Dr Cali Shiikh - Asalka waxa dowladnimadeenni dumiyay waa dulmi !

  Рет қаралды 51,597

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Жыл бұрын
I did not think that there could be a Somali whose views are free from tribalism. This man's speech shows a high level of behavior and thinking, but there are questions that are still ringing in people's ears because of the sweet words that late dictator Ziad Barre used to say during the day and his true personality that made decisions at night !!!! Finally, I feel it is easy to say GOOD WORDS BUT TO TRANSLATE THESE GOOD WORDS into ACTION IS SOMETHING DIFFICULT IN THE SOMALI CULTURE!!!!!
@hassmali1139
@hassmali1139 Жыл бұрын
Masha Dr Ali Siwanagsan Aqon iyo Cabqaranimo Foog ayad u Dhigtay Tasina Waxay Mujinaysa Argtidad Aqooned e Foog Markale Mahadsanid Dr
@AliyaAli-ee1lg
@AliyaAli-ee1lg Жыл бұрын
Shukran jazakaallahu kheir. Ruunta bad shektey. Somali hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@alijama103
@alijama103 Жыл бұрын
Sxb hore ayaan kuugu idhi dadkan oo kale keen barnaamijka si ay dadka ha u faaideeyeene. Thanks Hanoolaato
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Maa shaa allaah tabaaraka llaah, xaqiiq waa barnaamij qaali ah. Allaah yaxfadakum aamiin 🤲🤲🤲
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Mid kamida barnaamijyadii ugu muhiimsanaa noloshayda shukran bahda ha noolaato
@fattahk-hashi8260
@fattahk-hashi8260 Жыл бұрын
Great work Ayaanle😎
@fuadhassan1
@fuadhassan1 Жыл бұрын
Mashallaah Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar
@Utuber141
@Utuber141 Жыл бұрын
Ilaah kuxafido. Fadlan cagliga suuban ee ilaahey kusiiyey ugu gargaar soomaalida. Qof walbo oo soomali ah oo doonaya toosinta dalkeen waa inuu odeygan soomaaliyeed wax kabartaa.
@mohamudabdulahi2517
@mohamudabdulahi2517 Жыл бұрын
We need more of this man!!
@abdirahmanjama623
@abdirahmanjama623 Жыл бұрын
We're fed up with our problems, we just need the solution
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Wcs wr wb. Alxamdu lillaah waan dhammeystay. 💗💓❤️💕💞❣️💖💘🌷🌹💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mukhtarismacil8747
@mukhtarismacil8747 Жыл бұрын
M.a Allah guul 🇸🇴🇸🇴✊️
@bashirabdikarim2621
@bashirabdikarim2621 Жыл бұрын
Masha Allah Dr Ali sheik
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
Waa run. Dalka lugu dhulmina ma aha dalgeyga. Qabail dhulmi bai dalisaa. Somalidu aad bai qabail kadembeeyaan.
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
JazakaAllahu kheir. Qofkan oo kale baa lara baa in dadka la horkeeno waayo hadala aduun iyo aaqhiro faida leh buu soo jee dhiyaa
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Salaamu caleykum walal Ayaanle buugaas Dr Cali qoray ee Tadawuc xaggee ka heli karnaa?
@matanka993
@matanka993 Жыл бұрын
Chanel ka hanoolaato waan bogaadinaya waraysiyada ama tabinta aad umada LA wadaagtaan markasta oo wax Tar u leh dhamaan umada somaaliyeed professor Kuna aad buu ugu mahadasan yhy sida aqoonta ku dheehan thy oo aad umada wax ugu bayaanisay
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Maa shaa allaah tabaaraka llaah, xaqiiq waxbadan baad ka hadashey. Muhiimadu waa in diinta la barto waxaa iiga muuqda adeerkan Soomaaliyeed in uu diin iyo maadiba bartey. Allaah haku xifdiyo adduunka iyo aakhiraba. 🤲🤲🤲
@bashirbarawi8771
@bashirbarawi8771 Жыл бұрын
Wax yaa laha aan aad u xasuus nahay waxaa ka mid mishkiladaha xuduudaha iyo dadka somalida u ah qabiil ahaan laakiin degaan ahaan aan somali aheyn oo fikir kiisa Itoobiyaan ah ama keyn yaan ah oo qaarkood wasiir ka gaarey dowlada dhexe taas waa qodob mihim ah.
@fardowsaabdullahi1382
@fardowsaabdullahi1382 Жыл бұрын
Ayaanle aad ayaad u mahadsantahay wa jazakallh kher ❤
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Жыл бұрын
Dr. Ali Sheik mentioned a very nteresting issues we the Somali people are facing for a long time, the way our system of government didn't work for us. Definitely we haven't made any progress politically, economically and system of government according to our society of individuality. We have ignored to reconcile our differences, we haven't had how to mobilize our people to own responsibility within the country. We should respect our commonality to think about the country.
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Жыл бұрын
Nacam been maahan dadka iyo dalkeena ilaahay ha noo badbaadsho insha Allaah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@Kafipage143
@Kafipage143 Жыл бұрын
. M,
@ĽèĝènD__61-k3k
@ĽèĝènD__61-k3k Жыл бұрын
Aamiin
@hfm9834
@hfm9834 Жыл бұрын
Jazakllahu khayran Ayaanle iyo Dr Cali. Maanta dhan baa idin dhagsan karaa.❤
@dahirmax6281
@dahirmax6281 Жыл бұрын
Haddii ay mutacalimiinta culumada iyo mediyaha ay dooda joogta ah qabtaan oo bulshada ay wacyi geliyaan madaxda dalku wey naga xishoon lahaayeen oo sidaan noolama dhaqmeen
@AliiTall
@AliiTall Жыл бұрын
Hanoolaato waa channel loo baahnaa ❤👌🏿
@abdifatahmoalim9919
@abdifatahmoalim9919 Жыл бұрын
Aabahii Tacliinta Soomaaliya Dr Cali sheekh cimrigiisa alla ha raajiyo
@saidabdidaoud3388
@saidabdidaoud3388 Жыл бұрын
Masha allah prof wax badan uu sheegay oo bulshada ka qaldan
@MA-rq6ye
@MA-rq6ye Жыл бұрын
Mashallah billow Illaa dhammaad waan daawaday. Dr. Ali waa waayo arag
@abdirahmanabdullahiomar1953
@abdirahmanabdullahiomar1953 Жыл бұрын
Dr Ali sheikh waa nin aqoonyahan ah, soomalidane abaal badan ku leh illahay cimrigiisa ha barakeeyo. runta ayaa ka hadlay wlhi ma jirto koox wada socoto nin labo walbo maalin ay wada socdaan kadibne way kala tagayaan. Dr waa xog ogaal @hanoolato waxaan ka codsaneynaa dadka xigmada wado oo sidaan oo kale in aad noo keento.
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Жыл бұрын
Dr cali shiikh ustaadkena aad baan ujeclahay ❤
@noormohammed4876
@noormohammed4876 Жыл бұрын
Waa qabyaalad iyo qudhun aabaheed
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@osmannibiri4786
@osmannibiri4786 Жыл бұрын
Wax aan faaidnay today Ninkaan hala shaqaaleysiiyo ❤
@socdaaliyodamaashad6669
@socdaaliyodamaashad6669 Жыл бұрын
Haddii aad leedahay hala shaqaleysiyo. Weli waxba Kama aadan faaiidin😂😊
@InaAbdalla-l6m
@InaAbdalla-l6m Жыл бұрын
Waraysigan ano xisihisa i hayo ayu iga dhamaday 😢wllhi mhdsnd In bdn wllky Ayanle sida wngsn ad noga haqabtireyso bahiyahena dawladnimo. Ustad kan markale no balami
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayaan le subax wanag san sodaa muqalka nuber obe commont 1
@ahmedolad3043
@ahmedolad3043 Жыл бұрын
NIN IGA LIITO MUXUU KAWADA MA QOF AYAA QOF KA LIITO AMA KA HOOSEYO AQOONYAHANA WU SHEGANAA
@jamahurre
@jamahurre Жыл бұрын
Prof, warkiisa Waa igalay,
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Mashaa Allah in runta la isu sheego waa muhiim
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 Жыл бұрын
MashAlllaaah..... Waxan uu bahanahay iskaashiga ka dacay ee prof. Uu keshekeneyo isago video oo aqon yahanadu ka qeyb galeyn isago dhameystiran noso dhiig
@aliawad9607
@aliawad9607 Жыл бұрын
Ha noolaato waan bogaadinayaa waxaan ka codsanayaa in dadka soomaaliyeed lagu wacyi geliyo insharci lagu dhaqmo
@Bambelmo
@Bambelmo Жыл бұрын
Kama helin arinka groups, waa fidno horleh, Allaha nagu shrtiro.
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
😊 caadi ma han Siduu uga hadaley Soomaali.
@AantonzzyOsman-nu6lc
@AantonzzyOsman-nu6lc Жыл бұрын
M.a prof wuxuu sheegay hdii lgu dhaqmi lahaa xilagaan dawlad hormarty bn ahaan laheen
@Hanasuper179
@Hanasuper179 Жыл бұрын
Masha allaah hadal run eh waye
@maryandiriye7544
@maryandiriye7544 Жыл бұрын
Maanta Waxaad heshay miid kula mid ah oo xag xagasho dowaladi kacaanka ee ugu sharaf badane Addunka
@Inaabdi99
@Inaabdi99 Жыл бұрын
İnay kulman intaaso aqonyahan iyo shaqsiyaad qarashbadana kuboxo ninwalbana meshas wuxuu kadhihilaha kadhoho wax ficil ahna lagu darin waxay so kordhinayso malahan. Dalkeenu wuxuu ubahan yahay dad intay dhaxda uxidhan wax walbana mel iska dhigan badbaadiya lakin inta shir iyo shaah wada cabid lagu meraysanayo wax sokor dhayo malahan
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 Жыл бұрын
Odaygan alle cimriga ha u barakeeyo waaa cilmigiiisa baa ilaahay caqli ugu daray Dhalinta soomaaliyeed odaygan oo kale in uu hogaaamiyo bay ubaahantahay Ee uma baahna khusunaasyada iyagu yidhi anagaaa hogaaminayna
@hfm9834
@hfm9834 Жыл бұрын
Nasiib badanaa qofkoo abbo u noqday Dr Cali.
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Maa shaa allaah dheh walaalo adigoo raali ah. 👋
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Alaa alaa caqli badanaa!!
@noormohammed4876
@noormohammed4876 Жыл бұрын
Dumiga bilowgiisa iyo dhammaad kiss wuxa ka yimaadaa cali dheere
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Жыл бұрын
Daraadaadka saxdaa lasoo dhaqsadaI udhiiba dowlada si dhibka looga baxo dhakhso inshaa Allaah.
@issaali6048
@issaali6048 Жыл бұрын
50 sano ka hor wixi dulmi dhacay ayaa wali dhacaya, gorme & side isbedel u iman? Waxa lumay is aminadi tasina wa sababta xalkii u noqday inan isdilno! Allow xaqay na tusi.
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 Жыл бұрын
Markaad ogtahay waxaad soon martay, meeshaad u so otolaryngology garandoontaa.
@Amineta.0
@Amineta.0 Жыл бұрын
Jabhadi SSDF baa idiin iftimisey mar hore waase taageeri weyseen waa ku fiirsateen in la laayo lana xirxiro dalkana ka cararaan waagaas intiina kale diwladii kacaankaa uwada sacabo tumeyseen
@dahirhassan1991
@dahirhassan1991 Жыл бұрын
Waa haddal xaqiiq ah
@Abdulthepirate..
@Abdulthepirate.. Жыл бұрын
Siyaad bare AUN Wuxuu dintay 29 sano ka hor ee ayaale qabiili ka har
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Soomaalida waxaa halkaan dhigay oo nabadgelyo ahaan iyo dhaqaale ahaan baabi'iyey 3 kooxood:- ■Hogaanka dowlada oo mid sare iyo hooseba ay dhacaan ha tida dowlada oo vuryo dhaadheer ka dhisto gudaha dalka iyo dibada ■ Ganacsato ka ganacsada daawo iyo raashin dhacay, isla markaan la wareegay hantidii Qaranka sida shirkada hormuud oo xaaraan ku haysta Koodkii tekdfoknka Qaranka ee +252... Qaar kalena dhoofiyo hantida guud ee dalka sida dhuxusha iyo duur-joogta ■ kooxda sedexaad waa Warbaahinta oo intooda badan ka shaqeeyo been iyo isku dir...
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi Жыл бұрын
Maanta Dr. Cali ayad inoo keentay.
@ibraahimhussein9496
@ibraahimhussein9496 Жыл бұрын
Waxaan nasiib u yeshay asigooo gadomiyaha jamacda Mogadishu inaan ka mid ah ardada
@abdirahman77
@abdirahman77 Жыл бұрын
Talooyinkaan fiican maxoow ugu apply gareen waayay jaamacoow gacanta ku haayay. waxaan aragnaa dad shahaadooyin wato hadana slightest idea aan ka heesan waxeey sheganayaan ineey soo barteen. Mase sheekadu waa wixi RW Abdirizaq Xaaji Xuseen sheegi jiray oow lahaay “Somalidu waa wada geed sare waab” asagi oo shaqsiyan ufashilan hadana rabo inoow saxo madax dowladeed.
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Жыл бұрын
Haddad cadaalad mahaysataa Isbarbardhig. Dawladii hire Iyo wixii Ka danbayey amaan mahayatay Waxbarsho bilaasha ma heshay Ina xasan dhiiqo
@yoonisfaarax3031
@yoonisfaarax3031 Жыл бұрын
Waraysiga sida aan u xiiseenaayay uma eka .
@abdiqaadircumar853
@abdiqaadircumar853 Жыл бұрын
Fadlan sidan oo kale dadka aqoonta leh noowarayso markasta waana sidaan kaaga baranay
@abdirahimjimale4109
@abdirahimjimale4109 Жыл бұрын
Wareysi xaqiiqda Soomaaliya ka hadlaaya baaan dhahi karaa!!
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Shirkadahaas waxba uma tarin wadanka waa khayaaneen kuwaas
@Zackdhulmareenwiilhoog1
@Zackdhulmareenwiilhoog1 Жыл бұрын
Wax qabiil ladhaho majiro ee halaga saaro dastuurka qodobka qabilka ah
@RealmaanBoy
@RealmaanBoy Жыл бұрын
Adeer madaxwene kasto qoskiisuu ka naas nuujiyaa dowlada ilmahii walid kood wax soobaray yaa u maqan markee shacabku doordaan madaxwenaha unbee qanci doonaan
@noormohammed4876
@noormohammed4876 Жыл бұрын
Himiladii iyo hankie soomaliyeed kuwii ladagaalamey ayuu aaba ka yahay xataa yuhuud buu tagey siduu somali u during lahaa laakiin rabbi ma mooga jariimooyinkii dhacay ee uu cali dheere madax ka ahaa.
@calimaxamed673
@calimaxamed673 Жыл бұрын
M.a
@ahmedmualim4323
@ahmedmualim4323 Жыл бұрын
"Nin aniga ilamid ah oo iga liito waalasinaa" intaas markaa dhageestay dib uma siidaawan waayo intaasba waa dulmi
@Adam-sq8ol
@Adam-sq8ol Жыл бұрын
Wadaadku waa aqoonyahan buu sheegtaye waa noocee qofka uu noo sheegay inuu isaga ka liito
@somalicryotocurrency7847
@somalicryotocurrency7847 Жыл бұрын
Yes nin kaa liita qof ahaan oo aan aqoon laheen
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 Жыл бұрын
waa in kulanaaa
@AXMEDMACALINCABDULLAHI
@AXMEDMACALINCABDULLAHI Жыл бұрын
Asc doolada siyaasiyiinto waxay usidilayaan in ay wax xadaan kaliah
@mofirrin7246
@mofirrin7246 Жыл бұрын
Dr kaynaan warayso waa aqoonyahy cajiib ahe
@aliawad9607
@aliawad9607 Жыл бұрын
Ninkaan warkiisa wuxuu ku socdaa in dalwlad cadaalada la helo laakiin ma.shewg8n sida ay ku imaan karto dalkaan wuxuu u baahan yahay sharci la fuliyo sharciga ayaa xakameeya dulmiga dadkana horu mariyo hadaan dal seriously ka jirin dadka waxay rabaan Bay samaynayaan sharciga ayaa laga baqaaa kaas ayaana dadka toosin karo waxaan kaloo rabaa inaan ku taliyo in aan laga sheekayn wixii dhacay ee laga hadlo mustaqbalka sidii wax wanaagsan loo samayn lahayn lahaa😢
@yasinhussen1476
@yasinhussen1476 Жыл бұрын
Wax aad lajoogto majiraan . Waxaad waraysataa qofba qofkuu kabeen badan yahay
@osmanaden968
@osmanaden968 Жыл бұрын
Dr cali waan salaamay. waad caraysantahay in baasabor laguu diidey darteed maxaa lagaa filan karaa? Eeg gabadhaas turkiga ahi umay caroon Inuu madaxweynuhu warsysi ka diidey balse way badbaadisey adigana weli waad caraysantahay
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Hada adoon laaluush bixin mahikartid
@somreads8415
@somreads8415 Жыл бұрын
Waraysi iyo baasaboor maxaa iska galay? Midna waa xaq aad leedahay oo ay tahay inaad hesho Waraysiguna waa dan shakhsiyadeed. Wacyigeenna aan korinno walaal.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
@@somreads8415 wax fahan
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Ale ha ina garadsiyo wanaaga iyo hormar wanaagsan iyo nolol sharafleh oo dacaad lo qabto. Iqlaas iyo cadalaad lagu howl gala iyo ilaalinta xaaquuqda muwaadiniinta ale ha ina garadsiyo. CALI iyo Ayaanle waa kumahadsantihiin barnamijka.
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 Жыл бұрын
Askari jaahil ayaa xukunka xoog ku qabsaday ayaa dalkeena burburiyey . ,diiniyan iyo aqlaaqiyan ayuu eber ka ahaa hogaamiyahii militariga , haddan arddadiisii ayaa wali na hor boodiya . Rabbiyow noo naxariiso .
@xamsenasir3410
@xamsenasir3410 Жыл бұрын
Waxaan waligay Ku fakaraayay ayuu Ka hadlay dadkeena lama barin wadan jacay
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 Жыл бұрын
waa mahahim in laa qooraa dhacdoyinka guraacan iyo kubaa hufaan intaba sii dalka ugu naqoto wayaa aragnimo so jiireenaa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Жыл бұрын
Sadex adeeraday ah ayaa muqdisho passport uraadsaday hargeisa ayay katageen midkaliyaa kasoo helay labadii kale waa loosoo diiday
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hadii Passport lagu siin waayo, wadankaas kaagii maaha oo Ethiobian hub ka soo qaado oo burburi, kadibna gabadhaadu haku dhimato bada iyadoo Ła tahriibaysa lababoqol oo nin oo African ah! Dulmiga Somaliya bassbort baa la ii diiday! Kenya, " Gobolka Somalida oo dhan yaan lasiin Passport, ama ha lagu dhibo ama laaluush xoog leh ka qaada" Ethiopia, " Luuqadaada maba ku hadi kartid oo Amxaar kaliya ku hadal, 5ta galabnimana seexo oo bandów forever ah ayaa ku saaran!" Mengistaa yaabay! Ninkan dadkiisa waxa lagu gumaystaa Ethiopia, markaas ayuu leeyahay Passport baa la ii diiday!
@JamaMohamud
@JamaMohamud Жыл бұрын
Door kaas culimada islaam ka ayaa leh in ay yiraahdaan waa xaaraan laaluush ka xildhibaan ku qaato iyo madaxweyne ha kuu bixiyo ee joojiya.
@abdiyare6794
@abdiyare6794 Жыл бұрын
Ninkan wa hadlay lakin dhagihii maqli laha wa dhagool Somali wax ma maqlaan wa dhagool
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 Жыл бұрын
Odayga warkiisu ma xuma balse 'iga liita' ereygaas ayaan diiday
@abdilahikanadi8030
@abdilahikanadi8030 Жыл бұрын
Wlhi waa inta aaan bilawga muuqaalka ba iga yaabisay Isagabaa dulmi samaynaya
@nasserhashi
@nasserhashi Жыл бұрын
ما بني علي باطل فهو باطل. Kow, Waa run darinta haddii lagga qaldo falkinta u horaysa inta danbena waa qaloocataa. Tankale, dowladu waxay ku disantahay dulmi ah 4.5 balfiiri 4 iyo BAR waayo cida NUSKA ah??? Daadoor mase HAEWIYE?? Seddex, Wadanku ma’ ahan XOR oo waxaa jooga ciidamo shisheeye. Afar, Shacabka iyo dowladu ma’lahan wax isku xir ah. Dadku ma’doortaan Parlimaanka iyo Maddaxweynaba, marka sixaabtan ma’ jirri karrro. 5. …… 6. ….. 7. ….
@rahmahusen3402
@rahmahusen3402 Жыл бұрын
Ayanlow dugsiyada somaliya waxe u bahanyihin in xiisadaha xiisad ka mid ah lagu baro aqlaaqda wadanka waxa ka mid ah aqlaaqdaas in la baro waxa fican iyo waxa xunt usaale ahan in ey xaaqan sida jidadka oo kale sida ey u bartan in ey qashinka jidka lagu firdhiyo in ey xuntahay oo cafimad daro ka imaaneeso
@qasaluuraxmaan922
@qasaluuraxmaan922 Жыл бұрын
Qof iga liito ayaalasiinayaa buu ku cel celshay asigaana na leh xaqi aan lahaa xiligaa ma helin soo ma noqoneeso in isna mid uu kaliitay uu u diiday maadaama kan diiday u arkaayay inuu kaliito kan hada cawanaayo sawab aqliyada uu xambaarsan yahay ayaa sidaas ah
@rafiiqsheikh6097
@rafiiqsheikh6097 Жыл бұрын
Tuugo al islaax ah ayaa iskugu timid DAD , lacagaha ay carabta ka Keenan ummadda Ugama faaiideeyaan , taa waxaa kasii daran jaamacadaha ay furteenna lacagaha ayay umadda uga gurtaan , ilaahay waa caadil , calaamadaha mucjisada waxay ka muuqdaan wajiyadooda
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Cali dheere xizbigii Islaaxa ayaa lagaa waayay dhinac ugaleexo in ruuxkale hogaamiyo ilaa uu odaygii aas aasay xizbiga Sh Garyare uu xamar yimi aadna diiday taladiisa,meeshana waxaad lafadhidaa far kufiiq madax kale, soomaali kuwa isku sheega ineey wax barteen waa adigoo miiran uurkooda iyo afkooda ismalaha
@fatumaabshir7815
@fatumaabshir7815 Жыл бұрын
Malin walba wanhadalna hadana isbadal makeno yaab umad aragti dheer laheyn wye somali runti
@deqafishingandmarineresour364
@deqafishingandmarineresour364 Жыл бұрын
Dr-ku wuxuu yiri dulmi baan dalka uga cararay iyo in la iidiiday wax aan xaq ulahaa oo Passport ah! Waxa kale oo uu yiri wasaarad haddii ay 10 boos qaadaneyso waa in karti iyo aqoon loogu tartamaa!! Prof ka waxaan weydiin lahaa institution kii kali ahaa ee madaxda kasoo ahaa sidee umaareeyay ugu dambeyna xilka usoo wareejiyay?!
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 Жыл бұрын
Sax dadalad daro
@haboon180
@haboon180 Жыл бұрын
Jubaland iyo Gedo dad ayaa bililiqaystay, dadkii dhulkaa degenaana waa la barokiciyey. Sheekadiinu waa somali hanoolato iyo sheeko faqash.
@MaymunaMukhtarJelle
@MaymunaMukhtarJelle Жыл бұрын
Asc hanoolaato qabiil majiro laakiin soomaalinimada baakawayn
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Kani wuxuu ka midyahay kuwii fikirka qaldan ee salafiga ku faafiyey deegaanada somalida Iminkana wuxuu iska iibinayaa reer galbeedka
@xidigtahanaaofficial7529
@xidigtahanaaofficial7529 Жыл бұрын
Been maha dulmiga alle ayaa naftiisa ka xarimay
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Khomeini sida daubant loo amaanayo u fiirso!
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Cali Sheekh wuxuu jaanis u helay inuu madax ka noqdo jamaacadii Islaax, ma u maleenaysaa in jamaaco dhan oo Somaliya lagu aasaasay oo Shiikhaal majority ka tahay! Hadii Aad urur diimeed ka dhigtay All Shiikhaal oo dadka ugu yar Somaliya ah, sidee uga hadleysaa dulmi!
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
WAREEYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEESHAY WARIYE CABDULKHADIR NADAARA
9:01
What is autism?
1:51
CliniKids
Рет қаралды 6 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН