Dadku way naxariis bdnyhn sbtoo ah Ani Mar walbo I caawiyaan qof qurbo joogto ayaa ahy indhaha ayaana ka xanuunsdy plz cfmd iigu Soo duceeya wlhi waa ilmeeyay
@Bahjuuniindhadeeqa21210 күн бұрын
Alle cafimaad taama kaku siiyo qli🤲🤲
@Fatuush1110 күн бұрын
Ilahy cfimd haku siiyo abayo indhaha qtr wye anaa il ku wayy waa kula dreemi kra xnunkeeda ee inta qurbaha joogto ka faa,iidyso dhaqtrka indhaha aad mrwlbane so check kree
Gabdhahaygii❤M.a Aduunka waxaku nool dad naxariis leh❤lkn sundus waa lays qariya hadii kale dadkii dad ugu dhawaya dhafay is dhahayaan marka danbe meel fog kaduuba
@manaaLinamoha10 күн бұрын
Sundus video dhamac dhamac soo dhig haluuguu yamo sundusteena👑❤️👸🏻
@RaxmoShibra10 күн бұрын
Mnsha Allah team 27 horey u socoda wllhyga wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fayley-p6u10 күн бұрын
M.a aduunka dad naxariis leh baa ku nool lkn sundus qofka marku idin cawiiyo ka dib u sheega iney been thy❤
@MaryamaAbdirashid-xd4si9 күн бұрын
Sundus cawa waa shidan tahy sida marwalb u labiso❤❤❤❤
@RumanMuhumed-nd6jg10 күн бұрын
Ax wllhi xaqiiqda jirta sana ilahey qof walbo laxadka la laxadkiisa ha usoceliyo😢
@ibrahimfakatax653210 күн бұрын
Sorry sundus ayaanle😢
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic301310 күн бұрын
Sundus teena cashawa acant wait 700k❤🎉
@KhawlaQueen-v1o10 күн бұрын
Ax walalayaal umada Amaan siiya😢😢
@cabdikariinqorane85597 күн бұрын
Kusali nabiga scw scw scw ❤❤❤
@IftinAbdirahin10 күн бұрын
Sundus Qurux❤700k🎉😂😂
@RaxmoIsmaaciil-o7m10 күн бұрын
Málaga dareemaya ina ahy qofkaa 3aad❤❤❤
@AganAbdullahi10 күн бұрын
My queen 👑 Sundus Ayaanle wan ku jeclahy Abaayo macn ❤❤❤
@SalmoKha9 күн бұрын
Ta indhoolka is ka dhigaysa taleefanka qari kudhaha ❤❤❤
@adoontiallesiman2629 күн бұрын
sundus Abaayo caqligaaga ka soco naagahaan team kaaga iska dhigaya cadawgaaga waaye yaysan dadka kugu dirin wllhi maalinba qof siday kugu dirayaan waxad is arki doontaa adoo cidlo taagan dadka maanta Adna oo reer malaysia ugu gobsan uguna Qalbi wanaagsan kugu diraya dadka kalena waa hubaal inay kugu dirayan waxan la yaabay habeen hore markay Adna idin la kaftamaysay Adiga iyo caasha happy oo ay caasha ku dhahaysay sundus maxa wajiga ugu badalane naago ayaaba run mooday oo channelka Adna ka barooranayay iyagoo team sundus iska dhigaya inte ku arkeen dad camarad intay shitaan dhahaayo maxa wajiga ugu badalatay heblaayo micnaha waaba reer baadiye caadi eh kaftan wax la dhaho ma kasayaan hadayba intaas fahmi waayen mida 2aad oo aan la yaabay waxa waye iyagoo maqlaya markaad dhahaysay dadku markay baxaan baan jeclahay ani bay hadana dhahayeen markay casuumadi dhameeyen bay u waceen wllhi kuwan hadadan iska qaban dadka way kaa dhex saari doonan team sundus inta wanaagsana waxan dhihi lahaa dadka noocana iska qabta sundus markay arkeen in comment yadu saameeyan bay siday rabaan ka yeelayaane gabadha yar ka qabta waxan dhintay ee Alle ka baqayn