DR CABDIKARIN AXMED CALI -WAXAAN JOOGAY HABEENKI

  Рет қаралды 321,087

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 871
@kbpost6947
@kbpost6947 2 жыл бұрын
dadkii sidaa u dhaqmayay ayaa maanta leh cuqdad baa qabtaaan, mahadsanid DR cabdikarin xaqiiqada aad nala wadaagtay.
@18maychannel23
@18maychannel23 2 жыл бұрын
Masha Allah allow hanoowayin umad somaliyeed oo damiirkodu noolyahay oo xaqiiqadii jirtay runta kasheega sida Dr cabdikariin oo kale . Waayo tariikhdu iyadaa isqorta siday wax udhaceen in lasheego waxbadan bay dawaynaysaa.
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 жыл бұрын
Walih,lamah,hayoh,khof Dacad,ugah,shegah,wAxa Sababay,dukhentah,logestey Somalilan,wAxa,iyo,dagalkih Laguh,diley,mayarkih,magaladah,barbarah,iyo,sidih Udhacay,dilkih,dukhih,barbarah,iyo,sarwajigih,logestey Gobarnah,turihih,burco,iyo Dadkih,masakintah,ah,ee, Laguh,diley,burco,amah Barbarah,iyo,hawenkah, Urkah,lahayen,ee,laduxay oo,ilmihiih,lagasoridey, Markah,malintas,bah,waxeey,aheed,malin,murogoh,leh Lagaganah,had,Lin,walih Markah,Somalilan,cukhubadas,,kamah,hareysoh,weenah Dabah,socon,ilaah,iyo,khiyamanah,,ilah,iyo,hadah,khof Kahad,lay,majirtoh, Markah,garsoreh,waa,ilahaay,,xakhikhadanah,ilahaay Bah,ogoh, Markah,ilahaay,hanasiyo Samir,Jamil,,amiin,
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 жыл бұрын
iidoorow sidii la idiin wasay sax bay ahayd waa la idin gumaaday waanad ku fiicnaydeen jugta culus 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedhossein1656
@mohamedhossein1656 2 жыл бұрын
Hal qalad uu sameeyay siyad barre kaasna waxaa waaye iidoor ma uusan xasuuqin laakiin in la idin xasuuq ee ahayd doofaaraa idin dhashee
@said1498ify
@said1498ify 2 жыл бұрын
​@@mohamedhossein1656 Siyaad Bare Waan kala calaf qaadnee waxuu Samayn karaayayna waa Sameeyee waana lakala adkaday Marhadii xukunkii lafa tuuray. Markaa Sxb wax ba dib ha inoo celine Afxumo baa la yidhi Colaadna waxba kaagama tarto nabadna waa kaa kaxaysaa markaa caqligu ha ku shaqeeyo.
@mohamedhossein1656
@mohamedhossein1656 2 жыл бұрын
@@said1498ify dhibka Somali soo gaaray markaad raali gelin ka bixiso Aadna aqbasha in Somali loo qaybsaday 4.5 aadna ku qanacdo 0.5 ka aad xaqa u leaadahay wixii tagay waa iska cafin karnaa oo umad Somali oo walaal a ah waa la heli karaa intaadse aaminsantay qabiil baa dawlad noqda waa qof asagoo soo jeeda riyoonaya
@mouztaphederie9663
@mouztaphederie9663 2 жыл бұрын
SNM geesiyaal bay ahaayen ubaxii ay ka takeen snm ayaan nahay mana iloobi doono abaalki ay noo galeen wayo ,anugu wxa aan ahy 25 sano waligay nabad ban ku noola iyo barwaaqo iyo dawlad iyagaana u sababa ,abaalkas waanu u gali doona kuwa naga danbeeya .
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
Hargeisa is our city SNM ha noolaato💚⚪❤
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 5 ай бұрын
Kkkk.just remember laascanood
@xamdi274
@xamdi274 4 ай бұрын
HA NOOLAATO HANA JIRTO
@RobinRobinson-hm7ev
@RobinRobinson-hm7ev 3 ай бұрын
4😢44and 563è335240😅A😊😊
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Wariyahan taariikhdii lasoo maray wwa ogahy lkn waxba ku qadan maayo Ader somaaliweyn sanka hanga marmarin De hadii hal qof nagga hadhaayo Ka mid mid noqonyn system ka somaaliya iyo koonfur
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
Geesiyaal bey ahayeen SNM waayo waxay u hiiliyeen hablahoodii iyo maatidoodii hadhka cad la'la baxaayey sida xoolaha..Illaahay haydiin naxariisto ehlo janno ayaad tihiin waayo cirdiga iyo maalkaaga ninka kugu yimaada Quraankaa cadeeyey in aad iska celiso. 💪🏻💪🏻💪🏻❤💖
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Жыл бұрын
Geesi ma aha ninka shacabkiisa cuna sida waraabaha oo kale aaway dadkii ay laysay snm . Geesi iyo mujaahid yaan loo isticmaalin si khaldan .
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
@@abdifatahali428 Ninkan waramaya maha nin Ka soo jeeda wadankan ee hadalkiisa dhuux, Aabahaa haduu ahaa daaquude faqash wixii helay waa wax uu dhigtay. Aad u dhuux hadalka markaa soo jawaab.
@makebravo7133
@makebravo7133 5 ай бұрын
​@@abdifatahali428TII KU XAARTAY WEYDII XAAR
@sugaanmaal5778
@sugaanmaal5778 2 жыл бұрын
Mnsha allh SNM rag ragey ahaayeen👏🏻👏🏻 abaalkiina waan idiin haynaa markasta👏🏻👏🏻
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Snm caruurta iyo haweenka dhexdooda ayeey xabada ka soo tuurayeen . Snm gabion faladii ay gaysatay halaga hadlo iyo iyaga loo gaystay . Sakhsi warkiisa ma rabno .
@Noredin20
@Noredin20 2 жыл бұрын
@@abdifatahali428 futadad ka hadashay sidii dhaqankiinu Faqashtu Ahaa. RAG iska ma celisaan ee Maato iyo Caruur ayad Raadaatan. Waxad u xoog shegatan Qofka aad ka Il hashaan. Wllhi inay Wiil keli ah oo Reer sheekh ISXAAQ ah waajihi karin oo u Babac dhigi karin . Faqash iyado Tanks wadata ataan AK 47 kaga furanay.. Hubka aan weli haysana waa kii FAQASH TII inbu Xaaraamka ahayd ..ma jirto Cudud Africa iHor joogsab karta Military 🪖 IBNU SHEEKH ISXAAQ.
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 2 жыл бұрын
SNM WAA GUULAYSTAY WAANA RAG RAGAAA🥰🥰🥰🥰🥰
@adamosman6424
@adamosman6424 2 жыл бұрын
@@abdifatahali428 faqash fooqal faqash
@munifaibro223
@munifaibro223 Жыл бұрын
@@abdifatahali428 snm abaalkoda alle jano ha ka dhigo adigu ciilaney maxad haysa anigu nabadban ku noolahay somalina waanu ugu noolol wanagsanahay alx
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Qaran soomaaliyeed wax layidhaahdo ma jiro waxaa jira qoomiyada soomaaliyeed Dadka ku hadaaqaya Qaran somaiyeed Ilaahay haydin soo hadeeyo
@inagulled9048
@inagulled9048 2 жыл бұрын
Gar allee anaa Libta gaar u helay Gumaysigii dhacyoo Calan gobaadisaa Guudkayga sudhan Guusha yaaleh SNM Maxay ku gaadhay Garasho eebbe. Allah allahu akbar. Takbiir dhashii SNM.
@husseinhajinur2279
@husseinhajinur2279 2 жыл бұрын
Cabdikaream waa runtii Airport ka Hargeisa wax badan aysn wada joogney aqoon dheerna wan isu leenahey. Abdirehman wan ku salaamey Hussein haji nur sheekadaasi waa dhab waa xaqiiq
@samawade3952
@samawade3952 2 жыл бұрын
Nin kaan waa gob somali yuuka yahey
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Husen Xaaji nuur Aad bn kuu sslmey si wacan Bn kuugartey indr
@najibabdalla2745
@najibabdalla2745 2 жыл бұрын
Runtii Taarikhda ku dhacday walalaheen waqooyi ma mudneen 🙏🏾🥺. Lkn dad bdn oo idiin jecel ayaa jiro hadaa tihiin dhashii reer waqooyi❤️
@mimediskender1786
@mimediskender1786 2 жыл бұрын
Waar ruun maha waxaan eey ku qarabanayaan Issaqu ee dabinkooda haku dhicina !! Somalidu waligeedba way isdilijireen lakin maxeey kaligood uu oyayaan ?? Iminseey dileen ? Maxaysee uu gosan la'yihin degaan koda miin Hargeisa ila Burco oo kaliya? Maxeey uu sheganaya min Arabsiyo ila Lowyacadee ? Maxa Gadabursi loogu daraya ama loogu keenaya isticmaarki Habashida iyo Ingiriska eey kuwaasi doonayaan, walaalow isheeg aragtidaada ????
@24Sevendays
@24Sevendays 2 жыл бұрын
@@mimediskender1786 Xaarami faqash ah baad tahay. Anigu laakin waxaan Ku faraxsanahay kolhadii aan Somalia dhignay halka ay maanta joogto waa ii faaido weyn. insha'Allah inta aad xaga garanaysaan was idiin sidaas.
@mimediskender1786
@mimediskender1786 2 жыл бұрын
@@24Sevendays Caytama (sidaa naagaha) wa waxa kaliya ee aad taqanaan ee idiin dheer benaalinimo,dhilonimada, kowmaluudnimo iyo kufrinimada.Wa astaamaha idiin gaar aah ee xiita gaaladu idinku naceen.Dad lu kusheeg yahow !! Walad xaraam !!
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@mimediskender1786 daliminti hore dhashodi ayad tay edab yelo
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
@@mimediskender1786 xalaal hadaad thy waxaasba maad soo qorteed dhilana intaan dhilo la odhan ayay iyadu dhilo tiraahdaa waxkastood soo qortayna kuma dhaafsana
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Wallahay dad dhibaa lasoo mariyay, 😢😢 waa gartood inay goostaan 💯
@abdirizakkhaire7899
@abdirizakkhaire7899 2 жыл бұрын
Kala tagnaye aynu kala qoomamo la'aano, SomalilandForEver💚🤍❤.
@humbletruth69
@humbletruth69 2 жыл бұрын
Hambalyo Ayaanle, maanta ayay inoo cadaatay inaad tahay weriye dhab ah oo dhexdhexaad ah. Waxaan rajeynaya inaad kusocoto dhexdhexaadnimada weliba waxaan ka codsanaya inaad wareysii buuxda ah ka qaadato sarkaal sare oo SNM ah sidaad wareysatay sarkaalo SSDF iyo USC. Thanks.
@mahamoudbarre4613
@mahamoudbarre4613 2 жыл бұрын
Dr Abdikariim well done. Waa aqoon yahay wax badan og waana ugu mahad celinyaa caqliga suuban ee ku jira alla mahad leh
@iceyasir2786
@iceyasir2786 10 ай бұрын
Just found out my granpa was such a sensational person proud to be his Grandson
@muusecabdi156
@muusecabdi156 2 жыл бұрын
Dad badan Oo somaliya ayaa isdiidsiya wiixi dhacay cidii kadambaysay & siday wax udhacenba inbadan oo uu wariyahani xaqirayay jiritanka umadan iyo wixii loogaystayba maanta waxbadan baad iftimisay Xaqiiqda ayuu Kahadlay Dr. c/karin Cimrigaga allaha dhereyo
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 жыл бұрын
Waa la idin wasay iidoorow walee waa la idin gumaaday 🤣🤣🤣🤣 sax dheh
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@ciisemadoobe3549 maxaad fa ideen ilaa maanta ya no afduubantihiin walibaa halhal aan u ugaadhsanyna ragii wali howshu wa kow😅
@abdiraxmanadam7646
@abdiraxmanadam7646 2 жыл бұрын
Walaal nin wayn oo wuxu ogaa ka markhaati kacay ayaad tahay . Ilaahay cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo
@cabdijamiilcabdilaahi1144
@cabdijamiilcabdilaahi1144 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Dr cabdikariin Alle haku xafido taariikh badan oo ay dafiraan dad badani iney waqooyi ka dhacdey ayuu iftiimiyey ducuu mudan yahay Alle ha xafidee
@miirenews9212
@miirenews9212 2 жыл бұрын
Horay God madoow gondaha dhigatoo Talada guracani gunaad ka tagtee Haduu maaantaba Xor yahay Gayigii Walahay Waan Xoraysanay dhulkayagii 50 Sanoo danbana waan U dhiman karnaa Yes We Can Allah akbar
@amrancabdilaahi7014
@amrancabdilaahi7014 2 жыл бұрын
Geesi
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
Miyaad guran layd midhaha soo go'ay?Hadaan geesiyaal kuu dhiman. We love snm
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 жыл бұрын
Axmad dheere oo kaliya ayaa diiyay inuu duqeeyo hargeisa duuliyaashii kale way duqaynayeen magaalada, alxamdulilaah dalkan dhiigbadan baa u daaday waligeedna iloobi mayno,imikana anagaa u diyaar ah inaanu naftayada u hurno.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
Runta ayuu ka hadlay Odaygaan Maasha Allaah Somali waa inay Runta isku sheegtaa 👏👏👏
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
HADA WAA QOF UU SAN DHIBKA GAARIN MALEH GEESKA GEES WAA QABIL WALBA SAX. WALLE RUNBU SHEEGAY
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Absolutely 💯💯👍
@xamsemohamed5426
@xamsemohamed5426 Жыл бұрын
SNM ilahay naxaristii janno haka waraabiyo Aamin
@marunbaa9848
@marunbaa9848 2 жыл бұрын
waxay ahayd 31 may 2 badii habeenimo waxan fuulay jiingada guriga anigoo isleh aad aragtid waxa dhacaya malintaa wixii ka horeeyer bishaa may waxaa nahaystey bandoo xidhiidha oo xitaa anu skuuladii ka tagi kari weyney landdrover idacada radio hargeysa oo lahaa laba sameecadood mid xaga hore u jeeda iyo mid gadaal u jeeda ayaa waxaa ka bixi jirtey hees tasoo ahayd samadiidaw dabinbaa kuu xidhan lagugu dili doono
@Vonaark28
@Vonaark28 2 жыл бұрын
ASC Walaal. Aad baad ugu Mahadsantahay inaad Soomaalida wixii Soomaaliya ka dhacay oo dad badan ay isku Dayan inay inkiraan oo taariikhda ka been sheegaan. Fadlan ka saner Barnaamij kale xasuuqii ka dhacay gonolada dhexe.
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 жыл бұрын
ILaahow cimrigoda barakee dadka xaqa shega
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Thank you 💞💞 in jazakallahu be khayran
@adamahmed9433
@adamahmed9433 2 жыл бұрын
Dr.wax wanagsan ayad samaysay ALLAAH hakajisai siiyo.
@cabdijamiilcabdilaahi1144
@cabdijamiilcabdilaahi1144 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@mxaaji4994
@mxaaji4994 2 жыл бұрын
Great man runta ayuu kasheegay waxii jiray hanoolaato hore usoco wariye xaqiiqo raadis ah ayaad tahay
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 жыл бұрын
Masha allah marqaatiga nool Ilaahay ha ku xifdiyo nin daacad ah oo Soomaali matali karo baad tahay Halyeey aan la quurin baad tahay
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 2 жыл бұрын
SNM SNM SNM 👊🏾👊🏾👊🏾 power ❤️❤️❤️
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 жыл бұрын
SUBHALLAH LAILLAHA ILLAH WARYA REER WOOYOKI WAA SAMARENE ILLAHAYO JAMURIDODA UU BARAKE
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
امين يارب العالمين اخي الكريم شكرن
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 жыл бұрын
Mhdasanid sxb
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 2 жыл бұрын
Aqoonyahay Abdikarim Reer Hiiraan Guuleyso
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 2 жыл бұрын
reer koonfur halyeygan oo kale ayaa ku jira adeer mahadsanid cid run ka sheegta waanu wayney heer aanu gaadhnay waxa ay walidkay ka sheekaynayaan aan ka shikino.
@aziiz94
@aziiz94 2 жыл бұрын
Reerkada dhaqo cuqdud nolol kuma noqoto dadkaga ayaga lee is laaye
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 2 жыл бұрын
@@aziiz94 waar waxaan islahayn baad ka hadlaysa.aday cuqdadi kaa hadal siisee
@shaamraam940
@shaamraam940 2 жыл бұрын
@@sulekhamaxamed651 war waxan nacaska ah ha u jawaabin walal inan sharaf leh aa tahay isoo booqa fcbka aan jooga 😀😀
@amiinmohamed8929
@amiinmohamed8929 2 жыл бұрын
@@aziiz94 laxay dhibaatadaasi haddii ay ku soo gaadhi lahayd adiga ama deegaankaaga sidaas umaad jawaabteen
@aziiz94
@aziiz94 2 жыл бұрын
Askarta idin laysay rag waqooyga kaso jeedo we ku jiren mida kle diktatorka somali o dhan ayo dhib ku haaye why idinka kali manta u calacaleesan? sidas hada aqoonsi ku heleesan 30sano bila aqoonsi ma aha lahen riyoland caadi iska dhiga cuqduda iska saara somali wa mid 🇸🇴 💙
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 2 жыл бұрын
Jaarbaan kunahay hargaysa reerkiisa iyo caruurtiisuba waxay dagan yihiin jigjiga yar,wuxuu ku tukadaa daarul iimaan,khadra dheer in la yidhaa baan jeclahay
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
Ma inantisa la yodha
@abdiqafarahmed5678
@abdiqafarahmed5678 2 жыл бұрын
walal adoo mahadsan lama soo bandhigo qofka deegaankiisa khaaska ah meel public ah. please ka saar adoo raali ah.
@abdihakim391
@abdihakim391 2 жыл бұрын
@@abdiqafarahmed5678 cid wax yeelaysaa ma jirto. Hsrgeisa laysma soo bartilmamed laguguma soo qaadayo ( idam ilaahey) waa balad aamin mud mainan ah. 😇
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Wariye xalaala oo damiirkiisu noolyahay hore u soco.
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 2 жыл бұрын
Waa nin aakhiradiisa ilaashanaya wax waliba siday u dhaceen ayuu sheegay alle haku sharfo
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 жыл бұрын
Cabdikariim Allah haku xafido,. Runta Ilaahay ayaa kugu jeclaada.
@samawade3952
@samawade3952 2 жыл бұрын
War ninkaan gob waaye somali yuu ka yahey
@cabdijamiilcabdilaahi1144
@cabdijamiilcabdilaahi1144 Жыл бұрын
@@samawade3952 waa xg,hayihii guud ee Usc Cabdikariim ha,noolaado aamiin.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 ай бұрын
Waa xoghayihii u s c ee jen caydiid geesi👍👍👍 Long life geesi🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 ай бұрын
​@@samawade3952waa duduble ama maxmuud hiraab👍
@deqah
@deqah 2 жыл бұрын
Siyad bare iyo rerihisu waa cadawga kowad ee Somaliyed Subxanallaah
@Quickstar6844
@Quickstar6844 2 жыл бұрын
walhi waan jidhidhicooday sida uu xaqiiqada uuga sheekaynaya dr cabdikariim axmed cali waana xaqiiqada dhabta ah ee taagan somaliduna hadaanay xaqiiqada runta isku sheegin waligeed meel ma tagyso
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 2 жыл бұрын
Mar baan Talada Caruurtayada Koonfur Lawadagnay Markiina waxasay Sameeyeen Mar Dambe Talada Dalkayaga Cid kle La wadaagi Mayno Xaqiiq.
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 жыл бұрын
Aniga aabahay waxa Hargeisa dhexdeeda lagaga qaatay 3 baabur oo land cruiser ah, oo markaas uun sucuudiga Ka soo iibsadey maadaama uu lahaa sherked Adhi Doofis ah. Dhowr bilood kabacdina waxa laga qaatey baaburkii raaxada (taksigsa)oo loogu marmarsoodey mijin qaad ah ayaa laga heley
@salebanahmed556
@salebanahmed556 2 жыл бұрын
Manshallah Allaaaah, Ninkani waa ehelu Caqli. Gobi waa tii garowshiiyo!!
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 2 жыл бұрын
Ninkaasi xaqiiq ayuu ka hadlayaa ilaahay haku xafido
@sumrom4818
@sumrom4818 2 жыл бұрын
Dr waad mahadsantay inaad qirayso musiibadii dhacday, yarkan hanoolaato isagana wax badan oo ka maqnaa ama aanu rabin inuu ogaado ayaad ka dhaadhicisay. Ogow yarkow hadii aanu rag iyo dumar qof naga hadhayn xamar danbe oo nalaga xukumaa dhicimayso
@bustaale6554
@bustaale6554 2 жыл бұрын
Wllo kuligood way wada ogyiin ee way isnasaqaan Allah nasaq kuligoodba
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 2 жыл бұрын
In la kala tago ma xuma lakin ina la is-habaaro wax fiican ma ahan, dhibkane umadda dhan waa gaaray adinkane umaddaas ka mid tihiin. Wax reebo Reer Hargeysa waa dad gob ahe.
@bustaale6554
@bustaale6554 2 жыл бұрын
@@Ma_Ogtahay24 adeer xikmadiinu intaas ma dhaaftee waa ayo soomaalidaad sheegtaan ee diyaaradihii iyagu lahaayeen Iyo dadkoodii ay moodayeen inay walaalo yihiin ku duqeeyay waar nabarka hanagu nagu dhaqdhaajin wejigaa gubaye cadaabtii allah ha idinku daa’imee
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 2 жыл бұрын
@@bustaale6554 Allaha ku caafiyo wllo.
@hissawad5010
@hissawad5010 2 жыл бұрын
Mansha allh jzk allh khayer waxgarad gobjog ah baadthy allh hakuxafido from burco
@mokhtar1258
@mokhtar1258 2 жыл бұрын
Xaq bay u leeyihiin Dowladnimo buuxdo lkn dhexdooda haysku waafaqaan min galbeed ilaa bari
@xamsec.raxman238
@xamsec.raxman238 Жыл бұрын
Adiga taas laguma waydiinayo
@rashidajamac1639
@rashidajamac1639 2 жыл бұрын
Maasha Allah markhaatigaga jano Allah ha furo umad dhan ooguryahadii iyo Barbour toodi laga qaaday wa dulmi ki ugu darna edad lagu qado
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 жыл бұрын
Dr. Abdikariin xaqiiqooyin badan ayuu sheegay.
@ideaconsultancy3216
@ideaconsultancy3216 2 жыл бұрын
Waa fara kutiris Somali runta sidan oo kale u sheegaya. Thank you.
@Ha_samaato
@Ha_samaato 2 жыл бұрын
Tolaay kuwaasaa na leh ma go'aysaan 😡😡😡😡
@ggtl304
@ggtl304 2 жыл бұрын
Raali galin inaga qaata ,hdanu Nahy jiilka cusub wax masuliyad ah kumaan lhyn waxa dhcy 🙌🏿
@abdulciise6989
@abdulciise6989 2 жыл бұрын
Waan kaxunahay , waxaa wadanka kadhacay waa dulmi weyn waqooyi kaliya lama dulmin ummada Somaliyeed jiritaankeeda ayaa laburburiyey . Dowladii hore waqooyi iyo koonfurba wey dulmisay dhibta ugu weyn waqooyiga kudhacay .
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
Saraakiishii fulinaysay xasuuqaa hadda dawladda Farmaajo ayay ka mid yihiin. Kuwo badani. Oo dawladda Xamar ayaa u aragta geesiyo, mudan in la karaameeyo.
@abdulciise6989
@abdulciise6989 2 жыл бұрын
@@Gob_gobonimo Walal waa meesha Somalida ka dhimatay oo ilaa iyo 40 sano nabad laweysanyahay waa qofka dambiilaha ah inuu qabiilka hoos galo , qabiilkana halyeey ay kadhigtaan . Dhaqankaas Somalida hadey iska deyso waa la dawoowi lahaa .
@sacdajaamac4104
@sacdajaamac4104 2 жыл бұрын
@@ggtl304 waa runtada waad MAHADSANTAY adu wad cafimad qabtaa lkn kuwa cuqdada qaba ee le laidinma xasuuqin ee dafirsan wixii aynoo gaysteen sidee laga yelayaa? Alle haku sharfo👑
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Subxaanalah Rabi ha sharfo muwaadin runta sheegay, waqooyi sida yuhuuda loo la jihaatamay waxba looma hadhin. Aduunka lama arag diyaarad duqeeysa garoonka ay ka duushay magaalada ku taal, ka ahayn dawlada Siyaad Bare
@maxamedmaxx
@maxamedmaxx 5 ай бұрын
Great interview thank you Dr Cabdikarin honest guy and spoke the truth,
@leylaa3666
@leylaa3666 2 жыл бұрын
Maanashallahu waa nin waayo arag u soo joogay waxii dhacay iyo sida loo gali jiray iyo bandowaga iyo dilka iyo xidhisata ilahay qaliga iyo garafshada how da,aayo Cabdi/kariin waxa uu ahaa goob joog waxii lagu sameeyey
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 2 жыл бұрын
Book noo samewy xasuus qor ah Cabdikariin Ayaanle adna gaarsii please. Soomaali beenaa maara looga waayee aan runta kabboonee. Sheekada gunteeda inaan fahamnaan rabnaa dadki kala duwanaa ee shaqeenaayay xogta ha qoraan, intaas nagu caawiya.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
WAA XIIRADI DAADKA KUU DHEX CUUN JEERAN DAADKAYAGA BERJEEX WAATI ABAHOOD SNM KUU KAALA WAASTYE MAARKI SOO GAALAN MAARKHATIG GAGA JAANO ALLAH HAA FUURO
@araweelo9774
@araweelo9774 2 жыл бұрын
Too late reer Somalia manta inaad ka hadasho waxay badalayso ma jirto Geesiyaashii SNM Godka alle ha nuuro waan ku faraxsanay inaad tiri ninkii hargaysa ku kibrayey qofkii u horeeyey ee SNM dishuu noqday baga. Geesiyadii SNM wanu idin jecelnahay anaga ku naaloonay nabad iyo xoriyad oo ku dhalanay calankaad dhiigina u shubteen 🩸❤
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
XAAJIGU SI FIICAN AYU U HADLEY ALLE KHEYR HA SIIYO RUNTA IYO XAQIIQDA JIRTA AYU KA SHEEKEEYEY, PLSE WARIYE SU,AASHA AAD WEYDIISEY EE AH WAA MXY CAQABADA JIRTA? WAA SIDUU KUGU JAWAABEY, LABO CAQABADA JIRTA HADII AAN ANA KUUGU DARO CAQABADA JIRTA WAA ADIGOO KALE WARIYAHA AYN SHEEGAYA TAARIIKHDA AAN RUNTA KA SHEEGEYN DHINAC RAACSAN WAX MA GARATO AH CAQLI GAABAN GARAAD YAR GARASHO DARAN MRKS ANNA ADIGA SDS KHALDAN U FIKIRAAYA LAMA MIDOOBI KARO WAAYO ISKU GARASHO IYO GARAADBA MA NIHIN ISKU FIKIRNA MA NIHIN WAXN SHEEGAYAA WARIYAHA XAAJIGA ALLE KHEYR HA SIIYO WUU MHDSN YAHEY
@hassanismail801
@hassanismail801 2 жыл бұрын
Waa runtaa wlhi zxp noocisa iyo jiilkii ka danbeyeyba waa la mid oo wxy u haystaan in wixii dawladii siyaad bare samaysay aynu xaal marin ka doonayno
@AmalAhmed-zd1si
@AmalAhmed-zd1si 4 ай бұрын
Dr. Abdiraxmaan. Waad mahadsantahay. Sidaa runtaleh aad ugu hadhashay wixii kadhacay Hargeisa iyo burco waan aaminsanahay hadii somaali ahaanlahayd adiga iyo duuliye Ahmed dheere inay waxbadan hagaagilayeen wax badan waxaan jeclaanlahaa inaad Hargeisa booqato imiki iyo isbadalka iyo hurumarka aad baad u mahadsantahay
@hashimmohamedabdi8256
@hashimmohamedabdi8256 2 жыл бұрын
يَوْمُ الْعَدْلِ عَلَى الظَّالِمِ أَشَدُّ مِنْ يَومِ الْجَوْرِ عَلَى الْمَظْلُومِ!
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Halyay runta taabtay reerkoonfureedka haday sidan oo kale xaqiiqda ufahansanaan lahaayeen oo wixii khaldamay laga garaabi lahaa waa laysku soo dhawaan lahaa balse rag aan ogayn wixii dhacay ayaa dab kusii shida
@caydaruusmuumin783
@caydaruusmuumin783 2 жыл бұрын
Waa qof xalaal laga dhalay ninkani jaaaa allahu khayr
@husseinhajinur2279
@husseinhajinur2279 2 жыл бұрын
Maansha’alaah cabdikaream waa runtii aqoon dheere ayan uleeyahey airport kana mudo dheer ayan wada joogney. Cabdikaream wan ku salaamaya Waa Hussien haji nur
@huseinabdiofficial9331
@huseinabdiofficial9331 2 жыл бұрын
Hanoolato intaan dawanayay waa waresiki ukuqiimaha badna oo aan kadawado
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Maasha alaa ilaahay haku dhowro markhati nool
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Ninkaasi waa ibnu xalaaal kaasi oo kale ayaa ah gobta dhabta ah
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Thanks Dr Abdikariin waxaas uu sheegay oo dhan waa runtii meeshaas xasuuq baahsan baa ka dhacay
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
شكرن اختي الكريمة
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 wll sidoo kale adigaa mudan alle haku sharfo
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 xaged jogta wll qali
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 wll ma heshay cinwaanka aan kuusoo diray
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 maya wll
@mumtaazmohamedessa6159
@mumtaazmohamedessa6159 2 жыл бұрын
Mancha Allah runtu wax badan ayay xalisaa iyo inad gar qaadato gar qaata somaliyey.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Ina adeerkeey cabdi kariin runta ilaahay baakugu jecel
@khaalidzekawi3348
@khaalidzekawi3348 2 жыл бұрын
قل الحق ولو كان مرآ .
@xaliimojamac9925
@xaliimojamac9925 2 жыл бұрын
Xaqu hadii afka laqabto feedhahuu ka diliicaa waataa xaqiiqadii qayb ka mida waa nin ehlu caqli ah waliba waa waxyaalihii ugu sahlanaa
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 2 жыл бұрын
Iska daa gadhi qaatane waxaan xasuusta maalin nin sarkaal faqashta ahi uu jeebkeyga shaatiga kala baxay qalin Parker ahaa oo hadyad la igu keenay. Ciil ayaan suuxi gaadhi maalinta. Alhamdu lilaah haddana magaaladii Hargeisa Ayan kh raaxeysta anigo xora. Dulmigaa Ilaahay SWT aya dumiyay dibna u so noqon maayo waxase yaab leh kuwa ilaa hada dulmigaa difaacaya.oo dambi isa saaraya.
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 2 жыл бұрын
Hon. Xog. Dr. Cabdikariim Axmed Cali Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh. Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh. Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur, Waa Hormuud, Waa Horseed, Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.
@ahmedomar7506
@ahmedomar7506 5 ай бұрын
Waad ku mahad santahay inaad xaqiiqada u sheegto umada, wariyaha waraystayna thanks.
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 2 жыл бұрын
Masha ALLAH wax badan baan kaa faaiiday Allah ha ku barakeeyo
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 2 жыл бұрын
Saaxiib wax badan baa kaa maqan...dadkan haday siyaad barre ka fiiican yihiin waxay aheed inay barwaaqo ku jiraan 30 sano ayuu Duggan yahay siyaad..
@Somaliland-First
@Somaliland-First 2 жыл бұрын
@@ahmedmohamood8380 Dhibaatadii uu isagu sababay ayaa dadka kala fogaysay. Markii uu qaarna hoosta gashaday kuwa kalena cadow ku sheegay.
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 2 жыл бұрын
Sxbow barwaaqo ku filan way haystaan Allah ha u saa I diyo
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 2 жыл бұрын
@@ahmedmohamood8380, adigu ama faqash ayaad tahay ama waad caqli yartahay oo aqoontaadii ayaad hadashay! Miisaaniyada wadanku waa 500 million sanadkii, oo waxay ka soo baxday cashuurta yar ee lala meereysto.taasaa ciidamada iyo shaqaalaha dawlada laga mushahar siiyaa, ma kula tahay in intaa lagu barwaaqoobaayo Kkkkkk Caalamka company ayuu dakhligiisu yahay intaa. Kkkkkk bal adigu sheeg halkaasi ka keeni lahayd dhaqaale. iska hadlaw ina igare.
@Nasri_mohamud_assan
@Nasri_mohamud_assan 5 ай бұрын
Snm respect 🙏 😢wlhi awooweyaal iyo adeerayaalba intii dhimatay rabbi swt ha idin janneeyo, inta noolna sharaf karaamo iyo cibaado maqbuul ah baan u rajeynayaa bi-idnillaah Dhaxalkiinii baanu ku noolnahay❤🤍💚
@diiriyemohamedwarsame2402
@diiriyemohamedwarsame2402 2 жыл бұрын
Xaaladdu sidaasi ayay ahayd waa run sheeg
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Subxanalah 😭😭😭😭 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 2 жыл бұрын
Ilaah baa xaq soore ah dad baa ku dooda waxba looma gaysan reer waqooyi nin wax garad ah un baa runta sheega
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii rajo weyn ayaan ka qabaa in dalkeenu maalin heli doono hogaamiyihii ku haboonaa ee dib u raadin lahaa soomàali oo mid ah, waxayna rajadaan i gashay markaan in badan ka daawaday dad aqoon leh, xog ogaal ah,wax badanna aan ka baraney barmaamijka ha noolaato. Mahadsanid mar kale.
@omarosman7961
@omarosman7961 2 жыл бұрын
Run ayaad ayuu sheegay ninkaasi waanuu joogey goobtaas waana taarikh jirtey
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 6 ай бұрын
ALLOOW jebi cadawga ALLOOW adaamahadleh oo noohiiliyey ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@yastayonis4007
@yastayonis4007 2 жыл бұрын
Markii sadexaad ayaan dhegeysanayaa ninkan sheekadiisa ilmo ma celinkaro markuu ninka gaadhigiisa laga qaaday ka sheekaynayo. Yaab wllhi
@7siifu272
@7siifu272 2 жыл бұрын
Usc Maxkamad Adduun haddeyan marin waxaa hubaal ah Maxkamadda Rabbi ineyan dhaafeen Xasuuqa umadda ay u geesteen. Shukran.
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
HAku wasaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 жыл бұрын
@@hugdheh miyaanay ka dhergin intii kufsi ay u geysteen birma gaydada. Ninkasta oo qalad galay wuu hor istaagi maxkamada rabbi.
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Qof kasto oo jabhad ahas
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
@@maryanmohameddirie2043 maya adi iyo ayada ayaa dhiman kkkk MAxa USC kaliya ay u daba socotaa oo u diiday inay Dhahdo JAbhad dhan ayaa la wada maxkamdeynayaa
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
@@hugdheh 😄😄😄😄😄 waa waseenba
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Majeerteen waa madax Love you from Hargeysa
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Mj miyaa niinka waa gob nimaankas dagaal iyo nabad waa rag yaqaan aan caado qatayaal ahayn
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 4 ай бұрын
Ninkaan waa XL wax iska hubi
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 Жыл бұрын
Thnk u man
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Maasha Allah rag Ciilkii Cadaab Kadooray Noolow Adeer
@adamahmed9433
@adamahmed9433 2 жыл бұрын
ALLAAH janadiisa hakugu casuumo.
@cabdijamiilcabdilaahi1144
@cabdijamiilcabdilaahi1144 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 2 жыл бұрын
Maanta ayaa lagaaga sheekeeyay taariikh sax ah oo run ah
@amalabdi6617
@amalabdi6617 5 ай бұрын
Alhamdulillah illahay Snm oo geesiyaala noo xoreeyeey oo gamta u googsaday goboladeena ka xoreyney
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Subxaanallaah ninku run badanaa
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 жыл бұрын
Maansha Allah Dr,C/karin waa Runsheeg, dad badan ayay ciyaar latahay,
@maxamuudibraahin5814
@maxamuudibraahin5814 6 ай бұрын
Maashaa allah ninkan odayga ah damiirkisa ayaa nool allaha ku xafido aakhiro iyo aduunyadaba
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 2 жыл бұрын
Asc Arin dhinac ka raran Weeye Hala wareysto Dhibaatooyinka janahadu u geysteen Dadka rayidka ah
@moh_ilkacase7822
@moh_ilkacase7822 2 жыл бұрын
Ax xanun ka ay snm so mareen si ay mustaqbal nogu sameyan ilahay ha Idin naxaristo😢😢😢
@24Sevendays
@24Sevendays 2 жыл бұрын
Waxaan xasuusta waagi Cali Mahdi in uu dhahay dagaal halkan gobolada dhex kasoo bilowdey ayaa dowladii Siyaad Bare xilka katuurtay. Waxaan filayaa in ay dad badan wax ka fahmeen waraysigan oo aanay kujirin inta is dhego tiraysa.
@UBADSHOW
@UBADSHOW 2 жыл бұрын
Qofku marku ilma xalaal yahy been ma sheego ale haku xafido adeer 😪
@abubakarabdirahman9759
@abubakarabdirahman9759 11 ай бұрын
Mahadsanid wariye ayaanle
@abdisalansubane8144
@abdisalansubane8144 2 жыл бұрын
Allaaa yacisak Dr Abdi kariim
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 2 жыл бұрын
Qofka bini aadamka ah ee dadnimada iyo naxariista leh wajigisa ayay ka muuqata Dr ale ha ku barakeeyo taariikh xanuun badan ayaad marag ka noqotay , ayaanle wlaal wariye qaliya ayaad thy ale ha ku barakeeyo
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Afikaa kheyr badan Aan is cafina Innshaallaah.
@FootballHighlightsForYou
@FootballHighlightsForYou Ай бұрын
Ninkaan waa nin jiran, Ummaddaan dhiban yaa la sii kicin inkaar allaha idinku rido
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10
HANOOLAATO
Рет қаралды 141 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 73 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН