HALIS KU WAJAHAY GOBOLKA GEDO, KOOXO SIYAASIYIIN XAGJIR AH OO LOO DIRAY GEDO IYO HIIRAAN

  Рет қаралды 11,514

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 Ай бұрын
Ree Gedo waayaqaan caado qaate iyo Xassan munaafaqba iney dhibaato ladamcaan gedo lkn inshaAllah waxwalba wey kufashilmin
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Waa run mareexanow iska celiya dhiiqo xawaalaha qote iyo marxuunka hadeeyden iska celin waxeey niqon doontaa in ay xukunka sii fadhiyaan Ayna nii gumaadan
@xamdimuuse4520
@xamdimuuse4520 Ай бұрын
Mareexaanoow fartaag haduu,soo noqdo sajuuda katookta
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Ай бұрын
Cabdullaahi Balwaan Mareexanka Galmudug malaha Sheegad waana Dad wada Dhashey Laakiin Kan Gedo waxaa ka buuxa Sheegad Sheegadka Ayaan ka badan Kan Dhaladka ah Sorry Hasimin Labadaa
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Mareexaan waa hurdaa, war kaca iska dhacshino qashinka na hortsagan.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan please farintan garsi shacabka gedo iska so cariya horgalada ni yamadan 1 faratag iyo labada kala waxey u tagan isku dir mareexan leys ku diyarayo
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh wadankii oo dhan dagaallo iyo deganaansho la'aan ayuu ka abuuray
@sahrojamayusuf3045
@sahrojamayusuf3045 Ай бұрын
Maasha allaah guulayso
@IrshadMohammad-n4o
@IrshadMohammad-n4o Ай бұрын
Walaalow in aamusto ayaa kuu kheyr badan carabkaada ayaa naar kugu jiidaayo
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar Ай бұрын
XASANOW ITAQULAAH ILAHY Uga BAKh UMAD AD MADCDA U TAHin
@nimcoali3237
@nimcoali3237 Ай бұрын
Reer gedo waa ineey hubkaa qabsadaan oo isku difaacaan waayo hubkaa soo socda iyagaa la rabaa in lagu gumaado foojignaada reer Gedoow
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed Ай бұрын
Scw
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k Ай бұрын
Afgooyo qaraxaa ka dhacey baan maqlay Balwaan ee wax maka ogyahay my bro 😎 😢😢😢😢😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dowlad Soomaali layiraahdo kama jirto Gobalka Gedo
@nimcoali3237
@nimcoali3237 Ай бұрын
Hadey hub usoo wadaan Gedo waa lagu cibaadeysan doonaa sidii Caabudwaaq loogu cibaadeysey oo kale
@halganosaid7156
@halganosaid7156 Ай бұрын
Jaajuus miyaas noqilotay Balwaanow waa nasiib daro inay halkaas ku gasho colaada.
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed Ай бұрын
Maraxaanohudakaceehorgalinmataliyokuwalecasodofartaagamahanaincidaheewaarurfiiyaanoouuagdagaayaxasantuugahaoomaagacmarexaanjeclleeneegaacmahiskakhasada
@soraya.a7956
@soraya.a7956 Ай бұрын
Waxaan maqli jiray Hasha maan keyga gadaye ma masaar bay liqday, marka hore ha Aflagadeyn qabiilada Soomaaliyeed ee Gedo iyo Hiraan mana nihin argagixiso xooshna ugama aad laxe jeclid dadkiisa iyo Gobolkiisa lagu degaamey naayo malayiinta Oromadaa iyo mas'uuliyiinta reer Hiraan ee iska difaacaya Oromada haboow gaa ee godadka ka soo baxday uu hogaamiyo Abiy , hadaad Ethiopia in ay wadankeena qabsato aad difaceyso adoo shaqsi Soomaaliyeed ah nasiib darada ku dhacday Soomaali ayey ka mid tahay, teeda labaad Duwlada Soomaali waxay mas'uul katahay xuduudaha heena si cad aan ganbasho laheyn ayaana u wa jaheynaa cadowga taas ku seexo, teeda kale Al-Shabaab waa jabeen mar hore siduu u jabeen una cabadayaan walaladood Oromumma galla, diyaar ayaan u nagay Oromada dagaaga ee kharafey sata hub heer saraa oo aan ku xasuuqnana waan heysanaa iyadoo hal shacab ama askari nooga dhiman adeeroow waa hurudaaye meshaan waxaa yaala technologiyadii Turkey oo xatee ku aasaysa godadka ay ku jiraan maxaad mooday 2000 sanaa
@kullownuur430
@kullownuur430 Ай бұрын
Asc viva7up
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Gedo horgal bilaa damiir ah unasiib badana uf
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Ma adaa damiir leh doqonow
@fardosokarkor2591
@fardosokarkor2591 Ай бұрын
Adiga yaa u shaqeysaasa horta shaqale waba tahaye
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
Comments kayga Balwaan waxaad diidan tahay in laga saaro Itoobiyanka ciidama dooda wada qabsaday gobolka Gedo. Valwaan waa Itoobiyan diidan in dalkeena laga saaro ciidamada Itoobiye ee wada qabsaday Eeli boor rada Gedo oo dhan. War maxaad beenta ugu marin havaabinaysaa shicibka Soomaaliyeed waa cadowga uu noo soo adeegsaday Balwaan waxaa uu diidan yahay in ay Soomaaliya noqoto sal awood leh.
@yasminali5763
@yasminali5763 Ай бұрын
Reer gado soo cayrsha tuuba raaca be one nation mareexanow 😮
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 Ай бұрын
Wariye qimo baadan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
BALWAAN, WAA LAGU FAHMAY IN AAD KA MID TAHAY, JAWAASIISTA U ABEY AXMAD LACAGTA KA SIIYO, NACAS DALKIISA IN AXMAARO QABSATA RABA AYA TAHAY, WAR KIR AYA LAGU YIRI, NACAS YAHOOW CALOOSHI U SHAEYSTE AYA TAHAY.
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Ай бұрын
C\llaahi balwaan waa mujaahid waa muwaadin somaliyed oo xor iyo xalaal ah oo kamadax banaan qabyaalada isirr nacaybka IWM OKI mujaahid C\llaahi balwaan waa Run sheeg iska diiday oo ka fogaaday inuu qabyaalad iyo qarmuun ku taageero calooshood u shaqaystayaasha dad qalatooyinka ah ee xasan dhurwaa horjoogaha u yahay OKI Mujaahid Run sheege C\llaahi balwaan uma hiiliyo dulmiilayaasha iyo dhagar qabayaasha cadawgu soo darsadeen OKI midakale xasan dhurwaa iyo dad qalatooyinkiisu ogow inay cunayaan oo dunida dhaafinayaan adiga iyo ehelkaaga iyo ilma adeeradaa iyo guud ahaanba tolkaaga amase qabiikaaga IWM OKI xasan dhurwaa iyo dad qalatooyinkiisu ogow beelaha somaliyed ee aan hawiye ahayn gacantoodu magaadho midiyohooguna magaadhaan oo maqalanayaan laakiin keliya waxay qalanayaan waa gobolka banaadir iyo shabeelada dhexe iyo galmudug gaar ahaan habargidir iyo abgaal IWM OKI somalida kale farta magelin karayaan xasan dhurwaa iyo dad qalatooyinkiisu 😂😂 sidaas darteed xayawaanow dad qalatooyinka idin qalanaya u afeeya midiyaha ay idinku qalanayaan 😂😂
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 6 МЛН
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 30 М.
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 18 М.
Grand entretien avec Dominique de Villepin
1:03:33
Journal l'Humanité
Рет қаралды 1 МЛН
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН