Salaad Xasan Cali Dhacdooyin Sugan Wareysi 3/4 - Nidaam xumadii dalka iyo dagaalki sokeeye

  Рет қаралды 15,004

HANOOLAATO

HANOOLAATO

18 күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 57
@ebrahima6654
@ebrahima6654 16 күн бұрын
Salaad hassan Ali nin rag ahoo soo jabay 🙏
@abshirali313
@abshirali313 16 күн бұрын
Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 15 күн бұрын
Wareysigan Ayaanle aad ayow ii saameeyey Xanùunka ow soo marey Walaalkey Xasan waxaana laga baran karaa in ay fiicanntahay Xalaasha iyo Sabarka. Waliba Aniga sheekooyinka Dagaalka aad ayaan u fahmaayaa waayo 10 jir ayaan ahaa Xiligii ay dhaceysay Dowladii Siyaad.
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 16 күн бұрын
Salaad Xasan Cali waa nin waayo arag ah weeye.
@Khalif-f1v
@Khalif-f1v 10 күн бұрын
nin rageed ba tahay bro nolosho waa tilkal ayaamo
@habibamursal3942
@habibamursal3942 6 күн бұрын
Wlahi waan ooyaya daruuftuu ka runs runsheegay xaqiiqiyan
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Walaahi nin aan sxbo nahay ayaan ku dhahay cuntada aad soo dhigtay Facebook markaa saxarootana soo dhig ayaan ku dhahay comments laga bixiyana bal ila wadaag ayaan ku dhahay
@Tamsim3358
@Tamsim3358 15 күн бұрын
MASHALLAH nin tough ah.
@fnw8688
@fnw8688 15 күн бұрын
Hanoolaato ❤
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 16 күн бұрын
Subxaana Allah
@abdifatahomaryaaziin3112
@abdifatahomaryaaziin3112 16 күн бұрын
Nin raged so jabay dadbey hada heysataa dhacdadii ku heysatay mar sxb
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Bil soon ayee aheed murso ayee kusoo aaday laba maalin soonka kadib ayuu joogsaday
@user-vn7wk7bv7f
@user-vn7wk7bv7f 15 күн бұрын
Salaad waa sxb sare qeyb 4 ilaa 5 waa hayaa Masha Allah
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 16 күн бұрын
Allahu akbar
@Somtales
@Somtales 11 күн бұрын
10:41 gebedhaas ninki xumeeya walee aabaheed waa ku jihaadaa!
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 15 күн бұрын
AYAANLE KU SOCO BARNAAMIJYADAADA TAARIIKHDA U LEH UMMADA MAANTA IYO BERIBA. GUULEYSO..❤❤❤❤❤❤
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
😢😢😢
@mussasheikh143
@mussasheikh143 15 күн бұрын
Very sorry, brother
@feysalyareofficial1526
@feysalyareofficial1526 15 күн бұрын
Wllhi hadalkaasi runbuu kasheegay ilaa iyo hada ayuu kajiraa somalia
@farxiyoc.laaahi2715
@farxiyoc.laaahi2715 12 күн бұрын
Wllhi waa nin so jabay 😭
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Allow hooyooy kuu naxariso ninkan ilinta ayuu iga dhameeye walaahi xasuusna dheerna wuu galiye iyo long last memories 😢😢😢
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Walaahi waan ooye markii uu caga bararka soo gaaray sheekada
@dhowrsanh4204
@dhowrsanh4204 10 күн бұрын
Dagaalkii 4 biloodka allaha u naxariistee Waxaa lagu dilay nin la oran jiray Col. alasow dheere. Taariikhda la dilay cid granysaa hday jirto isoo qor plz 🙏
@abdifatahibrahim742
@abdifatahibrahim742 15 күн бұрын
Salaad Xasan Cali waayo arag soo jabay,balse alxamdu LILAAH maanta ALLE waa uu kuu gargaaray Sabar kaaga natiijaddiisa waad heshay ALLE ha ku xafido adiga iyo reer Salaad Xasan Cali Ayaanle na waa mahadsan yahay.
@CabdiwalixassanXassan
@CabdiwalixassanXassan 15 күн бұрын
😢😢😢😢
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Pasto suugo leh anoo xamareeyne maar aruuris u tagay ayaan suuqa beerta afisyooni ayaan ari carbeed ka bursaday pasto waxaa ila socday allah u naxaristo gaduudow
@Ariijiina
@Ariijiina 15 күн бұрын
Sorry adeer somaliyeedow wlhi qisadada ooyin eey iga keentay😭😭😭 alhamdulillah ineey noqotay mid aad soo dhaaftay oo manta aad ka sheekey neyso
@abdallabikolo
@abdallabikolo 15 күн бұрын
Kalar mid dhintay xoolo qali jiray afgooye ayaan ku ogaa ilmahiisa
@Gashanle02
@Gashanle02 15 күн бұрын
Codka fasiix mahin manta ayaanle🎤
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Allow aaqiro hanagu baahin
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 15 күн бұрын
Waxan waraysi ma ahan😊
@gateway-dn4dp
@gateway-dn4dp 15 күн бұрын
Runtii waaa sheeko xasuus baden iyo waxyabo laga faiidiye karo fadlan Ayaanle Hussein Abdi noo sowbadi Allaah khair baden Ah ku siiyo walal sare alloow Somalia toosi allow Amiin
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 16 күн бұрын
Dagaalkii afarta bilood siday ila tahay waxaa keenay dilkii calasoow dheere
@CabdiwalixassanXassan
@CabdiwalixassanXassan 15 күн бұрын
ninkaan taariikh ayaa ku duugan
@dna_blues
@dna_blues 14 күн бұрын
Nin hada baadiyo ka yimid baad ku leh reerkeena reerka riixay oon goobjoog u aheen dhibaatadii ay dagaalada umada badadeen. Salaad Allah baa garabkaada ahaa, wax badan oo dhib ahna kaa badbaadiyay.
@nimomahamod
@nimomahamod 15 күн бұрын
Sorry salaad iyo dadka somaliye 😢😢😢😢
@samirr546
@samirr546 15 күн бұрын
Dadka tolka moodaya in ay ku ilaalinayaanow sheekada fahan tolka wax tarkiisu waa mark aad naar ku socoto uun !!!!
@qaamus
@qaamus 12 күн бұрын
Kuwi isbaraha digtay wixi nol nolasha ad kunoshahay iyo iyaga farqi u daxeya
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 13 күн бұрын
Maxa wax la soo maray Wa markee baxday Allow qofaan wax ogeen ha cadaabin
@samirr546
@samirr546 15 күн бұрын
Subxaan Allah Aniga oo dumar ah ayaan nolosha gaajada iyo qaxa cabsida maydad la dhaafayo xabada yaryar oo sida shibiraha ah oo aan laga cabsanayn hoobiye iyo madfac uun laga cabsanayo muqdishana ma joogin ee gobol dawladii somaliya gubayso ayaan joogay . Alxamdu lillahi in aan xil isaarayn sida raga dadayduna yarayd .
@qaamus
@qaamus 12 күн бұрын
Wlhi wa qisoyin iyo dacdoyin qalbiga tabanayo wxna meshaa kafahmay adunyada wa ninbaa malin wanaaa harka labadisa galin
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 9 күн бұрын
Dhibka USC si fiican u sheegi maayo fiiri Waa dedayaa hhhhh qabyaaladi xumaa
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 12 күн бұрын
Qofka dhiban ee daruufeysan ayaa la sii dhibaateeyaa oo la xasdaa.
@AmRaNist
@AmRaNist 15 күн бұрын
Dadna isla weynii ah iima talineysid ayee wadan dhan dumuyeen, umadiina baahi ayeey isla kalabixiyeen oo caga barar ku dhacay. ALLOW adaaa marqaaati ka ahaay wixii dhacay😢😢😢😢 Sorry Adeer Salaad wixii adi iyo malayiiinta Somaliyeed somaray. Kolba anaka baahidaas qaali marnay lkn alxamdulilah maxasuusano oo waalidkeen ayaa dhibkaas kula somaray.
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 16 күн бұрын
Ayaanle imaaraad ka nooga sheekee ileen ayagaa u shaqaysaaye mida kale ciidamadii khaniisnimada lagu soo tabaray ee aad waraysatay xagee ku danbeeyeen
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 15 күн бұрын
Mareexan weynada tahay😂
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 15 күн бұрын
@@buunkahasancade-fe3yrrunta ma rabtid bal ii macnee xigmada ku jirta reer hebel baa tahay
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 15 күн бұрын
@user-wt2kd4np6z ciidanka khaniisinta shegeyso farmajo fahad waxe dajiyeen waaye ayaanle waa wariye xogts 5 years qarsandeed buu bananka kaneya ma ahe khaniis muu sameyn mana uu waraysan dee mesha kucad cadayso sxb ?
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 15 күн бұрын
@@buunkahasancade-fe3yr war caqligu ha shaqeeyo ma soomaaliya aa filinkaas ka shaqayn karaa.
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 15 күн бұрын
@@user-wt2kd4np6z qofka kursiga saran sidii kusiijogi lahaa waxii dono waa sameyn kara sida rajiim siyad bare sameyay iyo midka walan ceydiid dhahayeen marka kuwan lama yaabayi 22 jir wax badan arka ahay alx halahas aragti ma garasho iigafilan siyasi soomaliyeed🫡
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Walaahi nin aan sxbo nahay ayaan ku dhahay cuntada aad soo dhigtay Facebook markaa saxarootana soo dhig ayaan ku dhahay comments laga bixiyana bal ila wadaag ayaan ku dhahay
@SultanSare
@SultanSare 15 күн бұрын
Allahu Akbar
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 75 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 75 МЛН