HAMDI ROBLE & MUNA OMER | JACAYLKA DHABTA | EID MUBARAK DJIBOUTI 2021 Official Video

  Рет қаралды 688,450

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

Пікірлер: 290
@sucadomar2684
@sucadomar2684 Жыл бұрын
Dunida intaan sarnaa qof ayaan si dhaba u jeclady Alxamdullilah jaceylkaygana wan ku Gulaystay saygeyga Wan jeclhy illahay haidayo 🤲❤️ dadka is jacelna rabi haisku daayo❤️🫂
@sarinabdirahman9805
@sarinabdirahman9805 5 ай бұрын
Amiin yarabi ❤
@ziyechomar-pc4ym
@ziyechomar-pc4ym 5 ай бұрын
Isku waara abid😊
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 9 күн бұрын
Walal nasiib baad leedahay allaha isukiin daayo 😢
@Nassinsoraan
@Nassinsoraan 3 жыл бұрын
Anigu wan dhagaysan jiray xamdi roble ila 2019 tasi waxay ishegtay in darenkaygu la shaqeyo ruuxiyiinta codkodu raxmada leyahay igu salan abti clqanow ninkaas
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Wa runta legend Qamar sugani
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 3 жыл бұрын
Ok waan ka garsinaya qamarow
@samiirahmed6595
@samiirahmed6595 3 жыл бұрын
Bal ka waran ka adiyo hamadiba heesihiina jecel ee mar walba dhegaysta Mahamed abdi abdilaahi bulxan qamarka bro halkaagad ku salaamantay
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Жыл бұрын
​@@arafoabadidofficial42 hhhhhhhhhh qamar mee nasiin waydiii
@Maxamed_yare
@Maxamed_yare 5 ай бұрын
​@@quruxdiihablaha1234 kkkkkk😂😂😂😂😂
@saymohamettporte1741
@saymohamettporte1741 3 жыл бұрын
Xili ay xalku igu xumaa anagoo safar ku kala maqan saygeyga ayan isku dhacney aniga goan wxn ku qaatey inaan iska furo runtii anigoo iska murugzan ayuu heestaan FB ga igu soo Shergareyey plze aniga heestaan wan ka heley runtii markaan dhageyztey wxn soo xasuustey xiligaan xiriirka lahyn runtii wan jclhy saygeyga lkn shaydanpa jira alx hada wan izku faraxzanhy qof ku jcl adoo jcl wexey thy janoo kle qofkazto faraxzan hakuwaro farxad 🥰♥️🐃🔐
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
Nolasha farxad ku dhamayzta❤️😥
@nimcaankaahin698
@nimcaankaahin698 3 жыл бұрын
"ilmada ku dhacaysa dhabanadu dhambaal Hambalyo ayay dhiga u tahy" Waxa lagu ladhay laxan iyo music qiiradiisa wata oo lagu luuqeeyay cod naxariis heer sare ah wata Kambaala ayan idinka so salaamaya
@sacadcishqi1477
@sacadcishqi1477 3 жыл бұрын
Wlhi ninka heestan qadaya xamdi ubax laxamadisa waan ka qeyliyey wiiganba heesuhu lxnka sareyba haysta social media ha heysta
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 Жыл бұрын
Dhaayaha isku ooya dhugashada Markay is arkaan is dhalan roga Adaa xubiyeey dhabtii wax baroo Ilmada ku dhacaysa dhabannadu Dhambaal hambalyay dhiggaa u tahay 🥺❤️
@maxamedilkacaze3264
@maxamedilkacaze3264 5 ай бұрын
Inta 2024 daawanysa waa idin salaamay ❤🙌
@farhanisman7814
@farhanisman7814 4 ай бұрын
Waan ka qaday
@ExcitedComputerChip-ws6zz
@ExcitedComputerChip-ws6zz 3 ай бұрын
🎉😢😢
@deeqaliban7674
@deeqaliban7674 12 күн бұрын
Waan kaa qaadnay
@mustedahir6070
@mustedahir6070 3 жыл бұрын
Xamdi rooble..👍👍 Ayaa ila arka in ninkan fanaan aad u cod macaan yahay🙆‍♂️🙆‍♂️🎼🎼🎙️🎤🎧🎻🎹 Reer jaboutaw ninka soo saara nacala shaydan kuyaale
@alexmartin5406
@alexmartin5406 9 ай бұрын
Fanku isla hoygiisi ayuu jooga brother from 🇩🇯
@Ubahjama62
@Ubahjama62 3 ай бұрын
Hees waxaan dhagaysanayaa hbn salaasa ah 1/7/2024 jacaylkaygiina iga fogtahay iyada darteed ayaan u dhagaysanayaa dhab ahaan waan u xiisay ilaahay nabadqab ha isku kaaya tuso❤
