Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi

  Рет қаралды 843,783

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

6 жыл бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 663
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 4 жыл бұрын
Qisadan hooyadey aa caawa iiga soo shekesay wlhi ilinta waa ceshan wayay 😭😭 haben jimca soo galeeso tariqduna eythy (18 june 2020) maumalenayi inaa hilmaami doono nolosheyda inta kadhiman 😭 hada waxa udhagesanoya inaa marlabad iska oosiiyo 😃 waxa rajena saan ookle qof ii jcl inuu Ilhy isiiyo aamiin ❤❤
@QarriJiqood
@QarriJiqood 4 жыл бұрын
ma hooyadaa baa gabadha qisada laga sameeyay? mise Iyaduna way maqashay uun?
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 4 жыл бұрын
@@QarriJiqoodweeba iidhacan leheed hadii hoyadey looqadi lahaa ☺ qisada heesta ee taqane marka xasan adan samatar hesta uukuso caanbxy wye ee idhahde saas aa ku weediyy qisada heesta 😪😪 inkastoo oohinta iga qastay watas jawabtada 😀
@QarriJiqood
@QarriJiqood 4 жыл бұрын
@@vanismachannel2335 ha ooyine aamus walaal qaali
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 4 жыл бұрын
@@QarriJiqood mhdsnd😀 hada qisada iyo hestaba wadhameeste kistoo murugti lee igu danbeso (wada jcl aa iska ahay) waa ku mhdsnthy inaa soo dhigtay muuqal kaan wll ❤❤❤
@QarriJiqood
@QarriJiqood 4 жыл бұрын
@@vanismachannel2335 adigaa mudan walaal farxad iyo jaceylkaas baan kugu ogahay, No Oohin dambe.
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 Жыл бұрын
Allah haku naxristoh Mohamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” inta dhagysanysa qisada geeridisa ka dib 😭🫀
@asioabdisalaam3391
@asioabdisalaam3391 Жыл бұрын
Amiin😓
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 2 жыл бұрын
24/4/2022 Baa Commentigan Meesha Ugu tagay , Mar walba uu Qof like Saaro Waxaa Dib u dhageysan Doonaa Qisadan iyo Heestan, 🥺💔 Gabadhi aan Jeclaa Baa Beydhabo iga Aaday Sidaa Darteed Baa Heestaan U Dhageysanaa 9 Bilood🥺💔
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
😁
@drsmariam4748
@drsmariam4748 Жыл бұрын
Makuu timid gabadhii hadeer 10month kadib
@khalidjaama8026
@khalidjaama8026 3 ай бұрын
Ma kuu timi gabadhii 2 sano ka dib
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Жыл бұрын
Inta daawanaysa geeridiisa kadib is muujiya una soo duceeya 😥😥😭
@ahmedkafiziyad4821
@ahmedkafiziyad4821 Жыл бұрын
Alaha unaxriisto
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Жыл бұрын
Allah unaxriisto qabrig Allah uwaasiciyo
@user-uy4ct8xc1r
@user-uy4ct8xc1r 6 ай бұрын
Alaah hownaxariisto
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 Жыл бұрын
Laascaanod 31/8/2022 goorshegtaduna waaa 12:53 caawa anoo sii jiifsanaya ayaan dhagaystay qisada iyo heesta runtii hurdadii way iga duushay alle ha unaxariisto hadraawi
@zapahalimohameth1085
@zapahalimohameth1085 3 жыл бұрын
Hadu yahay bar kuma taal abwaan uma balweeyen ma boqreen hadrawiba Beer lula ma sheegen 2/27/2021 TIME= 8:30 inta iga danbaysah Liketa hayga ilobinah🙏♥️
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 Жыл бұрын
Abwaan Qaaqaa
@mahamedsalmaan8986
@mahamedsalmaan8986 Жыл бұрын
Waxaan dib u daawanayaa 18/08/2022 oo ah maalintii Hadraawi tii xaqa ahayd tagay. Hadraawi wuxuu ahaa qaamuus, maktabad, nolol baaxad weyn oo aan laga gayoonayn. Wuxuu ahaa hal-adayg weedhiisa iyo ficilkiisu is lahaayeen, wuxuu ahaa macalin soo saaray abwaano, murti maalayaal, iyo mu'alafiin badan oo taariikhda Soomaalida baal dahab ah ka galay. Ilaahay naxariistiisa balaadhan haku maamuuso, marti la jecel yahay ilaahay haka yeelo.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabsho oo qabriga ha u wasiciyo amiin Hadrawi abwaan somliyeed kaan ugu jeclaa buu ahaa isaga iyo Gariye AHN laba abwaan oo qabyalada somalida ka nadiif ah bay ahayeen Geerida Hadrawi jara’idada aduun koo dhan baa lagu qoray…iyadoo ay lahayeen wuxuu ahaa the Shakespere afka somaliga geriyoday Very proud afkeyga hooyo….ilaahayow somali dhawr meel kastoy joogto
@sabriinanuura7950
@sabriinanuura7950 2 жыл бұрын
Heestaas darteed ban Ujeclaaday beledweyn ilaahow ha idilin anigoon maalin uun arkin😘
@engineeerabdalla5935
@engineeerabdalla5935 Жыл бұрын
Alh Unaxariisto 😭
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 4 жыл бұрын
2020 Hargaisa, Xaafada Maxamed mooge, Wakhti Dambe ayaan dawanaya. Like ii saara dadka 2020 iyo wakhtigi ka dambeya dawanaya
@kunkamudan1889
@kunkamudan1889 3 жыл бұрын
Ina mooge isku xafado nahy huno
@sahrasiyaad2486
@sahrasiyaad2486 3 жыл бұрын
M do
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 3 жыл бұрын
@@kunkamudan1889 Anigu xafada waan u boggay.
@kunkamudan1889
@kunkamudan1889 3 жыл бұрын
Aad iyo laxaad walloh
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 3 жыл бұрын
Iso baadh
@bellahashi
@bellahashi 8 ай бұрын
Wax badan wala iga shekeye qisadaaan😢, lkn cawa nasib uyeshay inaan codkiisa ku dhageysto, abwaanka ilahy ha unaxariisto , waa qiso miisankeyda wadato.🥺🥰
@Bashil52
@Bashil52 11 ай бұрын
Casar jumco ah 4/8/2023 ayaan Commentigaan halkaan ku reebay Anigoo ah W/Cali Bashi Updi Qof walba oo aqriso waxaan ka Codsanayaa in uu Duco ugu deeqo alleha u naxariistee Marxuum Hadraawi aabihii Suugaanta soomaaliyeed Naxariistii Jano allaha ka waraabiyo
@updirashidbishar1189
@updirashidbishar1189 Жыл бұрын
Waa markii igu horaysay oo qisadan an dagaysto 26/8/2022 abwnkii weyna hadrawii AUN janatul firdowsa haka warabsho. Beledweyne allahayow balaayadaa hareer-mari markasto commentigan like 👍 la ii saroo waxan dib u dagaysan doona qisadaan inshalh waa 00.06habenimo
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
Magaladaydii anku dhashay baladweyn Allahyoow kadhig meel barwaqa oo balayada harer mari hadrawi ilaheyoow cafimad iyo cimri dheer sii ameen
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 Жыл бұрын
2022 /08/19 marxuum Weeyi Allah yarxamu raaximiin 🥲🥲🥲🤲🤲🤲🤲
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Жыл бұрын
Allha u naxaristo
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 3 жыл бұрын
Malin jimco ah 5/3/2021 Malinti ugu horeesay aan dhagesto qisadan waa qiiroday runti 😥😭cimriga allha ku dheereyo abwanka somaliya hadraawi 🙏❣️
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
Allah unaxriisto 🤲
@fayzahjamac3689
@fayzahjamac3689 3 жыл бұрын
Wuxuu mujinaya jacayl aad u qurux badan,oo xasuus u leh wadanki wanagsan wallahi wa abwaan hadrawi ma ogtahay in afka carabiga hadrawi mecnaheed u yahay qofka hadalka badan. Se hadraawi wa hadal malab
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaanka Tani waa qiso cajiiba aniga oo meel bulsho ah ku daawanaya oo laba dhagood iigu jiraan ayaan marna qosol heyn waayey marka ilmo iga soo dhibicday wllhi xasuusuhu waa macaan io murugo isku lifaaqaan
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi cimriga iyo caafimaadka allaha kuu barakeyo Abwaan Culus Baladweyn markaan maqlaba Beerlulaa igu soo dhacda🥰 30/11/2020
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 Жыл бұрын
2022 /08/19 marxuum Weeyi Allah yarxamu raaximiin 🥲🥲🥲🤲🤲🤲🤲
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
​@@somalientertainmentcomedy4556 Aamin 🤲
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 3 жыл бұрын
Waxan ku faraxsanahy in xaskaygu ka so jeedo magalada barakaysan ee beledweyn iyo besha xawadle cali madaxweyne aana ka so jeedo gobolkii awowayasha we sanaag cerigaabo
@omarN
@omarN 4 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya sheekadan😍😍😍😍😍.
@mohamedabdi7921
@mohamedabdi7921 6 жыл бұрын
Gabadha heesta ku saabsantahay waan la kulmay waa hooyo wanaagsan aadna u qurux badan masha allah.
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 4 жыл бұрын
Xagey joogta e ad kula kulantey
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Beenta Iyo Balaayada Joojiya 🤣🤣🤣🤣
@sumayamohammedahmed8200
@sumayamohammedahmed8200 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 😂😂😂
@Zaam495
@Zaam495 Жыл бұрын
Wa magaceed walll mamadaas iga daba geey
@daalohotel8207
@daalohotel8207 Жыл бұрын
Ha
@faysalcrashid7911
@faysalcrashid7911 6 жыл бұрын
Hadrawi alle cimriga ha ku barakeyo heestan Xasan Adan hesahisa waa tan ugu jeclahay kama Dalo dhagaysigeda
@alimohamedabdi8392
@alimohamedabdi8392 5 жыл бұрын
Alle ha dhawro abwaanka soomaaliyeed waa isha suugaanta afkeena hooyo
@quruxlay1894
@quruxlay1894 3 жыл бұрын
Qiso dareen wadata xasuusinaysa qof kasto wax jeclaaday Hadraaawi boqorka somali mar so marayba tahay❤️
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Qisadaan aduun ayaa ujeclahy ❤️
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
anigane wax hees San ah ii samey malahan beladweyn Ayan wiil ku jecladay waxana u socday markas Muqdisho 😥😭 beladweyn alahayow ka dhig Berta raxada ❤️❤️🇸🇴
@walalrajuu2294
@walalrajuu2294 5 жыл бұрын
boqorada hiiraan ilwad qurux Alpi Aniga Aya ku Samay Naya ❤️
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
@@walalrajuu2294 masha allah mahadsanid wll qali ❤️❤️❤️
@buuleeycade8878
@buuleeycade8878 4 жыл бұрын
Msh allh allh haku xafido abwaan hadraawi
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@S_Siman2188 reer xamar hees garan maayaane anaaa reer burca ahe oo hadrwian aderkay yaheye adna dhashii beerlualaaa taheee maad aniga ii iman anaaa hees kuu smayne
@dawsarfarshaxan1237
@dawsarfarshaxan1237 3 жыл бұрын
Aniga hadaan u socdaa
@accountingfinance4904
@accountingfinance4904 5 жыл бұрын
Alle ha dayo abwaanka wayn ee somalilan maxamed ibrahim hadraawi
@mouna__zadiq958
@mouna__zadiq958 3 жыл бұрын
2021/1/6 arbaca ayaan dawanaya qizadana waxa igazozhekeyey wiil xidhiidh nga dhaxeyey wnan kahely zidaaz drtedpan uzopadidony qizadan🥰
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Anna Waa Markii Labad even Dhageysto. Laga ma Xiiso Goynaayo. 15/6/2021 Salaan Boqortooyo
@r017x
@r017x 2 жыл бұрын
ramadaan habiin axad ah 10 april 2022 wllhi waa qisadii iigu quruxda badneed aan dhageystay abid tolkeyga xl waa gob iyo nasab mar labaad waan soo booqan doona beledweyne 💔👏👏
@abdisalamwehliye9425
@abdisalamwehliye9425 Жыл бұрын
Abwaan hadraawi maanta ayay tiisiii noqotay eebbe haw naxariisto. 😢🤲
@wizzgurey9283
@wizzgurey9283 6 жыл бұрын
M A wlh waa qiso cajiib ah abwaan hadraawi taariiqh nool waye cimrigada allha raajiciyo
@suheybabdullahi3632
@suheybabdullahi3632 5 жыл бұрын
Hi
@liibanabdi3281
@liibanabdi3281 Жыл бұрын
Alla ha u naxariisto maanta ayuu geeriyooday 19 kii Augest 2022
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Aamiin aamin beledweyne waa magaladeeydii
@haniweye469
@haniweye469 6 жыл бұрын
Masha Allah.gabdh fariida ahyd oo.dareemaysa qofkaan wuxu damacsan yhy Sanadaadan danbe wxa modaa dadka inay kalsonidu ka.dhimatay Hadiba wiil.wado tagan kula hadlo Wa bilaa edeb bad isleedahy Hadii gabdh si fudud wiil kuso dhawaysana waxa ugu horeya maskaxdisa kuso dhacaya waxa weye naagta fududaa amay.thy.waawaynkaa
@baashemaxamed5426
@baashemaxamed5426 6 жыл бұрын
Hani weye absolutely been mad shegin inder
@garaadabdinaasir2777
@garaadabdinaasir2777 5 жыл бұрын
Hani weye Wa runtaaa huuuno lkn Dhibta kole wa iska dhaman doontaaa Lkn hablaha iyo raguba ma wada xuma kuwa wacan ba jira
@munaahmed7424
@munaahmed7424 5 жыл бұрын
Hani weye
@abdallesulaiman1484
@abdallesulaiman1484 5 жыл бұрын
Hani weye hhh wa runtaa wlhi wll
@abdirahmannahmed2239
@abdirahmannahmed2239 4 жыл бұрын
Quruxay been maad sheegin Wakhti bay ahayd (
@amino4593
@amino4593 Жыл бұрын
still listen❤️ 22/7/2022 00:17 i.n mar un bldweyne waan adi donaa hada nolahy i.a buntda ilaa melo kle ban ado donaa i.a ❤️
@MullaMadar
@MullaMadar 6 жыл бұрын
Qari joog waan idin taageeraa wlh noo soo galiya heesahaan oo kale iyo dadka caanka ah sida abwaan hadraawi iyo xasan baashi
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 Жыл бұрын
Ilahay hawnaxristo janatul ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta buu hargeysa ku geryodey 18/8/2022
@xaliyeyoutube5794
@xaliyeyoutube5794 Жыл бұрын
Amiin
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 жыл бұрын
Allaah swt Haku daayo waa hanti Qaran hadraawi 💖 cimri cibaado leh caafimaad taam leh Raboow kuuku arzaaq❤️❤️❤️
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 Жыл бұрын
2022 /08/19 marxuum Weeyi Allah yarxamu raaximiin 🥲🥲🥲🤲🤲🤲🤲
@user-ll1su1wb5w
@user-ll1su1wb5w 6 ай бұрын
Allha haw u naxariisro abwaan maxamed ibraahin Warsame hadraawi
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Qisadan hooyaday ayaa nooga sheekaysay anoo Yara oo markas iskuul dhigta oo gabayga maadada afsomaliga kuso dhigtey heestaba waxa isi macanayey Qisadeeda❤️
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 3 жыл бұрын
Hadrawi wuxuu ka mid yahay mucjisooyinka suugaanta soomaalida soomaray allah siiyo cimri iyo cafimad taama. Qisadaan marki iigu horeyse aan dhageestay waxay ahayd 2012ki 🥰
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 Жыл бұрын
2022 /08/19 marxuum Weeyi Allah yarxamu raaximiin 🥲🥲🥲🤲🤲🤲🤲
@asmamusrsal2266
@asmamusrsal2266 5 жыл бұрын
maxamed ibrahim warsame hadraawi nolow abti allh cimriga iyo cibaadad hakuu barakeeyo
@alixasan489
@alixasan489 Жыл бұрын
الله يرحم الراحمين يارب العالمينAbwaankii Diamondka ah Abwan Hadarawi😥😭🤲🤲
@happybarkhad3905
@happybarkhad3905 3 жыл бұрын
Mzha alah waa qiso qurux badan😍
@halimahogan2726
@halimahogan2726 Ай бұрын
Allaha u naxariisto abwan mahamed Ibrahim hadrawi.
@waterofficial251
@waterofficial251 6 ай бұрын
1/1/2024 ayan dhagaysanaayaa😢
@ruweida9590
@ruweida9590 3 жыл бұрын
Malin axad ah 18/7/2021 2:30 duhurmino dhagaysanaya qisadaan inta iga danbaysa like isara
@jamiilasomfamily4755
@jamiilasomfamily4755 Жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناتك مع الصديقين والشهداء والصالحين يارب العالمين abwaan hadarawi 😭😭😭😭😭
@asioabdisalaam3391
@asioabdisalaam3391 Жыл бұрын
امين
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Yaa allah abwaanka calaf ba u galin lakiin aniga waa ka hari lahaa baabuurka dadka safarka maa ku adkaa muxuu uraadin waayey oo ugu noqonwaayey baladweene
@mohameddoubad1653
@mohameddoubad1653 5 жыл бұрын
subxana man khalaqaka anta ya hadrawiii !! BIG RESPECT NOTRE ARTIST HADRAWII we love you aloooooooooooooot .
@caydiidcabdiraxmannuur5734
@caydiidcabdiraxmannuur5734 4 жыл бұрын
Baladwey allahayow aad baan u xiiseeyaaa wlh abwaan hadraawi qaasatan qisadaaan
@ar-ahmed855
@ar-ahmed855 4 жыл бұрын
Aad baan udoonayay qisada heestan inaan maqlo 2001 anigoo aad uyar baan marki ugu horeysay heestan bartay cajalad guriga nootaalay bay kuduubneyd intaan geeyo baan dhageysan jiray lkn qisadeeda dhabta ah maanta kahor maan maqal aad baan uga helay qisada heestan dad waa dadki hore "old is gold"
@zandayacaydaruz1350
@zandayacaydaruz1350 5 жыл бұрын
Waxbaan zoo xuzuuuzty wlhi iyo sheekadiii aniga iyo wiil na dhexmarty wlhi taariikh baan ka qoray buug dhan oo ihyso inaan bandhigo cid walpoo la wadaagi laha way ilmayn lahyd sorry xitaa heezba ku jirta lkn qofkii jacylkaa ila jilay wuu iga hooseeya uduceya in allah janada nagu kulmiyo aniga iyo isaga mar kle allow qaadirow qafuuru raxiimow naxariiztaada ugu deeeq aaaaaaaamiin yaarabi
@osmanilyare8718
@osmanilyare8718 5 жыл бұрын
amin dhibka waan kula daremin kula mid ban ahaye
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 5 жыл бұрын
Zandaya maad ila wadaagi kartaa? Adigoo mahadsan
@xuudilucsarsenalblackball5312
@xuudilucsarsenalblackball5312 5 жыл бұрын
Hadraawi gyiga somalida caan ayaa ga tahy
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 5 жыл бұрын
aamin
@beinghuman1430
@beinghuman1430 5 жыл бұрын
baayo noo sheeg misne nala wadhaag
@abdiyusuf9747
@abdiyusuf9747 5 жыл бұрын
Hadraawi waa abwaan kii dunida
@daahirmxamad1587
@daahirmxamad1587 5 жыл бұрын
Waa xili jeceelka wax laga yaqiina gebedha ad u quruxda badan
@Sheikhana321
@Sheikhana321 6 жыл бұрын
Axyaa qiso siduu uga wrramyaaaba aan la wareerayba😘
@najmanalka261
@najmanalka261 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan mohamed ibrahim warsame hadraawi 😭😢
@sadaamcali5556
@sadaamcali5556 Ай бұрын
Gabdhaha baladweeyne jogo buundsba ageeda indhaha uma dhameeyn karo quruxdooda😢
@kadarhassan9360
@kadarhassan9360 5 жыл бұрын
Runtii waa qiso aad u cajiiba mujinaysa dareen dhaba runtuna waxa ay tahy in jaceylka dhabta ah badan ka aan lagu guulaysan 💔 alle cinriga haku barakeeyo abwaan Hadrawi
@weheliyechannel2332
@weheliyechannel2332 6 жыл бұрын
Mansha allah ilahay cimriga ha udheereeyo Abwaan hadraawi
@Mohodeeq
@Mohodeeq 4 жыл бұрын
Amiin Amiin proh
@zandayacaydaruz1350
@zandayacaydaruz1350 5 жыл бұрын
Hadraaawi sheekadiiza beer walac baan ka qaday iyo noloshydiii hore allaha ayan ka baryaa inuu naxariistu ku arsaaqo aaaamiin yarabi ana saygeyga ahada iijoga ha izku kaya xifdiyo amin
@qeysciltire6813
@qeysciltire6813 2 жыл бұрын
Balatwen haben isnin ah dawo haya inti aniga o kale ah liketa yeysan illa dhafn
@OmarAli-ef5if
@OmarAli-ef5if Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abwaanka SOMALIYED Wlhi qisada Abwaanka iyo Balaadweyna
@Njomol
@Njomol Жыл бұрын
19/8/2022 Habeen jimce ah oo aan ka imid xabashii hadraawi hargeisa ayaan dawanaya alle naxaristii janada haka warabiyo allow janada ku casuum
@nastehmcn4874
@nastehmcn4874 4 жыл бұрын
Abwan hadrawi m.a abwan runtii hasusu mudhan hadad 2020 dawaneyso like sar
@cabdishakur9357
@cabdishakur9357 4 жыл бұрын
2020 aya iladawanaaa ❤️
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Me
@abdilaki5073
@abdilaki5073 5 жыл бұрын
Abwaan somaliyeed hadraawi illhy caafimad taama haku siiyo heestan taariikhdeeda wan kahelaa beledwayn waxan rajaynayaa inaan mustaqbalka dhow tago buundadana soon booqdo reer beledwayne gobaa tihiin layidhiye soodhawyn fiicn
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
Kuso dhawow wll qali B/weyn io hiiraanba 🌺♥️🌹🙏
@towfiqchannel5180
@towfiqchannel5180 4 жыл бұрын
Wlhy wa abwaan qaran hadraawi Allah haku xafido
@omarfarooq4
@omarfarooq4 2 жыл бұрын
Qisa qurux badan aan dhageysto waxana ka dhageysanaya Dubai international airport..anigo sugaaya diyarada
@maxamedbunjebshe2878
@maxamedbunjebshe2878 3 жыл бұрын
2020 ayaan daawanayaa
@maxamedcashuur6758
@maxamedcashuur6758 6 жыл бұрын
maasha abwaan suugaan yahan dhab ah maxamad ibraahin warsame hadraawi
@aliyare1350
@aliyare1350 6 жыл бұрын
walaahi heestaan waan layaabey ilaa qisadeedu abwanka ayey quseysey
@qaliladan5335
@qaliladan5335 6 жыл бұрын
mashallah hadrawi waan mahelay qisada iyo gabarti berlula aniga nah mid kamid aan ahay😘💓💞💋😲🙌👫💟👏
@xasandahir8198
@xasandahir8198 6 жыл бұрын
Qali Ladan ma iyadoo kle thy 😂😂😂
@ahmedcabdalla9238
@ahmedcabdalla9238 5 жыл бұрын
Mnshlh alle ifiyo aakhiroba ha dhowro
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 жыл бұрын
gabadhi miyaad garan qaali ladaney ?
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
walee beledwayn gabadh waan udoonan meesha hadraawi jacaylka ku riday
@dhafujifuji2033
@dhafujifuji2033 3 жыл бұрын
Qali Ladan this is true history
@bazhirasensio2822
@bazhirasensio2822 3 жыл бұрын
2021 hbeenimo axada baan dawanayaaa 😍😍
@badrihassen7527
@badrihassen7527 4 жыл бұрын
MnzhallH mahamed ibrahim warsame siciid (Hadrawi)♥️🙏💥
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 жыл бұрын
Argagixisadaan idiin muuqda oo u dhashay dalka Australia ayaa maanta weerar ku qaaday masaajid ku yaala dalka New Zealandoo si arxan darro ahna ugu dilay 40 muslimiin ah masaajid gudihiisa 20 kalana dhaawacay. Haddii uu muslim noqon lahaa maanta caalamka Warkale ayaa lagu arki lahaa Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Cabdislaam sheekh xasan Midnimo web TV
@mohamedshukri2265
@mohamedshukri2265 5 жыл бұрын
SRmg
@abdieguled777
@abdieguled777 5 жыл бұрын
Murti reer waqooyi u daa
@GAACIYE-LOGICAL-GATE
@GAACIYE-LOGICAL-GATE 6 жыл бұрын
waa hees taariikh ah aan mar waliba jeclahay dhageysiga taariikhdeeda
@user-vo3qq7zw4v
@user-vo3qq7zw4v Ай бұрын
Alle ya raxma allh ha u naxariisto abwaanka
@aligabowofficial.88
@aligabowofficial.88 5 жыл бұрын
Abwaan xadraawi tariiqta baal dahabi ah ayaad nogu jirtaa allow ku dhowro.
@mohamedmohamud8465
@mohamedmohamud8465 3 жыл бұрын
Xasuus jecel xumaa oo qiro badana balad wayan wan tagay anigo radinaya wilan jecelaa lakiin nasib xumo maheli 8 bilood aan radinayey anigo family keygi ka dhuntay 😭😭💔💔💔 manta 2 boys aan haysata family ban ahay lakiin baladweyan si garey itabataa markan maqalo Alxm
@sabriinanuura7950
@sabriinanuura7950 2 жыл бұрын
Wiil aan jeclaa aa😳
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
​@@sabriinanuura7950 Gmailka qof kalaa leh fahan 😂
@ownbath2908
@ownbath2908 4 жыл бұрын
qisadan darted waxan jeclan laha mar uun beledweyn inan tago
@qureysh6434
@qureysh6434 3 жыл бұрын
Nagto bari ayee daganed somahan aniga baladweyna jogay lkn qisada wan maqlay nagta away markaa dhahay halka bey jogta maba sii daba raacin
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 жыл бұрын
Kusoo dhawaaw Baledweyn
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
inaad ka hadho ayaa ay ku macaanayd wax walba Haka dhacaane hhh walhi laakin wax walba waa qoraalka Rabi masha allah taparakallah waa xasuus meel kaaga taala abwaan Mabruuk
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 3 жыл бұрын
Nidaam iyo dawlad bay ushaqaynayeen
@abdirahmannahmed2239
@abdirahmannahmed2239 4 жыл бұрын
Ilahay ha u gargaaro fatahaada wabiga dadka reeer balanwayne Wali maan arag lkn waan jeclahay inan arko( from hrgyza )
@samirahassan4967
@samirahassan4967 3 жыл бұрын
Bisinka siden u arkin
@sacdiyajamiila1776
@sacdiyajamiila1776 3 жыл бұрын
Soo dhawoow welcom from b.weyn
@user-fi2im2ze9m
@user-fi2im2ze9m 2 жыл бұрын
Gabadhu dhiiranaydaa Dad kii hore waynaga cilmi badnaayeen🤣 Hadraawi alle caafimaad taama hakusiiyo Rabi raali hakaanoqdo 🤲
@samatalismuseabdi1993
@samatalismuseabdi1993 6 жыл бұрын
Quruxda hablaha rear Hiiraan maasha alaah
@addiwaye9234
@addiwaye9234 5 жыл бұрын
samatalis muse abdi , dhamaan hablaha somaliyeed. Nacas ha noqonin😉
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
@@addiwaye9234 ad io ad wll dhaman hablaha somaliyed walagu ogyahay quruxda♥️🌺
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
@@addiwaye9234 walahi waa runtaa
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 7 ай бұрын
Ilaahay hau naxariisto Hadraywi wuxu ah qof ay ki weyn tahay Somali nimadu.
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Reer Baladweyne waad salaaman tihiin..
@abdilatifajaa5579
@abdilatifajaa5579 6 жыл бұрын
I must see this Balwein once in my life💓💓
@accountingfinance4904
@accountingfinance4904 5 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah walahi iyo hees macan
@jibriilelmi8492
@jibriilelmi8492 Жыл бұрын
it’s a beautiful city, ma sha allah
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
We will welcome u abowe
@halimali8389
@halimali8389 9 ай бұрын
@@hoyadaiyodhalanka897Ana Hargeisa kasoi socdaa Hadraawi AHUN Baladweyne qalbiguu iigu riday dar Alle ayaan idin jeclahay wllhi
@shideyare4834
@shideyare4834 5 жыл бұрын
heesta baladwayn qisadeedu wey i cajabisey runtiiiii
@user-qg8vi3yi6k
@user-qg8vi3yi6k 12 күн бұрын
May Allah grant him jannah
@najibhassan7018
@najibhassan7018 Жыл бұрын
Ohh walhi qisadan kor baan ka maqmaqlay lkn cawa iyadoo dhamestiran baa dhagestay alla muxu jacaylku marka uu aragatida kowad kugu galo adan qofkas moye qofkale wax ka maqlen waxa iga siyabiyay baa waxay tahay isago ushegay inu haben dambe jogayan xafladana dhigayan si lama filan ah lagu shegay iney baxayan cajiib. Allah yaraxma abwan adiga iyo inti islaam ah oo dhintay ❤️‍🔥🙏
@abdirahmanmohahanshi5770
@abdirahmanmohahanshi5770 4 жыл бұрын
2020 Hadaad dawaneyso like isaar
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Abwaan Qaran ayaad tahay alle hakuu dambi dhaafo aakhiro iyo aduunba apti
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 Жыл бұрын
August 19, 2022 Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥 Faataxada u mar ado raali ah
@ABDALASHOW143
@ABDALASHOW143 2 жыл бұрын
Muqdisho 2021habeen talado ah Abwaan aan xiiseeyo gabayadiisa allaah ku caafiyo
@joma_xoogzade9115
@joma_xoogzade9115 6 жыл бұрын
Macha allh aabaha faanka somaaliyeeen aadna Waan utaageerra hadraawi
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
B/Weyn Allahayow ka dhig beerta raaxada, B/Weyn Allahayow balaayada hareer mari. 🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fatushmohamed9082
@fatushmohamed9082 3 жыл бұрын
2021 ayaa dhagestoya😭♥️
@amiirspost2032
@amiirspost2032 6 жыл бұрын
Waxaan kunoolahay kenya, abwaan hadraawi inkastoon hor ugaraneynin, qisoyinkisa iyo mansooyinkisa uu curiyay waan daawadhay. lakin waan jeclahay, waxaan ifka urajeeynayaa raaxo, aqirana harkii qaboow iyo janadhii Allee. By farhan hajji.
@hamishosman1078
@hamishosman1078 6 жыл бұрын
hadraawi abwankeena
@mohamedahmedbarkadle1904
@mohamedahmedbarkadle1904 5 жыл бұрын
Marsha Allah abwan hadraawi nolow intay nolol jirto
@mahamedcumar7917
@mahamedcumar7917 8 ай бұрын
Allh ku naxaristo abwan🥺
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 4 жыл бұрын
Abwan Aan jclhy Mansha Allah Ala Dadkii Hore Qalbi wacnaayeenaa Somalidii sidaa ahyd Hda wa Bahalawday Alw Somalia Sideedii ku so celi 😢😭 Somalay Tolw beerlula Dib ma u maqshay hestan iyo qisadan
@Mohan_dakane
@Mohan_dakane 3 жыл бұрын
Balad weyn meshi amanay abwanki somali ugu weyna qofka tagin nasiib malahan
@nasteexoyeedhwayne
@nasteexoyeedhwayne 2 жыл бұрын
Allah haygu simo inaan tago
@pillanhaibe7613
@pillanhaibe7613 5 жыл бұрын
Hadraawi boqorka maansada soomaaliyeed alow cimriga u dheere
Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Iyo Xabsigii Qansax Dheere
27:24
QARNI JOOG
Рет қаралды 167 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 692 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 632 М.
Silsiladdii Maruuryo | Samatar Ismaaciil (Samatar Dakharre)
22:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 46 М.
Baladweyn allahayow
10:21
Abdalla Muse
Рет қаралды 55 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 51 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12