WASIIR CALI BALCAD OO KA HADLAY MARIN BIYOODKA BADA CAS EE LA SHEGAY IN ETHIOPIA KA HELAYSO SOMALIYA

  Рет қаралды 16,046

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Muqdisho Gudeheeda waxaa isku dhex dilli doona. Ethiopia iyo Ciidamada Masar""
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 15 сағат бұрын
SOMALILAND GUUL SOMALILAND GUUL ALLAHU AGBAR ALLA WAN SOMALIYA GOFURED WAA LATAY ALLE XAA SIDKA HADULEYO AAMIN SOMALILAND MASHA ALLAH
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 14 сағат бұрын
Amiin Amiin Amiin
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 13 сағат бұрын
❤ aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 12 сағат бұрын
Qayr umaydaan horseedin somali 🇸🇴 maanta waaka reerwalba calan toshay isaaq dhixdiisa ayaa bilabay habar jeclo calan ssb yeey ku sawirantahay ayay sameysteen inta xigtaana wadada ayay soo hayaan waar midnimada somali ku dadala qabiil qaran ma noqdee
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 13 сағат бұрын
😂😂😂👍👍👍👍👍❣️ Alloow guuuul SLND indha Allah Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏❣️
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 12 сағат бұрын
Qabiil calan tosho ayaad somali 🇸🇴 u bilowdeen waakan reerwalbaahi calan toshay waxey gari doontaa isaaq dhexdiisa inuu calamo kala yeesho kahara aragti gaabnida
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 11 сағат бұрын
امين يارب العالمين ilahay Somaliand hakareebo maydkan dabo jiiramata ربنا يكفينا شرهم oo belayaday inala dabasocdan ha ku celiyo بإذن الله تعالى
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 4 сағат бұрын
Ethiopia adeer Somaliland wax kusoo kordhin mayso, somaliyana wax kuso kordhin mayso, Ethiopian Adeer waxba ma hayaan iyagiiba dhulka somalida usoo shaqo taga,
@alimuse6980
@alimuse6980 Сағат бұрын
Republic of Somaliland I support Somaliland Not failer state Somalia ​@@MohamedOsman-z2p
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 13 сағат бұрын
😂😂😂 Alloow guuuul SLND indha Allah Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏❣️xassadka iyo cadawga SLND Alloow jebi ☝️🤲🤲🤲🤲 faqashta Alloow jebi ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zahrasaed148
@zahrasaed148 13 сағат бұрын
Somaliya magaca Somaliland bey kufadhiyaan united nation ka. Dal jira oo qaanuun kujiraan ma aha. Waa hadii dhab laguwada hadlayo barina wey cadaan doontaa. Guul iyo hobanimo ku waar Somaliland horena wey isoconeysaa SOMALIKAND. 💚🤍❤️🫡👆✊🫡🫡🫡
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 14 сағат бұрын
KA Quuso HA quud darayn Sland Mar isaga Ale hadago❤❤❤
@MubYus
@MubYus 15 сағат бұрын
Balcad, waa dameeer canbuulo ka dhergay.
@Weheliyechannel
@Weheliyechannel 14 сағат бұрын
Hhhhhh
@muruudi4961
@muruudi4961 13 сағат бұрын
Waa nin dawlada Itoobiya u shaqeeya
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 10 сағат бұрын
😂😂
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 14 сағат бұрын
درس كبير للاتوبين في ٧٧ مصر متوجدا في السومال. تتحرار من اتوبيه مواكد. نعم نعم لي مصر
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Weyli ma bislid hadaad Gobolo waqooyi sheegayso. Runta isu sheeg.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 сағат бұрын
Riyadoodaas beeneeta ah beri dhow weey soo xidhmi doontaa In Sha Allah. Ilaaheey si wolba ayuu u tusey in xaasidnimadu aany guuleeysaneyn. Ha iska sii waashaan, iyagaa beri dhow saaxiga keeni doonaan.
@Cabdiraxman-t2w
@Cabdiraxman-t2w 9 сағат бұрын
guul sl
@art_lto2450
@art_lto2450 9 сағат бұрын
Somaliland ♥️
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 15 сағат бұрын
Cali sheeg Goorta ay south xornimo qaateen /la siiyey ? Calankii ay kii italy ku badaleen? Midow laba dal oo british SOMALILAND iyo Italian Somalia waa haddii aad wax garad tahay
@AshaYasin-y7u
@AshaYasin-y7u 14 сағат бұрын
Ilaah xaqa ha tuso qof waliba
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 13 сағат бұрын
DAMEER DAMEER DHALAY BADCAS LAMA YIRAAHDO KUYE MUNAAFAQOOW OROD GEEY ABII AXMAD WARSHEKH IYO CADALE IYO HOBYO DAMEEROOW ALBAXRUL AXMAR HAWIYE MALEH MANA DEGO MANA BIXINKARTAANE FUTADAADA DEJI XABASHIDA NAJISYOHOW URAAYAA
@abobasement346
@abobasement346 11 сағат бұрын
Cali oromoh khyr so mah so wadoh sidan Arkayoh somalia 🇸🇴 waxaa helay moryan
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 12 сағат бұрын
NIMAAN TALINJIRIN HADUU TALIYO NIMAAN TAGIJIRIN BAATAGA NIMAAN QEYBINJIRIN HADUU QEYBIYO NIMAAN QADIJIRIN BAAQADA WAA MAAHMAAH SOMALIYEED WAATAN MAANTEY TAAGAN demjadiid baadalkii kuxaartey salkeedna waa hoog
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 13 сағат бұрын
😂😂😂😂 uuuuf 🗣️🦮🐕‍🦺 faqashta Alloow hangu celin oo waxanoogu darin aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 13 сағат бұрын
Kani waa dameer, dameer siyaasad maxow siyaasad ka kasaa ? midna masar u dir midna itoobiya u dir ! Dameer siyaasadda ku wareeray! beeso iyo badar ! xow siyaasad ka kasaa !!
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 15 сағат бұрын
Faragalin aan itoobiya aheyn maba jirin...aniga waan soo kabaney laakiin burbur kale ayey qar u saaran tahay
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
Itoobiya badda ma laha maxaa naga dhaxeeyo
@samirr546
@samirr546 13 сағат бұрын
Bad iyo berriba iyada ayaa rumaysan in ay leedahay ,somalida hadafkeeda iyo mabda'a ay rumasantahay waa in ay reerba reerka ay isdhaleen ee ood wadaaga leeyihiin ay cadow lagu janno geleyo u arkaan oo isdilaan dhulkana u sii baneeyaa cidii rumaysnayd in ay leedahay oo itobiya ah!!!!.
@AbubakerAbubaker-u9e
@AbubakerAbubaker-u9e 13 сағат бұрын
Kadega xilka dalka dadka waa burburiseene waagii farmaajo dalku waa dhisnaa khalkhalna ma jirin
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 5 сағат бұрын
Ma badda Cas ee aynu deganahay ayey ka sheekaynayaan Reer Koonfurku, waaba dad funny ah waa cawaan wlhy waar biyahan anagaa degan masiirkeeda anagaa leh😂
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
Hada goormee ciidamada aad kala diraysiin baddii buskut dhiiqa la siiyeye
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 14 сағат бұрын
كيف انتم تفبلو تتحدسو مع اتوبيا وهم يحتلو ارضي سوماليه وتفرقكم وتحريش بينكم للعلم الرحرب ٧٧ الخوبرا والمخططين كانو مصر ونجاح حته الروسه والكوبه لحاقو بدون مقومه
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 12 сағат бұрын
SHAQO NINAH HAW ABUURININEE DALKA HALAGADAAYO XOOGAAGA AAD SIISANEYSAAN DEMJADIID
@BurcaawiShalaqo
@BurcaawiShalaqo 8 сағат бұрын
Allah waxani liitee, taariikh iyo wax waaqici ah oo ay yaqaanaan ma jirto!!!! Nimanku miyaanay maskax lahayn. We don't care what you believe, guys. We love our country, Somaliland 💚🤍❤️💪.
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 11 сағат бұрын
Kani Bada Cas iyo indian Ocean ayuu kala garanla,yahay waa Dameer Cambuulo ka dhegey
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 сағат бұрын
Hooyada baa Canbuulo kadharagtey ceyda iskadaa afxumo nabadna waakageysaa Colaadna waxba kagamatarto
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 9 сағат бұрын
@saadhussein5466 Xaaraan yahay Sinada lagu dhalay ma Naagtisii ayaad tahay kan aad difacasaa khaniis yahow khaniis ku dhalay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 20 минут бұрын
@IbrahimAhmed-yk5ls waxaa aad tiri adigaa ah marqaan baa tahey sarqaansan
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 13 сағат бұрын
How can you Talk to me When I'm Somalia.... I'm in Power Mate ❤ Somalia..
@hashim4226
@hashim4226 13 сағат бұрын
Wasiirku waxuu dafirayaa xaqiiqda. Dalkooda Ex Somalia Italia ayaa burbur ku dhow oo kolkaasi ayeey reer Muqdisho waqtikooda ku luminayaan sheegashada dalka Somaliland oo la soo noqday gobanimadiisii. Muqdisho ayaa had iyo jeer fursad siisa farogalinta Itoobiya ee dadka ku hadla Af Somaliga.
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 15 сағат бұрын
Itoobiya waan nacay wixii la jiraba..uf itoobiya
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 сағат бұрын
Ethiopia, hadii aanu Somaliland nahay waa walaaladeena dhabta ah, oo naga xiga Somalia. We love Ethiopia ❤
@Kadija-gu1jk
@Kadija-gu1jk 13 сағат бұрын
Badda sland madhiibi kartiine weligiinba meeraysta
@Mideye157
@Mideye157 10 сағат бұрын
Kani wa Xabashi. Qof la dhegeysto ma aha
@alikofi2469
@alikofi2469 2 сағат бұрын
Wa ruufyaan imaradka aya lacag siiya badi ayuu gadaya
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 14 сағат бұрын
DOWLADA XASAN SHEEKH WEY KALA SOCOTAAYE, NINKAN WAREYSIHIISU MUXUU TARAYAA, WAXAAD ARKEYSAAN XASAN SHEEKH OO LA HESHIIYEY ABY, FIQI OO U NIIKINAYA SIISIGII MASAR, IYO WASAARAD DIFAACA OO ERYANEYSA ABY IYO ITHIOPIA ???
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 14 сағат бұрын
SOMALIYEY AAN CONFEDERATION KALA QADANO INTA AY ETHIOPIA 🇪🇹 NA LIQIN KULIGEEN MESHAN MODNIMO KAMA SOSOCOTO dad isneceb dawlad ma wada dhisan Karan. HASSAN DHOQO CUDAD DAROOD BU QABA PUNTLAND iyo JUBALAND bu dagaal la galay Wuna ku jabay
@jibriilmohamedfarah5301
@jibriilmohamedfarah5301 14 сағат бұрын
Qoladan putland kalsooni darada iska daaya meel cad is taag confedertion baad sheegaye anigu dun la wadaagi maayo soomaali e go aan qaado adigu meel ha lagug hagaago
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
M ou adigaa uga horeeyey miuseme
@zakariagulaid8097
@zakariagulaid8097 Сағат бұрын
Where is the people who left Somaliland Mac 1988 I’m not talking about the one who swim to get to Europe we will coming back to claim yeah people stop listen to the old people
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 11 сағат бұрын
Nin kaan yaa kadhigay wasiir cali shigshigaaye. Ninkaan NC Ayaan la joogay waa nin waalan hadal na mayaqaano. Wasiirnimo waxaw ku helay reer duffle. Hasan shiiq waa qabiileeste nin kaan hadaw kadhigay wasiir. Waxaw ku qaraabtaa aniga mudulood Ayaan ahay. Walaahi hadaad ta qaaniin. Asiga ma ahan qofkaan hadlaayo maxaa yeelay waa shiqshigaa
@ZebraasAli
@ZebraasAli 12 сағат бұрын
Ethiopia must pull out their military from Somalia. We don't need Ethiopia military in our country anymore
@jamalskp7280
@jamalskp7280 13 сағат бұрын
XASAN COOFLE XITAA HADUU U SAXEEXO BADA CAS ETHIOPIA SODEEBAY KU IMAN KARTAA BADA CAS ILEEN XASAN MA XUKUMEE
@muruudi4961
@muruudi4961 13 сағат бұрын
Itoobiya waaba ma garawsan khaladkii ay galeen oo waaba dafireen
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 14 сағат бұрын
Hawiye cidiyuhuu ku dagaalamayaa Masar waan jeclahay Ethiopiyana waan jeclahay si aan ugu xumeeyo Somaliland. Dameer waa baahanahay baqtiga looma cuno ee Qoora salaaxa jooji aad Ethiopia u qoora salaaxayso.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 13 сағат бұрын
Meeshaan hawiye looga hadlaayo ee spmaliya iyo itobiya ayaa looga hadlayaa ee meesha kala tag warka ciyaalka buurya qabkaa xataa aysan ku hadlin Karmarkar qaarkood
@yassinhersi2641
@yassinhersi2641 10 сағат бұрын
Isagii ayaa markhaati isku furaya waxkasta oo lagu heshiiyey markii dawladii dhexe burburtay ayay burbureen
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Fiqi kk iyo Hassan . Kk waan Asqaysanahee ku aaway kkk
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 14 сағат бұрын
GUUUL sland❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 13 сағат бұрын
BADA CAS YAA BIXIN KARA
@MubYus
@MubYus 14 сағат бұрын
Dawlada Ethiopia waxay si cad u sheegtay in Masar ay Qas iyo hawgalo naba gobolka ku lid ah ka wado Gedo iyo Doolow.
@SaYnabElMiBulshaLe
@SaYnabElMiBulshaLe 13 сағат бұрын
Wasiir bal cad iyo reer xamarku xaasid nimada Somaliland mooye wax kalle ma hayaan
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 13 сағат бұрын
Sisibar wa butlan 😂😂😂😂😂😂😂
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 13 сағат бұрын
Waxay raaligalin kabixinayaan ciidan ladhaawacaya degedaxaguukakeenayaa
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 7 сағат бұрын
Soomaaliya habdhiskii dawlada waxaa lagu dhisey 4.5 Xasan Shiikh xukuumadiisi waxaan aragnaa Hal qabiil oo masiirka Soomaalida go aan ka gaareeysa Xasan Shiikh Faqi Balcad Iyo qaar badan oo isku qabiil ah Su,aasheeydi wexeey tahay Aawey 4.5 ? Sheekadaasi wexeey isku bedeshey Xasan Shiikh oo ah 4 inta kale waa NUS Soomaaliya masiirkeedi hadii hal qabaal go aan ka gaaraan dhibkeedi ayeey leedahay
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 9 сағат бұрын
Hayhaata hayhaata caqli moxog lagu soo koriyey ma caruur buu usheekaynayaa maxaa soo kabanaya wax gacan ugu jiraa maba jiraane
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 12 сағат бұрын
somaliya godkay somaliland uu qodaysay iyadi iya ku dhacday hadu meel kale ka yimado ictirfka somaliland somaliya waxba kama qaban karto maraykan oo kale hudu ku dhawaqo
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 12 сағат бұрын
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 13 сағат бұрын
HUUUURO BALCAD SOMALILAND DIB U SOO NOQON MAYSO DOORO CUNE DAMEERAALE 34 SANO AYAY SOMALILAND UF UF UF KON FUR ITALI RUFYAAN BUU U YAHAY ETOOBIYA XAYAWAAN RUFYAAN ETOOBIYA MIDNIMO SOMALILAND BAA WASTA YAA DOORO CUNE
@CamuudAwed
@CamuudAwed 12 сағат бұрын
War Gacanka Cadmeed iyo maxaa iska galay Soomalia Gacanka Cadmeed waxaa iska xaqle na ka ah laba Dal Oo midna Aasiya ku yaal midna Africa ku yaal labadaa Dal Oo kaka ah Jamhuuriyadda Somaliland Oo Horn Of Africa ku taal iyo Yemen khaasatan Dalkii hore loo odhan jirey South Yemen Caasimadiisuna tahay Adan Ana Cadan Soomalia waxay ku taal Ama dhacdaa Badweynta Hindiya hadaba waa wax lagu qoslo runtii In ay Soomalia intay iska riyooto mar keliya iska tidhaahdo Badda Cadmeed baanu Dal ka kiraynaynaa Ama Ethiopia ka kiraynaynaa iyagoo Aanay Soomalia Geographically u lahayn Badda Cadmeed Badda Cadmeed waxaa iska leh Somaliland iyada Cid Aan ahaynina ma bixin jarto Ama kirayn jarto E Dad ka nafihiina iyo nafaha Dad ka Aad Dawkadda u tihiinba been ha u sheegina kuma dhacdaan In bad Dal iyo Dad iska leeyihiin tidhaah daan waa kiraynaynaa Ama bixinaynaa Badda Gacanka Cadmeed Cida bixin kartaa Ama kirayn kartaa Dal ka Geographically xaqa u keh isla markaana Xuduudihiisa sharci ay ka mid tahay badda Gacanka Cadmeed Dal ka Ay Xuduudihiisa sharci ka midka tahay badda gacanka cadmeed na waa Somaliland iyada ayaa kirayn karta diidina karta Soomalia meel ay u soo mari kartaaye ma jirto bal E waa gardaro Aan geed loogu soo gaban Oo ay Italy Soomalia kula kacayso Jamhuuriyadda Somaliland
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 15 сағат бұрын
Why dalkii ajnabi kuugu ilaaliyaa?qof jira oo dad iyo dal leh hadaad tihiin Muxuuse yahay macnaha aad xil u hayso waxba ma ogid
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 8 сағат бұрын
naga tag xaaraanyahow duli illahow naga khabo danleydaan yaahuu alle magan
@AshaYasin-y7u
@AshaYasin-y7u 14 сағат бұрын
Fikirka qofka ha la ixtiraamo
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 15 сағат бұрын
BEENTAA LAISKA SHEEGO MEEL HAYSAN WAA SOO DHAMMAATAY BARYADA TUUGSIGA REER SOMALILAND BAA IDIIN XIGTA HADALKAA CAAWA HADLEYSO CLI BEENAALE
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 12 сағат бұрын
War inta dowladda Soomaaliya dad noocan ahi hoggaan u yihiin ha sugin dowladnimo! Xasan duufle, xasan dhiiqo, xasan qoslaaye! nin markaad aragtaba qoslaaya waa munaafaq qosolka isku qarinaya ! maryooley nasiib daranaa saa Xasan dhiiqaa hoggaan u ah e !
@abdihassan3836
@abdihassan3836 14 сағат бұрын
Cali Balcad waa Nasiib daro in aad Dawladii Kacaanka ee barakaysnsyd aad ku tilmaamto Khalad dhacay ama aad dambi dusha ka saarto. Dawlad Kacaankii ka dambaysay ama ka horeysay ma jirin. Ethiopia waxba kama Taqaanid Jaahil yahow
@Mahmedahmedkahinkahin
@Mahmedahmedkahinkahin 14 сағат бұрын
Iyo inay iska horkeento soomali land iyo itoobiya ooay tidhaahdo waxaan ku siinay lug haya ama saylac maranaba soomaaliya itoobiya wanaag uma wado waxay kukalsoontay masar
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 6 сағат бұрын
Waxaan maqli jiray Doqoni Dibir kama dharagto,Waxaa kaloo layiri Sagaaro Soo ma Barato Qofka aan dilin, (Soomaaliya iyo itoobiya Soo isma Bartaan)
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 Сағат бұрын
Maxaad kahadlaysaa dadkaagiibay xabashiyi laynaysaa adnafti baad ugutegaysaa waafalntiin idinkiyo madaxweynahuba sideed iyolabaatankaad sheegayso eedleeday wayjoogtay xabashidu maxaad usheegi wayday taiminka kusiiqulqulaysa
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 13 сағат бұрын
Somaliland. Madledahay mamul 60 ayamidownay 😂😂😂😂😂
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz Сағат бұрын
Xassan dhigo
@alphamale5802
@alphamale5802 13 сағат бұрын
Somalidu waxy tidhahda doqontu 10 indhod bey leedahy 9 gacalka ayey iskaga illaalisa 1 cadawga Somalia intey ku foogantahy Somaliland ayey ku dan seegty
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 15 сағат бұрын
WAAR GOON FURI XISHOD BAKADHA MATAY TUUG BUCAD AH YAA HAYSATA MAGACA SOMALI YAAKENAY SOMALILAND DALKAYIDHADO GONFURI WALIGED HALKA DHAFIMASO ILLAHAY IDINKI
@AbiibColaad
@AbiibColaad 14 сағат бұрын
Cali badiye waa damer dhaanraacday Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay ayaa waalay oo wx uu kasheekaynayo wxbajiraanee Addis Ababa ayuu firfirka lagu siiyey cidna lama kulmin Badacas ayey doonaysaa Ethiopia badcsana Somaliland ayaa maamusha somalia halkee Ethiopia kasinayaaa waayeebee
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Somalia Badda cas malle sxb.yaal
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 14 сағат бұрын
ISAKU WAA KUMA MACID BUUWAX LAGALIKARA MAYA XAGUKATALIYA BALWAYDI MIYAANU BEENALE AHAN OTUUG DADKISI BEEN USHEGAYA XITA CAWANKU SIDA UMA SHEKEYAN
@AhmedOmar-mb9pm
@AhmedOmar-mb9pm 14 сағат бұрын
Somalia xornimo may qadan calan kay tagtay na kii midowga unbu aha.
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 14 сағат бұрын
ما ياتي خير من عدو الاتوبي
@abdullashire9236
@abdullashire9236 Сағат бұрын
dawlada qaraabada hala iska daayo ha iska qaraabtaan
@Mahmedahmedkahinkahin
@Mahmedahmedkahinkahin 14 сағат бұрын
Badaasi waa labo uun waasayalac am garacad iyo initoobiy hoosaso loo dhigaayo si anay garab usiin jubalanad waayo masar waxay doonaysaa meel ayka weerto
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 13 сағат бұрын
Wax somaliland layirahado ma jirto wa argagexiso jogta hargeysa o somali diid ah wadanka wa laga qabana
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
Dolow miyaa adii ku badalayeen
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 8 сағат бұрын
Xasan qabuur iyo cali balcad oo basaasa waa la deldeli
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Idinka doortay in Wadamada Safka hore ilaalo idiin noqdaan.
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm Сағат бұрын
Waar anigu waxan hadoodilan ee xasan gurguurte wadwado waxaasi wax dadwaaweyn loola yimaado maaha sideedaba anigu waxaan layaabanahay waxa maalinkasta badahayaga muranka geliyey ma jileec dadnimo ayaa lay nagu arkay ma waxaanu noqonay timir xabaal taal waxaan ugu baaqaynaa dhamaan wadamada Kenya Ethiopia jabuuti kulugood hanooga baxaan wadanka Somalia idinkaa alshabaab kaxun sideedaba maba arki karno dhamaan waxaan ku baaqaynaa in wadanada masar iyo wadamada islaamka Ereteriyana lagu soo daro kuwa joogaya Somalia Ethiopia wax bada oo aanu u haynaa haba yaraateebma jirto Ethiopia somalia dekedaha kuyaal wax way kala soo degikartaa sida anaguba hadaanu Somali nahay aanu wax ugala soo degno wixii waxaa soo dhaafa hoo hoobiya hoo gantaalka hoo suuqa hoo G30 saxib xabad ayaanu kugu bilaabaynaa
@akhalif579
@akhalif579 12 сағат бұрын
Jareerki suldaan halkaan qof la wareeysanauo buu ka raadinaya hh. Sida la idinkugu dejiyo hadaad diidaan Isaaq waa la idinku kululeeynaya ilaa sida puntlkne u dhuustaan. Please just come diwn😅
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm Сағат бұрын
Uqsumu bilaahi idinku balbalbakbal tadhabadhaa wax aan kafahmayo lama arko aduunkan cid badahayaga hunguraynkartaa uqsumu bilashi majirto wuu dhimanayaa xabasshiina ayaa laga qodaya Somalia
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
9 million iyo dabadiina ayaad iskuugu dartedn
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 13 сағат бұрын
DAMEER DHUUSAAYA HADALKIISU NAMABA DHIBIBO DHIIQO IYO DHOORRE HADALKOODU NAMABA DHIBO DHAL SHEYDAANOO DHAN HADALKOODU NAMABA DHIBO DOWLADNIMO WAA UDHALASHEE DHURWAAYADOOW DHAQANXUMAANTOODA QABUURAHA UDHAADHOCOOW BADDA CASI DHULKIINI MAAHEE DADBAA ISKA LEH DAMEER DHUUSAAYA BALCADOOW DHULKAAGA GEEY DHUL AADAN LAHAYN MAADAABA DHIIBI KARA???????
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 12 сағат бұрын
Wuxuu yiri kenya waa 80 million! lier ! Kenya waa 50 million !
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 14 сағат бұрын
xamaray Doqoniimo.. daawo malaha eelafaha ayaykujebiisa waxkasta oo ad iskudaydana kumagulaysandontaan waxaad arkidoontan idiinkoo ciidlotaagan wakhtiidhaw insha aallaahu
@abdijama-n8h
@abdijama-n8h 12 сағат бұрын
Faqashay Somaliland way indin ka tagtay. Idiinku isu taliya
@CamuudAwed
@CamuudAwed 11 сағат бұрын
Cali balcad siyaasad garan maysid e warankii dheeraa iyo gaashaankii intaad qaadato cadale iskaga noqo Ninkaaga Jamhuuriyadda Somaliland Oo ah Curadkii Dalalka Afka Soomaliga ku hadla ugu Da'da weynaa Italy Somaliland Ama Soomalia xornimada kaga horeey kana Da'da weyn French Somaliland hadana loo yaqaano Jabueti ka hor xoroobey kana da'weyn Oo Sadexda Dal Ee Afka Soomaliga ku hadla Ee xorta ah Dal ugu xoriyadda horeeyey Oo ah J/Somaliland in Aad ka garan weydo maamul goboleedada Ama qabiileedyada ka dilaacay Italy Somaliland Dalkii hore loo Odhan jirey hadana lagu magacaabo Soomalia markaa waxaad taqaanaa Ood siyaasada moodeysaa Goofkaagii e Moxogaagii iska guro Oo yaanu kaa habsaamin Warankii iyo Gaashankii barbarta gaashanana is qaado goofkaagii iskaga noqo Nin taariikh haya ma tihid E Somaliland taariikh deedu waa taariikh la yaqaan Aduunka iyo Africa ba ku cad waxba noocaagaasi kama garan jaro kamana sgeegi karo Janhuuriyadda Somaliland Ama Dalkii hore loo Odhan jirey British Somaliland Protectorate 1961 kiina Codkii lagu Ansixin lahaa Midawgii bilaa sharciga ahaa Ama beenta ahaa taariikh Nin haya baanad ahayne Somaliland Dad keedu wey iska diideen Cod buuxa ayey ku diideen Codaynina kama dhicin Dhul iyo Xuduudaha sharci Ee Janhuuriyadda Somaliland taariikhda dib u soo Akhriso war kaawaad tahay e
@nboss8028
@nboss8028 13 сағат бұрын
Hadana dabadaada ayaa u geysay
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Saw umaad yeedhan maxaad oga ooyaysaa kuwa ku soo dhex galay. Doqonkaasa ileh wax ila yeelo. Cajiib
@omar7396
@omar7396 12 сағат бұрын
Niiki Niiki Niiki
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 14 сағат бұрын
اتوبيه طمعانه البحرالسومال الارضي السومال اتوبيا تريد كل السومال تبع اتوبيه اداء مصر ما تلحاق السومال باتطيع
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 14 сағат бұрын
Somaaliya meel jirta mahaa .waxaa xukuma beesha caalmka .madawaynuhu waa nin cadaan ah sharciga lagu xukumaa chapter7 .meesha laga xukumaa waa xalane.somaliland way kabadbaaday markabkii tiitaank ee degeyay .laakiin somaalidu meel joogto mag
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 12 сағат бұрын
Majirto Somali mideysan
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 15 сағат бұрын
Waar hadda adigaa Calankii aan Taagay igula biiray. KKK
@ahmedcabdille349
@ahmedcabdille349 13 сағат бұрын
Ali balcad iyo nimankan is waraysanaa waxan u malaynayaa waa isku jifo su,aalaha ay iswaydiinayaan waa su,aalo toliimo hawiye danta dalka waxay ka doorbidayaan dantooda shakhsi hawiye siyaasada waxay moodayan in canbuulo iyo macasaro laysku darayo walaahay X SH M . wuu ku wareeray waxna garanmayo waxna maqlimaayo qaybta lacag uruursiga ayaa shaqaysa alla ku doori.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 13 сағат бұрын
Dawladnimo oo hawiye kasoo bilaabatay miyaad adigu nooga sheekwynee ,camulo cambulp caqliga aad cambuulo ku caayeeyso ayaa kugu jiro oo aad dawladnimo dad KY barre, adeer soo barbaar weli laguma xalaaleeyn oo buuryadi ayaa kugu taal qabiil caabud ayaa kugu fadhiistay ee is daahiri nijaas ayaad tahaye
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 14 сағат бұрын
افهمو وجود مصر سومال تتحرار
@Ismail-n6s
@Ismail-n6s 7 сағат бұрын
Bacaaaaaac.
@nboss8028
@nboss8028 14 сағат бұрын
😂😂😂😂 fara leel iyo cago leef
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Tijaabadda guulaysatay ee Dr.Shiine | Warbixin.
11:49
CBA TV
Рет қаралды 19 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН