Kooxda Isku raranka ee Mweyne Xassan Sh oo hadda kala raranaysa & Is hardiga & dhaqaaqa oo bilowday

  Рет қаралды 45,652

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 11 сағат бұрын
Geylan weriye sare mawducana si farshaxanaysan u soo gudbiyey. Mahadsanid geylan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 сағат бұрын
أللهم اهلك الظالمين بالظالمين واجعلنا من بينهم سالمين غانمين. أللهم اجعل كيدهم في نحرهم واجعل تدبيرهم في تدميرهم واشغلهم في أنفسهم. Subxaanallaah Rabbiyoow naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah. Rabbiyoow nagu arzuq Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.Allaahumma aamiin yaa dal JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN
@bashirali3202
@bashirali3202 6 сағат бұрын
Madaxweyne Fashil sheikh maxamuud 😞
@Cali-h5s
@Cali-h5s 8 сағат бұрын
Xasan sheeq dalka allah ka qabto
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 2 сағат бұрын
Gaylan media sida hufan u uga hdlo wararka dalka iyo dibedaba cadi ma aha mahadsanid gaylan ilhayna ha inaga so garo xassan dhiqo sida xun u dhiqaysatay
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 11 сағат бұрын
Baska tareen la mood ka ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 gayllnow walle xasan meel baad saartay
@abdirisakabukar6679
@abdirisakabukar6679 10 сағат бұрын
Waxaa xaqiiq ah in madaxweyne xasan xisaabta aad ugu fadhido meeshuu u socdana si fcn ugu muuqato, xasan haddu guuleesto somalia we guuleesaneysa haduu guuldareestana saas ookle Somalia ha noolaato
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 9 сағат бұрын
HSM Wa Moryan QABILISTE ah MUSUQMASUQ iyo Bililiqo ku bararay
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 12 сағат бұрын
Allah ha isku diro kooxda ayax jadiid
@shafiesaid4117
@shafiesaid4117 11 сағат бұрын
Rukun run sheeg ah ayaaad ii tahay guuuleeeysta ❤
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 11 сағат бұрын
Allahu akbar 😢😢
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 10 сағат бұрын
Walal runtad kahadashay thanks
@lipanteigo8108
@lipanteigo8108 9 сағат бұрын
Wariye intaso xoga ku shegaya mxad ku tilmami wariye waad dhaaftay adu Farah Abdukadir madax sare waan kuwata anu!
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 11 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 10 сағат бұрын
Dalka.waa qabanaynaaa Dadbadan ayaan tooganaynaa Hadaan nahay xubnaha dhalinyarada soomaaliya. Qolo.waanagamamnuuc Dastuurku waa kitaabka Munasalka ah Alaahu akbar
@truecomment3650
@truecomment3650 Сағат бұрын
Dhibka wadankaa waxaa wada Xasan, Aadan & Xamsa. Cid joojisana lama hayo. 3 nin qofkii wax ka qaban kara wax haka qabto. Ilaahay dadka iyo dalka ka qabo tuugadaan wax ma garadka ah aamiin.# Badeena Itoobiya ima rabno
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 10 сағат бұрын
Guul guul guul soomaaliya and gaylan and falastiin and gaylan
@osmanadenshukri9351
@osmanadenshukri9351 10 сағат бұрын
111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa fashilmey xasan xaraash
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 5 сағат бұрын
War kooxdaan waxbo madeeqan Allow umada ugargaar Waa mafio waxbo xeerinen😂😂😂😂
@محمد-و2ج7ض
@محمد-و2ج7ض 12 сағат бұрын
DALXARAASHE
@KamalAbukar-w7v
@KamalAbukar-w7v 11 сағат бұрын
Dal Xaraashe Gurgurte Gaal U Sajude Dhurwaa Baqtiye Garac Wyye
@Amira_lul
@Amira_lul 12 сағат бұрын
Waa ayaan daro wuxuu geestey iyo sida ban qaranimadii somalia u dhaawacantey somalia waxey gashey astaan liibiya. Boobka ayaan darada oo loo aabe yeeleyn somalia wey dhiig bexeysaa waa ayaandarada la soo deristey.
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 10 сағат бұрын
Mudane jeeb buuxsade. Xaalada waa ku cakiran tahay walahi.. Cajiiiiiiiiiiiib
@fadumoali7300
@fadumoali7300 11 сағат бұрын
Keep going brother
@GeediBoss
@GeediBoss 6 сағат бұрын
Xasan Garguurte Xasan gaajo Dalkii iyo Dadkiiba wuu Baa bashey
@AbdulahiAden-b7i
@AbdulahiAden-b7i 11 сағат бұрын
Falanqayn cajibah
@adenhassan4254
@adenhassan4254 5 сағат бұрын
Mooryaanti Guulwadaha aheed waa fashiil'meen...Baaq-Baaq... 2026.05.15
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 10 сағат бұрын
Dameerka qoslaya ha arko sacii qoslaayey
@mohammedsaidkalil3620
@mohammedsaidkalil3620 10 сағат бұрын
Ju😂😂m 😊😊😊😊😊😊
@Dubadyare
@Dubadyare 11 сағат бұрын
Xasan namaste 🙏 dalkii iyo dowladiiba wuu ceebeeyey dabinkii Ethiopia 🇪🇹 wuu ku dhacay
@natduinfo
@natduinfo 7 сағат бұрын
Baska waa laga dhacayaa. 😂😂😂
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 сағат бұрын
Mooryan madax weeneh maa ,aah
@hawakiin6410
@hawakiin6410 11 сағат бұрын
Wariye munaaf ah la shaqeeyo as Isku diraayo shacabka Waan sidana xasan shiiq maxamuud
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 11 сағат бұрын
Naa soo meeyro ustag yahay
@xirfadahamaanta
@xirfadahamaanta 28 минут бұрын
Buss ka Train la moodka ah😂😂
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 10 сағат бұрын
Qofkasta oo soomaali ah madaxwayne xasan shiikh .025.haddiro siuu uqaboobo
@AbdikarimHassan-l5b
@AbdikarimHassan-l5b Сағат бұрын
Hassan must goooo
@kalidhusein2714
@kalidhusein2714 11 сағат бұрын
Waa goorma goortuu waagu ku baryay madaxwaynaha
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 сағат бұрын
Warkaasa Imaraayo Xassan Sheikhow Hakaa Saarto
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j 10 сағат бұрын
Waxan maqli jirey luuqa dhig kadib kacarar hadda waa ayada ficil ah buu wadaa madax weynahy😂😂😂
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 8 сағат бұрын
Koxdan habaar ayay qaban
@AsafaGirme
@AsafaGirme 7 сағат бұрын
Kkkkk kkkkk kk waaw waaw
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 5 сағат бұрын
Maxaa yaab is daba yaal👀xasan dhiiqo
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 11 сағат бұрын
Buska tareen lamoodkaa kulahaa ar kan ummadeena maaha 1 saac ayaan qoslayey 😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 сағат бұрын
kooxda xaraasha qaran ilaahay wadanka haka qabto
@abdikarimwarsame4145
@abdikarimwarsame4145 10 сағат бұрын
Baska Tareen la moodkaa kkkkkkk Wariye Sare F A😂
@AbdiDahir-s4v
@AbdiDahir-s4v 11 сағат бұрын
Maaha madax waayne caafi madqabaa
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 4 сағат бұрын
Waxay ila tahay Xamse iney seeftu leefi doonto kuna bixi doono soo laabashada baarlamaanka .
@ASADUSUNNAHASADUSUNNAH-p8m
@ASADUSUNNAHASADUSUNNAH-p8m 4 сағат бұрын
War xasankaan malcuunka ah waddanka ka qabta lacnad ha ku dhcdo xasan iyo nacamleeyayaashiisa FARMAAJO MISKIIN WUU AAMUSANYHAY WUU U JEEDAA WAXA LAASAMEYNAAYO 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 XASAN XUMOOW XAASID XASAN XOOLO
@MOSHADI84
@MOSHADI84 11 сағат бұрын
Marwalba oo HSM Qalad gelo, Said Deni baan eedaa. Waayo Deni baa noo diide Farmaajo.
@AbtiyowOmar55
@AbtiyowOmar55 11 сағат бұрын
wariye laguma dhigi karo daarood in taagnaa tahee
@ibnu-Omar
@ibnu-Omar 9 сағат бұрын
Dalxaraashe
@dhhol77
@dhhol77 2 сағат бұрын
Xasan mucjiso alle Haku rido umada meel xuno dhigiy illahow na dhaafi😩
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 сағат бұрын
War odayaal ogaadena ba layimi inay reer ssc kaxaraashan ciro si isaaq dagaalka uga daayo ugaadeniya bal maxa iskuso beegay dagaalka ogaadeniya iyo ergada ogaaden war harti miyu caqli lahayn
@Norabdik
@Norabdik 10 сағат бұрын
Hadda wan ku dhageysan kara marka mucaarad noqdey😂
@abdu5777
@abdu5777 9 сағат бұрын
😅😅😅
@MuxumedAxmedmaxamed
@MuxumedAxmedmaxamed 6 сағат бұрын
Dalkuwaaxaraash iyo. Xoolajaban xasansheekh waxuuleeyahay kiinoodhiibaw. Ilaahayhakuudhiibo. Sawirlacageed yaa. wuxuunsida 😂😂😂
@hamzeabdirizak1310
@hamzeabdirizak1310 11 сағат бұрын
Acuudu gayln ninka waaku dhamatey😅
@abdinorabubakar4251
@abdinorabubakar4251 12 сағат бұрын
Somalia waxay nowotay meel koox isku qoys ah ku adeegtaan
@bashiirmohamed6783
@bashiirmohamed6783 5 сағат бұрын
Geylan media waxaad tahay warbaahin odorosi karta waxa soo socda iyo taxliilkaaga dabagalka wararka bulshada ka qarsoon Runtii saaxada jiilkaaga ah waa inay wax kaa bartaan
@ASADUSUNNAHASADUSUNNAH-p8m
@ASADUSUNNAHASADUSUNNAH-p8m 4 сағат бұрын
EREYGA XASAN X. XAASID A. AAN S. SOOMAALI A. AAMININ N. NAXARIIS DARAN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MAAYA MAAYGU WAXAY DHAHAAN AAWKEY JAAMAC DOGDII DOGOWNIMI ME EE DAD AAMOW IYA KIDARSITII
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 11 сағат бұрын
Xassan shiikh waa fashilmay
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 3 сағат бұрын
War xayawaan kaan abgaal umada halaga qabto siyaasad waxba kama oga
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 11 сағат бұрын
Did ama Don xasan ila 2040 isaga dalka mamulaya ilahy cimriga ha u barakeyo dalxoreye
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 11 сағат бұрын
Dameerihii xaarka laamiga ku daadinjiray ee msb mamnuucay you flow them
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 сағат бұрын
Subxaanallaah. Ilaahow hooyooyinkan iyo Shacabkan ooman ugargaar oo hortooda lagu raacayo diyaaraddii ladoono. Rabbiyoow madax khayrqabta nagu arzaaq oo badeena iyo berigeenaba noo ilaaliya.
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 4 сағат бұрын
@@hassanmohamedmohamud8448 ada saw daber tan fully ma tihid
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 10 сағат бұрын
Mahad salad out Madaale out Ahmed madoobe out
@YusufAddow-f4s
@YusufAddow-f4s 7 сағат бұрын
Waxaan ma dad baa rumeeysan Donna hada
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 9 сағат бұрын
Nasiib ayuu leeyahay ninki laga tuuro tariinka aad sheegeeyso
@AliBulay
@AliBulay 4 сағат бұрын
Kkkkkkk waa fashil kooxdaasi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 сағат бұрын
War halays ilaaliyo waxan arkayay ergo ogaadena oo reer ssc axaraashi rabta isaaq si isaaq dagaalka uga joojiyo ogadeeniya war ogaaden ma gunimadan ba udambeysay yaa rabbi
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 11 сағат бұрын
Jaaji awalba waxba Kama aheyn majeerteyn dhexdiisa waxaa tahay qabiil ay leeyihiin Maxamud saleymaan xoreey buuraha galgalo iyo bari taa ayaa ku fiican inta aad caac ka dheh laheyd xamar
@ahmedjama9321
@ahmedjama9321 10 сағат бұрын
HOOYADAA NAGA IIBI MARKA HORE
@Mirhan777
@Mirhan777 6 сағат бұрын
Futada faraha kala bax
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 5 сағат бұрын
@ naag waryaa waxaad isku sheegtay kiiti in aad tahay oo raadinayp qof ku dubeeyo
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 11 сағат бұрын
Hhhhh ethopiankiiii wuuu dhawaaqaay
@istaahiljamac4671
@istaahiljamac4671 11 сағат бұрын
Alle iskukiin dir
@Subeyriga
@Subeyriga 12 сағат бұрын
XASAN SHEEKH WUU GUULEYSTEY WARIYE QABIILOW
@zalmaanmohaismail4311
@zalmaanmohaismail4311 11 сағат бұрын
Dal Xaraashe wu guleystay wa sax
@AbdinoorAbdulkadirwarsame
@AbdinoorAbdulkadirwarsame 11 сағат бұрын
Sax wuxuu ku guuleystay shaqadi loo doortay oo ahayd bur burinta somalia. wa shaqada ugu wayn ee xilka ku helay oo malaayin dollar shisheeye ugu bixiyen
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 11 сағат бұрын
Guul kadheer ceeb too much
@afrahdaldhis
@afrahdaldhis 5 сағат бұрын
Gaylan media waxaad qalinkaaga ugu dagaalameysa in Qabiilkaagu dalka hogaamiyo ama dalka SOMALIYA Ethiopia QABSATO, waxaad tahay shaqsi an la’heyn damiir Somalinimo balse Qabiil ku harasmay waxad ka midtahay kuwa CADOWGA ushaqeeya e an is OGEYN 🪚🔨 🛠️
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 8 сағат бұрын
Allah iska kiin jabi qowlaysato dhiiga dadka caba😡
@LudwigStolzmann
@LudwigStolzmann 10 сағат бұрын
Dal xoreeye 10 Sano hadda dhiman waa sii joogaa ilaa Dalka uu Salka u dhigo.
@ahmedjama9321
@ahmedjama9321 10 сағат бұрын
MUXUUU XUREEEEYE OOS HG BUUUU XAMAR KA QAXIYEY MIYAAAA ILAAA DHUL ABGAAL WA HASYTAAA BASRA CEELDHEER COWSWAYNE MASJID CALI GUD ALSHAAB AA DHANTO KU CIYAAARASA. MARKA INUUU HG IDINKA XOREEE AYAA NOSHEGTEY😂😂
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 10 сағат бұрын
Mudane dal bur burshe jeeb buuxsade. Xaalada waa ku xun tahay walahi. 😅
@MaanJamac-i8e
@MaanJamac-i8e 11 сағат бұрын
Hasocdo dhul boobka iyo badda boobka somali meel baa loo wdaa waan arkaynaa meeshay kudanbeeyso Somali 😂
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 11 сағат бұрын
Weli ma waxaa laga daba "caac leeyahay" madaxweyne Dr. Xasan-Xoogsade?! Taa haddaan ka gudbo, madaxweyne Xasan waxa aannu uga fadhinnaa in uu noo iclaamiyo goorta waaranka soo qabashada loo jarayo madaxweyne Deni. Fallaadhi gilgilasho kaagama hadho Deniyoow. Daacish baan la dagaalmayaa & lacag baan samaysanayaa, kaa saarimayso ee luuqa ka soo bax.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 5 сағат бұрын
Adiguna ma qabri fagasho ayaad warkaaga kusoo dartay maanta ewelba rabaayad inaadan gelin waan ogaa lkn waxaan is lahaa geylan waa warfaafin caalamiya oo aan Rabin in gmbogeeda aysan u raabin ineey kasii dayso warar qabiileysan
@mohammedsaidkalil3620
@mohammedsaidkalil3620 10 сағат бұрын
Mt U . Iu Mi UUUi jl Bi L L Ll J II O l J O L 😊😊😊😊😊😊
@abdulqaderomer7926
@abdulqaderomer7926 6 сағат бұрын
Xasan tuuk bad gate
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 сағат бұрын
tuugta wain xal loo helo wadanka soomali ba iskaleh soomalina wa hal qoys wax kala go'aya majiro marka kaftanka iyo bootada layskadaayo ee maxda xun laga tuuro meesha
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 11 сағат бұрын
Hadalkaagu waa hadal NIn ciilan angu wan kudhegeysan jiray laakin MAHADSALLAD markaad kubilawday ayuu hadalkaguu 0 noqday waayo Mahad waxa uurabay inuu Utartamo GALMUDUG sidaas ayuu ugatahay Agaasimaha NIZA, sidaa darteed hadalkaga xaqiijiso xasana kudheg hadad rabto lkn hadalkaga xaqiiji wayo aakhira ayaa lagu waydiin doona
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 11 сағат бұрын
Shit
@GololMudug
@GololMudug 11 сағат бұрын
Sanadkaan Daarood shisheeye kalkaal cabaadkooda baxay😂
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 5 сағат бұрын
Culusow Gurguurte Beeso kama kaftamo
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 11 сағат бұрын
afhayeenka cbb dharka ayaad soo dhigatay qabyaaladu waxay ku
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 10 сағат бұрын
kuwa somaalinimada diidan ee Ethiopianka dabada u dhaqaya ka hadal adeer qalbi jiis. ayaad tahay xanunsan
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 196 М.
Xiisadda Jubbaland,Dolow iyo xogo xasaasi ah.
36:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,3 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН