Salaad Xasan Cali Dhacdooyin Sugan Wareysi 2/4 - Nidaam xumadii dalka iyo dagaalki sokeeye

  Рет қаралды 17,307

HANOOLAATO

HANOOLAATO

22 күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 64
@off473
@off473 20 күн бұрын
Arrintaan qof walba oo 55 Sano jir oo Xamar ku noolaa wuu yaqaan waa xaqiiqo arrintaan
@mussasheikh143
@mussasheikh143 20 күн бұрын
Hanoolaato, thank you
@ehludikri3778
@ehludikri3778 18 күн бұрын
26/12/90
@XaldoonTv
@XaldoonTv 15 күн бұрын
Wareysi qiimo badan, Xaqiiqooyin dhab ah❤❤❤
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 20 күн бұрын
Hanolato salaamoos
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 10 күн бұрын
Gudigii suluxa ee maanafeesto hadii uu maqli lahaa odayga waqtigaan iyo dhibaatadaan laguma jireen inkastoo ay qadartii alle iska jirto👌
@user-bo2iy9dn2q
@user-bo2iy9dn2q 4 күн бұрын
Maad farming, cumar carrie ma ahaym milatary
@easky363
@easky363 20 күн бұрын
NINKAAN TAARIIKH FIICANBUU SOOMAALI USHEEGAY.
@dhowrsanh4204
@dhowrsanh4204 11 күн бұрын
Dagaalkii 4 biloodka allaha u naxariistee Waxaa lagu dilay nin la oran jiray Col. alasow dheere. Taariikhda la dilay cid granysaa hday jirto isoo plz 🙏
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Siinaay ayuu ka bilooogay dagaalka
@user-bo2iy9dn2q
@user-bo2iy9dn2q 4 күн бұрын
Civilian govt
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 20 күн бұрын
Yaa weli daawady adoon is warsanya,mid ba waxu doono ha sheegtee,eely lgu dhuftay gafuur culus =adoon.
@IfraxMuqtar-v3c
@IfraxMuqtar-v3c 12 күн бұрын
Anagoo yar yar oo 6 jir ahaa afgooye lug ku taganay oo gaari dhana ma laheen waa xasuusta
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 4 күн бұрын
aniga inaad iga hadleeyso ayaa la moodaa 😂😂😂😂😂
@samirr546
@samirr546 20 күн бұрын
Xagee laga helayaa buugaa inkasta oo cadho iyo uurku taalo uun laga faaiidayo wax cibar iyo taariikh ahna aan laga baran ee kadar oo dibi dhal uun xaalku ku wareegayo?
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 20 күн бұрын
Waxaan ma aha dhacdooyin sugan ee waa caadifad hadal, Ayaanlana wuu ka helaa wax walboo negative ahnoo dowladii Aun Siyaad Barre iyo madaxda dalka waxtarka u leh iyo positive ... kama helo wanaaga Somalia
@easky363
@easky363 20 күн бұрын
RUNTAA KUDHIBTA. FAQASH
@ismailjama178
@ismailjama178 20 күн бұрын
Bur baa laga hadlayaa, raadso meel guulihii kacaanka lagaga hadlayo. Kolay Guulwade ka hadla la waayi maayee.
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 19 күн бұрын
Wali ma dad baa u adoomo ah kacaankii oa eeday iyo kii dalka haystay?
@easky363
@easky363 19 күн бұрын
@@IsmailIsmail-on3pb Haa, ADOOMO WAAKA DARAN YIHIIN, KACAANKA IYO AFWEYNE WEY CAABUDAAN.
@abdihamidmohamedhashi3218
@abdihamidmohamedhashi3218 17 күн бұрын
Walaalow waxaas hadeysan dhicin see dowladii nooga burburtay marka
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 10 күн бұрын
Ka sheekee Siyaad ka dib in gabdhihii la kufsaday dadkii la laayey Haa Daroodka
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 20 күн бұрын
Hi hanolaato tv anigu waxan aha nin weeyn markay waxasi dhacayen sidaa daradeed waxaqiiqa waxa u qoragu qoray oo dhami waxay dowladi iskbedeshay mafiya
@amirabukar2913
@amirabukar2913 20 күн бұрын
Idinkane maafiyo kale ayaa isku badasheen waana tan ilaa maanta dalka u xasili wayay, waxba lama faaidin oo burbur ka aheen
@zahraabdullahi6315
@zahraabdullahi6315 19 күн бұрын
Wayaab dowlada hadajoota kahadla iyo aayo xumaadta soosocota iyo gumeysiga shisheeye Nin dhintey iyo dowlad dhacdey intaad kulumineyso wadti ama danahaaga raaco mudana xuumaanta aad abuureysaan kajoojiya adigu ayaanlow jooji dadka xanuunsan oo sookeen dad cafimaad qaba waa igatalo walaalnimo?
@KABAX21
@KABAX21 18 күн бұрын
Qofkii iska daa dhaho xumaanta faa fiskeda wuu tir tir komantigiisa cajiib😂
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w 11 күн бұрын
Somali hada ma ayada toosan wali way jiraan dhibkii waqtigaa jiray
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 20 күн бұрын
Walee wax waa lasoo maray Alloow dib hanoo celin
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
Xaashi wehliye iyo muuse boqor maalintii ka horesay ayuu ku duqeeye guriga cabdulaahi gabeyre oo u dhawaa skl janaraal daaud
@Tamsim3358
@Tamsim3358 15 күн бұрын
11:47 Ala maxay dumbi naga galeen, Hargeisa burco berbera Gabilay intay na soo biliqaysteen reer jigjigga reer Mogadishu maarkasay na leeyihiin Somalinimo 😂😂😂😂 ALLAH WEYN. Xanaantii ba kudhex qaraxday.
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 19 күн бұрын
Ma nin waxa dalka ka taagan arka, miyaa tii hore xumaan ku sheegaya??? Caqli xume
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 18 күн бұрын
Waxa hadda dalka ka taagan tii hore ayaa dhashay. Cudurka wuxuu bilaambay 21 October 1969 intaasna wuu kasii daraayay.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 18 күн бұрын
Waxa dalka hada ka taagan lagama hadlaayo wixii uu u soo joogay ilaa 1991 iyo ka hor ayuu ka hadlayaa.
@aahmeegwlwh8998
@aahmeegwlwh8998 16 күн бұрын
Waa beenlow ninkan wuxuu sheegaayo waxba kama jiraan ANAGAA joognay magaaada
@easky363
@easky363 20 күн бұрын
AFWEYNE ASAGU BEERAHA MUUFASHO
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 20 күн бұрын
Dadki wuu ka qaaday
@amirabukar2913
@amirabukar2913 20 күн бұрын
Suaasheyda waxey tahay maxaa faaidnay Siyaad bare waa ka tagee? Gadaashis mala caano cabay? Maxaase u heshiin weydeen hadaa buriseen odaygii? Tan kale waa inaa sheegta dhankiisa wanaagsan ileen qofka labada shey wuu leeyahay. Ilahey umada ha ugargaaro umada Somaliyeed.
@sihaammaxamed1208
@sihaammaxamed1208 20 күн бұрын
Inta waxa soqorin dhameso qisada 😏
@amirabukar2913
@amirabukar2913 20 күн бұрын
@@sihaammaxamed1208 Waa dhameestay balse wuxuu ka shalaayay in dowladii dhacday dalkane burcad la wadaagay abaarne cagaha lala galay
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 19 күн бұрын
Meel uu keligii taliye sii baabiiyey waxa ka gadaal la helaa un waa natiijadiii uu ka tagay oo illaa imka la guranayo
@amirabukar2913
@amirabukar2913 18 күн бұрын
@@IsmailIsmail-on3pb Kaligii taliska maafiyada ayuu idinka haaye waa idinka iscunay markuu tagay ilaa hadane is cunaya😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 18 күн бұрын
Dowladii Siyaad Barre is aaminaadi lagu qabay dowladnimada ayay dishay dowladnimadii waxay noqotay wax la isku dulmiyo cidna cid dowladnimo kuma aamineyso.
@samirr546
@samirr546 20 күн бұрын
Kuwii boobay baa baarlamaanka fadhiya kuwii laga boobayna luuq madow bay xadhkaha ka soo xidhaan iyagoo aar goosi u qarsoonyahay cid toobad keentay oo cafis naga soo dalbayay ma jirto halkaas baad ka fahmi in aan wax haajini dhowayn dadkeediina iman!!!! Dadkii wadanka jeclaa ee aan weligood qalad ka gelin dalka iyo shacabka midna waa yaabsanyihiin!!!!
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 күн бұрын
21novenbar waa skoolkeyga xabada waxee ka bilaabatay tii siyaad Barre siinaay suuqa jaadka tii abgaal iyo gaal gale cida loo yaqaani jiray oo hada lamagac baxay nuux maxamuud suuq bacaad ayee ka dhacday
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 20 күн бұрын
Reer Koon_fureed_ku qaar_kood, weli kama dher_gin gumeey_sigii Fa_Qash_tii Tuugadda aheeyd, ee Af_Weyne, iwm. Waa tii uu AUN Ab_waan Bacad_le u yiri : " Lagama Diir_san, ee waa loo deeyr_saday khaa'im_kii Daccay_da Weey_naaye ". 😅🤣😂😅😂🤣😅
@mubaraksiciid6501
@mubaraksiciid6501 19 күн бұрын
Xagee laga helayaa booka
@MohamedOmar-yl7mw
@MohamedOmar-yl7mw 18 күн бұрын
Dadkii Kacaanka Lacag la'aan ilaa iyo heer Jaamacado wax kusoo baratay ayaa maanta 100/80 Madax ka ah Dalka, mana la'inkiri karo, ka horna Dad gaar ah ayaa heystay Caruurtooda Fursado Waxbarasho Gudaha iyo Dibaddaba. Isuullada Hoose ilaa iyo Sare Degmooyin iyo Gobollo gaar ah ayaa loo doonan jiray.!!
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 18 күн бұрын
Dowladihii rayidka 1960 -1969 hadii ay dhibaatooyin waaweyn jiri lahaayeen jabhado ayaa abuurmi lahaa. Xitaa mudaharaadyo ma aysan dhicin ayada oo xoriyada hadalka uu jiro.
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 20 күн бұрын
Ninkaani wax badan ma,oga wuxuu ahaa ciyaal xaafadda waliba kuwa layiraahdo Hooyo camjeel mataalaa.
@easky363
@easky363 20 күн бұрын
@@Hajidulmidiid RUNTAA KUDHIBTA.
@mussasheikh143
@mussasheikh143 20 күн бұрын
Aad buu u mahad sanyahey ninkaasi run buu sheegay
@mgaduudow1157
@mgaduudow1157 20 күн бұрын
Ayaanle madaxda tolkaaga waxay dhib geesteen maaka hashid moryaantii xamar maaka hadashid dhaca dalka kasocdo maanaga dawa geesid mrka aad siyaad bare un ku meereesaneyso
@easky363
@easky363 20 күн бұрын
RUNTAA KU DHIBTA. MOORIYAANTA XAMAR WAXAA KAHOREYSAY MOORIYAANTA MARIIXAAN. AFWEYNE WAAIN LAGUMAARAYSTAA SABABTOO AH DHIBKOO DHAN ASAGAA BILAABAY.
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 10 күн бұрын
@@easky363mooryaan Mareexaan wuu sheegee mooryaanta hawye muu sheego???
@aahmeegwlwh8998
@aahmeegwlwh8998 16 күн бұрын
War ayaan lahan waa nin jiran wariye ma AHAN
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 19 күн бұрын
Ilahay baa naga badbaadshay farmaajo saas oo kale yuu rabay inuu wadanku ku laabto
@user-lc9wi6zy8p
@user-lc9wi6zy8p 19 күн бұрын
Abtigeey oo dukaan lahaay ayaa ciid qabsadeeyn waxaan xasuusta in lasoo daayay cishihii waxaana la iisheegay in boqol kun oo shilin ayaa lagu soo daayay
@mofosman4426
@mofosman4426 19 күн бұрын
Dalkaagii u burburaaya adoo dhex jooga walahi wa walaac, walbahaar iyo xanuun aad daran. Waa taariiq madow o u baahan in aad wax loogo qoro.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 10 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36