HAL MAALIN OO AANNU GEEL WARAABINNAY.

  Рет қаралды 15,329

GARRBOOLE

GARRBOOLE

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 5 ай бұрын
Nin yaroo dhalinyara ahoo hadana dhaqanka miyyi iyo maggaalaba akhbiir ku ah Masha Allah tabarakallaah
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 5 ай бұрын
Inyar baad moodaa mar marka qaar inuu xarakaadku ku yar badan yahay sida kale waa maashaa Allah
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 5 ай бұрын
Nin rageed ku faana dhaqan kiisa aan kafaanin hora usoco sxb sobadi waliba
@KhadarCali-oz1tr
@KhadarCali-oz1tr 5 ай бұрын
@SMije-c4t
@SMije-c4t 5 ай бұрын
Barnaamij c wangsan baad wada Bali haleelo beri hora Igu dan beesay Waa barnamijkii ugu qurxda badna een dawado anigo 👂 dhegahaygu xuraxaysanyan Codka da bic iga ah Codka shinbiraha reenka ama ololka 🐪 ama Good job barnamijyada somalida so du aan waxaa khatiyaan iska taagnay hees ay Sara ban waxay so duuban 🙏 soo badi adeer
@omarciise5658
@omarciise5658 5 ай бұрын
Masha. Allah wa sidaan sida. Igu wanagsan. Ee. Xasus na gelin karto. Raga. Geel jiraha ah
@MiskiinAlleinadhegaweyne
@MiskiinAlleinadhegaweyne 5 ай бұрын
Ala zxb maxaan uxiisay
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 5 ай бұрын
Aad iyo aad baad u fiicantihiin sida taxadarka leh aad u shubaysaaan❤❤❤❤❤❤
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 2 ай бұрын
Very interesting video… Masha Allah
@OubahSirad
@OubahSirad 5 ай бұрын
Masha allah bro keep going walahi legend baa tahey ee
@hajirowroro
@hajirowroro 4 ай бұрын
❤❤m.a wlhi wan qiroday 😢
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 5 ай бұрын
Masha Allah qurux ❤
@CabdisamedMohamed-x3k
@CabdisamedMohamed-x3k 5 ай бұрын
Masha allh shoodhe 😊
@anhaar7544
@anhaar7544 11 күн бұрын
Edo ilahay ha kuh xafido
@SakiMohamud-f6e
@SakiMohamud-f6e 4 ай бұрын
Ku soco lph ❤❤❤
@AdanHared
@AdanHared 5 ай бұрын
War nimayahow xerega/ xedega gela kuruska oga xoran mxu kadiganyahay
@AbibFaysal
@AbibFaysal Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤😂
@XamseCaaqilka
@XamseCaaqilka Ай бұрын
Zxp soo badi
@awilabdirahmanjama
@awilabdirahmanjama 5 ай бұрын
Sxb muuqaalkan xilli horaad duubtay baan filayaa?
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 5 ай бұрын
Sxb maxamedow waxaan kuleeyahy barkada inta eey kufadhido ood hadii kale xoolaha ayuu kudhacayaa
@Garrboole
@Garrboole 5 ай бұрын
deyr weyn ayey leedahhay sxb albaabka wa la xidhaa marka laga maqanyahay
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 5 ай бұрын
@@Garrboole haa sxb saas ayaa fiican xitaa bahalaa kubakhtikara marka cafimaadka ilaalsha guuleeyso sxb anigoo 10 jira Ayaan mudug geel ku ilaalinjiray oo midbaa hada kohor igu tunty doobata Ratiga markaan maqlo xaadaa ikacda xiisahaan uqabo geela aragtidiisa sxb
@AbdirahmanSulieman
@AbdirahmanSulieman 3 ай бұрын
Shaqo fiican . Lkn geela umaad heesin
@Qoofane
@Qoofane 5 ай бұрын
Mhdsanid mxmd garboole, indhahaa noo nuurisay,waxaa iigu dembaysay zxb 2019kii.
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 5 ай бұрын
Garboole waad mahadsan tahay boqol kii ba adero maqal muuqaal cajiibaad soo duubtaa had iyo jeer illaahay hakaa abaal mariyo
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 5 ай бұрын
Hormada waad badiseen geelu waa darleef
@Garrboole
@Garrboole 5 ай бұрын
@@suleymanjaamac7037 inbadani may soo aroorin sidoo kale waa naq oo biyo badan cabbi maayo.
@AhmeyAli-wz8ds
@AhmeyAli-wz8ds 9 күн бұрын
Sxp ayankuweydina gela maxalohirhire
@MursalAbdinasir-m6x
@MursalAbdinasir-m6x 16 күн бұрын
Waanjeclahay
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 5 ай бұрын
Haday macquultahy saas sameeya sxb
@mubarakadem479
@mubarakadem479 4 ай бұрын
War lpx roobku intee xili buu ka daa ma gu iyo dayr mise waxaa raacsan xagaa😅
@HassanJama-k7p
@HassanJama-k7p Ай бұрын
Sxb waligi markin gil lagasuntayo diga ee magic sumada gila bal nosharaxa
@jefeaski9676
@jefeaski9676 5 ай бұрын
Wiilkan waa wiil fiican gabar yar haguusado
@DaahirBashiir-q5y
@DaahirBashiir-q5y 5 ай бұрын
m.a dhul qurux badan intee weeye meeshaan
@Garrboole
@Garrboole 5 ай бұрын
ballihaleelo sxb
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 5 ай бұрын
Jeeraad aragtaan inamada iyo ul la dabasido awrka qoodhiyo aaran baa hadhay oo ma wada iman
@jayjow5165
@jayjow5165 5 ай бұрын
waaw nin weyn
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 4 ай бұрын
𝐖𝐚𝐚𝐰❤
@youngingace2674
@youngingace2674 5 ай бұрын
Reer bari geel mayaqano, geel wabaxa ah wadha ka lehe 😂
@mohamudabdullahi7025
@mohamudabdullahi7025 5 ай бұрын
MnshIla
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 5 ай бұрын
Maansha Allah 😊❤❤❤❤❤❤❤❤xiiran
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 5 ай бұрын
Berkedaa Yaa Leh Bali.haleelo 20sano Kahor ayaan Kashubi jiray
@Garrboole
@Garrboole 5 ай бұрын
@@xasanmuxsin2306 soomaalida halkaa dagan uunba leh wll
@zamaraabdi811
@zamaraabdi811 5 ай бұрын
❤❤❤
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 5 ай бұрын
Ma geeli reer caynasha ano m ismacilkii bari ah caano ma idinkasoo doonta 😂
@maxamedcaliim4749
@maxamedcaliim4749 2 күн бұрын
Reer yuusuf ayaa dega
@kulanso2355
@kulanso2355 4 ай бұрын
War zxb hawdka miiga sofiican baad usoo duubtay ubadnow
@sf.-fm2dz
@sf.-fm2dz 5 ай бұрын
Masha Allaah caanihisan kusoo korey ilahe baa isoo koriye laa kin caana geelban ku soo barbarey waqti dheer aan soo raacey waxool in badan baan jecla ani geel
@Araweelo_tv
@Araweelo_tv 5 ай бұрын
Waar geela u heesa biyaha si wacan ha u cabbee.
@rahmaahmed6041
@rahmaahmed6041 5 ай бұрын
Wallo meshan barwaqadi wa xage
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 5 ай бұрын
Ooda in lagu wareejiyo waaye sxb waxaas xoolaha kama celiyan shinbir mahan waxaas waa shiririqleey
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 5 ай бұрын
Iska ilaaliya berkedda Haku dhicina illaahay haydinku nabad galiyo
@khadarbinusayid7147
@khadarbinusayid7147 5 ай бұрын
Hada kadip sidan nogu sogudbi Heesaha aad dulsarayso naga dhaaf
@SheikhMustafe-lf9gn
@SheikhMustafe-lf9gn 5 ай бұрын
Imisuu geelu ku cabaa biyaha bil baan ku ogaaye
@sf.-fm2dz
@sf.-fm2dz 5 ай бұрын
Balahalelo waa degan kee katisantahay
@Garrboole
@Garrboole 5 ай бұрын
@@sf.-fm2dz gaashaamo ayay hoos tagtaa
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 5 ай бұрын
Gaashaamo ayey katisantahay
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 5 ай бұрын
Balli haleelo degmada gaashaamo bari
@HassanAhmed-jw3or
@HassanAhmed-jw3or 5 ай бұрын
Sxb nin raged aya tahay
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 5 ай бұрын
Dee geela u heesa
DAAWO HABKA LOO BARO AWRKA XADHIGA HOGGAANKA!!
12:33
GARRBOOLE
Рет қаралды 8 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
RAG GEELJIREYAAL AH AYAANNU HAL MAALIN GEEL LA MAALNAY.
19:19
Abaartii kadhici jiraty Soomaaliya oo xal loohelay!!
6:50
NUXUR SHOW
Рет қаралды 7 М.
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 154 М.
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 3,1 МЛН
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 114 М.
GEEL CARRAABE AH.
18:22
GARRBOOLE
Рет қаралды 3,7 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН