Mujaahid Faysal Xabaalmariwaa oo ka mid ahaa mujaahidiintii buuraha sheekh ka hawlgalay 1984tii

  Рет қаралды 43,867

Saxartire

Saxartire

4 жыл бұрын

Пікірлер: 42
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 4 жыл бұрын
Waxaan Samaroon , aan waligii Somalia arag oo reer Djbouti .. Wallahi waxaan qirayaa in reer Abtigay reer sheikh isxaaq la dulmiyey lagana gardaraa .. laakiin ilaahay guushii wuu siiyay markii dambe oo manta hargaysa oo siraadan ayay joogaan ..i Gobanimadu waa geed ku baxa , dhiiga geesiga'e
@abdisamed1dariiqo
@abdisamed1dariiqo 4 жыл бұрын
Eric Pascal merci bp Abti
@hanamohamoud8336
@hanamohamoud8336 4 жыл бұрын
Qq
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 3 жыл бұрын
Abti NooloW Gobaad tahee Abtiyaasha Dulmigaa Aad arkaysid Bay Ka Dhiidhiyeen Allena Wuu Guuleyay Mar walba Xaqa Gacan Sareeya Dulmiguna Wuu Guul Daraystaa
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 3 жыл бұрын
Abti gobaad tahay amba abtiyaashay waa jeclahay bagaad abti noo qirtay in nala dulmiyey oon dirirnay
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
Abti Gob ayaad tahay noolow
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 4 жыл бұрын
alle hakaa abaal mariyo wllo dhibkaad dadka u soo martay hadaad nooshahayna alle cimriga haku barakeeyo hadaad imika dhimatayna jano fardawsa alle hakugu casuumo
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay sidad ugu dadashay taarikh dii losoo maray dalkeena
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalaasha ahaa SNM
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay waa dhiigaagii waxaan maanta hadhsanaynaa ku leeyahay adeer
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Ninkani wuu soo jabay runtii
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Fadlan qaybtii kale nose daya
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 2 жыл бұрын
my amazing uncle ❤️
@abdirisakibrahim9005
@abdirisakibrahim9005 2 жыл бұрын
Faysal xabaalmarwaa mujahid toos ayaan u garanayaa Tariikhdani waay ku dhacday
@fayr747
@fayr747 Жыл бұрын
Goortu waa 1993 sidi ii sheegay Faysal oo aan la kulmay maanta.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 25 күн бұрын
Waa hooyadaa siilkeesii dheeraa midgaan yare daayeera
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 25 күн бұрын
Waa 1984 midgaan yare ahaa waliba daayeera
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Fadlan siiwada barnamijkan
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Fadlan qayba kalena soo geliya hadad haysaan
@saeednoor5625
@saeednoor5625 Жыл бұрын
Ninkaan faysal maha
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Hana Daynina wareysiyadan nocan kale ah
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 жыл бұрын
Mujaahid hal adeeg leh, tolow ma nool yahay. Waxaad mooda sheeko warinta inuuu Jaaamacad uga soo baxay. Markan oo hadlayo waxa ka muuqda Xanuun iyo duruuf.
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 2 жыл бұрын
Haa odwaynu jooga
@ziyaadaxmad4398
@ziyaadaxmad4398 4 жыл бұрын
Inan yar oo ciyaala ayuu ahaa waqtigaa uu ka sheekaynayo ilaa 14 jir wuu ahaa 13 meelahaa waayo iminkuuba yahay nin yar iminkana waa ilaa 2000 ilaa 05
@abdisamed1dariiqo
@abdisamed1dariiqo 4 жыл бұрын
Siikaawahaa gubtay 9min waa meeshi jihaad lagu diley , waxaan ku ciyaari jirney markaan yar yarayn intaan fuulno isku wareejin jirney
@abdul3509
@abdul3509 3 жыл бұрын
Inankani weli manookyahay halaysoo sheego faldlan cudii garanaysa. Thanks 🙏
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 3 жыл бұрын
Waa lagu yaqana faysal wuu noola markii igu danbaysay burco ayan ku oga
@seadabdiali2918
@seadabdiali2918 3 жыл бұрын
haa anaa garanaya waxaanu ku noolyahay burco waa nin habaryoonis oo gumbuur ah mujahiidiintii hore ee baabuli tabarka ku soo qaatey waxaanu ka qayb qaatey dagaalo aad u farabadan waxaanu ahaa ciidamadii muj harag waafi uu tababarey ee mar walba raaci jirey ,waanu la socdey maalintii awrbarkhadle harag waafi lagu diley
@abdul3509
@abdul3509 3 жыл бұрын
@@seadabdiali2918 waad mahadsan tahay inaadeer nimankaa mujahidiinta ahaa aad baan ujecelahay maalintii buuraha dagaalku kasocday waan xasuustaa inan yarbaan ahaa oo ku nool magaalada berbera waxaan xasuusta abahay iyo saxiibadii intay guriga hoosta kasoo xidhaan aad ufraxsan sida faqashta loogalay warbadan bay kasheekayn jireen oon aad ujeclaysan jiray . Thanks bro
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
@@seadabdiali2918 meel lagala xiriiri karo magaraneysaa sxb fb ama lanbar ah
@cabddiqanideeq532
@cabddiqanideeq532 2 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 waa laguu garanayaa bro inaa deer kee baan ahay
@dhabufiirso1712
@dhabufiirso1712 Жыл бұрын
Q
@AbdisamadIsmail-by5lq
@AbdisamadIsmail-by5lq 4 жыл бұрын
Qal foofkaa biraha gaadhiga ee gubtey waa laba gaadhi oo midi yahey kuwa ciidanka qaada yahey oo Iveco ah iyo gaadhi baroon ah. Waxaa gubey ciidenkii buuraha ee uuMujaahidkani ka midka ahaa waxaan ku dhintey sarkaal Jihaad la odhen jirey.
@AbshirMFarah
@AbshirMFarah 2 жыл бұрын
Film hindiya kani been badana filimada hindigu badsada dawadhadiisa
@cawilmoha8377
@cawilmoha8377 2 жыл бұрын
Waa dhab walahi 😂
@hamseibrahim2803
@hamseibrahim2803 2 жыл бұрын
Ninkaa Abshir la yidhaa waxan u sheegaya waa dhab sheekadasi qof aanad garanayn wax haka sheegin
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
@@hamseibrahim2803 waa kuwii wallo waxii guul sheegtay caloosha ka xanuunta
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Waa hindiye ku gubo
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 25 күн бұрын
Midgaan yare daayeera hooyadaa cay ma lahee tolyare daayeer ah ayaa tahay malaa.
Mujaahid  Faysal Xabaalmariwaa iyo Qabtii 2aad
26:06
Saxartire
Рет қаралды 34 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 112 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 6 М.
Siduu Morgan Uga Baxsaday Hargeysa || Waraysi Kooban
22:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 39 М.
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 83 М.
Самая дорогая реклама Lexus forever
0:15
Сергей Милушкин
Рет қаралды 2,6 МЛН
Be kind #car #corvette#funny#c8#ferrari #foryou #mycar#prank#corvettec8 #lamborghini #shorts
0:34
Eidan Sanker / Don’t Touch My Car
Рет қаралды 19 МЛН
How To Escape A Car Trunk 🤔
0:27
Zack D. Films
Рет қаралды 42 МЛН
Поймал ГНУСНОГО и ПОДЛОГО перекупа.
0:42
Саша Туман
Рет қаралды 1,6 МЛН