HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024

  Рет қаралды 3,309

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

Күн бұрын

HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024

Пікірлер: 61
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 3 ай бұрын
😭💔🇸🇴 Dawlad mesha kama jirto 👍 Xasan iyo kooxdiisa wadankeena god dheer ayuu ku riden 😭💔 Xasan dan iyo hello kama laha somaliya 😭
@aliismael585
@aliismael585 3 ай бұрын
Kani waa daarood baan filayaa madaxweyne aan hawiye ahay ma iman karaa ee ogow reer awdal ma waxaad moodaa reer miyi sidda dhulbante waa dad cilmi leh
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
Kan haduu daarood yahay. Bada ladhiibaaya m daaroodaa leh. Daarood farmaajo talaaba cad ayuu ka qaaday. Hadaad xsan talaaba ka qaadi weydaan. Meeshaad ka gashaan ayaanka galaayaa. Ee marba. Magaalo. Kula shira itoobiya. Maxaa lagaala shiraayaa. Badaadii nin wixiisii lagala shiraaya misna qabiil cad lasoo taagan War markaan aragnay farmaajo. Daarood wuu kasoo hirjeestay idinka hadal xitaa idiinma furna. Intey goori goortahay. Hawiyow xasan meesha dhaafiya farmaaja asagaa ka daran
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 3 ай бұрын
Ethiopia Asmara ayeey u jeeday, Faromarjo iyo Xaasid Shiiq ayaa Ethiopia soo jiitay. Dila Faromarjo iyo Xaasid... Hadii kale, Iskud yaa qaansiir.
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Caaac
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 ай бұрын
Waa hadal wanaagsan oo cad ,geesi warkiisu cadyahay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 ай бұрын
Ishis laga arka ushis lagu tuma Somalia wey dayacantahay ilaha umaqan 😢
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 ай бұрын
Xasan.skeekh.soomaali Uma.shaqeeyo.shisheeye Ayuu.u.shaqeeyaa..waa.in Soomaali.iska.qabataa
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 ай бұрын
Alleylee ninkaani waa runlow warkiisu waa cadyahay
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 ай бұрын
daayeer iska ciyeyi waar magca soomaaliya halkii uu ka tegayi ayuu ku noqonayaa waana somaalilaan
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 3 ай бұрын
Waaryaa waxaad leedahay ka hadal dadkii lahaa aya leh nacasnimada faqashtu waa taa aan waxanay lahayn damaca beentu ka buxa walahi anaanad tan waxba ka qaban karin yaa xoog laga qadayaa beenaale
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
Ma oramadii afsomaaliga baratay baa hawiye yaan la hadlaayaa. Aniga. Iidoor orama inaan la hadlo waan ka ilbaxay. Ushii waad taqaan. Meeshii yey kuu taal oram sidaasyaa lagula dhaqmaa
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Doqonow reer miyigii aad ka soo jeeday baad cafwan leedahay.
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 ай бұрын
Caqli daarrood waa kanoo kale,ethiopia iyagaa somalia soo galiyay, waxaan iyaga ahayna inay wax xukumaan ma ogola, somalia halkaad dhigteen bay taalaa
@maxameddhamac7426
@maxameddhamac7426 3 ай бұрын
Etoobiya dad ujawaaba Malaysia xasan waatuug waay uu ujawaabilaayahay
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 3 ай бұрын
Dowlaad ma jirto waa runti Hamza xoolo iyo Hassan xoolo dal difaaci maayan.
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Doqonow xagaad jirtay markay maraakiibta iyo ciidanka samaysanaysay Qa biil baad ku mashquulsanayd
@maxameddhamac7426
@maxameddhamac7426 3 ай бұрын
Waarun sheeg soomaalinimadu kuwayntahay😊
@abdiadan1306
@abdiadan1306 3 ай бұрын
Bada adigu malihid ragi laha aya bixiyey abaha , dameer
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Masiibo soomaalida waxaa u horseeday badhyo culusta majeerteen 2006 dii ayuu c/hi yusuf itoobiya soo geliyay welina waa laga saari la’yahay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 ай бұрын
Waryaha tariikhda dib u eeg qofku hadanu wax eegin waa iska qarda jeex Abiy yaa hunguri galiyay badehen yaa markii u horaysayba tusay ee u balan qaday 4 dakadood iyo ka badan Madaxwayne Farmajo markaa maxad u hadli wayday ma hadad dhalatay walal cadifadi waxba matarto wana laydinka waydiin mayee waa shaqo soomaliland utala waxan aad isla xiijinaysaa is daji walal oo ka hadal dhibta koonfur ta soomaliya ka jirta tasaa kaga bahan
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Dameer xishoooo
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Doqonow markii maxakamadaha la gumaaday ayaa dawladan lakeenay
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 ай бұрын
Ninkaasi.hadal.xigmadaysan. Ayuu.Ku.hadlay..
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 3 ай бұрын
Kani waa waashay xasan dowladiisu ilaa halkay Ka talisaa
@fosiali263
@fosiali263 3 ай бұрын
Bada anagaa leh hoyada malehee kaalay iga qabo
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 3 ай бұрын
Thank you ader
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 ай бұрын
waar ninkii somalinimo doonayoo somaalilaan soo raac camaasiiryi ka hadhiweedan somaalilaan magc soomaalieed oo jirayaa ma maqlidoontaan
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waa mid dibjira oo hamo beena ku hadlaaya
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Ka xishood xasan waa geesi qarane Ka hadal geesigii keenay xamar ee madaxtooyada fadhiisiyey Jooji nacna cda gobolkii ka nadiifsanaa somalida ee hore loo dulmiyey Ayey hadana qabsanaysaa qabsanaysaa
@jamalaraya9038
@jamalaraya9038 3 ай бұрын
NEEF NEEF URAYAA MARKA HORE GOBOLAFADA KA SAAR XAAR WAYNE
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 3 ай бұрын
masajidka ciyarta kadaaa
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Ey baad tahay ...dameer ....amison .ilaaliso
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂xaar weyne ma maantay dhalatay markay soomaalilaand heshiiska wada galeen dee ladagaalama oo kaxoreeya yaad ucalaacalaysaa maad kahadashaan adeerkaa siyaad barre 1988kii markuu usaxeexay dhulkaad sheegayso illaa waa ogtihiine macaaaaac
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 3 ай бұрын
majeerten waashay
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 3 ай бұрын
war meelcidla ah ayadkaqaylinaysaa,ciyaalkii siyadbare kacankii kudhashay
@axmedgelle4873
@axmedgelle4873 3 ай бұрын
Waa nin cadaw ah Wax ku arke
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 3 ай бұрын
Waxaa lagaa rabay hadalkaan xiligii uu farmaajo joogay ader ninkii noso hogaamiyay wll abii wuxuu ahaa farmaajo.hadda warkaaga wuxuu noqonayaa diiq xaafad ka yeeray
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
Waa runtaa farmaaja yaa howshan bilaabay. Sowtaan ka dhiidhinay oo aan farmaajo washamsi ku qaadnay. Maxaa badalay wax ka xun. Farmaaja waa ey xasana waa doofaar ee eygii wuu tagay doofaarka ka daahiriya dalka. Ee qabiil iska dhaafa dhaafiya meesha wax laqariya meesha ma yaaliinwax. Ladhiwri kara ma aha xaarkii farmaaja ka tagay ayuu xasan wajiga ku. Subkaday. Kuna weyseestay. Urkiisa. Meel aan ku harsana la nahay
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 3 ай бұрын
Nacalad ha ku dhacdo nag aaamus jaajuusyahow
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 3 ай бұрын
Ufufufufufuf kani wuu isku xaaray
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 3 ай бұрын
Ader meshan qabil majogto qaranimo bay jogta qofki runta ka hadlo qabil bad tahay bad ledihin somali wadani ma aha
@mukhtaarjirde2808
@mukhtaarjirde2808 3 ай бұрын
Ooh inta nin wayn waalooga wanaagsan yahay bacaac beenaale
@Cabdiqaadir77Suladaan10
@Cabdiqaadir77Suladaan10 3 ай бұрын
Xasan. Wax. Dhana la waaa Farmajo. 4 dakadood buu siyay Xasana hal dakad ayuu diidan yahay
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 3 ай бұрын
Ciyaalasuuq
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Bacaaac
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
Ma adigaa bacaac ah maxaad isu caayeysaa waxa bacaac kaa dhigay maad iska deysid
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 3 ай бұрын
Moooooooll
@XIKMADAEEBAABIXIYA
@XIKMADAEEBAABIXIYA 3 ай бұрын
Xasan sheekh qabiil baad ku haysataa asalada aabahaa wase waa kaa aqoon badanyahay
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
War yuu qabiil ku qaadin xasana ha difaacin. Farmaaja. Washamsigii lagu qaaday ayuu ubaahan yahay xasan. Xasan iyo farmaaja waa isku hal xitaa hada. Madaxweyne dambe. Oo lasoo dhoobdhooba oo lakeena xitaa shakiyaan ka qabaa maalinkasta sanadkasta. Maxoolahey ka liitaan marka loo maqaarsaaraaya. Xaaraama gaala soo diyaarsatay warka ilbaxa. Xoolahaaba hadey. Maqaarka duleel ka dareemaan garta. Ma cawaanbaad tihiin ama habaarbaa idin hay 1991. Masaakiintii lagu tuntay iyo. Iyo qabiilada looma ooyaanka ah oo lagu tuntay. Miyaa habaarkoodii idin haayaa
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂iska.ooya itaal darida ayaa iska caynkaa see adeer dadka reer laas caanood anagaa utudhnay oo diidnay inaanu gumaadno oo diidnay inaanu magaalada ka bur burino waana reer soomaaliland
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
Siilka hooyadaa yaa turtle kaaga baahan oram yahow
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Bal beentaas maqla, Ethiopia ayaa dal naga haysta... Yaaaab
@xaroguled3126
@xaroguled3126 3 ай бұрын
Bacaac Maxad kabadali karta adigay itobiya 6 gobol ka haysata oo ay alshabaab ka ilaalisa Maxad ka badali karta inad sida nagaha u oydo moye hhhh
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Xagaad ku maqnayd intaas oo dhan sow qabyaalad kumaad mashquulsay.
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 ай бұрын
Xamse somaliya umu dhalan Wuxuu u dhashay kililka 5aad Ethiopia markasi wadaniyad ad Ka doonaysid waa maxay Adiga hadlaya waalan
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 ай бұрын
KAliya intaasaa run ku sheegtay. Xamsa. Somaali ma aha ee waa itoobiyaan taasba aan kuugu diida o. Wa markii ugu horeysay. Itoobiya reysal wasaare ka noqot soomaiya
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Dameer xishooooo
@Garbashaash
@Garbashaash 3 ай бұрын
Bacaac.
Hormarinta bini 'aadamka iyo maalgashiga muqstaqbalka.
1:13:57
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 16 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....
18:36
"Exploring Luxury Homes in Somaliland"
24:58
BrownBoyTheTraveller
Рет қаралды 66 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 75
20:49
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 298 М.
BIYO DHACAY HIDDEN WATERFALL and NATURAL SWIMMING POOL only 1hr away from Hargeisa Somaliland 2021
27:21
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 178 М.
The Somaliland Geograbee (unrecognized country) Geography Now!
3:33
Geography Now
Рет қаралды 184 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 16 МЛН