@mohamedali551
@mohamedali551 3 жыл бұрын
Fanaankani wuxuu badalayaa sheekh cumar aadan oo aakhirka nabi amaanka ayuu soo qaadi doonaa insha Allah
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 3 жыл бұрын
Heestu hadal ma karayso waa cajib wlhi labada qof ee wada qadayana dareen gooniya ka muuqda oo farxad leh siiba wiilka laga yabee inay iyaga qusayso almihiim heestani si gooniyaa ayay iso jidatay wlhi jawi jacayl ayaan galay iyo 2013 ilaa imika waan ku jeclahay mint qudha maskaxdayda kamaad bixin my king 👑 cxc wuu inoo hagaagi wakhtigu
@NajiibMuuse-h2x
@NajiibMuuse-h2x 2 ай бұрын
NImcoy xilligii ad comment gan bixisey ma xasuusataa 👸🙏
@mohamedsapesofficial6045
@mohamedsapesofficial6045 3 жыл бұрын
Ax ax ax wlhi ça me touche hees iyo badh weyaan ruunti labo légende hamdi Robleh farah saxibkay iyo mouna omar horey uu socoda wllo
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@hibaaqabdalla1461
@hibaaqabdalla1461 3 жыл бұрын
M.a wll ajar iyo Xasnat kusocdo illahy haku dhowro🥺🥰
@abdourazakahmed5567
@abdourazakahmed5567 3 жыл бұрын
Waan kugu so birayna, inchallah !!!
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 3 жыл бұрын
wllo adiga maxaa halkan ku keenay haday dhabkatahay hadad diin soo gudbiso ma heesbad dhagaysan lahayd 😏
@ahmedzacki3013
@ahmedzacki3013 3 жыл бұрын
Adin in lagu daawado waa muqadas
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 3 жыл бұрын
Sas ha dhihin wllo😭
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 3 жыл бұрын
One the most singer somali hamdi roobleh and muna runtii lama ag dhigi karo fanaaniin dhigooda ah reer jabuuti alle haydin xafido ifiyo aakhiraba i love jabuuti ❤❤❤
@wanagsame8317
@wanagsame8317 3 жыл бұрын
Wuxuu dhadhama markay dhalin is dhayda sideena is dhaawaco intaasan ugu jeclahay heesta khalid abdi musaw
@DaudAbdilahi-dx7li
@DaudAbdilahi-dx7li Жыл бұрын
Xusuus gaar ah ayey iileedahay heestan jacaylkaygii ayaa ku xasuustaa imikana illahy haysku kaaya Soo dhaweeyo aamin dhaha arin darteed
@Mubaarig-oj3pw
@Mubaarig-oj3pw 6 ай бұрын
Alle haysku kiin soo dhaweeeyo walalo lkin talo walalnimo aanku siiye wax walpa ilahay fadligi ayay kudhacan aaminsanow qadarka eebe Mar walpana khyr filo waayo ilahay ayaa dhahay anigu waxan ahay wuxu adoonkeygu iga maleesto oo khayr ah wixi xunad malesatana shaydanba leH iska naar khyr iyo cafimad suuban ayan kurajenaya legenow❤❤
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 3 жыл бұрын
Hees Macaan iyo codad macan Horey usocda kooxda dulqaad 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@yahyejama2150
@yahyejama2150 6 ай бұрын
Who else from tiktok?😂😂😂
@ahmettyasin3941
@ahmettyasin3941 Жыл бұрын
Hamdi rooble legend magaladi fanka iyo suuganta hargiesa cadey ayaa laga sugaya Unbelievable voice 👏
@aminaabdi6978
@aminaabdi6978 3 жыл бұрын
I love our djiboutians horey u socdaa 🥰🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kamalmead9208
@kamalmead9208 3 жыл бұрын
Heesatani iyo labada qof ee ku heesayaa waa awlaad jacayal wax badan noolaada xasuus hore ayaan caawa xasuustay👍👍👍👍👍
@sharmarkemuse8683
@sharmarkemuse8683 2 жыл бұрын
WOW ruunti heestan way ii tabatay horay oo socda from dire dhabe i love u Djibouti 🇩🇯🥰🥰
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
This SonG Deserves More Than This🔝 Ustad Hamdi Rooble Always Hit🔥👑☝️💖.
@khadankayse3809
@khadankayse3809 2 жыл бұрын
Axyaa hees iyo xasuusihii jigjiga😥 Dhambaal hanbalyay dhigaa uthy😘
@Hamsemahamed-k9d
@Hamsemahamed-k9d 3 ай бұрын
Waxan hees lama odhan karo way hees dhaftay ❤❤❤🖤🥀
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Golden voice Faanka😢❤❤❤
@housseinosman9237
@housseinosman9237 3 жыл бұрын
Xidigaha cusub ee reer djibouti aad baan u sodhawaynaynaa bravo bro
@araksanabdillahi930
@araksanabdillahi930 3 жыл бұрын
Maacha Allah my people je ťaime keep going 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kamalmead9208
@kamalmead9208 3 жыл бұрын
Waaw heesatani waxayaabo badan ayay I xasuusisay way iga gadantahay ❤️❤️🙏🙏
@amalomar3138
@amalomar3138 4 ай бұрын
😅
@ahmedjabiibo6264
@ahmedjabiibo6264 3 жыл бұрын
Laxanka fanaankan wn wataa Wuraa yaakh laxankaaga waala yaabay 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🎩
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 3 жыл бұрын
Hesstaan million veiws bay uqalantay
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 3 жыл бұрын
Good move kzbin.info/www/bejne/p4Otm5qXmdF-mdk
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 3 жыл бұрын
Wlahy ninkan hesihiso dhanbaa u qalma ma wada aragtay
@nagaad2669
@nagaad2669 Жыл бұрын
Small Nation can understand like this beautiful song forward my 🦶 Football ⚽ friend
@hidaayomuxudiin1864
@hidaayomuxudiin1864 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@abdifatahhajji975
@abdifatahhajji975 Жыл бұрын
Never let the fools know it
@filsanibrahim1502
@filsanibrahim1502 3 жыл бұрын
Une vrais dégustation ❤️❤️❤️❤️❤️énormément des fiertés à mes compatriotes Djiboutiens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Hamdi robleh un vrais légende
@somalilandermidnimo3980
@somalilandermidnimo3980 3 жыл бұрын
Masha allaha xamdi and muna wale dhiigad na dhaqajiseen nooladaa inbadan
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Macaan dhaaf🥺
@isxaqyusuf2785
@isxaqyusuf2785 Жыл бұрын
×1000 times ayaan dawaday what a song❤😢
@EHF_Production
@EHF_Production 3 жыл бұрын
Koxda cusub wanso dhaweynaya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@emalshine1210
@emalshine1210 2 жыл бұрын
Hes kahoraysay iyo mid kadanbaynaysaba majirto🙄❤
@shamsoosman2047
@shamsoosman2047 2 жыл бұрын
Runtiis 🥰🥰🥰😭😭😭Ilaaheey ha uu naxariisto xaaji geeka
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Grâce a vous je me sui abonner de cette chaine keep going mes compatriotes 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi Ай бұрын
Heestani wallahi qalbigay iga taabatey axe ax😭☹
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Jaceylka dhabtaa mar marka qaar wuu dhintaa😢😢😢
@Kaabanuura1433
@Kaabanuura1433 3 жыл бұрын
Oof caleyk Amazing voices❤🥺
@sumayadaauud984
@sumayadaauud984 5 ай бұрын
Jcylka dhabta ma dhiman karoo🥺😭❤️
@mohamedabdibarkadleh8007
@mohamedabdibarkadleh8007 3 жыл бұрын
MachaAllah très belle chanson avec de très belles voix... Congrats pour tout le groupe... Fier de vous... Horey u socdaa...🤩🤩🤩
@xamaraawi7406
@xamaraawi7406 3 ай бұрын
2024 Bishii Lixaad ban Usoo Labtay Waxan Hees waa Dhaaftay My Fananka Kaliya Tageero Legen Hamdi rooble❤
@frpzak1428
@frpzak1428 3 жыл бұрын
Legend thé legend hamdi rooble saaxib cumaamada ma sidan karno saaxib horey usoco you make another level bro 💪💪💪
@asmadagna7278
@asmadagna7278 5 ай бұрын
29/04/2024 jacaylka dhabtaa ma dhiman karo Kashuu ku dhacaana dhiifsada❤🥺
@dekadaoudahmed9435
@dekadaoudahmed9435 2 жыл бұрын
J’aime bien cette chanson 🥰et elle mérite le 1million de vues
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Please reer Djibouti dhalitan halo kaco fankogu wa yab fananku shacabkisa ayu fanaan ku yahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍
@Ayni88
@Ayni88 5 ай бұрын
Way nagu socotaa sida faleembada🥺💉❤️
@zameerjiiqe2163
@zameerjiiqe2163 3 жыл бұрын
Magacaygu waa zaki kunool usa 🇺🇸 Minneapolis waxaan ka helay gabadhan heesta lqaaadaysa hamdi rooble pls hadii aan laqabin asxaabeey qofkiii lambarkeeda iisoo hela. Abaalmarin dhan 500 US dollars ayaa igaaa diyaara plz ascaabeey waa iga codsi
@habondekahabondeka919
@habondekahabondeka919 3 жыл бұрын
Lama qabo wananku haya balse inad bixineysid lacagta senku aminide anigey gacanteyda ku jirta gabadhahe
@ahmedmahamoudainan3138
@ahmedmahamoudainan3138 2 жыл бұрын
Maa ka heshi Gabar walashe sxb xishoo
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 3 жыл бұрын
Hamdi ! Xidiga cusub. Cod iyo laxaanku wa heer Sare aado
@barwakobarwakomed8914
@barwakobarwakomed8914 2 жыл бұрын
Waaawwww des travaux jeunes artistes mais talentueux.....fierte de vs les amis.....
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 3 жыл бұрын
Beautiful Song both have amazing voice mashaa Allah ❤🌹❣👏👏👏
@hudamahed5522
@hudamahed5522 Ай бұрын
Jacaylka dhabtaa maa dhiman karo Kashuu ku dhacaan dhiifsada my everything Amiin ❤❤
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 3 жыл бұрын
Keep going hobolada cusub eh 🇩🇯
@apdifatahahmet6988
@apdifatahahmet6988 3 жыл бұрын
Hees waa DHaafteY Hestani🥺❤
@ziyechomar-pc4ym
@ziyechomar-pc4ym 5 ай бұрын
I love you this song ❤😢
@abdirashiidaxmed3073
@abdirashiidaxmed3073 3 жыл бұрын
Tolow ma qisadeyduu ka heesay ninkasi ♥️♥️♥️🥲🥲🥲
@farduusmahamed2438
@farduusmahamed2438 3 жыл бұрын
Qudhayd is mode
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Wiilkaasi waa legend sln From Bosaso Somalia
@deeqaliban7674
@deeqaliban7674 12 күн бұрын
Best Eid celebration. Still watching 2024.
@Maazim12
@Maazim12 3 жыл бұрын
revival of the great djaboutian music and fine arts
@nastehoabdoulkadernastehoa4961
@nastehoabdoulkadernastehoa4961 2 жыл бұрын
Machallah edo mouna omar moussa continue commsa ce 1er chanson k tu chante komsa bon courage edo caaday
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 3 жыл бұрын
Best song in the show wlhi melody aan caadi ahayn ba saaran
@fatuhahmet6303
@fatuhahmet6303 6 ай бұрын
25/04/2024❤ Jcayllka dhabta ma dhiman karoo Kashuu ku dhacaaana dhesada🥺🫂♥️🌍
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 3 жыл бұрын
Abti hore u soco Hamdi Rooble Dadka fanku u baahan yahay baad tahay Guuleyso
@nasseradenguedi0110
@nasseradenguedi0110 2 жыл бұрын
Adeero Mouna Oumar Moussa Ragueh. Très fier de toi 🔥💜
@nastehoabdoulkadernastehoa4961
@nastehoabdoulkadernastehoa4961 2 жыл бұрын
Merci cousin donne le courage a mouna
@nasseradenguedi0110
@nasseradenguedi0110 2 жыл бұрын
@@nastehoabdoulkadernastehoa4961 😉
@Haji2931
@Haji2931 11 күн бұрын
Esh calaa hees ❤❤❤❤❤
@abdiraqib10
@abdiraqib10 5 ай бұрын
Jacaylka dhabtaa Ma dhiman karo💔🥺
@yaasir5920
@yaasir5920 3 жыл бұрын
Keep moving forward I am from somaliland wllhi waa fanano uu kaca reer jabtubo
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Hamidi robleh frère hore u soco
@ksheikh3836
@ksheikh3836 3 жыл бұрын
Wax kale😱❤️🥰
@Zamzamsharafofficial
@Zamzamsharafofficial 3 жыл бұрын
Macalimo hamdi robleh❤💯
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺 Hees dareenkeeda wadata wllhi ❤❤❤❤❤
@mohametofficial3839
@mohametofficial3839 3 жыл бұрын
Hamdi rooble wax kale keep going 👏👏
@mamoqaali2530
@mamoqaali2530 Жыл бұрын
Sideena ibraaa❤️❤️❤️😭
@aragsandirir8665
@aragsandirir8665 3 жыл бұрын
Jacaylka dhabta ma dhiman karo ax wlhy wa hes qalbiga tabaneysa😭
@SaabariinCumar-
@SaabariinCumar- Жыл бұрын
Qof walba is jacelhy allha jacelkowda guul ugadhigo😢❤
@SABIRINABDULAHIAIL
@SABIRINABDULAHIAIL 10 ай бұрын
Amiin yaarbi aniga aya ka mida ha🤲🏻🤲🏻
@The-informed
@The-informed 8 ай бұрын
Great song, well done ❤❤
@xali______khalifoow7666
@xali______khalifoow7666 3 жыл бұрын
M.a keep it bro warsame ....dulqaad
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Je regarder plusieurs fois heestan wa igu socota
@FanboyCarobadboy
@FanboyCarobadboy 10 ай бұрын
Jacaylka dhabtaa ma dhiman karoo 27/10/2023 tariikh qoran weeye my love ❤❤❤🇩🇪💎
@iltirehchoukri6103
@iltirehchoukri6103 2 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah les jeunes djiboutiens noladaa abid kiin
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 3 жыл бұрын
Waaaw kooxdaydi
@araksanabdillahi930
@araksanabdillahi930 3 жыл бұрын
Maacha Allah fananata denaa hore usoco pk12 nolow arafo
@araksanabdillahi930
@araksanabdillahi930 3 жыл бұрын
Nous atemd de toi arafo
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 3 жыл бұрын
Ok insha allah wala so dhigaya
@ilhaanAhmad-z5j
@ilhaanAhmad-z5j 2 ай бұрын
From tiktok 🎉😢❤
@sihamahmeth3646
@sihamahmeth3646 6 ай бұрын
Awal wxn halkan iman jiray badana aniga iyo isaga o wada dhagaysanayna ama an uxisey bas an iska dhagaysanayo balse cawa kadip wuxu iga doortay gapadh kele o u gursanaya alle hayga repo qalpige 😔iga danbeyaw qof kujecel ha dhawicin Wll qofka kujeceli wa hadyad alle kusiyay ana darenayn 🥺
@Ikranabdirashid-ec5so
@Ikranabdirashid-ec5so 2 ай бұрын
Khayrbanu kulahyn wl inshallah nasib kawacan mustaqbal kawangsan ban kurajeynayh huno walaga istakharysta qofka kusomara ❤
@abdiladefgabayxadi3325
@abdiladefgabayxadi3325 11 ай бұрын
Macashaqiintuubaa dareemaya only❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 3 жыл бұрын
We love you waxad tihin xidigo kaso I Fay a dadki layga beeray reer jabuti waxan idinka so salamayna good in usa
@NajiibMuuse-h2x
@NajiibMuuse-h2x 2 ай бұрын
Faisa ❤
@jamaadmukhtaar1953
@jamaadmukhtaar1953 5 ай бұрын
Hees dareen leh🥺😢❤️‍🩹
@virginiaharvey
@virginiaharvey 3 жыл бұрын
Lovely majestic tracked.god speed to you two and crew
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 3 жыл бұрын
P
@Arawellllllo
@Arawellllllo 10 ай бұрын
Jcylka dhabtaa😭💕
@abdirazakabdillahi5932
@abdirazakabdillahi5932 3 жыл бұрын
Hamdi robleh iyo mouna qurux wlhi wa heeski ugu shidan 2021
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 3 жыл бұрын
Legend Hamdi keep going bro
@abourahmandaher8089
@abourahmandaher8089 3 жыл бұрын
Magnifique
@bilanabdillahi2119
@bilanabdillahi2119 3 жыл бұрын
Subhana Allah mon frr hamdi continue huno vous avez une voix hyberbien
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 3 жыл бұрын
Hamdi legend bro keep ur voice
@ayanahmed5330
@ayanahmed5330 2 жыл бұрын
سبحان من خلق Wxa xumaan knasahan ilaahi abuuray gbdha quruxdeda msha allh
@dalmarwarsame4248
@dalmarwarsame4248 3 жыл бұрын
Trop classe et super chanson
@Awale.british
@Awale.british 3 жыл бұрын
Jacaylka Dhabta Ma dhinto Xaqiiq 💝👍
@abdiwasacfarah890
@abdiwasacfarah890 3 жыл бұрын
Yaa salaam axya sawt top
@istaahilalixaashi3405
@istaahilalixaashi3405 5 ай бұрын
Maasha allha❤❤❤❤❤❤
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 3 жыл бұрын
Amazing 👏👏
@maankatuke2534
@maankatuke2534 Жыл бұрын
Mar ay igu adagtahay kala doorashadu baan heestaan dhagaysanayaa 🥺
@ilhaanosman3323
@ilhaanosman3323 5 ай бұрын
💔
@mouminmoumintarak8826
@mouminmoumintarak8826 3 жыл бұрын
Des vrais chanteus c'est sa🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤
XAMDI ROOBLE ILINTAN SOO MAAXANAYSA OFFICIAL VIDEO 2022
7:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 177 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
RAHIMA ALI - CAASHAQAGA GUUNTA TAYO BAND 2022
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 895 М.
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Alberto Renelletti
Рет қаралды 112 М.
HAMDI ROBLE & MUNA OMER  JACAYLKA DHABTA BOORAMA SHOW 2022
6:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 86 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2 МЛН