Halgankii iyo dhacdooyinkii ugu qadhaadhaa ee alaah haunaxariistee mujaahid daahir yare qaybtii 1aad

  Рет қаралды 26,186

Saxartire

Saxartire

Күн бұрын

mujaahid daahir yare waxa uu ka mid ahaa mujaahidiintii ka qayb qaadatay dagaaladii qadhaadhaa ee buuraha waqooyiga hargaysa ku dhex maray cidamadii faqashta ee afwayne gadhwadeenka ka ahaa 1984tii

Пікірлер: 18
@mukhtarabdullahi9811
@mukhtarabdullahi9811 3 жыл бұрын
Daahir Allah ha ku naxariisto daahir yar 10.000 oo nin laguna doorsadeen
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Saxartire, fadlan Part 2 ga deg deg u soo geliya. Mahadsanid Huuno
@hamdaismaciil689
@hamdaismaciil689 Жыл бұрын
Allah haunaxaristu
@crahmanyasinwcys2079
@crahmanyasinwcys2079 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso muj daahir muxumed Cige allow ku janee gob iyo raganimo ayaa la god gashay illahay gadashaa nama fidmeeyo intii nool taariikh ayay u tahay aan dhamaanayn Oo Waligeed taagan Oo marna la iLoobi Karin allow somaliland dhawr insha Allah AQoonsiga waynu gaadhi.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
sayiduna nabiuna muxammad s n m
@lolamoon3870
@lolamoon3870 4 жыл бұрын
Ilaahow kuunaxriiso anagana Rabi hanoogaka dabo naxariisto inshaallhu aamin
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Allaw ku naxariiso mujahid
@jaylaniyusufismacil9123
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
Goormuu dhintay mu jaahid Kani ma dhawaan
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Rag aqoonyahan aha ayaa KU dhintay meesha waxaana basaasayay gadabiirsi oo xayawaan ah
@jamacsalaaad9910
@jamacsalaaad9910 4 жыл бұрын
maxayka doonayeen dhulka sama roon dhulkoodii baa lahaystay nin dhulkiisa lahaysaa dhulkale ma xorayo
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Thank you
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Saxrtite mahad sanid
@mohamudawmuse701
@mohamudawmuse701 4 жыл бұрын
Dadki jidhxunta ahaa ee cometka la so yaaci jiray meeyo reer afkala waax reer kaligood dal xoreeye ninankani dalkay ka dagaalamayeen dhul samaroon oo meel walpa lagu basaasayay lkin reer afkalawaax tulooyin reerohoodu degenyihiinbaa meel kasta neef loogu qalayay kuwana looma ooyaan bay ahaayeen
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 4 жыл бұрын
Nin faana iyo nin aanfaaninba dalka in inlawada xoreystay murankama taagnee dhiiga haysku karin
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
ree af kala waaxaasi waayo inader ?
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Deegankaa laynayay mujaahidiinra iyo reer abtigeen oo LA qalday oo lagu yidhi dhulkaan idiinka qaadaynàa taariikhdu madhugawdo waan haynaa abaalkiiye yaan LA iloobin
Qaybtii 2aad ee allaah haunaxariistee mujahaahid daahiryare
13:59
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 371 М.
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM Qaybtii Afraad
41:13
SAAB TV
Рет қаралды 77 М.
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM qaybtii Saddexaad
33:55
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН