No video

Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah Maxamed Jaamac | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 417,301

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Maxaa kala qabsan doona caawa barnaamijka qaraaxo iyo fannaanka Maxamed Jaamac ?

Пікірлер: 2 100
@safamarwachannel9186
@safamarwachannel9186 4 жыл бұрын
Inta gabadha kabta saratay ila sugaysa like dhac igu siya😂😂😂😂😂😂😂
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 жыл бұрын
safa marwa channel Abayo walalka ahay ilahay Dartii Subcribe igu zaar 👉🏿kzbin.info/www/bejne/lXnIp6yDftd0qsk
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 жыл бұрын
Kkkkk 👉🤘
@safamarwachannel9186
@safamarwachannel9186 4 жыл бұрын
@@teamtiktok7949 wan ku saray wll
@abdishakuurmuhumed7445
@abdishakuurmuhumed7445 4 жыл бұрын
Gbdha kapta saratay macnaheda ma iisheegi karta
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 4 жыл бұрын
safa marwa channel wan sugaya walhi🤣🤣🤣
@kadarfarah1336
@kadarfarah1336 4 жыл бұрын
Ninka asago kursigiisa wato soo galo inta taageerta like ii saara 🤣🤣
@yahyeali7853
@yahyeali7853 4 жыл бұрын
Khadar Abdirahman 😂😂😂
@yahyeali7853
@yahyeali7853 4 жыл бұрын
Hye handow meshana wa dhex jiifta miya
@kadarfarah1336
@kadarfarah1336 4 жыл бұрын
Yaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@rahohussen8528
@rahohussen8528 4 жыл бұрын
Khadar Abdirahman 😂😂
@abdirahmanmohamud2303
@abdirahmanmohamud2303 4 жыл бұрын
Abti wwwwwe
@Abdihakinali800
@Abdihakinali800 4 жыл бұрын
Duqda kabta wadato meqo qof ayaa sugaysa like aan ka.arko👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 жыл бұрын
Duq maaha ceeeb walal dadka Saa lama yiraahdo
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 4 жыл бұрын
Hhh ani kow
@dheymancadey5174
@dheymancadey5174 4 жыл бұрын
Duq maahan duqda hooyada kawase
@mahamedahmedmahamed6246
@mahamedahmedmahamed6246 4 жыл бұрын
@@dheymancadey5174 adhii hakuwaso sharmutoo
@simansam2867
@simansam2867 4 жыл бұрын
Kkkkk kkkkk anigaa kamid ahh
@mohamedkhadarabdullahimuss7018
@mohamedkhadarabdullahimuss7018 4 жыл бұрын
Maxamed jaamac waa ninka ugu dulqaadla bdn inta fanaaninta barnaamijka lagu casoomay itee jcl maxamed jmc like saar
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 4 жыл бұрын
Inta aydoo jiifta aragtay dhac like haku siiiso. We waiting captain one back😅
@yusraahmed6785
@yusraahmed6785 4 жыл бұрын
Jiif xaguu noso maray afur aaban karinaayay 3 saac kahor
@hassangoodabdilahigood3594
@hassangoodabdilahigood3594 4 жыл бұрын
War qoftii kabta la baxaysay
@ikraamcadeey8409
@ikraamcadeey8409 4 жыл бұрын
Iyaa baaruud waa tuu kudhahaayey gabdhaha booskaan maxuu nin ufadhin waayey ee maanta nin wuu fadhiyee maxuu ufeeri waayey hhh
@moha5085
@moha5085 4 жыл бұрын
@@ikraamcadeey8409 feer maa loo yimid hee mise prank
@abdiqadirbadri3870
@abdiqadirbadri3870 4 жыл бұрын
@@yusraahmed6785 goorma afurka ii karinee huuno 😅
@alustadabdallah137
@alustadabdallah137 4 жыл бұрын
Inta ila rabta inay Camera man_ka wajigiisa aragto. Like😂😂😂
@amed_ak7187
@amed_ak7187 4 жыл бұрын
Aniki jeele official kaso arag wjigiisa
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 4 жыл бұрын
lkn mar kasta ninkaan kursiga wata lee imaanaye dadka ma fahmaan miyaa
@amed_ak7187
@amed_ak7187 4 жыл бұрын
*xaawo* *mohamed* video yadaan waa kuwo la keydiye micnha laysku aruuriyay ma aha kuwo mrksta la duubo ee horaa loo wada duubay
@ruunmohamedruunmohamed7178
@ruunmohamedruunmohamed7178 4 жыл бұрын
Waa nin dhib bdan wlhi
@amed_ak7187
@amed_ak7187 4 жыл бұрын
Haa funny wye wuu kftamaa *Ruun*
@aqoonkororsi4800
@aqoonkororsi4800 4 жыл бұрын
qofta wariyaha ah inta ku haaysato like dhac ku sii 😂😂😂
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 4 жыл бұрын
Gbdha wariyaha I liked wlhi marna ma qosleyso Keep going Astaan❤
@suldaandagiiran5760
@suldaandagiiran5760 4 жыл бұрын
Nin rag inu yahay cida ila argtay like dhac kusiiya😂😂😂 Ma is guursanaa kulahaaa
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
Waan ogohay Adigoo videoga daawanaayo ayaad comentigeyga aqrineysaa like dhac😃 Subscribe❤
@mohameddeck6079
@mohameddeck6079 4 жыл бұрын
Wara xariif😁😁
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
@@mohameddeck6079 😂😂
@hawaadey2499
@hawaadey2499 4 жыл бұрын
Jaran Nur wlhi waruntaa
@hanicalisow8898
@hanicalisow8898 4 жыл бұрын
Jaran Nur 😂😂😂 ina i arkeyso ayaba umaleye 😂
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
@@hanicalisow8898 😂waba kula jogaa
@abdijamatube6858
@abdijamatube6858 4 жыл бұрын
Ani Gabadha wariyaha ah darteed aan barnaamijkan u daawadaa she is baeutiful and intellectual maasha allaah 👍
@abullahahmaddhassan5397
@abullahahmaddhassan5397 4 жыл бұрын
Ninka inu reer galgaduud yahay inta ila aragtey# like #dheg kuse🤣🤣
@Ahmat_gurei
@Ahmat_gurei 4 жыл бұрын
Ar Naagta Kabta Siibaneyso Rabnaa Inoo Soo Daaya 😂👆
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Ahmish Gurey walal subscribe iisaar shukran
@luulcaaqil5443
@luulcaaqil5443 4 жыл бұрын
Naagtaas waa ihysaa aniga xitaa
@laaraqurux9432
@laaraqurux9432 4 жыл бұрын
Iqra indha deeq ladhahaa Anaba sugi l,ahy
@fartuuncabdi7324
@fartuuncabdi7324 4 жыл бұрын
Ani xitaaa
@mushtaqomar6527
@mushtaqomar6527 4 жыл бұрын
Wale anb taas baan aad u raba
@faliseilmi719
@faliseilmi719 4 жыл бұрын
Waan sugi la ahay Ee noga soo dhaqsada inta ila mid ah like dhac ku siiya 😂😂😂😂😂
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
Ma ila qabta
@sacduuofficial9579
@sacduuofficial9579 4 жыл бұрын
Abayo qali subiscarab iisar iinadawo
@user-in5kz4sg9p
@user-in5kz4sg9p 4 жыл бұрын
Wllhi ana kula mid ah
@xasancabdiqadir4636
@xasancabdiqadir4636 4 жыл бұрын
@@somalitiktok32 hhhh
@emem3711
@emem3711 4 жыл бұрын
Walhi haben aan baar barin majirto tolow amey ka hoos baxadey islaha
@abdimoha5427
@abdimoha5427 4 жыл бұрын
I like how the host tends to be innocent while she is the mastermind of the whole stuff..
@ahmedguled7828
@ahmedguled7828 4 жыл бұрын
Abdi Moha her main job is to act as the middle man between them 😂😂
@musharaftahliil6804
@musharaftahliil6804 4 жыл бұрын
🤣🤣😅😅😅
@alijunior9882
@alijunior9882 3 жыл бұрын
Exactly🤣🤣🤣
@abdikhaliqhadam3025
@abdikhaliqhadam3025 4 жыл бұрын
Fanaanka Wlhi waa Lipaax ilmihii lagu ciyaarayay ma’ahan Legend 💪
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
Ninka inuu reer mudug yahy hada ila argty like isar😂😂😂😂
@ahmedalcadaala2973
@ahmedalcadaala2973 4 жыл бұрын
Waraa masaajidka ciyaarta kadaa
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Khadar galaal Offcial sxb ana subscribe 💥 bam 💥 igu sii shukran walal
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Ahmed Alcadaala subscribe iisaar shukran walal
@sucadosimanofficial6014
@sucadosimanofficial6014 4 жыл бұрын
Waaba yahee🤣
@zaamusaid6960
@zaamusaid6960 4 жыл бұрын
haahey cadaado boy waye abooh no jilec
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 4 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe Soo qabto inta igu raacsan like dhac
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Kifaya Abdi subscribe iisaar shukran
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
Warkaaas waa uu xanaaqayaa
@araaye11yare10
@araaye11yare10 4 жыл бұрын
Qaali ladan maxa logu so dari waye dad badan wey daqri laheyd
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 4 жыл бұрын
Lkn barnaamijka mar hore laduuby waa diyaarsanyah wax malgu so dari karo hada😁
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Abdi Adan sxb subscribe iisaar shukran
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 4 жыл бұрын
Nin HG inuu yahay waxa cadeyn u ah "meesha aad ikeenteen ammaanba ma ahan",HG waa dad bulsho ah oo kaftanka yaqaano ,dadka sida loola dhaqmana yaqaan,xaalka hadey ubagi waayaana warka lama ganbadaan✔✔💯💯
@Enjoyyourlife794
@Enjoyyourlife794 4 жыл бұрын
HG iyo ho intaa kujirteen ficiin wuu idindhaafee iskadaya qabiilka
@mulkijabuuti1621
@mulkijabuuti1621 4 жыл бұрын
fariid waa runtaa afkaaga caano lagu qabay
@ahmedbaaqir5000
@ahmedbaaqir5000 4 жыл бұрын
Hg jano ku gal xooolow
@kawsariinakordahap1355
@kawsariinakordahap1355 4 жыл бұрын
Dalxiis & Damaashaad midaasa been eheen 💯✊🏻
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 4 жыл бұрын
viiva hg
@nadarturina5379
@nadarturina5379 4 жыл бұрын
Niin ragmed marna ka qosli marna cod macan hg boy🤣❤💯
@BayleChannel
@BayleChannel 4 жыл бұрын
Adoo muqaalka daawanaya hadii ayaad comments gayga aqrinaysaa 🤣hadaa run sheegay like dhac ku sii
@naciimacadey8794
@naciimacadey8794 4 жыл бұрын
😂
@mohamedhassansamaan1368
@mohamedhassansamaan1368 4 жыл бұрын
Inta nabiga jacel scw like dhac igu siiya
@zamzamdahir6667
@zamzamdahir6667 4 жыл бұрын
Nbiga hakuraaadsan like balaayo aqlixune
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 4 жыл бұрын
@@zamzamdahir6667 kkkkk
@F4UFILMS2028
@F4UFILMS2028 4 жыл бұрын
Waan ogahay adigoo vidoekaan daawanaayo inaad qoraalkeyka aqrineyso please like saar
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 4 жыл бұрын
Inta Ila Aragtay in Ay Hablaha un dhiban like ku qabta
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
XAMDI BILAN SOO QABTA INTA IGU RACSAN LIKE
@laaraqurux9432
@laaraqurux9432 4 жыл бұрын
Barnamijkan waa laqabtay marhore hada maaha
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
HAAA WN OGNAHY ANBA COMING SOON BUUU AHAA
@bisharahmed747
@bisharahmed747 4 жыл бұрын
muna abayo Arintan mar hore dhacday Qofkale lakuma samen karo wa isku dhamatay
@mabruukdegang5514
@mabruukdegang5514 4 жыл бұрын
Lama soo qaban karo mid horay uduubnaa weeye🤣👊
@anwaressa5396
@anwaressa5396 4 жыл бұрын
Hadii lasoo qabto waa sii ogtahay ilen kuwan ayey sii aragtee
@Mali7boy
@Mali7boy 4 жыл бұрын
Wiil Hoogg.😂 Birta Cuna weye ninkan,😂 500 Likes Usaar Maxamed jaamac, Ramadan Kareem.🌙
@haliimougaas9927
@haliimougaas9927 4 жыл бұрын
War tuugsiga jooji hhhhhh
@zarabintushukri1959
@zarabintushukri1959 4 жыл бұрын
Mohamed Samatar aq
@queeniloveuzain8786
@queeniloveuzain8786 4 жыл бұрын
War gabdha kabta siiwatey inta Suki LA like dhac kusii🤣😂😂🤣😃
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
*Inta ciida kadib Daawanayso like saar* ❤❤❤❤.👍👍
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
Mohamed jamac laandhere hg wan kuwata lipah Wixi hg like dhac dhac kusiiya✌
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 4 жыл бұрын
RoManTic PoYw hg mYaa wll m.a hgnimo 💖💖💖
@Hanadyare34560
@Hanadyare34560 4 жыл бұрын
Laandheere habar eji ah waaye
@xuseencalixuseencali6300
@xuseencalixuseencali6300 4 жыл бұрын
@@Hanadyare34560 yaa kuyiri waa saleban farax waliba reer qarey waye
@maxameddarawal6985
@maxameddarawal6985 4 жыл бұрын
hg yuuka yhy sxp
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Rer somalia jahilsana maxa qabiilka ku falyzaa idinka dhan baa Amison idin dhazhay xizhooda
@yaziidfilimsvlogs8905
@yaziidfilimsvlogs8905 4 жыл бұрын
Inta Maxamed Jamac Ila Sugaysy Like Ii Saar
@asmishabii7236
@asmishabii7236 4 жыл бұрын
Inta gbdha waryaha cadi mahan she is a good actress 😂🙏🏽
@kingofhargeisa2682
@kingofhargeisa2682 4 жыл бұрын
WlHi like baan wada saaraya all comment Ee like noo saar adigu waH😲😂😂😂😂
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
BOY: Ma Guursaty wll ? GIRL:MAYA BOY:ma is guursanaa? 😂😂😂😂😂😂👇👇👇👇👇
@SafiyoSom
@SafiyoSom 4 жыл бұрын
Girl: haaaaaaa
@safiamoha402
@safiamoha402 4 жыл бұрын
LOVE HERSI OFFICIAL maya 😆
@xalimuyousof1745
@xalimuyousof1745 4 жыл бұрын
May
@shankaroonofficial6414
@shankaroonofficial6414 4 жыл бұрын
LOVE HERSI OFFICIAL hhhhhhhh
@Omar-ql8ke
@Omar-ql8ke 4 жыл бұрын
Shiikhi dhamaay ee xaaska kugu xiray jooge mad naga daysid sxp hhhh
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 жыл бұрын
Adoo jiifo hadaad dawanaysid wanku Salaamay wll😅👋
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 жыл бұрын
Wn kaqaadey😆
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 жыл бұрын
@@shugrifarah7267 ❤️
@naciimanuura3265
@naciimanuura3265 4 жыл бұрын
wankaaqaynay wll😀
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 4 жыл бұрын
Wakaa qadnay kkkkk
@naimamohamed7344
@naimamohamed7344 4 жыл бұрын
Wanka qaday
@abshirmedia3638
@abshirmedia3638 4 жыл бұрын
HG waye funny 😂😂
@maslahmohamed1206
@maslahmohamed1206 4 жыл бұрын
Kab La BoodooY inta Sugi La’ Like’ta ii tuura 👍🏻
@quearawelo8838
@quearawelo8838 4 жыл бұрын
Mad natustaan cmera manka wlhi wu iga qosliyay 🤩🤩
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 4 жыл бұрын
Que arawelo abshir zaad waye😂😂
@nuuradde4988
@nuuradde4988 4 жыл бұрын
Abshir zaad aya la dhahaa
@farhansalat8028
@farhansalat8028 4 жыл бұрын
inta gabar aan iscadeyn ee midabkii ay kudhalatay walli sidati like soo saar
@ahmedshariif1553
@ahmedshariif1553 4 жыл бұрын
Kan waa wataa ani😂😂😂😂😂 Am dead "ma is gursano abaay Wareysiga ma u dhex geliyaa" Uu tagan yahay waba ninka in lagu qaraaxesto la rabo kwrn 😂😂😂
@lionistlion9399
@lionistlion9399 4 жыл бұрын
Inta afur kabacdii dawatey like dhac kusiya ilahay kabaqa oo
@imkingsalman5385
@imkingsalman5385 4 жыл бұрын
🤣🤣Xay tahay masha Kala madbeynta iyo Tastuurka laheyn🤣😆Amnigeeda xiten Sugneed Xaaku Aamini karaa ninkan iso hosfadhistay kkkkkkk🤣🤣🤣 Fanaanka✌ hada aragtay Like 👍
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 4 жыл бұрын
Barnamijka dhan qosal uma daawado waxaan u daawada gabadha wareysiga qaadeyso darteed. Wlh fananinta meesha joogan dhanba ayadaa iga qiima badan Muna kutagersanahay Dear sister Noolow 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@shukryKhadija
@shukryKhadija 4 жыл бұрын
Amazing voice Masha allah ❤
@beelowaaye4591
@beelowaaye4591 4 жыл бұрын
Wlhi barnaamijkaan dadka aadka ugu taxan ayaan ahay liketa iyo sabiskarabeta ha hilmaanina 💙🇸🇴💚👈🏾🙌🏾
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
😂😂😂😂barnaamijkan waa lag helay wlh dad buu musalsal unoqday🗣❤
@naciimanuura3265
@naciimanuura3265 4 жыл бұрын
anaaba kamida 😃
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
@@naciimanuura3265😃🤣masugi la,adahy
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Like me kkkk
@inahusein9316
@inahusein9316 4 жыл бұрын
Inta ila aragta in video dhaman mar hore la wada duubay oo mar mid ka soo daynayo 👍👍
@sahramaxamud1430
@sahramaxamud1430 4 жыл бұрын
Astaan tv wan ka helay barnamish Kan horay usocda 💯 inta igu racsan like i 👈 Sara🙏🥰
@cayuushxuseenxasan7596
@cayuushxuseenxasan7596 4 жыл бұрын
Ma guursty kulaha hada guursnin aan is guursno wlhi xariif wye oo funy ah
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Reer mudug waa dad ad adag😂😂😂😂😂
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 4 жыл бұрын
Nin hg bu jlec ula imnaYa hgnimo ha wrtoH wxi hg like dhac ku siYa wa wlshinə 💖💖💖💖💖💋❤✌💉🤞
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 4 жыл бұрын
Maxad ku haysa beri waxa lagu odhanaya kaku qaawiya ayad laqolo tahay hg ayaaba ku odhanaya marka maxay ku taraysa qabyaaladu kolayba naagbad katahaye
@farxiyaydumashi6517
@farxiyaydumashi6517 4 жыл бұрын
O adiga ma hgnimadeda Ku dhipeso intasa comment kaso bxiise nclaa abuk dheh
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 4 жыл бұрын
Umul kheir wnku saray💉💉
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 4 жыл бұрын
Ma is guursanaa uu iska soo jaray wlhi waaa libaax taageero buuxaa kuu ahay ugaaz maxamed jamac
@fuadamiir6785
@fuadamiir6785 4 жыл бұрын
Hhhhhh astan keep goin wlhi wad iga qoslisen
@rahmoruncookingbeauty9756
@rahmoruncookingbeauty9756 4 жыл бұрын
I can't wait the one hu put off her shoe😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Rahmo ruun cooking subscribe iisaar shukran walal
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 жыл бұрын
Rahmo ruun cooking Abayo walalka hami leh ahay ilahay Dartii Subcribe igu zaar 👉🏿kzbin.info/www/bejne/lXnIp6yDftd0qsk
@dur-durmediagroup3752
@dur-durmediagroup3752 4 жыл бұрын
broken English
@ilwaadqurux6870
@ilwaadqurux6870 4 жыл бұрын
Me too🤣😂😂
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 4 жыл бұрын
Maxamed Jaamac waa nin HG ah wax jiljileec ah ma lahan.💯💯💯
@ahmedkalgacal1411
@ahmedkalgacal1411 4 жыл бұрын
Warya mesha habar gidir mesha majoogto ee fanan somaliyed ba jooga oo lawaraysanaya
@bellamohamed6754
@bellamohamed6754 4 жыл бұрын
hg kulahaa hg mxaa dadka meey ka socoyihin umadana qabiil gees gees ugaley
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
waala dareemayaa
@liibaan-lucky8887
@liibaan-lucky8887 3 жыл бұрын
😂
@falastinableey8777
@falastinableey8777 4 жыл бұрын
Kkkk fani wlh mohamed jaamac abayo ma guursaty maya haye ma is guursanaa kkk aadbad iiga qoslisay bro horay u soco
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 4 жыл бұрын
Reer cadaado uu suuro ka sugaa Legend maxamed jileecba uma dhalan uu taaganyahy😀
@abdinormohamed7015
@abdinormohamed7015 4 жыл бұрын
Balaayo rer cadaado miyaa wllhi
@ktamale2388
@ktamale2388 4 жыл бұрын
Yes maam
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 4 жыл бұрын
abdinor Mohamed Haaa
@samiaayarsocoto4930
@samiaayarsocoto4930 4 жыл бұрын
Fardwso 😂 habo ninka galgadud muu ka so jeedaa
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
Fardowso Sabriye fardowsa kkkkkk Cida waa sidaa’ xamar intaan aaday is aragnay hadalkaaga wac ka badal kula kaftami jiray LoL
@yaxyeabdirahman9584
@yaxyeabdirahman9584 4 жыл бұрын
Intay astaan bartay fanaaniin aanan hore u qoon liketa saar
@samiiranuur535
@samiiranuur535 4 жыл бұрын
Ninkan iska jeclahay kursigiisa maba kasoo tago😂😂😂🙏
@ficaneyhajji2691
@ficaneyhajji2691 4 жыл бұрын
Fanaaninta qar mala kasayo inta Ku faraxsan inyar heestoda lagu sodaro like dhac
@guuleedyare5936
@guuleedyare5936 4 жыл бұрын
Walhi maxamed jamac niin adag man is gursanaa kulaha😂😂😂😂😂yaa ku qosley inta like isar 😂😂😂😂😂
@hanadyare2712
@hanadyare2712 4 жыл бұрын
Anigaa Ku qozlay waliba si xad dhaaf ah
@kawakawa4726
@kawakawa4726 4 жыл бұрын
Muuqaalkan mooku dhahay sidaas
@amiiroabdiwaliamiiroabdiwa8363
@amiiroabdiwaliamiiroabdiwa8363 4 жыл бұрын
Inta xasan aadan samatar tageetah love iisaray❤
@wiilkasanadka6078
@wiilkasanadka6078 4 жыл бұрын
Maxamed jaamac inuu muqayil weyn yahay inta inta fahantay like igu soora 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@abdiqaniahmed6422
@abdiqaniahmed6422 4 жыл бұрын
Very very fantastic
@xaradheereboy652
@xaradheereboy652 4 жыл бұрын
Mr baaruud Caawa aadbuu Usoo daahee Tolow Ma Cabsaday 😂😂 waan ku aaminsanhy baro Wax kalaa tahay wlh 👍
@hafsamohamud1610
@hafsamohamud1610 4 жыл бұрын
Habalaha ka adagyhy uu baruud ninka kabaqaya uu
@umulkairmohamed1750
@umulkairmohamed1750 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😜
@raxmabashir4217
@raxmabashir4217 4 жыл бұрын
Xita madhihin meshad fadhiso nin ba fadhin laha😂😂
@xaradheereboy652
@xaradheereboy652 4 жыл бұрын
@@raxmabashir4217 Taas dumarka lee lagu kulu leystaa😂😂
@Yahhyea4
@Yahhyea4 4 жыл бұрын
Maxamed WaLe Waa FanaaN Cod LeH Horay U Soco Prother💪🏿
@ismaiclyrics9192
@ismaiclyrics9192 4 жыл бұрын
Kabtan baara wax kale waaye halagu yaaco KZbinkisa kabtan baara official timekeyga ayan Ku imaaday kkkkkk kep going
@habonali3777
@habonali3777 4 жыл бұрын
Inta ila argaty inu yahy hg adag like dhac kusii😂😂
@sharmaarkeibrahim7654
@sharmaarkeibrahim7654 4 жыл бұрын
Habargidir noo xayeysine ma istiri
@habonali3777
@habonali3777 4 жыл бұрын
@@sharmaarkeibrahim7654 hg ya ka wacan 😂😜hg maka baqda
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 4 жыл бұрын
Fanan waa fanan somali o dhan ba dhegaysata kasaar qabiil hno.
@JiilkaBerri
@JiilkaBerri 4 жыл бұрын
One back inta tagerto like isaara 👇👇👇👇
@ilkacasemahamud6232
@ilkacasemahamud6232 4 жыл бұрын
Barnamijkaan wllhi waa waxkale ❣️❤❤💞💞
@quluudqueenchannel7874
@quluudqueenchannel7874 4 жыл бұрын
Inta ka heshay dhagaha ayaan ku majinayaa Aniga like dhagaha ha iga bajiyaan hhhhhh
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 4 жыл бұрын
Maxamed jaamac Wallahi funny waye waana jeclahay
@abdallah_142
@abdallah_142 4 жыл бұрын
Cptn Baaaruuuuuuud inta taageerta like ta isaar
@shiineaqayaaranigaleh7079
@shiineaqayaaranigaleh7079 4 жыл бұрын
Hahahaha caadi mahan maxamed jamac tagero baan u ahay wlle lik dhac iigu sii ilaah haku sharfeeee
@gabarsomaliyeed7241
@gabarsomaliyeed7241 4 жыл бұрын
Baaaruud ninkaan aaaad ayuuu uga gaabsadey wlhi hadalkii xtaa wuu yareeyy inta igu raacsan like dhac.
@yusufousman8049
@yusufousman8049 4 жыл бұрын
Inta khadar keeyow zugeyso like sara
@thuglife3774
@thuglife3774 4 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣 qosal lee i haayey inta sideeda cml ah like🙋‍♂️
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
THUG LIFE subscribe iisaar shukran walal
@happyfamilychannelmfamily6432
@happyfamilychannelmfamily6432 4 жыл бұрын
Inta sheekada ku dashay raadinteeda iyi inta sugeeysaba like ta ha ila dhafin jizakumlh qeyr 😍😘🥰😘😍
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 4 жыл бұрын
Wlhi qosol igu disheen muno iyo Baaruud iyo kamiro. Mahadsanidin iyo dhamaan fananinta
@sadamnoormatan324
@sadamnoormatan324 4 жыл бұрын
Inta markey afurtay Firsaneysa Like daac kusiyaa🤚😂😂😂
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
14:47 mr one back dadka xa igu qosle udhihi jire maferu kabaqay ilen nin le ega mesha fadhiye 🤣🤣😂😂🤣🤣
@abdimajidabdullahi5878
@abdimajidabdullahi5878 4 жыл бұрын
AAAAHEEEY Ani xitaaa waa is weydiiyay. kkkkk
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Kkkkkk subscribe iisaar shukran
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
@@kingleovlogs1383 wakusaray
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
@@abdimajidabdullahi5878 lol ok wanfahmay
@aragsanmohamed9280
@aragsanmohamed9280 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wlhi wan sugayay inuu dhaho xaa igu qoslee lkn taas dumarka leee leh ileen maferayne
@xafsamaxamedxuseenofficial2690
@xafsamaxamedxuseenofficial2690 4 жыл бұрын
Intaa baruud inuu jiliinka ka hysto liketa ha ila dhafina
@soviaahmed9894
@soviaahmed9894 4 жыл бұрын
Ninka gabdhaha indhaha buu ka galayay xaga nimanka inuuu ka baqayo inta ila aragta Like 😃😃😜
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 4 жыл бұрын
Masha alah astaan barnaamij quruxbadan iyo ramadaanka
@caishacuud1140
@caishacuud1140 4 жыл бұрын
Abaayo kab dheer inta ila sugee ani cml .like isku muujiya
@mrak4030
@mrak4030 4 жыл бұрын
Waxan sugi la ahay gabadha dhar balugta inta sideydo kle ah like dhac ku sii plz
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
Gabadhan wariyaha marka arko hodan naaleye Ayan Soo xasusta meel ayey iskiga eg yihin umaleena ❓❓
@abdihakimhussein5974
@abdihakimhussein5974 4 жыл бұрын
Abayo muna Ramathan kariim ma'aha ee wahaaweye Ramathan Mubarak abayo qali
@saednasir3091
@saednasir3091 4 жыл бұрын
Prank waa kan oo kale Waa iga qosliyay wlhi😂❤
@drbuux4429
@drbuux4429 4 жыл бұрын
Yuusuf ahaa Raggeedii
@drbuux4429
@drbuux4429 4 жыл бұрын
Yuusuf ahaa Raggeedii
@zadaammohamet9847
@zadaammohamet9847 4 жыл бұрын
6:10 ila soo daawada pal kkkk war ninku wa funny caadi ah wllhi
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 4 жыл бұрын
Hhhh sarbeeb uu kugu garaacooyaaa
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 4 жыл бұрын
Inta ila fahanti heesta maxamed gabarta intuu u qaadi like ii saara
@djblackyofficial2707
@djblackyofficial2707 4 жыл бұрын
qosol iguma harin Mahamad jamac Funny waye legend ❤️🙌
@Kharyeuk
@Kharyeuk 4 жыл бұрын
Mohmed wiil reer galmudug ah cida ayaxa cuna ad adeeyg
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 4 жыл бұрын
Inta afurtey Like👍
@saabirarts6462
@saabirarts6462 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay gabdha inay dadka dhan ku dhahayso qof degan aaa tahay like sara
@mohamedimanmuhumed2647
@mohamedimanmuhumed2647 4 жыл бұрын
Weriyada muna.miski inta taageerta like ii saaraa
@zaaraabdallaomar3879
@zaaraabdallaomar3879 4 жыл бұрын
ASTAN TV inta kaso dawatey like isaar 😂😂😂😭
@mohamedfanag6491
@mohamedfanag6491 4 жыл бұрын
Abaayo kabley inta sugi la 👇like
@mohammedabdirahmanyusuf872
@mohammedabdirahmanyusuf872 4 жыл бұрын
Astaan inta baryahan aad ka usugi la waxay soo dhigto like ta
@amiinkhalid7767
@amiinkhalid7767 4 жыл бұрын
Baraamuj xiiso leh
@raaqiyaahmed7804
@raaqiyaahmed7804 4 жыл бұрын
yaa ila arkey baaruud bootadiisa inay gabdhaha ku ekeed caawa difaaco ku jiray wlhi sidu gabdhaha ujafi jiray ma eheen caawa.
@iamcrazy8520
@iamcrazy8520 4 жыл бұрын
Hhhh funny tahy wllhy👌
@bashkayoung7330
@bashkayoung7330 4 жыл бұрын
😀😀😀ma aragtay ninkaas booto mesha kuhayaa
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Sax roosa cadde wuu galay ninkaaan wuu ka gàabsaday😂😂😂😂😂
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Maxamed hadduu is jilcin lahaa kabtanka wuu ku socon lahaa
@ahmedhaybe7955
@ahmedhaybe7955 4 жыл бұрын
Cwa cabsi Badan ayaa kujirtay ninkaan🤣🤣🤣🤣🤣
@YouTube_Sacad
@YouTube_Sacad 4 жыл бұрын
Fake
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Reer Xamar News oooo saaapå
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 14 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 27 МЛН
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 75 М.
WAAR DAG DAG AH
38:36
JUBA TV
Рет қаралды 593
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 14 МЛН