Galkacyo Oday Xabiib Xirsi Barre (Haaleeys) - Reer aan diyo qaadan oo lagu qaldammin I 18.11.2023

  Рет қаралды 45,043

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 210
@yayaabdi
@yayaabdi 10 ай бұрын
.Nabadoonkaan waxuu Mudan yahayi.. Noble peace 🏆 prize.. Masha Allah.. Waa Madune Mudan Bilid Sharaf..
@jasminaden4772
@jasminaden4772 10 ай бұрын
Waa qorsho fiican waana waxa xaqa ah oo hadana lagu Kala badbadayo dilka ku yaranayo😊
@abdulhalimrijaal3899
@abdulhalimrijaal3899 10 ай бұрын
Real nabad doon he deserves to be the real people we need in our country
@abdirahmanhassan9355
@abdirahmanhassan9355 10 ай бұрын
Wan u hambalyeynayaa dhamaan reer Aadan. Lkn waxaanka codsan lahaa in eey somalida kale baraarujiyan.mahadsanid Hanoolaato. Sxb barnaamiyo runtii qiima leh baad nosoo deysaa.❤❤❤
@alesuge9918
@alesuge9918 10 ай бұрын
Mahad dhamaanted Ale ayaa iskaleh Sxb waad mahad San tahay waan Kula qabaa Arintaas waan Ka cod saneey naa in ay Arinkaas soomaali gaar siiyaan waa Arin aan Ku farxay runtii horayna waan u ogaa runtii
@Salwe
@Salwe 10 ай бұрын
Kudos Mr. Ayaanle, maasha’Allaah barnaamijkan oo kale badi si looga faa’iidaysto
@abdikafigabogabo3281
@abdikafigabogabo3281 10 ай бұрын
Mahadsanid Ayaanle Waa waraysi aad u qiimo badan. Xaqiiqadeeda iyo faidadeena aan aragnay.
@hidigsalaat8886
@hidigsalaat8886 10 ай бұрын
Waraysi gii ugu wanaagsanaa baad maanta soo gudbisey. Tani waa tusaalo waajib ku ah qofkastoo Muslima in Allah xukunkiisa laqaato. Mahadsanidiin Hanoolaato team.
@XARRAGO
@XARRAGO 10 ай бұрын
100% waan soo dhowaynayaa waxaan xasuustaa nin reer Galkacyo ah oo khamri cabay baa nin reer aadan ah gaadhigiisii intuu qori ku qabtay yidhi halkaa igee, kadib markii meeshii latagay buu yidhi khamriilihii war qoladee tahay suu yidhi reer aadan " war nacalaa ku dhalaye maad noo sheegtid intaanan qoriga kugu qaban" cafis baad tahay buu yidhi saan maqlay. Lkn goob jooge maahayn
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Funny history
@mohanjama4512
@mohanjama4512 10 ай бұрын
😂 😂😂
@abdulhalimrijaal3899
@abdulhalimrijaal3899 10 ай бұрын
Maashaa Allah this is good model for the whole of Somalia. May Allah protect all our people everywhere
@alibulle7612
@alibulle7612 10 ай бұрын
Absolutely delightful he deserves to be the nobel peace prize winner kudos to reer aadan xersi and their elders I appreciated how they deal such complicated issues.
@canabosman4171
@canabosman4171 10 ай бұрын
Masha Allaha allaha cimrigaga dheeyo cibadadadana Allaha wanajiyo nabaddon wllky ayaanle Allaha ku xafido
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 10 ай бұрын
Mashallah waaye duqaan.Ilaahay cinriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo.
@cawilmaxed5532
@cawilmaxed5532 10 ай бұрын
Jasaakallaahu khayr Nabadoone.
@abdikafiF4
@abdikafiF4 10 ай бұрын
Nabadoon cilmi aqoon leh waaye. Jazaka Allah
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 10 ай бұрын
Aad iyo aad walahay Hadii qofkii qof dila la toogan lahay waxanu noqon. Lahayn dalka adunka Ugu Amin badan
@abudarda00
@abudarda00 10 ай бұрын
وَلَكُمْ فِي الْقِصَاصِ حَيَاةٌ يَا أُولِي الْأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ Ninkii qof dilaa in la dilo khayr badan ba ka iman Walle. Ninkasta ku niyesta inuu dilo qof wu ogaan inuu nin la dili doono yahay.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Masha Allah wa talo wanagsan oo hadii la qaaato wax badan laga faa'iidi doono Nabad baaa naas la nuugo leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qaleerow92
@Qaleerow92 10 ай бұрын
Reer abtigay is not easy..puntland and across Somalia should adopt the Reer Adan model.
@sharifyuusuf7802
@sharifyuusuf7802 10 ай бұрын
Hooyadaa siilkeed usheeg rer aaden family sagaaro waa midgaan asal rer kulbeer ah magta iskama bixinkarasn sagaareydabtaan
@shaamtube8401
@shaamtube8401 10 ай бұрын
@@sharifyuusuf7802kkkkk war maxaa ku helay walaale maxaad nagu cayday ma anagaa cidba dhib u geysanay
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 10 ай бұрын
​​@@sharifyuusuf7802SUBXAANALAAH OO MAXAAD ODEYGA KU GASHAY OO WALIBA HOOYADII U GAARTEY BISINKEE ILLAAHEY KA BAQ MA CADAALADAA KU DHIBEYSA
@nadirabdisatarmuhyadin2501
@nadirabdisatarmuhyadin2501 10 ай бұрын
Reer Aadan Cigale waa dad caqli usaaxiib ah ahlu diin ah. Masha Allah. War gabar reer Aadan Cigale ila raadiya.
@koki505
@koki505 10 ай бұрын
waa lagu siina soo dhawaw❤
@shukri1395
@shukri1395 10 ай бұрын
Life for life is the only way to resolve this long standing issue!
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 10 ай бұрын
Also tooth 🦷 for 🦷 Eye 👁️ for eye 👁️ that is it his brother his father his uncle or causin is nothing to do with him. He may not know so why you killing him ileen naf naf kale looma cadaabey
@bashiryassin7714
@bashiryassin7714 10 ай бұрын
in badan baa qof aan ka naxay xeerkaan Islaamiga ah loo qisaasay lkn aad bn ugu faraxsanahy sida sharafta leh ee ay reer aadan utashadeen oo dadku u nabadgaliyaan iyagana looga nabad galo wxn kulatalinayaa in tolalkayga reer faarax shirwac io dhamaan muslimiintu inay qaataan dhaqankaas islamiga
@xasandaahir
@xasandaahir 10 ай бұрын
Allah abaal gudkeeda ha siiyo nabadoon Xabiib iyo intii kala qeyb qaadatay howshaas wanaagsan ee lagu kala nabad galay, nabadoonada Soomaaliyeedna ha ku daysadaan Xabiib iyo raggiisa oo shaqada dhaqanka ee ey hayaan Allah ha ugu dhowaadaano.❤❤❤
@bahjosiciid377
@bahjosiciid377 10 ай бұрын
Hambalyo hanoolaato 400sub🎉🎉🎉
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 10 ай бұрын
Mansha Allah somalida kale haday sidan ku dhaqmi lahaayen wlhi qof qof dilo lama arkeen qaatil kasto Wu baqi lahaa guul ader
@cabeeyidow2848
@cabeeyidow2848 4 ай бұрын
Masha Allah qabiilkaan somaliyed ku dayasho ayey mudan yihin allah barakeyo
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 10 ай бұрын
Maashaa allaah soomaaliyoodhan saancamal hadeey sameenlahaayeen soomaaliya nabadbeeynoqonlaheed
@warsamemayele
@warsamemayele 10 ай бұрын
Somalia waxa ku dagi kadhaa aanada ku yaran kadhaa diinta islamka loo noqdo masha allah xeerankan aad baan ugu faraxsanahay
@daakirkadoon3070
@daakirkadoon3070 10 ай бұрын
Masha allah, ilaahay ha barakeeyo reer aadan cigale waa reer ayayday aabahay ayay dhaleen. ayayday alle ha u naxristee raxmatan waasica waxaa la o dhan jiray SAMAWADA CALI GUURE. Aamiin. Waa reer mudan in lagu daydo oo shareecada jecel in lagu ka labaxo. Dadka soomaaliyeed hadii ay shareecada islaamka isku xukumi lahaayeen wadanka iyo dadkuba barwaaqo ayay ahaan lahaayeen. Qof walabana nabad ayuu banaan iyo buur ku seexan lahaaa isagoo bilaa godob ah.
@calikiki2020
@calikiki2020 10 ай бұрын
Waa nabadoon fiican illahay ha barakeeyo
@Raadinaaye
@Raadinaaye 10 ай бұрын
Woow reer adan cigale ii geeya🎉❤
@abudarda00
@abudarda00 10 ай бұрын
Amazing leadership walle Ilaahay khayr ha siiyo sunnah fiican iyo filmaan ayey usameeyeen somalida. Walle nabad ba la heli lahaa haddi saas la sameeeyo
@mohammedabdihassan6211
@mohammedabdihassan6211 10 ай бұрын
Naddoon Xabiib iyo wll Ayaanle,ALLAH ha idin barakeeyo. Waa badbaadadii adduun iyo aakhira !. Guuuuuuuuuuuuuuul
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 10 ай бұрын
Mansha alaah walaahi waa oday wanaagsan sidii diintu ay sheegayso ayay ku dhaqmaan
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 10 ай бұрын
Illah dartiisa ayaan ku jeclahay nabadoone
@burhanhassan524
@burhanhassan524 10 ай бұрын
mansha ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 10 ай бұрын
Wadoyinki alle jexay mid kamid ah ayay adkeyeen allah barakeyeee
@samirr546
@samirr546 10 ай бұрын
Reer aadan cigale caawa ayaan idin bartay Waanan idinku hambalyeynayaa Shugran.
@koki505
@koki505 10 ай бұрын
soo dhawaw cawa lee maa na baraaty😂
@samirr546
@samirr546 10 ай бұрын
@@koki505 walaal cumar maxamuud baanan hoos u kala aqoon waanan idika fogahay deegaan ahaan anigana qabiilkayga hadaan kuu sheego in aadan hore umaqal baa laga yaabaa somalidana kuwa aan isba aqoon baa kala nabad galay Reer aadan cigalena Allah dartii baaban u jeclaaday Soo dhowayntaana waan kaa gudoomay.
@koki505
@koki505 10 ай бұрын
xagee waye deegankaga wll
@samirr546
@samirr546 10 ай бұрын
@@koki505 waa miyiga burco oo galbeed ka sii xiga kkk
@haawoali5442
@haawoali5442 10 ай бұрын
Hambalyo hanoolato 400k🎉nabadoonkayagana aad baan usalaamin😊
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Waa idin salaamay dhamaan rer midug waliba cumar maxamud please Si fiican u so dhaweeye ayaale waa nin qaali ah waliba sooro fiican eiilka so soiya iyo so amaboxin gobanimo ah waa wiiliiniye waan nin fariid somali u shaqeeyah 👍👍👍👍👍
@haawoali5442
@haawoali5442 10 ай бұрын
Garoowe buujooga nagasookac caawa Dani buu warysanaye 😂
@JamaJamaa-f2e
@JamaJamaa-f2e 10 ай бұрын
Yaaaa xoooolo, cumar maxamud keligood gaalkacyo madegaan
@guleedciise4497
@guleedciise4497 5 ай бұрын
Maasha Allaah Reer Aadan Cigalle waxay noqdeen BISHA CAS xitaa Cabtooydu kugu dhici mayaan haddaa dhehdo Reer Aadan baan ahay bannaan bay kaa marayaan
@jaaburiaden6837
@jaaburiaden6837 10 ай бұрын
Mansha'Allah ❤
@mohamedmuhyidin869
@mohamedmuhyidin869 10 ай бұрын
Alle ha idin xajiyo guushaas alle ku mahadsan
@munafarah3444
@munafarah3444 10 ай бұрын
Proud to be reer aadan❤️❤️
@hbab6140
@hbab6140 10 ай бұрын
Ayaanle cabdi hanoolaato iyo nabadoon waa idin salaamaya nabadoon xabiib yuulayso arrintaa wadid waamidda lagukala nabad gali karo reermudug haddaan nahay waxkale nama kalacelin karaan waana xaq Ilaahahay noojideeyey Allaha idinku guuleeyo
@sbrothers1144
@sbrothers1144 10 ай бұрын
Maansha Allah waa barnamij fiican .codsi bro badin barnamijyadan oo kale
@abdiabdirahman9870
@abdiabdirahman9870 10 ай бұрын
Mansha'Allah Good work.
@ayanmohamed5784
@ayanmohamed5784 10 ай бұрын
Masha Allah
@karlesk6498
@karlesk6498 10 ай бұрын
Nabadoonka saxda ah wakaa, allah haku xifdiyo ee mahan midka ka shaqeya hub aruurin iyo kudulida reer aan waxba galabsan , kitaabka oo lagu dhaqamo ayaa dhinta loga bixi karaa
@bimati2578
@bimati2578 10 ай бұрын
Mansha alh nabadoon xabiib waxa uu ka taliyey aayaha reerka iyo mustaqbalka jiilka ka danbeeyaa Awoowe cimrigaga iyo caqligaga alh haku barakeeyo
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 10 ай бұрын
Hadii ay gabar idinka soo doontaana hala siiyo. Faquuqana halaga daayo walaalaha Somaliyeed Insha Allah
@sharifyuusuf7802
@sharifyuusuf7802 10 ай бұрын
Yaahuu cidna fabar siinmeeyso waa miggaan rer adan dabati sagaaro family gun gun dhashay
@hassansharif6550
@hassansharif6550 10 ай бұрын
​@sharifyuusuf7802 Maangaab adigoo kale ah ayay xakamiyeen. Jaahil yahow dadka islaamka afkaaga qurunka ah ka hayso. Adigoo kale yaa gabar kaa raba
@Abbudulahimohaabdlla
@Abbudulahimohaabdlla 10 ай бұрын
​@@sharifyuusuf7802 Adeer Ragu wa Cumar maxamuud Anigu Reer mahad baan ahay WLH in Ninka Reer adan Dhigiisa lagu Dagdagikarin Markii kayga loofiiriyo sabbtoo ah Xeer kamayaal haday Rabaan Mag Bay qadanayaan ama dil Xeerka kuxirantahay Reer adana Maanta Faiidada hayaan Xilli dhiiggu raqiis noqday kooda Ninkii wax kadila Gabalku udhacayo Ilma aderaday waan Kubogadinayaa Wana ku amanana Dabato Haday ceeb Tahay Nabi Ismaciil Baa Kow tabada ka ahaaye Ku cay
@asiadahirjamac9185
@asiadahirjamac9185 10 ай бұрын
​@@sharifyuusuf7802gun haday tahay lama arkeen qof kuso dhirsn laha e maseerka yan lagaa daremin rerkinana ila herkaa is garsin waye u sheeg wllo hadadan wax ugu oolin afkagan wa shakhaysan io qalbigagan xanusana kala dul tag😠
@Sahal63
@Sahal63 7 күн бұрын
Maasha Allah, indhoweyd social media yada wax igaga soo baxa waa barnaamijkii ugu qiimaha badnaa, marka quraanka iyo sunnada laga reebo, Ayanle ad buu u mahadsan yahay iyo Caqil Xabiiba, waa arrin kudayasho leh, Bal qiyaas in somaliyi meel ay joogtaba ku dhaqanto diintooda wanaaga, nabad gelyada, barwaaqada, iyo isjacaylka ay yeelan lahaayeen, allah swt ha garansiiyo.
@ali-eidjibril6860
@ali-eidjibril6860 10 ай бұрын
Marwalba dhankasta oo nolosha ah xalka dhabta ah waxa uu kujiraa diinta Allah Swt.
@CabdiqaadirYuusuf-f4u
@CabdiqaadirYuusuf-f4u 10 ай бұрын
Maan sha allaah. Alle ha barakeeyo nabadoonka
@bahjosiciid377
@bahjosiciid377 10 ай бұрын
Cajiib aad baan ugu faraxsanahay
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 10 ай бұрын
XAGEED DEGENTIHIIN OO QAAS IDIIN AH AAN IDILA SOO DAGEE REER AADAN CIGALOOW MANSHAALLH DAD CAJIIBA AYAAD TIHIINE WAABA CADAALADII OO DADA MANSHAALLH ALLAHA IDIN SIYAADIYO
@koki505
@koki505 10 ай бұрын
mudug galkacyo burtinle iyo meelo kle degnaa soo dhawaw qali😂
@naturere-laxationw
@naturere-laxationw 10 ай бұрын
Masha Allah waa arin aad loogu farxo❤
@hinda1515
@hinda1515 10 ай бұрын
mansha allaah waa sifiican 21:13 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍👍👍
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 10 ай бұрын
Viva Hanoolaado
@sudijeylanimohammed3258
@sudijeylanimohammed3258 10 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah haday soomaali oo dhan sidaas haday samayn lahaayeen horu mar baan gaari lahayn
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 10 ай бұрын
Mansha Allah, illahow caddaaladda u hiili. Waxaa fiicnaan lahayd in dalka Soomaaliyeed oo dhan uu qaato sharcigaas
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 10 ай бұрын
Mansha Allah nabadoonkan iyo inta la shaqaysaa waxay mudan yihiin Ku dayasho. lanasoo dhaweeyo mamulkuna maamuus u sameeyo. Hambalyo
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 10 ай бұрын
Mansha allaaah somali oo dhan baa nadaamkaan ubaahan khaasatan reer mudug oo isku dhameeyay aano qabiil
@zaciimkazaciimka-lr8il
@zaciimkazaciimka-lr8il 10 ай бұрын
Masha Allah
@Jibriil571
@Jibriil571 10 ай бұрын
Caaqil reerka gabadh ha layga siiyo waaba reer wanaagsane, anigu ciidagale ayaan ahay garxajis, reer wax isu raaca idinkaan idin arkaybee niyow
@hassansharif6550
@hassansharif6550 10 ай бұрын
Waad u qalantaa walaale
@shaamtube8401
@shaamtube8401 10 ай бұрын
Ina aderow armaad faysal cali waraabe nagu noqotaa hade 😂😂😂😂 kaftan
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 10 ай бұрын
Mansha.allah waa sida kaliya nabad loogu joogi karo xiligaan somalia
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 10 ай бұрын
Mashaaallh ❤❤ nabadoonkan soomalida kale kudayashaa kugu sugan waxan leyahay dhaqankas qaada odasha kale si lo badbaado
@realgirl6570
@realgirl6570 10 ай бұрын
Mnshalaah waa arin wanaagsan oo lagu kala badbaadayo
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 10 ай бұрын
MANSHAALLH ALLAHA IDIN SIYAADIYO NABADAAS WALEE NIN OG IN LA DILAYO WAX MA DILEEN OO DADKA WAXAA HODEY WAA XOOLAHA LA ISKA QAADAYO OO ODAYAAL ISKA CUNAYAAN
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 10 ай бұрын
Cajiib weeye hogaamiyahani ❤ ilaahay caqliga iyo taladaadan wanaagsan ilaahay hakuu siyaadiyo arintana somalida kale ha qaadato
@fartunosman3503
@fartunosman3503 10 ай бұрын
Maansha Allaah
@mariambintuyasin4273
@mariambintuyasin4273 10 ай бұрын
Masha Allah waa rer kaliya ugu aqliga badan belwaynta somaliyed
@sadheeresale8850
@sadheeresale8850 10 ай бұрын
Msha allah abti ❤
@Qoslaaye03
@Qoslaaye03 10 ай бұрын
Allaha ku sharfo nabadoon❤
@abshirali313
@abshirali313 10 ай бұрын
H noolaato see u in Gaalkacyo
@ahmedismail2312
@ahmedismail2312 10 ай бұрын
Nabadoonka nabadoonada allah ku barakeeyo 👑👑👑👑👑
@ZahroDirir
@ZahroDirir 10 ай бұрын
Ascw Adeer Xabiib khayr badan Allaah ha ku siiyo ,Adeer jir oo joog
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 10 ай бұрын
Maa Shaa Allah! Soomaali hadaanu nahay waxaan u baahanay inaan qaadano Go,aankaas oo kale!
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 10 ай бұрын
Hambalyo 400k #HANOOLAATO
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 10 ай бұрын
Waa ku taageersanhay rwerkaas xaqiiqda jirtana waa ku fadhiyaa❤🎉
@samirr546
@samirr546 10 ай бұрын
Sharaf badanaa reerkaasi Qisaaska noloshiinaa ku jirta Nin reerkiisa jeceli waa wadaadkan oo kale Allahu akbar Maa shaa Allah waa kelmadii ugu horeeyey ee aan maqlo mudo Ergooyin u dira reeraha kale ee is cunaya!!!!!!!
@nafizaadam416
@nafizaadam416 10 ай бұрын
Maansha allah nabadoonkan waa caadil waxan rajaynaya somali oo dhan in sidan lagu baraarujiyo
@cashamaxamud8625
@cashamaxamud8625 10 ай бұрын
Maasha allaah waa beel kudayasho mudan ku a dhaqmaya dhintay ilaamka ❤
@JamaMohamud
@JamaMohamud 10 ай бұрын
Waa dad islaam ah war hooy ku dayday oo ku dhaqma shareecada.
@muxiyadincdheere4833
@muxiyadincdheere4833 10 ай бұрын
Maansha alaa qabiilkaa waan hanbalyaynayaa inkasta inkastoo deegaankayga cid isku dilin imika
@yasminali5763
@yasminali5763 10 ай бұрын
Namdoonka adeerow allaha kuxafido mashallah tabarakalaah reer aadan ciyaar maaha waa peace keeper ka cumar maxamuud ❤❤❤❤❤🌷🇸🇱🐎👋
@MuscabXasan-j1g
@MuscabXasan-j1g 10 ай бұрын
Masha allah nabadoonka saxda ah waa nabadoonkan oo kale masha allah ilahey xaqa hagula garab kalo
@abdihashi1720
@abdihashi1720 7 сағат бұрын
Good job suldaan rageedii ah
@faatimamursal0425
@faatimamursal0425 10 ай бұрын
Adeerky mcn❤
@Ashraf1010Ashraf
@Ashraf1010Ashraf 10 ай бұрын
Masha Allah Rer Adan Cigale Xalka KALIYA SOMALAIA IYO ADUUNKA OO DHAN LAGU BADBADO KARO QOFKI WAX DILO LADILO
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 10 ай бұрын
Masha allah Aayadaha alle oo hadlaayo waaye adeerkan illahow adigoo kale noo badi. Bilkasta mag aan cidgashay aan aqoon baan kabixina Ilma yar oo 15 cisho jiro oo mag laga bixina aan qabnaa.
@easky363
@easky363 10 ай бұрын
REER AADAN-CIGALE baa la yiraahdaa. LAANDHEERE WEEYE.
@miinkaay
@miinkaay 10 ай бұрын
Maya waa reer Aadan Cigale oo ma ahan hal magac, Aadan waa ina Cigale. Reer Liibaan Cigale iyo Shirwac Cigale bay la dhasheen.
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 10 ай бұрын
Allaahu akbar waa arinka keliya ee maanka soomaali ku kala badbaadi karto waa arin illaahaay quraankiisa inoogu sheegay waan soo dhoweynayaa arinka nabad doonta
@saadaamcabduwali7872
@saadaamcabduwali7872 10 ай бұрын
Wow m.a good decision
@fartunosman3503
@fartunosman3503 10 ай бұрын
Waa rayi aad u wanaagsan illaahow caqliga u siyaadi oo somalida kalana fahamsii
@ahmedibrahim-xy9qm
@ahmedibrahim-xy9qm 10 ай бұрын
Reerkaan iyo odaygooda fiicnaa somalida dhan qabiilkan haka mid noqdaan
@MohamedKhalil-q3x
@MohamedKhalil-q3x 10 ай бұрын
Allahu Akbar, somali maxay intaa u garan la,adahay?😢
@farhiyam3563
@farhiyam3563 10 ай бұрын
Waa sharcigii alle subxaanahu watacaalaa halawada qaato
@Yasir1445
@Yasir1445 10 ай бұрын
Nabadoon xabiib xirse baree abtigay aad baan ugu riyaaqay hadalkaaaga Waan jeclaan lahaa tolalka kale ee soomalidyeed inay sidaa reer aadan cigale oo kale shaareecada islaamka ku dhaqamaan oo dadka nabad u herseedaan
@XaliimoMuhammedNuur
@XaliimoMuhammedNuur 6 ай бұрын
Yasallam aerr candirisaaqas sharciga islaamka waa in lagu kala baba Allah adana wax ku dhibo kuma tuso Allah janata fafdowso aniga want udhasha beeswax reet again dir ma dhibadan yihiin mise ayaga la dhibaa
@abdulazizd
@abdulazizd 10 ай бұрын
Mashallah waa arrin lagu farxo. Waa kabtan ayuub suldaankisa
@Howareyoudoing.
@Howareyoudoing. 10 ай бұрын
Dhammanteen waxaan nahay reer aadan...
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe
53:35
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 20 М.
Fannaan Abshir Gaarane - Waa leey ciqaabay  caddaaladna ma helin #NISA
1:10:14
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН