Ibraahim Maxamed Xuseen - Wareysi #3- Qabiilku ma mushkilad buu ku yahay wada-jirka ummadda

  Рет қаралды 50,194

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 178
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 Жыл бұрын
Waa qof aad ucaqli badan islamatkaana ka xoroobay cudurada somalideena kudhaca oy ugu horayso qabyaalad iyo caadifad dadkaaso kale ayaanu ubaahanahy hogaankooda❤
@mahamedhassan2473
@mahamedhassan2473 Жыл бұрын
Qarnigaan Siyaasi lamid sheikh Ibrahim maan arag mufakir siyaasi aqoon yahan aftahan Masha Allah
@axmadshiil2253
@axmadshiil2253 Жыл бұрын
Mashaa allaah Ayaanle mahadsaniid,Sheekh Ibraahim waa Aqoon yahanka kaliya oo aan dhihi karo, Dhalin yarada Soomaaliyeed dhamaantood ku dayaan karto.
@kenadidosman7056
@kenadidosman7056 Жыл бұрын
Another amazing, and thought-provoking interview.thank you, guys.
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 Жыл бұрын
Aduunka waa hormaray maanta anagana qabyaalad aduunka Naga reebtay.I wish somali will be one inshaa Allah.
@frank77w
@frank77w Жыл бұрын
Wuxuu sheegaayay ma maqlin miyaa?
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah! Somali one aan rajeyneenaa in shaa Allah
@ZaynuDiin
@ZaynuDiin 3 ай бұрын
maashaaallh sh ibrahim
@muminhagar5038
@muminhagar5038 Жыл бұрын
Mahadsanid ibraahim maxamed Xuseen jazakalah Qeyran Adiga iyo ayaanle Mahadsanidiin. Waxaan u baahanahay. Boqalaall kula mid ah. Oo fikirkada Oo kale Ah waxaan kuu Nahay taaageerayall fikrkaada kugu taageero wax kasto po aaay noqonto. Ayaanle adne Mahadsanid.
@enghamze3791
@enghamze3791 Жыл бұрын
Ilaahay cimiriga dherer iyo caafimad ha siiyo ,isha cadowgana ha badbaadiyo reer galbeed ka iyo cadowga somaalidu maranaba ragan sidan u firfircoon ina u noolaadaan. Ilahay cimiriga iyo caafimadka hakuu barakeeyo sheekh ibrahim
@kingabdivatah7745
@kingabdivatah7745 Жыл бұрын
Sheekh Ibrahim waa qof wax badan fahansan waaqicana lasocda oo indheer garad ah
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Sh. Ibraahim waan ku raacsanahay wax walboo uu yiri, xalkiisa ayaan xal u ah umadeena. Waa shaqsi si fiican u akhriyey mushkilada Soomaalida. Ilaahay garabkiisa ha galo cadowgiisana Ilaahay ha qabto❤🇨🇦
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Ibrahim Mohamed Hussein - وتعاونوا على البر والتقوى
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
Hanolaato iyo madaxweyne Farmajo, way isku cod egyihin, mise aniga bay iila muuqata
@afrah-deegaanchannel5054
@afrah-deegaanchannel5054 Жыл бұрын
War ninkaan isku meel baan ka soo wada toosnay. Waxaad mooddaa in uu maskaxdayda ku jiray. Mahadsanid Ibrahim
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Masha Allah Sh. Ibrahim Allah yaxfadak ❤ Guuleyso Hanoolaato Ayaanle ❤
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Ilaahow Qabiilka naga saar iyo qabyaaladda ! Oo soomaali oo Mid ah ina tus adaaa awood lehe!!🇸🇴☝️
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Qabiilku walaal dhib ma leh oo qof walbo qabiil ayuu ka dhashay diintuna waaba sheegtay waxaa tihiin qabiilooyin iyo shucuub laakiin mushkiladdu waa Qabyaaladda in qof ku colaadiso qabiilkiisa ama casabiyad jaahiliya ku gasho.
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 Жыл бұрын
Masha allah
@ZaynuDiin
@ZaynuDiin 3 ай бұрын
excellent
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Жыл бұрын
Mashallah wll mahadsanid guulayso
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka Жыл бұрын
Runle allaaha ku barakeeye
@bashiircabdi1887
@bashiircabdi1887 Жыл бұрын
Maasha.allah waa aqoonyahan wax badan soo shaaciyey oo xaqiiq ah
@MohamedAhmed-kt2ny
@MohamedAhmed-kt2ny Жыл бұрын
Keep long life hanoolaato❤❤❤❤
@abdikanigaraase9280
@abdikanigaraase9280 Жыл бұрын
ninkaan odayga ah ilaahay khayr hasiiyo.
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 Жыл бұрын
Ayaanle waa ku salaamay Barnaaamijyada noo soo badi
@jamafarah9135
@jamafarah9135 Жыл бұрын
Waa abwaan rasmi ah maa shaa Allah aan hore u socono
@mohamedhasan2577
@mohamedhasan2577 Жыл бұрын
Sh Ibrahim nin wax badan og Illhy haku amaansado
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Жыл бұрын
Masha Allah guuleyta
@سعيدالصومالي-د2ع
@سعيدالصومالي-د2ع Жыл бұрын
al xaqiiqa anagaba kamid ah oo midnimada donayna odayashan raqyada ah ee iingriska ay kagadhagtay waan iiska qaban dona maalin dhaw dhaw
@Qorax
@Qorax Жыл бұрын
boqortooyadii ajuuraan waa inaynu kufaano sida sheekha
@farhanabdi9973
@farhanabdi9973 Жыл бұрын
❤ nin wax badan og weeye somali qabiilka waxaa baray reer galabed
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wareysi gii.3 xad sodaa wan gartey
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Wallahay halgangii xoraynta isticmaarka reerka yaga in badan baa kaga dhintay Culumadii ladilay ehelkaygaa ku jiray Dagaalkii 77 kiii ehelkaygaa ku dhinta Aabahayna wuu ku jiray oo dhib baa ka soo gaadhay Hadana odaygii shicib ahaa ee habeen badh lagu Jeebeeyey gurigiisa muqdisho iydoo lagu haystay wiil aad adeer u tahay baa baxsaday ee mee Goboldii aan ka soo jeeday waa la tirtiray oo la qixiyey Muqdhisho dad ehelkaygu ku jiraa la doocay oo xeebta lagu duugay Maxakamadihii Islaamiga Ahaa walaalahay baa ku dhintay Weli gurigayaga kama maqal Reer hebel baa dhibkan wada. Munaafiqiinta mooyaane Soomaalidu waa Nadiif Weelkanna waa Runtii sida uu taariikhda u dhigay Anigu waxan qabaa in hadii Somalida koonfur ay hagaagto in si fudud laysugu soo noqonayo laakiin waa in Dawlad cadaalada la keeno Maalikii maxaakiimta waa tii gobolada oo dhan looga hinqaday. Waad mahadsantihiin Wiilalyahow
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Allah unaxriso geesiyasha dalkena hassan shiikh barsame iyo Ahmed gurey io dhmaan halgamayasha
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Siyasi Wax Badan xog Ogaal U Ah Ibarahim maxamad
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Ayaanle good job 👍🏾
@omab9685
@omab9685 Жыл бұрын
أتمني أن يؤسس هذا رجل مركز دراسات ورسم السياسات في مقديشو و الحكومة تأخذ من أفكاره وتطبقه على مراحل
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Жыл бұрын
هذا فاشل ، كان رئيس جماعة الإتحاد فى إقليم أوغادين ثم إستسلم لأوثيوبيا ودخل تحت طاعة عبدى إلي كلب إيثيوبيا فى إقليم أوغادين. لا تغرنك الكلمات الفارغة ولا الشعارات المنمقة بل أنظر الى أفعال القوم.
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Ajuuraan Ileen waa boqortooyo weyn
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Жыл бұрын
Masha Allah Ilaahow Soomali cadowga ka qabo
@ahmednuur10
@ahmednuur10 Жыл бұрын
Wlhi waxa Is hor fadhiya caqli iyo caadifad bal U Yar Fiirsada Ninkan wariyaha ah iyo Odeygan legend kan
@khadraomar914
@khadraomar914 Жыл бұрын
Cuqdada ku heeysa runtii ,adeer ayaanle waa Nin aqoon iyo waayo aragnimo isku darsaday Somali oo dhane jecel oo u simanyihiin, si xilkasnimo leh ugu shaqeeya ummada❤❤
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
​@@khadraomar914 beenalay
@ahmednuur10
@ahmednuur10 Жыл бұрын
@@khadraomar914 Walaaaley wxba Ha Fudadaane In yar U Fiirso wxa Uu Ka Hadlayo ayaanle Ee uu wxa weyn ka dhigayo iyo jawaabta uu ka doonayo Gudomiyaha, Jawaabta uu doonayaana waa Mid layska Fahmayo, sababtaaas ayuu Odeyguna Su'aasha uu weydiiyo ayaanle uu uga dhigayaaa Mid basiida, Mar waliba oo su'aaal La weydiiyo Gudomiyaha waxa uu ku jawaabaya jawaab uuuna filayn ayaanle, dhinac klena wax ayuu ka tusayaaa si uu wx u fahmo isaga iyo somaliduba. Teeeda klena ani ahaan Somali oo dhami waa ay ii siman yihin ee Cid aan necbahay ma jirto qabiil iyo shaqsiba, cid aan uurka wx ugu hayona ma jirto, ayaanlena waan taageeraa barnaamijyda uu soo galiyana mid mid Ayaan ula socdaa, Intaasna Legend ayaanle Ayaan ku Yara dhaliilayaye maaaha Necbaanshiyo Wl.
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid Жыл бұрын
Waa run hogaanka dhaqanka cadow buu ku ahaa rijiimkii ciidanku
@mustefahaji7250
@mustefahaji7250 Жыл бұрын
Sh Ibrahim maxaad u kala saari wayday qabiilka iyo qabyaaladda elleen dhibta waa qabyaaldda ee ma aha qabiilka?
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Toban sano oo sax ah mey jirin.
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Mustaqbal 2034 ama2032 waa arkaa ❤
@XMan-qu5kl
@XMan-qu5kl Жыл бұрын
Ajuuran Empire was a somali led state that fought against Portuguese attempted to conquer Somalia
@ZaynuDiin
@ZaynuDiin 3 ай бұрын
yaaaaaaaaaAAA CJB
@abdiwalimohamed7788
@abdiwalimohamed7788 Жыл бұрын
Baadida nin baa kula deydaya daalna kaa badane , inaad heshana doonaheyn daain abidkaaye ✋
@somalicomments8430
@somalicomments8430 Жыл бұрын
Wall ujeedadaada ii faa iidee ado mahadsan
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Dadkuna moodi duul wada dasho wax u kala daahsoonayne dallo malaha akhiro hadii loo kitaab da,yo, e 👍🫡
@rizack_jalato
@rizack_jalato Жыл бұрын
Ibaraahin mohamet husein ✅ Aqoon ,karti,caqli intaasba ilaahbaa udhamaystiray mcln mudan in laga barro siyaasada
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
sow kii shalay lahaa yaa daaroodaay sool hala xoreeyo .
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 Жыл бұрын
Allaah ka baq
@fantastic9536
@fantastic9536 Жыл бұрын
❤guul
@wardashaafici6947
@wardashaafici6947 Жыл бұрын
Waa bu dhisanyahayba ee waal hortaagnayahay
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Axmed madoobe qabiilste no one Mamulka jubbaland wuxuu u qaybiiyey qabiilkiisa tolkiisa aderadii 1aad 2aad Abtiyaashii ilmadetadii inaabtiyadii iyo dhamaan in ku dhow ee ogaadeena Yaabka kale dadkani uma dhalan waa dool ka yimi somali galbeed Sidee marka somali loo xoraynaa Waabad ka haajirteen dalkii dhamaa Waa yaab kale Kismayo waa magaalo Dir.
@maxamedxasanaadan5944
@maxamedxasanaadan5944 Жыл бұрын
Xalka soomalia dadka loo hoosfadhiisan lahaa waa dadka fikirka noocan ah aaminsan ee guulayso prof
@ubahali7258
@ubahali7258 Жыл бұрын
Dowlad kacaan inkaar alaha ku rido Waa mida soomaali dhibkaan u keentay
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Жыл бұрын
Dawlada kacaanka wax badan qabatey qoraalka farta Soomaaliga,abaaraha daba dheer,waxbarasho free primary ilaa jamacad ,caafimaad ,biyo & koronto bilaash ,xeryaha agoonta.marka Soomaaliya dagaalkii 1977 ka waa lagu soo duuley,khalad dawlada siyaad bare weey sameeyse lkn waxyaabo badan qabteen.
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Jamhdihii ka danbeeyey alle inkaar hku rido
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Jamhdihii ka danbeeyey alle inkaar hku rido
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Жыл бұрын
Beenta maha
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 Жыл бұрын
Ibraahim cilm uu igu deeqay.
@haybehassan7837
@haybehassan7837 Жыл бұрын
Asc wll waxaa abaabulay garabkii hubaysnaa ee SNM, ciddii markaa joogteyna waa cabsadeen..
@samihousseinof4539
@samihousseinof4539 Жыл бұрын
adigaan dawanaya Ku sali nabigeena subaan SCW SCW
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Scwscwscw ❤❤❤😊
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@alcabaasforextrader7410
@alcabaasforextrader7410 Жыл бұрын
Scw
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Жыл бұрын
Ayaanle waadku mahadsantahay waraysigan aqooyahanka aadlayeelatay oo aan aad ugu bogay aqoontiisa dheer
@thiagoabdirahman8497
@thiagoabdirahman8497 Жыл бұрын
Ibrahim dheere waa siyaasi sheikh aragti fog leh waxan rajaynaya inad mar un hoganka u qabato somali galbeed dulmiga ay xabashu ku hayso iyaguna isku hayan xal aad u keeni doonto
@iconicon123-ld8gl
@iconicon123-ld8gl Жыл бұрын
Ninkan madax Wayne halo dorto
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
ayaanle waxaan kula talimlahaa inuu waqooyi tagto isla markaa aninka goitaanka wax ka ogaato from gucel
@maganXaad
@maganXaad Жыл бұрын
Way fiicnaan lahayd inuu soo dhaafo muqdisho iyo Nairobi, oo uu yimaado Hargeisa
@shuaybmahdi4289
@shuaybmahdi4289 Жыл бұрын
@@maganXaad waa benaale kani. Hadii u Hargeisa tago beentisa ayaa fashilmi layad
@sanadhayusuf6852
@sanadhayusuf6852 Жыл бұрын
Mashalah ❤
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Жыл бұрын
Qabiilka Waxa adeegsada daaroodka ayagaa hadana dadka ku dhaha qabyaalad iska dhaafa... Beenlawyaal uurkooda iyo afkooda iskumid maahan
@abdirahmanareb2222
@abdirahmanareb2222 Жыл бұрын
" Isma Doorin Gaalkaan diray iyo daarta kii Galaye"
@macawisley5506
@macawisley5506 Жыл бұрын
Qabiil iyo siyaasad dunida casriga waa lagu adoonsanayaa. Ogaden dan wuu u yahay madaama gumeysta la joogaan gumeyste lakiin in Somalia isu soo noqoto maamul qabiil dan u ma aha. Cid kastaa kaa faaideysani oo maalin be mid la shiri
@madar47
@madar47 Жыл бұрын
Waa xaqiiq jirto oo ubahan in laga dooda
@xerogeelmedia6230
@xerogeelmedia6230 Жыл бұрын
Masha allha we are on the road Insha allha free Somalia 🇸🇴 one ☝️ love ❤️
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Жыл бұрын
Xukunkiiii Maxaakiimta Soo Raadi Xogtooda Masuul Ayaanle?
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 Жыл бұрын
Asc ayaanle ma guurteen leydin waaye?
@aminam1535
@aminam1535 Жыл бұрын
Ajuraan empire dadki layga beray 🩸❤️allow somaali mide 🇸🇴
@TheHasnano
@TheHasnano Жыл бұрын
Xaarba ka buuxe so nolee boqortoyadi ajuran hadaad ayagi ookale tahay hadi kale naga aamu dhiigkeyne😂 umad qabiil madax maray
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Qabiilka ma la diidanee waxa dhibaatada keenay Qabyalada,waxayna ka timid Baadiyaha,Qabiil walbo dhinac ayaa degan yahay ka dibna wuxu cadow ka dhigtaa qabiilka la deriska ah,Magalada Qabyalada lagama aqoon ee Kacaanka ayaa keenay
@abdulazizd
@abdulazizd Жыл бұрын
Ayaanle nin culus baad wareysaneysa maanta
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
Ogaden xawadle waa dad cucdad iyo xaasidnimo ku gaamuray, labadadu dowladii siyaad ayagaa uugu badnaa ayagaa na dumiyey ayagana calacala
@hanad5354
@hanad5354 Жыл бұрын
Malahadu intas kusiyay 😂wareysigi wa firsatay dabcan
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 Жыл бұрын
Fariid
@shuaybmahdi4289
@shuaybmahdi4289 Жыл бұрын
War waa beenale
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Жыл бұрын
Qabiilka xilligii kacaanka ayuu xumaaday weliba markii layiri qabiil hala duugo lagama fiirsan ee waa loo sacbiyey waxaan noqonay dad taariiqdoodii laduugey
@saalaxmaxamad8336
@saalaxmaxamad8336 Жыл бұрын
Xabad ma oga kan waa ogaadeeen itoobiyo aan xil u haayaa reer waqooyina shisheeye ee la shaqeeyaan wale daaroodoow
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 Жыл бұрын
All'a yakhik, wa yadawal cumrak. Mudane Ibrahim halkaa Ka wad. Wax xukun ah oo jiraa ma jiro. Wixii la sameeyey, waa muuqataa inay si xun u fasishay. We need to discard the disaster born and bred in jabuuti. The monster of that project is still alive and kicking. A national organisation is needed to safe what is lef of Somalis and Somalia. We need intellectuals, professionals to take the matter into their hands. Period. Please stop the obsession of the past. It betrays us and how we are in a dangerous state of mind. We can do it. What is going on has to stop. How long can we keep looking for answers in the past. Now or never. Keep up your good work guys. Should you go go for it, believe you me you have all somais except few. No one is enjoying the situation we are in.
@jabiye8593
@jabiye8593 Жыл бұрын
waad mahadsantahy eebahay dedkeena afkaarta kala fogeyneysa ha kaqabto
@saiddubed
@saiddubed Жыл бұрын
Aqoonyahanku ma inoo hayaa xalka jigjiga lagu keenayo.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Qabyaalada xun qabiilka WAA la isku aqoonsada lkn somalida weybadalen faan iyo Isla weyni isliidid
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Жыл бұрын
Godomiya aad buu ugu mahadsanyahay warbixin iyo fasir dhaxal gal ah.
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo Жыл бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxa uu shaqeeyey siyaad barre 7 sannadood keliya. 2.0. Muu shaqaynin 10 sannadood. 3.0. Haddaba afweyne waxa uu leexday markuu werrarka ku qaaday ethiopia 1977 kii.
@umsaad9390
@umsaad9390 Жыл бұрын
4 5 ka masiyaad ba dhisay
@OsmanOsman-ge5st
@OsmanOsman-ge5st Жыл бұрын
Ibrahim mohamed hussein, waa runta arintani dadku somali weey is jecelihin lakin waxey uu bahanihin waa dastur dhiin
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
odayga waxaa weydiisaa maxaa itoobiya visa kugu galaa anigoo soomaaliya . adigoo soomali ah aad bilaa visa iigu soo galeesaa? car su.aashaa ka jawaaba.
@caydiid15
@caydiid15 Жыл бұрын
Sida aynu xusayso suugaanta soomaalidu Dhaca iyo Dilka waa qayb ka mid ah hab nololeedkeena . waxaana udub dhexaad u ahaa qabiilka iyo qabyaalada aan la turxaan bixin. Maantana waxay taagan qabyaaladu halkii ugu sareysay.
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 Жыл бұрын
Adigu ayanlow hada kahor waxan arkay adigoo waraysanaysid shikh cali matan dadkan waxay ubahan yihiin kitabka alle iyo sunada
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad uga Sixi_weey_dey Arrin_ta Callan_ka. Maadaama uu Callan_ka Bulluuga, ee leh Xiddig_ta Cadd, uu ku hoos_xir_naa Callan_ka gumeeys_tihii talyaaniga. Marka ma jirto Callan laga keenay Waqooyi.
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Жыл бұрын
axmed madoobe soo meesha qabiil kuma joogo sxb
@mhdgoogooye100
@mhdgoogooye100 Жыл бұрын
Waxaan nahay umad Alle doortay.
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo Жыл бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Midnimada somaaliyeed waxay ku salaysneyd in ethiopia la wareero oo dhulkii ogaadenia iyo dawd and reserved area. 2.0. Haddaba dagaalka ethiopia wuu dhammaaday. 3.0. Dhulkaasi ogadeenia iyo hawd and reserved area waxa ku wareejiyey dawladda ingiriiska. 4.0. Haddaba waxay la noolaan karaan ethiopia amaba sawaaxili. 5.0. Cidda maamulka u hayneysa wax mushkilad ah ma jirto. 6.0. You Ha noqoto sawaaxili amaba hanoqoto amxaaro.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Жыл бұрын
Dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba ilaa laga laayo oo la tir tiro oday qabiileeydka kuwa sheeykta iyo kuw sheeykta siyaasinta jawaasiista iyo qarandumis ah iyo kuwa sheeykta culumo qaarkood iyo kuwa sheeykta ganacsatada qaarkood iyo waxii soo raaca aniga hadaan villa somalia joogi lahaa kuwaasi waan xasuuqi lahaa waliba si daran maxaa yeelay ummada soomaaliyed iyo dalkeyna hooyo ee soomaalia caalamka waxa inaga reeybay ee qaxooti nimo ayaanu ku dhalanay anagana ku dhalnay waliba mardhow awoowe ku noqon rabnaa ee dhaliyarada soomaaliyeedeey maxaa inoo xal ah walaalayaal sanadku waa 2023 isbadal weeyn ayaanu u bahanahay in aan sameeyno sidaani si mahan
@mhnune7746
@mhnune7746 Жыл бұрын
Fadaraalka lagu saleeyay maamul beeleedyada ayaa ka daran 4.5 ka
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena SCW wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadayda
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad uga qaban weeydey Khaladaad_ka , sida : 1. Tan koowaad wuxuusan dhameeys_tiran Aayadda Qur'aan_ka Kariim_ka, gaar ahaan Qeyb_ta 2_aad. " WA JACCAL_NAAKUM SHUCCUUBAN WA QABAA,ILAN, LITACAARAFUU, INNA AKRAMAKUM CINDALLAAHI ATQAAKUM...." Qeyb_ta 2_aad ayeey inta badan Dadd_ku ka tagaan. 2. Addiga ayaana u Saxay, oo u dhameeys_tiran Aayadda 2_aad. 3. Markii uu Xadiith_kii Nebbigeenii Suubanaa Muxamed (SCW) ku tilmaamay dhaqan carbeed oo khaldan. " Unsur Akhaaka Daaliman, Ow Madluuman ".
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Tan cadiiska ma aadan fahmin adiga laftaadu culimada dhan soo waydii islamka ka hor ayay dhihi jireen isla sidaa ayagoo dhanka xun u adeeg san jiray oo ah gar iyo gardaraba ugu hiilli markii ay nabiga ka macleenna way la yaabeen lakin waxaa loo sheegay dhanka wanaagsan oo ah in walaalkaa markuu gardaran yahay aad asaga qabato markii la durmana aad garab siiso Sidaas ayuuna xaddiis saxiix ah ku noqday culimada soo waydii
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
@@xogbaar Xadiith ahaan oo keliya ayaan u maqlay.
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu Жыл бұрын
40 sanno kadib maxaa jira. Siyaad bare waxuu qabtay waxna wayka qaldameen.
@smx111
@smx111 Жыл бұрын
Watacaawanu Calal birri ‘wataqwaa ? Walaa Tacaawanu calal itmi wa cut Waan ? Tacaawan isu inaad ma’Aha macnahu - Waa iskaalmaysta !? Wuxuu Ka Ka yimi - Cawna , Gar gaar kaal maysi ?
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo Жыл бұрын
Hal tafsir umbad adiga taqana wll malaha lkn ninka ad wax kasaxeyso mataqana wa calim wana mufasir marka sidu ayada umicneyey wa sax bro
@sakaiyekhadar8191
@sakaiyekhadar8191 Жыл бұрын
Dad lasso sameeyay ayuu ku Lee yay yaa sameeyaydee waar wxkastoo somaliya ka dhacay dawlad ayaa geysatee ama dadkii ha la maxkamdeeyo ama ha layska daayo oo sikale ha laysu cafiyo
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Жыл бұрын
qabiil 5 million ah iyo qabiil 5 kun ah waxa si sax ah wax ugu qaybiyey waa 4.5 marka 4.5 waa samiga ay somali ku kala nabad gashay hada ama gaalo ha kento ama muslim ha kento
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Жыл бұрын
Sayid maxamed waa tuu lahaa iidor wagaasha
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Amal waxay waxay ku sucutaa khatar aan lamaarayn Karin !
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН