Hal tallaabo iskaga daawee caajiska iyo wehsida tirada badan||20 second rule||

  Рет қаралды 20,723

Dr Zahra mohammed channel

Dr Zahra mohammed channel

Күн бұрын

fadlan wll like,share and subscribe.... mahadsanid

Пікірлер: 128
@abokorjaamac8383
@abokorjaamac8383 Жыл бұрын
Maashaalaah wll jazakalaahu khayr
@AbdirahmanAbdikarim-bf4qt
@AbdirahmanAbdikarim-bf4qt 5 ай бұрын
حفظك الله يا أستاذتي
@MuxumedCabdi466
@MuxumedCabdi466 7 ай бұрын
Aslaamucalykumsahraalehakubarakeeyoeebarnaamijyadanoocanookalenoosoobadwaanukuusooducaynaynaa🎉
@abdifatahyarow1971
@abdifatahyarow1971 3 жыл бұрын
Wa Alaykum asalam warahmatullhi wabarakatuhu. Jazakillhu kheira irealy love ur lectures for sure
@khadijasalad9238
@khadijasalad9238 3 жыл бұрын
Shukran abaayo aniga walac ayan ahay cajis ba i dilooday xooga hada wad i dhiira galisay ilahay khayr haku siyee
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
Hambalyo cilmi iyo cowrado ku asturan gabadhi isku heysato wa kanzi aney ogeyn kuwa jirkoda muqalkisa laso shirtago
@absheelasuurow1954
@absheelasuurow1954 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@RukiaJama-y6i
@RukiaJama-y6i Жыл бұрын
khayr allaha kusiiyo masha allaha ilahay ha kudaayo wa cajiib sidaad noowacyigalisay
@abusaalixcarab2322
@abusaalixcarab2322 3 жыл бұрын
Tallying baden ayaan kuwaydiinlahaa seenkuulasooxiriiraa Mahadsanid
@nasroali2454
@nasroali2454 2 жыл бұрын
Mashallah Jazakallah
@dekaali2808
@dekaali2808 2 жыл бұрын
Jazaakumallah kheir
@FarhanKadiye-f4d
@FarhanKadiye-f4d 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا د زهرة
@faizasaciid6272
@faizasaciid6272 3 жыл бұрын
masha allaah Dr. Sahra jasakalaaahu khayran❤❤
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 3 жыл бұрын
Shiikhad sahro xaqiiq ayaad kahadashay waxad moda inad aniga igahadlaysid
@mohamadmowlid621
@mohamadmowlid621 3 жыл бұрын
SHUKRAN WALASHEY WAXAN DAGESTAY OON KU CELCELIYAY 2 JEER IN KABADAN RUNTII WAXAN DAREMAY OON UMALEYAY QOFKA AAD KA HADLEYSID INAAN ANIGA AHAY SHUKRAN AYAN KULEYAHAY
@milkosaciid2081
@milkosaciid2081 3 жыл бұрын
Wcs Drs Sahra Allah kuxafido
@beastmode.4012
@beastmode.4012 2 ай бұрын
Ustaaad Sahara mar drs wan ku salamay ❤❤
@mursalshaafici3992
@mursalshaafici3992 3 жыл бұрын
wcs wrx wbr waan kaaga mahadnaqayaa kalmadaada qiimiga badan
@aziizamohamedaziizamohamed6972
@aziizamohamedaziizamohamed6972 3 жыл бұрын
mahadsanid abyo vidios kaaga waa kuwo saamayn leh waxan jeclaan lahaa inaad nala wadaagto vidio ku saabsan kahor hadlida dadka iyo wax ku saabsan microphone shock
@omararale7962
@omararale7962 3 жыл бұрын
Ma sha Allah. Jazak Allah kheiran
@madinanuur2301
@madinanuur2301 Жыл бұрын
Jisaaka alaah kheyr dr sahro
@cabdifitaaxcalidaahir5984
@cabdifitaaxcalidaahir5984 3 жыл бұрын
M.a alaha ku barekey Wlasht
@mohamedabdinorhassan2134
@mohamedabdinorhassan2134 3 жыл бұрын
Jazakallah Ustad Zahra
@ahmadabdilaahi8580
@ahmadabdilaahi8580 3 жыл бұрын
barnaamij yada aad soo diyaariso, waa kuwo laga dheehanayo akhris iyo baadhis badan inad ku samaysay ee aanad soo gudbin hadba wixii maskaxdaada ku so dhacaaya.waxanad ku jirta liiska dadka waxtarka uleh dadkooda ALLAH ha kaa jazaai siiyo.anigu waxan ka mid ahay dadka aad ka kaaga faaidaysta khayr iyo wanaag badan baan kuu rajaynaya wlaal dedaalkana halkaa kasi wad.
@DjticnHsido-ut9jb
@DjticnHsido-ut9jb Жыл бұрын
Maasa gave fican ayaatahay
@hamdimuhudin7061
@hamdimuhudin7061 2 жыл бұрын
Asc wllo xageen kaala so xariiraa
@DjticnHsido-ut9jb
@DjticnHsido-ut9jb Жыл бұрын
Hadii eltahawy haa hawaab
@DjticnHsido-ut9jb
@DjticnHsido-ut9jb Жыл бұрын
Abayo su aal ayaan rabaa maku wedding karaa
@makaahmed7710
@makaahmed7710 3 жыл бұрын
Abyo aniga Canada ayan saaid ucunaaa ila tali
@ahmedalimohamed6937
@ahmedalimohamed6937 Жыл бұрын
ماشاء الله علي جهدك وعلمك واستفيد من علمك شكرا علي نصيحتك
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Dr sahra guul ayaan kuurajeyn
@abshirabdinormohammed9129
@abshirabdinormohammed9129 3 жыл бұрын
شكرا
@nacimasaney595
@nacimasaney595 3 жыл бұрын
Masha allah walalshey qaali shukran moowduucyadaada aad ayeey ii anfaceen
@abokorabdi1020
@abokorabdi1020 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@fartunmahmud2798
@fartunmahmud2798 3 жыл бұрын
Mashaalah nosobadi
@bashaashtv7084
@bashaashtv7084 3 жыл бұрын
افعلى الخير لعلك...
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 Жыл бұрын
Shukran
@sharmakeibrahimsoofe8061
@sharmakeibrahimsoofe8061 3 жыл бұрын
Jazaa akalaahu khayran
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 3 жыл бұрын
Masha allah sister go ahead 👍
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 3 жыл бұрын
Dr zahra m.a wll alaha kuxafido
@AhmedAbdalla-jl4ju
@AhmedAbdalla-jl4ju 3 жыл бұрын
Mansha Allah Wlashay Dr's Sahra Ilaahay hakaa Jazaa'i siiyo I.A sida Aad marwalba ugu dhiirantahay Wanaag farista iyo Xumaan reebista.
@asmaaosmn981
@asmaaosmn981 3 жыл бұрын
Mashallah allah hkuubarakeyo cilmigaga maxa lagudawaynkaraa isceebsiga qofka
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
Thanks
@haruunciise9112
@haruunciise9112 3 жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakallah
@juweriyacisman7524
@juweriyacisman7524 2 жыл бұрын
asc
@fardowsoaadankeynaan2694
@fardowsoaadankeynaan2694 2 жыл бұрын
M.a
@salmaanro.x0477
@salmaanro.x0477 2 жыл бұрын
M. A
@codergirl8977
@codergirl8977 3 жыл бұрын
Shukran alf marah xbbty🥰
@nuuriyamiiree7052
@nuuriyamiiree7052 2 жыл бұрын
Masha alaah alaha kuxif diyo abaayo
@fatumaabdidigale418
@fatumaabdidigale418 3 жыл бұрын
Asc
@fardusmohamed5499
@fardusmohamed5499 3 жыл бұрын
maashaallaah jasaaka llaahu khayiraa dr sahra wllshy alle ha ku xiftiyo waad iifaaidaysee khayir badan alle ha ku siiyo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abubakarwasuge244
@abubakarwasuge244 3 жыл бұрын
بارك الله لكِ علي علمكِ وجهدكِ
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 3 жыл бұрын
Jassaka Allah khayr walaal
@fadumaali6391
@fadumaali6391 3 жыл бұрын
MaShaAllah thanks abaayo ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💕🙏🏾🙏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐
@ifrahege8954
@ifrahege8954 3 жыл бұрын
Jazaaka Allah khayr
@AhmedAbdalla-jl4ju
@AhmedAbdalla-jl4ju 3 жыл бұрын
Runtii Mawduucan waa mid qofka niloshiisa sifudud ubadalaayo Islama markaana kaa dhaqaajinaaya meesha Aad maanta joogto si uu kuugu horseedo sifo aad guul degdega kuhanato. DR'S Mahad balaadhan ayaan kuu hayaa wlashay.
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Wcs
@umuxamzacabdi1088
@umuxamzacabdi1088 3 жыл бұрын
Wcs
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 3 жыл бұрын
Msha alh ustaatah qeyr badan allha kusiiyo.INA sooducey ilaah qeyrka hanawaafajiyee
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 3 жыл бұрын
Casiku wa cudur Allha Naga bad badiyo Drs wad mahasatahay
@fadumoabdulqadir6464
@fadumoabdulqadir6464 3 жыл бұрын
Masha allaaah abaayo kuwa bodano waxaa jira waxbadan ay qabsan lahayeen uu mobeel fiirsi kamashquliyay lagana kari layahay sideey iskaga jari lahayeen kaso hadal
@africanunionparties
@africanunionparties 3 жыл бұрын
Fadlan waxaan waa cilmi balse in aad qorto iskuday Dr.
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@yaasiinjaamac3222
@yaasiinjaamac3222 3 жыл бұрын
Masha allha wlshy xaqiiq ilhy hakaa abaal mariyo waxbadan baan Ka fa,iday qodobka aniga ahaan aan ladhacay run usheeg naftaada waa talo aad umuhimsan marwlb aan rajaynayo inaan kudhqmo horay usoco wll
@abdifatahahmed3518
@abdifatahahmed3518 3 жыл бұрын
Jazakallah waa cashar muhiima aduunka casharada caynkan ah waa lacag bilaashna laguma helo.
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 3 жыл бұрын
Masha allah abayo wax badan ka faidnay jazakalah qeyr
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waxan is idhi maaday kaa sheekaynaysaa sahri shukran
@hammdihasan813
@hammdihasan813 3 жыл бұрын
Mansha allah ukhti wakhtiga allaha ku barakeeyo jzklaah khayr
@MohamedMohamed-ri9bc
@MohamedMohamed-ri9bc 3 жыл бұрын
Wa/salam abayo mashallh tabarakaAllah Allah ku xifdiyo. Wax badanaa kaa faaiday mashallh
@shukriahmed1793
@shukriahmed1793 3 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyran abyo aad ayaan olasocdaa barnaamijyadaada wanaagsan wax badanna waan kaafaaiiday
@cibaaduraxmaan9652
@cibaaduraxmaan9652 3 жыл бұрын
Masha allah drs zahra
@dhiiragaliyeliibaanmohamed7110
@dhiiragaliyeliibaanmohamed7110 3 жыл бұрын
Wacaleykum salaam, Mahadsanid Drs Sahra.
@samsamabdi6067
@samsamabdi6067 3 жыл бұрын
Masha allaah abayo allaah hakuxafido
@ziyadhassenadan7328
@ziyadhassenadan7328 3 жыл бұрын
Dr. Zahra aad ayaad u mahasantahay wll waa tallo dadka anfacaysa
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 3 жыл бұрын
Ma shaa Allaah jazaakillaahu khyr 👍❣❣❣
@abdrisaqmohamed518
@abdrisaqmohamed518 3 жыл бұрын
Waa talo wanagsan horey usoco
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay DR sahra waan rajaynayaa inaan ka faaiidaysto casharkaan insha Allah
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك جزاك الله خير
@sooyaanfx4779
@sooyaanfx4779 3 жыл бұрын
Jazakallaah Dresa
@warisabdullahi5733
@warisabdullahi5733 3 жыл бұрын
Masha allh abayo ilhay haku xafido
@abdofarah3237
@abdofarah3237 3 жыл бұрын
Ma sha allah allaha ku xiftiyo wll wanad ku mahad santahy sidad jawabta wafiga ad no sisay
@murtiiyomadadaalo7279
@murtiiyomadadaalo7279 3 жыл бұрын
M. A abayo barnaamijyadaan noo soo badi
@farxiyoaxmedguutaale3638
@farxiyoaxmedguutaale3638 3 жыл бұрын
Mnsha allh abyo allh ku dhowro
@khadijaabdullahi2735
@khadijaabdullahi2735 3 жыл бұрын
Maashaa allaah kalima mufiid ah ayaad na dareen siisay xabiibtiallaha ku xafido
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
صدقت حبيبتي، 🌼💕
@farxayabdi9955
@farxayabdi9955 3 жыл бұрын
Mahsanid abayo qali ahh madama an kaso dahe
@اميرةالحجاب-س9د
@اميرةالحجاب-س9د 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haku xifdiyo
@maimounmohamed120
@maimounmohamed120 3 жыл бұрын
M.a❤ilH hku xifdio xppTy🔐
@mohamedyussuf8449
@mohamedyussuf8449 3 жыл бұрын
masha allah
@nuurtiinanalka8193
@nuurtiinanalka8193 3 жыл бұрын
Masha allaah ustaadah xafidu allaah
@mohamadmowlid621
@mohamadmowlid621 3 жыл бұрын
جزاكِ اللهُ‎💥
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Mashallah
@inaali4194
@inaali4194 3 жыл бұрын
Shukran xabiibti Allah ajarhakasiiyo waxaan ku weydinaa aniga Hal dhibbaan qabaa 20 daqiiqo hadaan wax aqriyo madax xanuun ayaa iqabanaayo oo labo labo ayaan dareemaa mana aqaan sababta
@zahrahaajimohamed2297
@zahrahaajimohamed2297 3 жыл бұрын
Muuqaalladaas daawo wllo
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 3 жыл бұрын
Jasakalah wllshy Zahra
@ابتسامأحمد123
@ابتسامأحمد123 3 жыл бұрын
Mash allah alle hku barakeeyo ustda 🥰
@hoosinmedia671
@hoosinmedia671 3 жыл бұрын
Mashalah keep going Dr Sahra
@nuurofarah6755
@nuurofarah6755 3 жыл бұрын
Wcs dr Sahro Walashey
@fatushmuqtar7903
@fatushmuqtar7903 3 жыл бұрын
Jazalillah Alfa kheyr my macalimadeyda allaha kudowraa nosobadii diragelintaan okalee wan ubahanahy runtii
@sacdiyomohamed3600
@sacdiyomohamed3600 3 жыл бұрын
Maa shaa allah
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 3 жыл бұрын
Basrakalaah
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 499 М.
10 Caajiska Nafta Lagu Dilo
8:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
U DHAMEE GEBI AHAANBA CAAJISKA WAX AKHRISKA! I WADADA GUUSHA #8
19:37
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 95 М.
Xalka Caajiska iyo Wahsiga  | Mubarak Hadi & Mohamed Omar
8:30
Mubarak Hadi
Рет қаралды 30 М.
7 Keenta Caajiska
9:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Caajiska Badan Maxaa Keena..? Maxaase Looga Hortagaa..? Sh Mustafe
10:48
Barashada islamka
Рет қаралды 21 М.
1 Duco lagu helo waxaad rabtid - BEST DUA
11:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 155 М.
SIDA LOOGA ADKAADO CAAJISKA IYO CAAJISNIMADA! l NOLOL CUSUB: #56
12:04
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 47 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН