Muqdisho : Cali Cismaan Cigge 50 sano ka badan ayuu Soomaaliya ka maqnaa

  Рет қаралды 15,923

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 96
@shuukemedia1404
@shuukemedia1404 Ай бұрын
Codkiisa ,kaftankiisa iyo siduu u aaminsanyahay soomalinimada Intuba waxay cadaynaysaa inuu yahay raggii hore rag waa raggii hore
@MaxamadyasinmaxamadMaxamadyasi
@MaxamadyasinmaxamadMaxamadyasi Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ hanoolaato waa kuxeranHay sxb ayaanle werye aan tageero adeer guuleeso runtii waxbadan ayaa kaa faaideesanay adeer waxaana markasto noo keentaa dad aqayaar ah oo aqoonyahano ah
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Ай бұрын
Borama and entire Audal is Land of Learned
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Cali Cismaan Cigge
@kahinoflewais
@kahinoflewais Ай бұрын
Mahadsanid
@joharajo1021
@joharajo1021 Ай бұрын
Adeer noolow reer qulinged 🎉🎉🎉❤
@ahmedabdulahi4
@ahmedabdulahi4 Ай бұрын
Good morning reee Hanoolaato
@MOHAMEDABDIRAHMANALI-m1d
@MOHAMEDABDIRAHMANALI-m1d Ай бұрын
Wariyaha oo aan dawado iyo barnamijyadisa xisaha badan💯
@Austria187p
@Austria187p Ай бұрын
👍
@AbdirahmanAdam-kk9xi
@AbdirahmanAdam-kk9xi Ай бұрын
Mahadsanid ayaanle
@sulimanali2305
@sulimanali2305 Ай бұрын
Borama ❤❤
@ahmeddahir5152
@ahmeddahir5152 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ waa wadani dhab ah
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
Hanoolaato sln brother🙌 waan u xiisay Mogadishu to be honest!
@anasabd9602
@anasabd9602 Ай бұрын
Masha allah
@nourasara3146
@nourasara3146 Ай бұрын
Mahadsanid heesta babayga!
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Wa nine macan oo walal jeceel, wa gesi rere duduuba wa na agoyahane somaliyeed rabih jennada ha geyoo wuu uu qalma🎉🎉❤❤❤nolowe Ali osman egeh xiqmad iyo naxarise allah kuu manaystaaye . I am from 🇩🇯 djibouti . somali guud ahan ha nolatoo❤❤❤❤ love
@fowziaahmed522
@fowziaahmed522 Ай бұрын
Mohamed wardii maashallah thank you ayaanle
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Ай бұрын
Yaa nuural ceen😢 i like itttt❤
@noormumin9837
@noormumin9837 Ай бұрын
Mahadsanidiin walalayay
@fnw8688
@fnw8688 Ай бұрын
Hanoolaato ❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Masha Allah wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso abwaan ali ❤❤❤❤
@Somalia-1991
@Somalia-1991 Ай бұрын
Masha allah Cali waa mahadsantahay adeer cimri dheer iyo cibaado suuban alle haku siiyo
@MohamedIbrahim-zf1om
@MohamedIbrahim-zf1om Ай бұрын
Waan salaamayaa macalinkeyga in kabadan 9 sano aan arag waan salaamayaa walee
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud Ай бұрын
Dad wa dadki hore Masha allh
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
Inaba caadi mhn Jawi ayuu ku jiraa Farxadda allha u siyaadiyo
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Nin Samaroon ihi ama 100 Sano haka maqnaado Soomaali ama hada ha dhasho . Wax Soomaali ka hooseeya ma qaato . Waxana keenaya aqoonta
@abdyrahmankeisa5684
@abdyrahmankeisa5684 Ай бұрын
❤❤❤
@maxaadxaayow655
@maxaadxaayow655 Ай бұрын
M.a barnaamij xiiso leh, ina sii jecleysiiyay magaalada BOORAMA insha Allah mar uun waan tagi doonaa waana magaalada labaad ee aan ugu jeclahay dalka Muqdisho oo aan ku dhashay ayay iigu xigtaa. BORAMA ❤️
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED Ай бұрын
Wow
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Ай бұрын
If you reading books you will have good memories no dementia mashaallh Mashaallh
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Only reading holy koram can keep you away from the dementia.
@shantagees9425
@shantagees9425 Ай бұрын
The background and lighting on this video is impeccable, the gold brown tint on Ayaanle and the shiny green tint on the guest. I think the set is so good. Ayaanle waa halyeey Somaliyeed.
@MahamoudcabdimahamedMahamoudDj
@MahamoudcabdimahamedMahamoudDj Ай бұрын
Waaa nin qiimo badan lakiin waa inoo quljeed adeer
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 Ай бұрын
Qabyaalada Allaha Naga bixiyo Insha Allah wadankana Allaha Noo wanajiyo
@bootanmedia6360
@bootanmedia6360 Ай бұрын
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
(RABBI) ayaa SAMAROON🎉DAD WACAN KA DHIGEY🎉(ALHAMDULILAH )🤲🤲 UMAAN DHALAN SAMARON🎉LAAKIIN(WALLAH) waxaan qirayaa wanaagooda(MASHALLAH TABARAKALLAH )🫡🫶💔💞❤️🙌🫀💖🫶👍🫶🫶❤️‍🔥 CIGE🎉WAA REER NUUR🎉AYAAN FILAYAA🎉WAAYO DEE QULUJEED IYAGAA DEGA!!🎉WAA DEGMO YARROO CAANO MACAAN IYO XASIID🎉DAD WACAN BAA KU NOOL🎉SHAQAAN U TEGEY! BUURAHEEDII AYAA II SAWIRAN🎉BEEROLEY WEEYAAN DADKU IYO XOOLOLEY🎉HIBA🎉NUURA🎉GURI🎉AYEY KU LEEDAHAY🎉WAAN ARKEY GUTIGEEDA🎉🎉🎉🎉 REER QULUJED🎉REER CABDILQAADIR🎉REER BOON🎉REER XARIIRAD🎉REER SAYLAC🎉REER LUGHAYARREER LAWYACADO🎉REER🎉BOORAMA🫡🫡🫡🫶👍💖💔👏🎊🙌❤️‍🔥🫀💖💖💖🥰💔💖Waan idin sSalaamayaa🫡🫡👍from❤️‍🔥🙌🌹LASANOD💞💞💔💔♥️❤️❣️💓👏💘❣️🌺🌹💞🥰🥰(RABBI) haydin barskeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲♥️❤️❤️❤️
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Wa duduub osman ❤❤❤❤
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Somaliye Ali wa somali kuu dashaye somalinimo kana gohane tahaye ine uu magaca somali waxe kuu bireshoo. Waxan boqdaye borame Wana daad wanagsan oo dhinetana xoog uu hayesta waxe barashadana iyo jawi guu add uu macan yihine inetuu baa wallahi ii hadale malaha borame wan jecladaye ine an futur ka dago. Rere borame allah ni xaffido dine tana xiffediya🎉🎉🎉🎉
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 Ай бұрын
27:13 يا نور العين إنت إنت إنت الشعر الناعم بعذروه اثرني والوجه النائر بنوره غمرني وعيون نعسان نعسان بربوش تجرحني خلتني متيم وين راحت وين يا نور العين أنت Caadiyaa u xifdiyay masha Allah ninkaan aqoon umaba baahna hadduuba carabi yaqaan kabanna haysto
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n Ай бұрын
Aniga iyo walaalkeey Cige, ilaaheey unbaa naga weeyn🎉
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Ай бұрын
Beautiful
@ismailhussein805
@ismailhussein805 Ай бұрын
Dudub osman ahaa walaahi waa dadkii la wareysto qofkii ugu mudnaa laakiin caliyoow meesha aad joogto iyo meesha aad ka soo jeedo lagama rabo qof cilmi leh qurbihiina waan ogohayoo wax kuguma hadhin bal is ilaali uun inadeer dalkii iyo dadkiiba waa uu burburay qofka wax uun yaqaan waxa jira kuwo loo soo adeegsado sidii ay dunida uga kaxayn lahaayeen.
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 Ай бұрын
Dadka xamar dagan waa Somali wayna jecel yihiin somalinimada iyo walaalahood Dhamaan
@TahlilDiblawe-ge5dx
@TahlilDiblawe-ge5dx 20 күн бұрын
Neceybka INDHA LA ‘AANTA AH ee aad kacaanka uqabto wuxi ku nacsiiyey soomalida inta maanta nool ee 50 jirka ka weyn oo soo arkay waxqabadkiisii qaladba ha jiree iyo QASHINKA aad indhaha ku kala qaaday Farqiha weyn ee dadnimo ee u dhexeeya.
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Ай бұрын
Rag waa raggii hore.
@Nasrirgb
@Nasrirgb Ай бұрын
War niyaw nin legend ah oo dadisa ka yar ayaad soo qabatee Ayaanle hanoolaato wan aalaamayaa
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Ай бұрын
Odayga nolol bashaal iyo farxad ayuu haystaa ilahay ha ina siiyo inta an haysan farxadaasi....
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Ай бұрын
Subxaanallah adeer masaamiirta shaydaanka intaad gubto allaha cimrigaa kugaadhsiiyay umahadceli waxadtidhi allaah baa heesaha ijeclaysiiyay wallaahi shaydaanbaa heeuhu usugnaadeen allaah inaanu raalika ahayn inta kufidnaysan allaah haka madoobeeyo qashin inay tahay waaxaqiiq
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd Ай бұрын
Hestaas waxaa loo qadayb m.siyad bare
@diriehdaher2027
@diriehdaher2027 Ай бұрын
Waa soomali fa'yaw nolaw
@Sarahmohamed21
@Sarahmohamed21 Ай бұрын
Libya ma dimuquradiyad ayaa ka jirtay
@Sarahmohamed21
@Sarahmohamed21 Ай бұрын
Ninkaan la wareysanayo wuxuw I leeyahy waxan ka cararay kacaankii oo digtaytar ah lakin wuxuw aaday libiya
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
Colaada dumarka ninka kaliya ka baxsan kara waa kan aan kahadal socodkiisa hore oo niyada uun ku heysta faaq la.aan 🤣🤣
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn Ай бұрын
Ustaad Cali waa qof ka dad ku ay yiraahdaan meeshii joogo ka muuqde waayo gude iyo dedbedba waa nin aan meelna u beyrin
@u.j7332
@u.j7332 Ай бұрын
Alla waa cali cismaan Daris baan ahayn markay isqabeen Asha Maxamuud Ahmed Ali,Aabbihii tacliinta inantiisa Waxaan hayaa dhorw video oo barigaa Oslo lagaga duubay Salaan sare caliyow
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 29 күн бұрын
Walee cadi mahan barnamishka
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 Ай бұрын
Shisheeya u shaaminta Abraham iyo taarikhda umada Somaliyeed
@Sarahmohamed21
@Sarahmohamed21 Ай бұрын
Ayanlow naceebka siyaad bare aad ayoow kuugu raagay lakin adeerkaa xassan qabri baaartee ayow ka wacan yahy walahi
@mustafexirsi
@mustafexirsi Ай бұрын
Ayeenle, odayga inaad si xidhiidh ah oo wayihiisii uu si wacan u ga sheekeeyo inaad ka qabato ayay ahayd. Kolba dhinac ayaad u boodday e. *Xalqado kale ka qabo*
@bootanmedia6360
@bootanmedia6360 Ай бұрын
Ishqiyazik inabada caadi maahan waa Taariikh iyo Fankii quruxda badnaa Ee somalida oo wada socda. Cimriga Eebe kuu barakeeyo.
@Sarahmohamed21
@Sarahmohamed21 Ай бұрын
Ayanle waa ninkii ii amaanay faatax macalin oo ah jaajuus xabashi diidana jaale siyaad bare oo uuusan arag xukunkiisa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Kan weriyaha ahi waa nacas aan aqoon sida wax loo waraysto Nimkani waa khamiir wax laga faa,iidi lahaa haddii uu si fiican u waraysan lahaa.
@ZebraasAli
@ZebraasAli Ай бұрын
Ayaanle ninkan wareysi kale ku celi waa badd aqoon buuxda
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
Hadii lahadlo waa af sallax kudhag balse waxay ku qurux badneyn ineey gartaan waayo qofka xun waayo qofka ixtiraama sharciga halkuu joogo? Sida ii muuqata waa isku mid🤣
@Lagubaray
@Lagubaray Ай бұрын
Waa kuwa dadkii dadka hogamin jiiraay,madadaaliin jiiraay ,wacyiga iyo waayahana aan beenka sheegii jiriin,Lakin waxa bedelay dadkaas diirato daal iyo dadba baabiiyeey? Oohadana kufaanaya foolxumiida Ficiilkooda? Som aqoon iyo argtii dheer ninleeh waa ku gooblon ama waa kuliitaa?
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 Ай бұрын
Ma ogol yihiin nin aaminsan somaliweyn in uu borame ku shirt.
@mohamedabdimayow6749
@mohamedabdimayow6749 Ай бұрын
Mohamed Ilmi Ayaanle umaleyn maayo inuu siyaad bare uqabo wax gaar ah bal wuuba yaraa xiligii siyaad bare mawaxaad dooneysaa taariikhda in afka laga xiro ama la amaano kaliya Hadii jawaabta aan u iraahdo ayaanle Somalia waxbadan ayey xiligaa kafiicantahey wey jiraan caqabado laakiin waa laga gudbi doonaa marka maahan inaan noqono umad sawiraneysa meeshii shaley aan joogney
@mohamouda.dualle
@mohamouda.dualle Ай бұрын
Cali waa khabiir Afkana aad uyaqaana. Fankana marmar ku xaragooda MA.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Heesta sida weli siraata warka layga guri jiray Ma Cabdi Nuur baa leh mise Maxamed Mooge ? Inkastoo malaha ay ahayd hees qaaci ah oo cid waliba qaaday
@naturalmotivation8743
@naturalmotivation8743 13 күн бұрын
Abdinuur ayaa laha waxa ka daba qaaday maxamed mooge
@saidnourainan5944
@saidnourainan5944 Ай бұрын
Wardi halkiisii ayuu dhigay.
@mohamudabdilahi-8338
@mohamudabdilahi-8338 Ай бұрын
Wow waa nin adag salaan sare adeer
@ABDIKADIRJAMA-o8b
@ABDIKADIRJAMA-o8b Ай бұрын
Oo heesta dadka ha iska waynayn waxaan u haystay in AUN Mohamed Mooge qaadaye
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Haa mohamed moogana wuu qaaday
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 Ай бұрын
Ayaanle naceybka siyaad bare goormaad ism deyneysaa
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve Ай бұрын
Macalinka soo
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 Ай бұрын
Ing. ku waa shaqsi heer sare ah oo aqoonyahay bisil ee aan ahayn kuwa ku wareeray aqoonta oo waxey sheegaan garan waayey.
@mursalharare1001
@mursalharare1001 Ай бұрын
Ayaanle marxuunka goorma ayaad iska dhaafeysaa
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Ай бұрын
Maashaa,allaah Caliyoow Oslo ayaa kuu xiistay ☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️😅
@Spagaren
@Spagaren Ай бұрын
He does not look 80 years old ..
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 Ай бұрын
Qofaan open wixiila soomaray maxalinkaro waxa taagan Taasi .axeyka leedahay Kala didn't umada Somaliyeed iyo Kala qoqobida iyo ahiaheeye u dhaaminta tariikhda umada somaliyeed iyo fashilinta qaawan ee maanta Socota anaa fulani anaa na ah iyo kaas baan quusin iyo xuduudada deriska oo lagu Kala Tartamo
@diriehdaher2027
@diriehdaher2027 Ай бұрын
Is ilaali waa la waashee
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 Ай бұрын
Ha u joojin.
@MustafAbdi-t5w
@MustafAbdi-t5w Ай бұрын
wwwwwwwwwwwwww
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv Ай бұрын
Ayanle siyad bare naceyb ban ka dhadhamiyaa malin walba ! waxan rajeynayaa inad fahanto nolasha manta jirta ama aan ku nool nahey iyo kacanka marku jogay nolashi jirtay farqiga u dhaxeeya
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Ай бұрын
Oo yaa jeclankara ninka Somali sidan u galay war xishoo. Dowlad calan leh dadka isjecelyahay walaala ah ayuu qabtay dadkii ayuu isu diray qabyaalad ayuu ku dhex abuuray hub ayuu isugu dhiibay ilaa wadanka laga saro iyadoo aan hal askari ama hay’ ad dowladeed dhisneen. War xishoo
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Ай бұрын
Cadaawadda somalia dhextaalo ninkaas baa u sabab ahaa.
@saadiabukar6762
@saadiabukar6762 Ай бұрын
Masha Allah waa shaqsi qiima leh!
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Waxba waxbeey dhaamaan ee kacaanki sidaan miyaan u niil . Dawladdii kacaanka waxna wey ka xumaan lknnrafaadkaan lama qabin iyo aafadaan aan dawadeeda meel lagu ogeyn ilaa maantaadn
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve Ай бұрын
Joof joofsi ma aqaan
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Qela marka la lisayo soodka canaha qorofka dexdisa sameyan😂😂😂😂
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Codka cannoha qorofka dexdisa marka gela la lisayo
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 Ай бұрын
Xafajo inkaar allaha kugu rido 😂😂😂😂😂
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22