lagaba jeeso mayo 10 sano haduu socdo xitaa wlaahi waa qoslay
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Жыл бұрын
Kkkkkkk dacar top ,treenka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Ask him about chalkhill estate in Wembley
@hanaibrahim6028
@hanaibrahim6028 Жыл бұрын
Xamarba waxey la mid tahey adigoo London jooga camal hadaad shaqo heysan
@daadirxajicismannux425
@daadirxajicismannux425 Жыл бұрын
Saan u qoslayay bn fuurey. Waa dadkii. Asalka. AHAA
@odaykee4342
@odaykee4342 Жыл бұрын
abwaanku caadi maaha
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Europe dadkii moodi jirey inay wadada taal taalo iyo galbeed oo dhan lacagtu hadalkan xigmad idinku filan aniga Europe jooga gaar ahaan italy intaas abwaanka ama aabe inoo sheegay wax dhaafsiisan ma arkin
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
40 jir abaydina hhhhh🤣
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 Жыл бұрын
Odeygan waa Qosol miidhan 😅 Nolosha Uk sii sax ayuu uga sheekeye.
@kaltounhagi2256
@kaltounhagi2256 Жыл бұрын
Kkkkkk
@madaxmaguursatada3921
@madaxmaguursatada3921 Жыл бұрын
Kkkk
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
"40 jir abaydina miyaad aragtay "
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 Жыл бұрын
Gablan talo aduunyo waxaa qaaday oo miraheda iyo laxankana lahaa abwaabkan 20.5.1969 kii heestaas gablan talo aduunyo muxuu ula jeeday ama macnaheeda muxuu ka wada taasna nii weydi hadii aad markale wareysi kaso qaado abwaankan
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA Жыл бұрын
Alla beerka Walaahi waab qoslay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Жыл бұрын
Waan Quraacanayaa. Walahi Waan u marketing Furayaa Sidaas baa maalin dhagu dhacde inaga iyo nin aan wada Aftureyney. Soomaaliya Xagay ku taalaa markaasaan Africa ku shubney. Halkaaa Markay Mareyso. Ayaan Suaal weydiiyay Sxbkay Balkan Waran Adna Reer Hebel bd la sakhraan San tahay.
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 Жыл бұрын
Abwaan dacar ,qabtaa 3saddex ku daraa ilaa 4raad
@khadarahmed1644
@khadarahmed1644 Жыл бұрын
Hareer wariye cod malaha warasagan
@adenahmeddirir
@adenahmeddirir Жыл бұрын
Qaybo kale abwaan dacar kasoo samee wariye clsalaan
@saacidclaahi7483
@saacidclaahi7483 Жыл бұрын
Waan Ku sallamey hareeriy
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Oo cabdisalanow maad hal mar soo wada deeysid waa maxay 10 kan daqiiqo
@haydar378
@haydar378 Жыл бұрын
Sheekada tareenka waa xaraabo miidhan
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Dacar waa riwaayad hhhhh.."Waar yaa soofuulaya, waar yaa hadhay...".
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Abwaan Dacar madaddaalo ayuu u samaeysan yahay malaha. Hhh. Cabdisalaan Hereri qosolkii buu ka dhammeeyay. Qeybo kale oo wareysi ah nooga qabo odayga hadday suurtagal tahay Hereriyow!
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Taaasi waa ta inna dishay, ma nin aan shaqaysanayn, ee ninkale shaxaadaya ama dulsaar ku ah baa gobonimo haysta, somali iyo gobanimo kala dheer, ee yaynaan been isugu sheekaynin
@alifhassan1109
@alifhassan1109 Жыл бұрын
Sheeko xun meeyay heesihii iyo Abwaanimadii
@hamseyasiin5219
@hamseyasiin5219 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@muniirxasan8993
@muniirxasan8993 Жыл бұрын
Dadkanoo kla loo baahan yahay murti iyo hadalkoodu micno leeyahay
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Hal Abuur Maxamed Aadan Dacar Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud u Heelan
1:33:02
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Jilliddii Dacar, Sooraan, Axmed S. Bidde, Kuluc, Harawo
33:05
Hereri iyo Hiiraan Part 1
33:37
Universal Somali TV
Рет қаралды 169 М.
Abwaan  Dacar miyuu la dhoofaa Muqmada ama Oodkaca ?
7:44
SAAB TV
Рет қаралды 19 М.
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 14 М.