Halkee ayey ku damabaysay Beerlula gabadhii Quruxda badnayd Heesta Beledweyn Hadraawi u sameeyey?

  Рет қаралды 63,322

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 180
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Bi'waa jcayloow Boodhari inuu dilay Been baan u haystee Bi'waa jacayloow Boogaan aan la dhayinoo Cidi baanan karinoo Boga kaaga taaliyo Inuu yahay bir caashaqu Been baan u haystee Webigoo butaacoo Beeraha waraabshoo Dhulkoo baadku jiifoo Dhirta ubaxu buuxshoo Badarkiyo gellaydii Laga tuuray baalkoo Canabkii bislaadoo Bulladiyo ciyaaraha Lagu waabariistoo Beeluhu Gu' joogaan Sow beri samaadkii Beledweyne maan Tegin Dhanka bari magaalada Sow boqorad Joogtoo Biyo dahab La moodoo Bilicdii haweenkiyo Bili Loo dhameeyoo Timo boqonta joogoo Baal goray La moodoo Baarkana casaankii Bidix midig is gaadhoo Burcad Lagu xideeyoo Badh ku seexanaysoo Huwanaysa qaaroo U biseelay maan baran Sow goor barqo ahoo Bishu ay sideed tahay Aniga iyo BEERLULA Iskumaanu soo bixin Sow bariidadaydii Iyo bidashadeedii Buundada ciyaartee BELEDWEYNE ku taalee Biyo Lulato guudkeed Badhtan keed ma ay ahayn Sow bixiso weeyee Balan maanu dhiganoo BERI joog imay Odhan Sow bayd go'aygii Layguma bishaarayn Maantaa La baxayaa BULSHADII imay Odhan Sow waa besteeyoo Socod beegsan maayee Ina baaja caawoo I baxnaansha maan Odhan Sow TALIYE baasoo Ba'anoo war ma'ogii Taydii ma beenayn Sow badiba kooxdii Goortay badheedheen BAABUURKII Fuuleen Ana baal kamaan korin Boholyow daraadii Sow baraq nuglaantii Belo lagu ducaystiyo Baryo kuma maqnaynoo BIRI may xumaatoo BAADROOLKA daadshoo Ka wadaa BUKOODOO Bogsan waayo maan Odhan Sow beriga waagiyo Barqo kulul dhexdoodii GEED baaxad weynoo Dherer iyo Balaadhloo BELEDWEYN ku caanoo La yidhaado BAAROO Bilig dheer Hirkiisii Ma bidhaansanaynoo Bulxankiisa yeedhiyo Ma Maqlaynin BAAQII Sow baaxad soorihii Iyo Laba boglayntii Maan noqon besteeyoo BACADKII ma dheeliman Sow galab baqoolkii Anakoo barwaaqiyo Meel baad Joognoo Tumanayna beereey Sow maan baraarugin Riyo beena weeyee Sow baalo daymii BAABUUR Lalaayoo Haad baala moodoo FANANAANYA buur dheer Ismaan Odhan ka boodoo Nafta sow ma biimayn Nin banaadir joogoo BELEDWEYN La haystoo Waxaan ahay La baabee Sow baadi doonkii weli BAAFIS maan IHI BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig guri barwaaqa eee BEERLULA ALLAHAYOOW BALAAYADA hareer mari BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig beerta raaxada BEERLULA ALLAHAYOOW Beryo Samo ku NOOLAY BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig xero badhaadheed BEERLULA ALLAHAYOOW Ka Berri waxyeelada BEERLULA ALLAHAYOOW Beryo samo ku NOOLEEEY. Waxay ka mid tahay heesaha ugu qaalisan guud ahaan heesaha Oo dhan Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta. ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲 Waa maskaxdii muhindiska badnayd ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi Ma garanayo ABWAAN La milgo iyo maamuus Bini'aadanimo iyo Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna. Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII IYO martabadii HADRAAWI Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA MA JIRO MANA JIRI DOONO.
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 5 ай бұрын
Wllhi hees cajiib ah weye ❤❤❤
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
Yaa huriyey sugaan Hesaha macaan iyo Hodanoow afkeenii Higaadisa wacani iyo Hoobaanta caashaqa Yaa nagu hanuunsho Hoobeyda noo dhigay Hadrawaan hilmaamine Luqadeena hodanka ah Yaa nagu hanuunsho Horseed noo ahaan jirey Hadi hoygi akharo Halyaygii wax hagi jirey Hoheey uu kuhoydoo Hooyoyin Jira iyo Hobaladu u ooyeen Kuhilmaami maynee Haybadloow ilaahoow Hoygi janada iyo Ku hab xawdkii nabigeen Amiin !!!!
@khaderhassan3179
@khaderhassan3179 2 жыл бұрын
amin Ya Rabbi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Mahadsanid Alle haw naxariisto ABWAAN Mahamed I W Hadraawi🤲
@nimojama7740
@nimojama7740 Жыл бұрын
amen allaw unaxariiso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
@@nimojama7740 MAHADSANID huuno🙏❤️
@khadaralihussein2340
@khadaralihussein2340 2 жыл бұрын
First comment alle ha unaxariisto gariiye iyo hadraawi iyo dhamman umada islamka ee geeriyootay
@jamaacfaraax
@jamaacfaraax 5 ай бұрын
🎉
@sans123-d8c
@sans123-d8c Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Gabdhaha reer beledweeyne maansha,allaah aad beey u quruxbadanyihiin iyo gabdhaha soomaaliyeed
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@sahradiiriye5451
@sahradiiriye5451 2 жыл бұрын
axailahay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan Hadraawi Aamiin yaa rabbi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Thanks sharing with us dear brothers. Allaha u naxariisto Hadraawi.
@zahra11573
@zahra11573 2 жыл бұрын
1970-2022 intaa tolow xagee bay jirtay maan rumeysan sheekada iga raali ahaada
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
waa sax teeda kale markay ogaatay inuu geeriyooday abwaankii mxy ugu Soo beegtay, ma si, aan loogu caddayn baa
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
WAXA DHICI KARTA INAY QOFWEEN NOQOTEY OO HOOYO AH JECLEEN INAY MEELAHAAS SOO ISTAAGTO LKN MAADAAMA UU GEERIYOODEY INAY KA NAXDAY GEERIDII ABWAANKA AY OGOLAATEY INAY WAREYSI BIXISO,,,, ANIGU WAAN OGAA INAY SWEDEN KU NOOSHAY WAXAANA KU NOOLAY USA MARKAA WAA WAX DHICI KARA
@maxedcali4232
@maxedcali4232 2 жыл бұрын
52 kadib ayey had hadashey ama Facebook ayey ka soo tacsiyeysey kkkkk weey nooshahay swedan ayey joogtaa hadrawi geeridiisa kadi ayey hadashey kkkkkk somali intaaba ma aamusto
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@moafku-xoogle8376 Kkkkkk
@zahra11573
@zahra11573 2 жыл бұрын
@@moafku-xoogle8376 timir laf ba kujirta
@barkhadhassan3797
@barkhadhassan3797 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAH ADEERO IBRAAHIM CALI AXMED
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Hadraawi was talented and an icon to the world and to our Somali community as a whole. Love you brother ❤ Raxmatu Allah caleyka.
@munomohamed5142
@munomohamed5142 2 жыл бұрын
Waa sax Jawahir Mohamed Farah Shuuriye ❤❤❤❤💯
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Waa been
@abdirahmanfartaag6758
@abdirahmanfartaag6758 2 жыл бұрын
Qiso cajiib ah ayay ka timi heesta beledwayn waxaana si fiican oo macaan inooga sheekeeyay ale haw naxariiste abwaankii xigmadii qofka ahayd ee Mar ale somalida soo mariyay maxamed ibraahim warsame hadraawi ale haka waraabiyo janatu fardowsa
@usertavo9448
@usertavo9448 Ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@sahrohussen8663
@sahrohussen8663 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwaanka qabriga alle ha uwaasiciyo wuxuu ahaa halyey qaali ah oo somaali oo dhan ey weyday
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 24 күн бұрын
Ilaaheey. ha unariito
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 ай бұрын
Jawaahir waxa awoowe u ah abwaan faarax shuriye wana cayr yabardhowkace waana ree baladweyn Sweden 🇸🇪 ayee ku noshahay
@zakkaaz6931
@zakkaaz6931 2 жыл бұрын
Mm somali tv is number one Somali tv staion.💯
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 2 жыл бұрын
Aad baan u ooyay. Ibraahim cali waan salaamay
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Ninkani waa fan yaqaan isaga iyo cumar seerbiyaba si wacan oo caadifad ka madhantahay bay fanka uga warramaan
@samsamjama144
@samsamjama144 2 жыл бұрын
Allah ha naxariisto janatul fardowsa Allah haka warabiyo
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Islaan ay isyaqaniin baan arkay kanada bay ku nooshahay oo waa hg cayr walaahi ani mahahi qabiilkas ilaahay na igama dhigin lakiin waa Siday iisheegday
@abuahmedmahamud8253
@abuahmedmahamud8253 2 жыл бұрын
1970ki markaas hadi ugu yaraan ay labaatan jirtay maanta imisa ayey jiri karta hadi ay nooshahay kolay jawabtaasi way iska cadahay inay maanta 70neeyo jirto gabadhan uu sawirkeda soo ban dhigayna ugu badnaan 50 mayna gaadhin
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Waa sheeko la isla ogahay oo lasoo alifatay waa been
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Siyasadii ee dadka isku diraysay dadka intan ka Fiican
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 2 жыл бұрын
Ibraahimow adigaaba keydkii ah buugbaad ka qoro karta Sifiican baad noogu bayaanisey shekadaa iyo habka musikada iyo waliba kuwa haraacaya Maasha alaah
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Lkn qiyasada heesta Baladweyne been ayuu ka sheegaya ninkan yaa waxan usoo dhiibay
@mustafaaden736
@mustafaaden736 2 жыл бұрын
kkkkkk, weriyubu waxa uu yidhi "...baal goray waa maxay, baal goray muxuu uga jeedaa?" Waa su'aal wanaagsan oo daacad ah, jawaab fiican se may helin. Baalka gorayga ninkii garanaya ayaa garanayee, baabuurta ayaaba lagu qurxin jirey oo la sudhi jirey, ama dhinaca side mirrors ka ama gudahaba. Baalka goraygu horta waa baalka shimbirka aa duulin ee Gorayga, baalka goraygu waa madaw dhalaalaya, oo debecsan oo aad mooddo timo la subkay oo aad looga shaqeeyay.
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 2 жыл бұрын
Suaalo badan buuna ka jawaabin
@abwaancabdiodowaa4673
@abwaancabdiodowaa4673 Жыл бұрын
Maashaa allaah jawaahir maxamed faarac shuuriye waxaa awoowgeed ah abwaankii weynaa ee faarax shuuriye waa qisa dhab ah waana beer luladii dhabt ahayd
@XanaanadaancabduulleMuqdisho
@XanaanadaancabduulleMuqdisho Ай бұрын
Qabiilkeeda yuuu Ahaaayyy xawaadle mise h.g
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Allah how naxariisto hadrawi
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
War balad way Lehane ninka dhintay e rabigi lakulmay nabad gali o heso iyo dabi hadaba wadin alleh haka cafiye 🙄
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Alaayar xamaa raximiin
@ruqiya9698
@ruqiya9698 2 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويسكنه الفردوس الاعلى
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
Aamiin
@jawahirCarab545
@jawahirCarab545 2 жыл бұрын
Masha allaah walaakey waanu is arki doona insha Allaah wax badan baan ogahay
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Maxad ogtahay hhhhhh
@abwaancabdiodowaa4673
@abwaancabdiodowaa4673 Жыл бұрын
Jawaahir maxamed faarax shuuriye ina adeer waan ku salaamey sheekadaadana mudo dheerbaan hayaa qudheyda wuu iiga sheekeryey qofka aad tahay
@bilaalcade5517
@bilaalcade5517 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo dhamaan inta muslimo ❤
@Cabdisalaanfaaraxqaarey
@Cabdisalaanfaaraxqaarey 6 ай бұрын
الله يرحمه راحمين هدراوي امين يارب
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 жыл бұрын
Hadraawi Allah ya raxmu raaximiin insha allah, Laakiin waxay ku wacnayd intuu noolaa inaynu aragno beer lula Laakiin allah ma qadarin,wuxuu ii sheegay Hadraawi intii uu noolaa, in ay jawaahir oo ah beerlula ay kala soo hadashay sweden ,
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Abwaanka haka been sheegin Niyoow beerlula maaha naagtan weey geeriyootay beerlula allah ha u Naxariisto iyada iyo hadraawiba sheekadan raqiiska ah abwaanka Marka uu dhintay ayey soo alifteen dadkan Jawaahir lama oran jirin hadraawi halmar buu arkay gabadha dibna uma arag isaga ayaana afkiisa ka sheegay
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
BEER LULA iyo Baladwayn😭♥️😭
@nuuxiyadamediamusic1
@nuuxiyadamediamusic1 2 жыл бұрын
Waxa aan ka xumahay TV ga MM TV in aanu jirin markii uu dhintay abwaan saxardiid maxamed cilmi jabiye oo ahaa abwaan sare lkn waxan TVga mm TV ka cod sanayaa in taariikhda abwaan saxardiid maxamed cilmi jabiye noo soo ban dhigo allh mahad le
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
Tv Qranka ka dawo anigoo ka sheekayanya Taarikhdi qoralana wad ku heelaysa face book qormo aan ka qoray
@kayseali9510
@kayseali9510 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto abwaan hadraawi
@ahmadibrahim1340
@ahmadibrahim1340 2 жыл бұрын
Saaxiib maaha ( burcad xiniiyoo) e waa (bulcad lagu xidkeekeeyoo)
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH ABATI
@zalmanmubarak
@zalmanmubarak 2 жыл бұрын
allah ha u Naxariisto
@ibraahimmohamed6424
@ibraahimmohamed6424 2 жыл бұрын
Ale hawnaxariisto abwaan hadraawi
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 жыл бұрын
Waa lay sitaayoo Dawan baa iisaqadhayoo Samadaa korkeediyo Sudhan oogadaydoo Saymaan ku beegne Ma samraa Ma seexdaa Ma sugaa Magool erayada hadraawi laxanka cabdikareem jiir
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Abwaanku inta uu noola maad sheegtid.
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Inu beentooda ku marqati fura laga baqay malmo yarbu asan yahay AUN durbadiiba been muuqatey la yimaadeen
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
ilahow u naxariiso adero Hadrwi heesahiisa ma kala dhacaan sida suleekhay aragaga sida jacayl dhiig ma lagu qoray sida belad wayn iyo boqolaal kale
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Hadda Ayeeyo noqoneysa tariikhda runta 😅
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Hhhhhh Abwaan hadraawi markuu dhintay miyey beerlula soo noolaatay kadibna Sweden aaday qosol badana 10 sano kadib Abwaan hadraawi in aad qof nool nooga dhigtan ayan kabaqaa isku xishoo qiyasada heesta haka been sheegin waxan in soo alifteen qof kasto aqli leh baa fahmi kara beerlula allah ha u Naxariisto weey geeriyootay mana ahan Maamadan Jawaahirna lama oran jirin Anaga reer Baladweyne ehe wax naga weeydii adeer
@hindahajimuse7909
@hindahajimuse7909 Жыл бұрын
Muu Ka been sheegayaa wll
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Maskiin Duco buu ubahan yahay waxaan maqlay induu noolaa ee uu xanuun sanaa cidu sooma booqan jirin oo xadaa madax dii joogday aaskiisa horay iguma dagi jirin maxy hees uu alifay dari maanda
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Qoftan maaha beerlula 1970 weeye qisadu qoftani 19970 imseey jirtay hhhhh
@abdirashidrabile683
@abdirashidrabile683 2 жыл бұрын
Ilahy jandii firdowsa hkawaraabiyo abwankeni somaliyed
@sans123-d8c
@sans123-d8c Жыл бұрын
Jawaahir maxamed beerlula
@aminaosman3176
@aminaosman3176 2 жыл бұрын
alaahu yaa raxma waa raaximin
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
Allaah ha unaxaristo 🤲🤲🤲abwaanka ilmo ma dhaley xadraawi
@Caalamiacademy
@Caalamiacademy 2 жыл бұрын
Wax ubada kamuu tagin walaal
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
@@Caalamiacademy Haa mahadsanid
@aminaosman3176
@aminaosman3176 2 жыл бұрын
maye gurina kamuu dhisan aduunka Allahu uga dhiso janatul farfoowso Guri barwaaqo
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
@@aminaosman3176 Amiin Amin Amin
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 2 жыл бұрын
Hadda waa macooyo qoftaasi hadayba nooshahay dhakhlo tani waa kuguma caddayn karee ku habso caadiya😂😂 waan diidney bal wakaase naga dhaadhiciya
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
1970 ayey aheyd Macooyo maaha waa ilaa 60 years hdey u weynaato mashalaah wali waa maamo xoogle
@jamiilasomfamily4755
@jamiilasomfamily4755 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الصديقين والشهداء والصالحين يارب العالمين 😭😭😭😭😭😭 امين يارب 🤲🤲🤲
@saladjama607
@saladjama607 2 жыл бұрын
5⁵⁶
@saladjama607
@saladjama607 2 жыл бұрын
????^^^^^^٪^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^
@abdinasirwarsame4591
@abdinasirwarsame4591 2 жыл бұрын
Waa taariiq loo baahnaa inta uu noolaa inuu ka sheekeeyo uuna sheego gabadhaas qofta ay aheed hadii kale waxaa ka dhalanaya in la isku qabqabsado
@othmanhees4005
@othmanhees4005 Жыл бұрын
wariyuhu muxu la qaylinaya ?
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 2 жыл бұрын
Gabadhan beerlula hadii ay tahy maxaa mar hore loo keeni. Cadeyn bey u baahantahy sheegadaan
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Waa beentoot waa sheko ay sameysteen abwankaa marqati furi laha ee intu noola mexey u sheegi weyday maalmo alaga jooga tacsidisi AHU been beey suqa la ordayaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
baal goray qofkii arkay ayaa quruxdiisa qiyaasi kara, aad buu u quruxbadanyahay baalka goraygu
@malikatushaada5636
@malikatushaada5636 2 жыл бұрын
Beer lula allahayow balayada hareer mari😍❤
@xasanxasanfedhayare6202
@xasanxasanfedhayare6202 2 жыл бұрын
Ilahay hadalka sida loo yidha haydinku adkeeyo
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Жыл бұрын
War gabar somali intan isma qarisan u ayado ku fanaso qurux dada iyo inu hadrawi u tiriye heesti Baladwan e ???? Ninkan maba jiro waqtigi barlula e waxa jiro mushago
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Waxay keeneen beled weyn riwaayadii aqoon iyo af garad
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Жыл бұрын
Shako kale La imow saxib tan way shaqan wayday e warunti kulaha timahada ma asaga arkay
@sd7259
@sd7259 Жыл бұрын
War beenta daa inanta loo qaday heesta beledwyn waxay jogtah london waa inan 2 caruur bay ledahay Istaqfurullah
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Gabadhani waa gabadh yar.
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Waa been waxani waa sheeko lasoo alifay hadda
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 4 ай бұрын
Sheekada maxay tahay Xasan adan baa xitaa ka hadlaa Hadrawi laftisa ka hadlay gabadha waaba HG Cayr marka ma isaaq baa hawiye kala jecel mise Xasan adan iyo abwaankii sameeyayba adigu uga aqoon badan tahay qisada gabadha ku socoto​@@beerlulaahmed320
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Жыл бұрын
Wuna ka waramaya sidi asago garan jiray hadana ma garananin ayu Layahay ma fahmin tas
@fadumoa1254
@fadumoa1254 2 жыл бұрын
Beer Lula iminka ayey ku soo baraarugeen (surprise) jawaahir noolow
@jimcaleyare8542
@jimcaleyare8542 Жыл бұрын
Beerlula magaceeda buuxo sheega
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Abwaanki oo bil motaneyn baad been nagu bilowdeen intuu abwaanki noola maxa loo sheegi waaye markuu saas u dhintayba waad lasoo kala orodeene abwaanka afkiisa inu moyane cid kale ka rumeysan meyno🤔
@Yonis5
@Yonis5 2 жыл бұрын
Inbadanbuu ka sheekeeyay AHUN Marxuum Hadraawi. Waanad ka heli kartaa KZbin ka Marxuumkoo ka sheekaynaya wll
@Yonis5
@Yonis5 2 жыл бұрын
Halkan ka daawo Hadraawi oo qisadan ka sheekaynaya. kzbin.info/www/bejne/al7MoqxspLx8f9k
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Mhdsanid walalkey madhaweyn markaan dawaday ee adiga Jawaahir hebal miyaad ka maqashay hee
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 жыл бұрын
Jawaahir Mohamed carab 1970 Maalintaas sideey u ekeyd
@halimali8389
@halimali8389 Жыл бұрын
Wllo waxan anu ufahamy inuu nin aan ubad iyo hanti aduun midna ka tagin balse ku dhintay cibaado alle iyo deeqsinimo uu hibadii hal abuurka ee rabbi siiyay uu dadka Soomali oo dhan Uga tagay. Yacni Hadraawi isaga oo ah nin aan aduun wax u ahayn ayu geeriyooday. Waa taas Xoriyada dhabta ah.
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 жыл бұрын
Intuu nuilana ka hadlin waydee maxa imika uga hadlisa illahay kabaq
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Sheekada been ah ay sheegayan oo waxbey ku raadsanayaan
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 жыл бұрын
@@tasneemelbana2630 waa.been haa magac bayku rabaan
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Hargeyso eey aadi ala dhahay intu noola oo dhan iyo intu xanuunsana mexey ugu tagi weysay waayo waxay ogeed iney beer lula ahayn hadana xabaashiisi beey rabta iney isku so dul masawirto oo la sid sido ayaan ay xoolo ku helaan beer lula waa alxiraale abwanka oo kaliyana kajawabi karay cid og meley ku dambeysay maleh maalmo yar ayu aasan yahay horboo xun suuqey been soo galiyen lkn manta cidi la arka aya dhihi karta beerlulan ahay wayo abwanku wuu dhintay allaha u naxariisto abwan an jeclaa💔
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Lee ala xaasidsaneedaa maxay u raadin waysay haday kamaqashay radio muqdisho ,madaama uu dhahay Raadiyo muqdisho baad kamqlee heesta aan kugh amaanayo buu ku yiri
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Beerluladi saxda ahayd maha abaayo beerlula cid taqaano male waxan waa wax ay sameysteen abwaanki marku saas u dhintayba walaso kala ordeen intu noola mexey isku sheegin bal
@ahmadibrahim1340
@ahmadibrahim1340 2 жыл бұрын
Burcad lagu xineeyay ku laxaa Maaha sidaa e waa Bul cad lagu xidkeekeeyoo
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Жыл бұрын
Maha waa burcad lagu xideeyo
@aminaali5816
@aminaali5816 2 жыл бұрын
Muu quraan usoojeedo alaayahdiik
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Hadraawi waa dhowr qof wlo xiliga a waa wakhti uu soomarey ayaa ay ahayd
@muste123
@muste123 2 жыл бұрын
abwaan hadraawi iyo Shakespeare kee ba qiimo badnaa?
@sadiqmohamudali934
@sadiqmohamudali934 2 жыл бұрын
Hadraawi
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 2 жыл бұрын
Ma wax layso keenaa dee hadraawi
@bashirfaraah8579
@bashirfaraah8579 2 жыл бұрын
Maxamed Ibrahim warsame hadraawi ayaa qiima badan waaa nin Muslim ah
@zainabmohamed4244
@zainabmohamed4244 2 жыл бұрын
Hadraawi baaqimabadan murti iyo muslim nimaba
@muste123
@muste123 2 жыл бұрын
Hadaba wariyaha ayaa is barbar dhigay oo ku matalay inu la qiimo yahay Shakespeare.
@sismail120
@sismail120 2 жыл бұрын
Waar dadka waawayn ee da' jooga ha kalifina jiriyahay maryaha soo qasaashay ,caqli meesha kuma haysid ee dad aan taariikhda aqooninbaad heshay
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Adiga qof bad cayaysa aanad waxba ku lahayn Horta adiga akhlaaqada xun jooji
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 жыл бұрын
Dhaqan xumo iyo Akhlaaq xumadii oo Qof ah!!!!!!!
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
S ismail adigaa aaad u edeb daran bila akhlaaq ayad tahay
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Bal arag aqli yaridooda malmo yar geeridiisi shekadan beey soo sameeyeen oo daqli ku doonayaan intu nola mexey u sheegin inu ku marqati furo meyka baqeysay allaha u naxatiisto abwankeena
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Жыл бұрын
ninkani qablaalad badanaa- kulahaa isagoo xor ah ayuu dhintey kkkkk
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Taariilk ayaad keentay Ibraahim Cali Axmed reer Dumbuluq axyaa qaraami X Hargaysa l.
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 жыл бұрын
lakiin sida aadsheegtay hantibay lahayd hadraawina intaaba wuu iska dayacnaa oo cid waxtarta waa isga baahnaa ee hadii ay leedahay ducadiisii ayaa wax iitartay oo abaalbaan uhayaa sidaan jeclahay waxaa fiicnayd intuu noolaa in abaalkaa ay uceliso
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Hadraawi baahi wax loogu ururiyo ma hayn. Mana ka qaateen. Ina Cigaal aun baa 10 kun oo dollar arooskiisii siiyey. Wuxuu yidhi kuwa iga liita siiya
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Hadraawi isagaa dad ka wax tarijiray oo la daba guurijiray ilaahay mooyee aadame umabashan
@aal5869
@aal5869 2 жыл бұрын
Abaal maxaya ayuu Hadrawi ku lahaa gabadha
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@aal5869 Waa dad iska hadlaya hadraawi abwaan buu ahaa ilaahay ufududeeyay in uu wax ka yidhaa wxuu arko jacaylkuna kasta wuu soo mataa laakiin abwaan uunbaan wax ka tirinkara qofka jacayl loo qaado abaal laguma laha Ama haloo heeso Ama hala iska aamusee waxana dhicikarta in iyada lafyarkeedu jacayl uqaaday markay fahanto qisada heesta laakiin heesta mooyee qisada may maqal ilaa ay waayeel noqotay sababtoo Ah hadraawi wuxuu qisada ka sheekeeyay ywakhti aan sidaa ufogayn ilaa wixii ka dambeeyay 2000 kun sidan meelkasta sheekto iyo su aalo loola wareegayo ee qofwalba mic iyo moobil kala wareegayo may ahayn sidaa darteed beer kula Ama jawaahir wakhtigay ka jawaabilahayd qisada may ogayn waxay ogaatay iyadoo waayeela oo la qabo oo ayeeyo ah hadana waxa dhicikarta in ay isku soo muujisay in ay dad badan oo caruurteedu ku jiraan ku dhiirigaliyeen in ay dadku bartaan qofka ay tahay beer lula ninkeedu xataa Hada waxba u arkimaayo laakiin haday wakhti hore isku muujiso wuu masayri lahaa oo wuxuu odhan lahaa naa waa lagu sidaa oo odaygii aad lahayd liiqliiqato ayaanu kukulanay baa maskaxda walibkaaga jira lol
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Been waye abow beerlula ma ahan gabadhan ila hadana lama garanayo waa al xeraale taasna waxa ku cadeyneyso malmo yar kahor buu go'ay mudona wuu xanuunsana ilaa iyo intas maxa lo la'a o maalmo yar geridiisa kadib beerlulan ahay kasoo saray waa koox wax ku dooneyso
@sans123-d8c
@sans123-d8c Жыл бұрын
Sax waa muuse dabayare waa caan
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane 2 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray beenloow markhaatigiis buu fogeeyaa, hadraawi markuu geeriyooday maxaa arrinka gabadhaan bannaanka keenay, inta uu abwaanka noolaa maxay isu soo muujin wayday? Dadka caqligooda yaan lagu cayaarin abwaankana godkiisa ha idiinka jiifo
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Waa been muuqata😂
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 жыл бұрын
Wax been ku kalifa Oo Qof aan jirin loo sameeyaa meesha maba yaalaan, Waayo Beerluli may ahayn bahda fanka, hadraawina been muu alifine 40 sanno waa la ogaa, Hada se hadii ay suurto gasho arageedu waa fiicnaan lahayd,
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane 2 жыл бұрын
@@CarroEdeg hadraawi baa been alifay anigu ma qorin, qisada beerlulana waxaan rumaysnahay in ay tahay mid dhacday oo xaqiiqo ah, balse tan aan la rumaysan karin ayaa ah islaantaan hadda la hadal haayo ee jawaahir in ay tahay beerluladii uu abwaanka noo sheegay qoraalkaygana taas buu daarranaa
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 жыл бұрын
Horta fanka iyo suugaantu waa kaydka dhaqanka umada soomaliyeed, hadii dhaqan iyo xikmada been lagu soo darro way ba'ayaan, beenaale umada nabiga kuma jiro, tuuga saaniga dhamaan dambiile kastaa umada nabiga waa kamid, beenaale rasuulku(csw) waxuu inoo sheegay inaanu umadiisa ahayn, sidaa darteed qof muslim ahi haduu warkuu sheego hadaniyin malo xun hawla kicin, intaasaan u jeedaa, warjiraaba cakaaru iman
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane 2 жыл бұрын
@@CarroEdeg intaa waan kugu raacsanahay, se midda ah "malada xun" horta qofka muslimka ah in aan mala xun lagula kicin waa arrin ina faran oo diini ah sidoo kale Waxuu alle sw suuratu xujuraad nagu faray in aan iska hubinno wararka noo imanaya فتبينوا, in warka la iska shaandheeyo oo sax ahaanshihiisa la hubiyaana waa fitra innagu abuuran, walaal arrinka beerlula horta waxuu noqday waxii la dhihi jiray "tusbax dabada laga furay" oo dumar badanoo wada beerlula ah mid kastaana sheeganayso in ay iyada tahay gabadhii uu abwaanka heesta u sameeyay baan yaraanteydii illaa maanta arkayay, gabdhan hadda timid ee jawaahir ah iyo raggaan muuqaalkan Soo galiyayna ma ay sheegin wax caddeeynayo in ay jawaahir ka baddelintahay dumarkii hore ee wadada beerlulada ahaa, aniga arrinkan wayddiimo dhowr ah baa ii hoos yaalla kumana qalddaniyoo hubsashadu waa mid caqligaygu iyo diintayduba i fareyso maalintaan jawaabtooda helaana waxaan noqonayaa qofka ugu horreeya ee jawaahir u aqoonsado beerlula. Mahadsanid
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
❤❤❤💯👏👏👏👏🤲🤲🤲👍👍👍
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 2 жыл бұрын
Waa beenteed ee wax kali sheegaa
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Intu noola maxa afka ku dhagnaa wa been caadiya😂
@BSK24TV
@BSK24TV 2 жыл бұрын
Beer Lula waa MAAMO KURUSA😁👌
@guledmohamed7524
@guledmohamed7524 2 жыл бұрын
14:14 kulahaa quruxdeedaa gudaha isaga maa arkY gudahana 😂 😂 😂
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Guled Mohamed quruxda gudaha waxaa laga wadaa dabeecada wanaagsan!
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 жыл бұрын
Waa Qalbiga, Quruxda gudahu
@newhardwork7810
@newhardwork7810 2 жыл бұрын
Baladweyne waa gobolkee
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
Hiiraan
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
Hiiraan waye
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Waa gobolka hiiraan Magaalo madaxdiisa wlle
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Wa hiiran lkn gabadha waxa ay sheeganeyso ayaa been ah beerlula lama garanayo ee wa waxay so sameysteen
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Beerlula waa magac abwaanku gabadha u bixiyey wll Magaceedii saxda ahaa maaha Mida kale fankii hore ee soomaaliyeed fan asluubeysan ayuu ahaa Waxaan qayaxan oo meelaha lala taaganyahay qofka magiciisii iyo sarbeeb la'aanta ma ahayn Waa kaas hadraawiba isagoon laga maqal taariikhii qabsaday la God galay Balse waxaa jira buugaag badan iyo dad asxaabtiisa ah sida abwaan jaamac saleebaan oo la walaal ah Fanaankii weynaa ee maxamed saleebaan ( tubeec) oo ka waramay taariikho dhawr ah oo hadraawi ku qabsaday magaalada cadan ee dalka yeman xiligii dhalinyaronimadiisii.
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
qaabka wax usheegaysaan waa qaab kala dhimman
@tasneemelbana2630
@tasneemelbana2630 2 жыл бұрын
Sheekadaaba been ah ay shegayan beerlula maha mamadaas wayo intu noola ayeey warkeda cadeyn lehed marqati bey ka baqayeen
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
@@tasneemelbana2630 waaba been iska cad inta aqliga u saaxiibka ah uunba fahmi karta xitaa reer Baladweyne maaha gabadhu uu leeyahay waa beerlula
@axmedkabtan2812
@axmedkabtan2812 Жыл бұрын
@@beerlulaahmed320 deee adigu wa benta un bad haysaye sheg siday xaqiqadu tahay maxa marku qof wax shegoba wa ben u haysa ee ku xijiyay u sax dadkaa hadi ad haysid tarikhda
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 14 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 863 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Kulanka lagu taageerayo Duub Jaamac Maxamed Xalane (Jaamac Xaange)
53:35
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 97 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Iyo Xabsigii Qansax Dheere
27:24
QARNI JOOG
Рет қаралды 180 М.
Qisadii Asxaabul ukhduud
56:18
Abu Yussuf
Рет қаралды 151 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН