fartuun duvet waa qof nagu qaali ah , qof aad loo jecelyahay waaye fartun ALLAH ha barakeeyo awlaad baari ah ALLAH ha ku arsaaqo nolol qaboow ALLAH ha ku arsaaqo yaa rabi waxay jecelyihiin sii barakooba walaalayaal
MashaAllah gabadhii yareyd een jeclaa miyaa guursatay. baarakalaahu lakum.
@tanadoahmed43179 ай бұрын
Hambalyo fartun runtii wa gabadh talent leh caqli badan waxayna ka mid tahay KZbinrs Somalida ugu horeeyay wana dawada Faduma muna adigana ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo.