Ibraahim Maxamed Xuseen - Wareysi #2- loollanka hoggaanka geeska

  Рет қаралды 68,052

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 232
@sammohamed9247
@sammohamed9247 Жыл бұрын
We need 10 people like his to get the great Somalian again 😢masha allah
@aminamahmood9726
@aminamahmood9726 Жыл бұрын
Taas waa runwaxaan noqoneynaa wadan gasiiradoo badi ku warergsantahay qariyada soosocda wayna heshiin
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 Жыл бұрын
Wallaahi ninkaa Ibrahim Dheere wax kasta oo uu sheegay wuu igu metelaa anigoo Hargeisa jooga I agree with you 💯
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Soomaali weyn wax aan ahayn oo aan yeeli karno majirto, kaliya waa soomaali weyn ama Inaan Ethpia inaan Madaxwyne ka noqono!🇸🇴☝️
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Ninkan runta ayuu sheegay Somali maanta waa dhab in Geeska Africa Ay ka taliso maadama aan dhul iyo Dadba aan ku leenahay Geeska Africa guuleso siyaasiyow iyo Wariye Ayanle hanoolato
@galayr
@galayr Жыл бұрын
Sheikh Ibrahim is an intellectual , Sheikh ( from USA), Ex-Jamhad, Abdi Iley ally, and current jigjiga opposition leader🙌
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Жыл бұрын
Waaw ninkani waa siyaasi cajiiba hanaoolaato hore usoco. Qodobka iigu cajiibsan waxa weeye in aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta odayaasha ah ee xukumaa aanay isku aragti ahayn maanta dhalinyartuna ubaahantahay nolol waxsoosaar shaqo iyo fursado inloo abuuro halka qabiil lagu kala qaybbinlahaa
@guntigarasho6897
@guntigarasho6897 Жыл бұрын
Ayaanle adna waad faa,iiday dadkuna way kaa faa iideen maanshaa allaah allaha kubarakeyo mudane
@bakalyassin8905
@bakalyassin8905 Жыл бұрын
Excellent analysis of the situation of the Horn of Africa.
@wizzmuhamed
@wizzmuhamed Жыл бұрын
Yyyyyy😅 DD d DD DD at XX you can get it DD DD DD DD DD 😅😅😅😅😅😅😅😅 DD 😅😅😅 DD DD 😅😅 DD 😅😅 DD
@absherghasl6142
@absherghasl6142 Жыл бұрын
Waa Aqoonyahan qalbi fiican oo Dhiiga Somalinimada ku jiro Alle ha xafido Ayaanle adiguna waxatahay Wariye Somalinimada ka muuqato Alle ha ku xafido I am from Muqdisho
@rizack_jalato
@rizack_jalato Жыл бұрын
Is another level wllhi Ibrahim mohamet husein ✅ Siyaasi rugcadaaya Kana hadlay xaqiiqada maanta jirta Dhabtii Ayaanle thanks 🙏👍
@samihousseinof4539
@samihousseinof4539 Жыл бұрын
Nabigeena suban ha lagu saliyo CSW
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا ابراهيم وعلى ال سيدنا ابراهيم وبارك على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد كمًا باركت على سيدنا ابراهيم وعلى ال سيدنا ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Tasi waa la yaqaanan ee fikir ka diibo Ado raali ah
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
@@Inasaid56336 maxaa la yaqaan sxb eed ka hadlaysaa
@abdirizakmuse1159
@abdirizakmuse1159 Жыл бұрын
Ninkaan caadi ma ahan ee Ibrahim he is very smart and intelligent we need like him walaahi
@hessenisloow34
@hessenisloow34 Жыл бұрын
Thank you 1. Thank you to God if I pass. I also thank you and the professor. Today I heard a very happy speech from all of your programs because I am tired of the professor. 🇴✌✌✌🇸🇴🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💌☝️ Somalia ha noolaato
@success96954
@success96954 Жыл бұрын
Prophet Muhammed (SAW) is the last and the final messenger for mankind. Ku salalli nabiga SAW
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد كما صليت على سيدنا ابراهيم وعلى ال سيدنا ابراهيم وبارك على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد كما باركت على سيدنا ابراهيم وعلى ال سيدنا ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Scw
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
MASHAA,ALLAH ILAAHAYOOW UMADDEENA MIDEEY OO XAQA TUSI. ILAAHAYOW KUWA UMADDA DULMIYEY EE WELI DOONAYA INEY NA DULMIYAAN NAGA QABO. ILAAHAYOW NA HANUUNI
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@aminaguled290
@aminaguled290 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim
@galayr
@galayr Жыл бұрын
Another Master class Interview! Hanoolato doesn't miss it lately🔥
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 Жыл бұрын
Waa aqoonyahan caaqil ah ninkaani runtii
@daljirshow
@daljirshow Жыл бұрын
Sh ibraahim dheere iyaadi wax garad ah aadbaan ugu qancay afkaartaada
@al_tauhidchannel4526
@al_tauhidchannel4526 Жыл бұрын
GEESKA AFRICA OO ISLAAMI AH AYAA SOO SOCOTA INSHAALLAAH ,TAAS MASKAXDA GALIYA
@abdirisakali6746
@abdirisakali6746 Жыл бұрын
English aa? Agah! Waa riyo waalan taasi. Meeshii aan Afka Soomaaliga noolayn lahayn ayuu rabaa in looga guuro English. War ninkani waa tasawuf another level ah.
@Fhadjr.
@Fhadjr. Жыл бұрын
Now we need him as a president. Very well spoken and a thoughtful gentleman who can be great at the role fr.
@guntigarasho6897
@guntigarasho6897 Жыл бұрын
Ayaanle adna waad faa,iiday dadkuna way kaa faa iideen maanshaa allahlah allaha kubarakeyo mudane
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Жыл бұрын
Mansha allaah nin wax bartay lkinse sidaad qabyaalad ka odhan dadka somaliyeed anigoo somalilan kasoo jeeda wan jeclahay midnimada lkin malinkasta qabiil ahaan baa laybeegsadaa markaa hadan anigu aqbalo siduu wiilkaygu kujeclaan midnimada ilaa umad dhan baa afxumo ila tagane insha allaah ilaahay haguuleeyo somali ❤
@samraidris2511
@samraidris2511 Жыл бұрын
🙆🏼‍♂️💯✅👈
@sadiqarte1318
@sadiqarte1318 Жыл бұрын
Inta xuni inta wanagsn o her iyo hormar jcl aya kabadan wana adaga iyo inagaa o jcl in aymidnimada somaliyed mar un midowyso wayna dhacaysa allh aya arka waxwlbo xaqa ah iyo xumha balse rabi wxu yiri dadhala wan idingarabtaganahy mrka together abyo anga kula hadlyo wxn kasojeda kilalka shanad balse wxn jclhy somali o mid qudah inshallah wana kuguleysanyna
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Жыл бұрын
@@sadiqarte1318 asc sidiiqow inaader horta magaca soomaaliyeeed waa isku mid meelna kala tegi mayno lkin waxan rabaa inay koonfur cagaha lootaago oo dawlad rasmiyi kadhalato kadibna layidhaahdo somalilaney maxaa inoo dana lkin khasab bn kugu burburinayaa wll suurta galmaha iyo caqli dad waaween wll marka manlinkasta dhalinyaradii burburka dabadi dhalatay isir nacayb loomuujiyo maxaa hagagaya sow in somali jacayl laysu muujiyo maha wakuwaa manta isku dhamayday cadowgoduna farcad sexan wayey alle khayr haka dhigo insha allaah wll
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 Жыл бұрын
Yididiilo fiican lakiin aanu hadda iffafalihiisu muuqan. Insha Allah ilahay ha inoo dhabeeyo rajaddaa
@saluumisaid8471
@saluumisaid8471 Жыл бұрын
Wllhi waa run Uganda ayaan 4 sano daganhy dharkay ii dhaqaan way ii sheqeeyan somali meeshaa ila dagan oo ugandan u sheqeeyana maan arag alxamdulilah taasna waa diinta ilahay ee nolosheena ka mid noqotay, waxanan aminsanah in aan ka baxayno tan aan maanta ku jirno alxamdulilaah🤲🏽🤲🏽
@abdifatahahmed38
@abdifatahahmed38 Жыл бұрын
Hanolato you never disappoint us thank you keep going on this way , we expect more about you.
@naciimajamaal6125
@naciimajamaal6125 Жыл бұрын
Inashalaalah waanu midooweyna dhamaantayo iyo dhamaan islaamka oo dhan aduunka dhan anagaa maamuleyn a. Awooda Alle dartiii
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka Жыл бұрын
Wooow ibaraahin waxbadan ayuu ogyahay inaba caadi maha
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Ibraahim dheere kuma amaanayo xadka aga ku dhaafin mahayo laakin Walaal Mahadsanid codkaaga aragtida heer Gobol ah leh 🎉
@maxarte5753
@maxarte5753 Жыл бұрын
👍🏿 Outstanding and well versed discussion!.
@ahmedabdimuse-dz2iy
@ahmedabdimuse-dz2iy Жыл бұрын
Masha Allah, he's an intellectual person sh Ibrahim good interview hanoolaato respect 🙏
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maashaa,allaah🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿 Ayaan hori u soco waxaad haysaa shaqo Wanaagsan wiilkeena Qaaliga ah🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿🌿
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Sheekh ibraahin hawo qar iskatuura, oo, aan shaqaynaynin ayuu maanta kahadlay wax saxana ma,aha.
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Жыл бұрын
Ayaanle xuseen abdi mahadsanid waxaad noo Soo gudbisaa inta badan barmaamujyo aad u fiican taariikh aad u Wanaagsan iyo dad waayo arag ah ayaad nooga soo gudbisaa xogaha waxaan ku leeyahay bro keep going allaa if iyo aakhiroba ha ku xiftiyo
@dhhol77
@dhhol77 Жыл бұрын
Aad bad u mhdsnid tihin prf rajo aad u weyn bu i galiyy inkasto qeybta kobaad u adeegsdy kalmada ah somalida itoobiya hadana shaqsiyad iyo fikir cafimd qaba ayu leyhy💯
@iluvallah4035
@iluvallah4035 Жыл бұрын
Top interview with very important analysis.. Well done Ha Noolatoo for this excellent work
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 Жыл бұрын
Asc. Siyaasigaan waxaa ka muuqato karsanaan siyaasadeed, hadaan siyaasiyaal Somaliyeed oo meela kala duwan ka yimaaday sida Farah Maalim ( North Eastern Kenya) iyo siyaasigaan, iyo kuwa kale oo badan la isku geeyo wax wanaagsan ayaa kasoo bixi lahaa. Waxaan kaliya oon ku dari cilmigaasi inaay Diin ku darsadaaan. Hanolaato waan ku salaamayaa. Mahadsanid.
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Sheeko Cagdheer. Xaaladda aad ku jirto iyo xaqiiqada taagan isma laha.
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Жыл бұрын
Well said my sh ibrahim dheere
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Sheekhooow reer kiina abii ha xukumo Adeer anaga na xukumaayo
@scherzer6428
@scherzer6428 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk walahy waa xaal
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Жыл бұрын
A very intelligent man, he could be a good leader.
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Siyaasi Ibraahim waa nin hadafkiisa wacan yahay leh aragti soomaaliyeed hiigsi macquul ah guuleyso.
@ainab590
@ainab590 Жыл бұрын
Proff Xasan Maki waa guddoomiyihii hore ee jaamacadda Afriqiya Alcaalamiya ee Sudan oo kumannaan arday Soomaaliyeed wax ka barteen aniguna ka mid ahay, waana nin dadka Soomaalida ah jecel. Hanoolaato nin wax badan umadda ugu fadhiya weeeye.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
TAARIIKH IYO DHAQANKA SUYAASADEED EE GEESKA AFRICA WAA LEGACY SOMALI HESHAY OO ISKA LUMISAY .. MAHADSANID SXB AYAANLE HUSSAIN ABDI
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 Жыл бұрын
United state republic of somalia incha allah ramadaan karim
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
WLH waa masuulka kaliya ee isu fikirnahay
@safiafarah3547
@safiafarah3547 Жыл бұрын
Very informative and good information!! Thank you!
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday Taariikh_diisii Hore ?.
@somaliwiil6072
@somaliwiil6072 Жыл бұрын
it's known entional really?
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 Жыл бұрын
Midkaani somali galbeed wuxuu u yaqaan qabiilka Ogaadeen,10 kun oo qof oo Ciise ahaa oo ay dileen Canfar waa xaqirayaan.
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 Жыл бұрын
Great and mind opening interview
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Sheekhu waa siyaasi xigmadbadan laakiin caawa hawsha,uu gadayaa waa soomaali halaliqo dibna yaan loo,arkin.
@halizka7
@halizka7 Жыл бұрын
i got dissapointed to this interview when he gived up for taking our land bacK
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 Жыл бұрын
Ninkan wa aqoonyahay xeel dheer o qarsoonaa.
@madar47
@madar47 Жыл бұрын
Hanoolato waxey soo gudbisaa wareysiyo muhiim ah. Soo badi walaal...
@oldmanlast1417
@oldmanlast1417 Жыл бұрын
Ninkan waa siyaasi bisil, cajiib .
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 Жыл бұрын
Ninkan maskax iyo miyir wax badan ka nadiif ah baa ka muuqda oo biseyl aqooneed weheliyo.
@xuseenxasancaaqilguray5554
@xuseenxasancaaqilguray5554 Жыл бұрын
Waxaa kulmay laba shaqsi oo isku aragti ah allah ha idin xifdiyo
@zakariyemohamed-cn7bi
@zakariyemohamed-cn7bi Жыл бұрын
Kkk itopia jeclesis u arka warkan
@maxameddeeq8460
@maxameddeeq8460 Жыл бұрын
Wllhi tasi ben mahin dowladi abdi qasiin xil ka dhawet malahen dowlad nimo
@s.sagency9851
@s.sagency9851 Жыл бұрын
War ku biireeeynoo wadan kale. Somalia wa qaran goonii ah ee Hadi adiga aa xabashada uu shaqeysiid na daa walaloo
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Qaxii somali wa ka faaideey si fcn ayaa la isku bartey dad kala fogaaa dhul ahaan ayaa isguursadey ganacsi wada sameestey From USA
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
sheikh ibrahin got rehabilitation and deradicalization program, either self-study or assistanted according his previous lectures and personality. he is reborn. either he accepted reality or he changed his ideology deu to political interest? any he is wise to both sides, informative. intellectual nice interview.
@ali-abshirhassan5545
@ali-abshirhassan5545 Жыл бұрын
ASC HANOOLAATO UGU HOREYN AYAANLE XAQIIQDI BARNAAMIJKAAN WAXUU KACSHEY DAREENKEYGA ILAAHEY HANOO XAFIDO MASUULKAN WAXAAN KA DAREEMA INUU SOMAALI MIDNIMADEDA SOO NOQOTO UU JECELYAHEY !!! DADKA SIDAANA NALOOMA OGOLA
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 Жыл бұрын
Manshaallaah dheeh somaaalida kunool wadamada afrika iyo keynya iyo diriska alxamdulilaah
@haruuzeosman6801
@haruuzeosman6801 Жыл бұрын
Wadaadkaan inta aad wareesi ka qaadatay kii uku aqoonta badnaa waaye baan isleeyahay . Sababtoo eh wareesi kasto oo hanoolaato kabaxay . Su’aal baanka keeni karaaa hadii aan dib u daawado balse wadaadkaan warkiisa waa mid isku jaan go’an . Aqoonyahan ama nin runta ka sheeko 2daaba ku cabiri Karaaa .
@mustefahaji7250
@mustefahaji7250 Жыл бұрын
Sh Ibrahim sidaan rabnay lama hayaee sida aan la huraynin aan ku dadaalnna.
@deeqdeeq0
@deeqdeeq0 Жыл бұрын
Good interview .
@mahadjiinowxasan911
@mahadjiinowxasan911 Жыл бұрын
Master class idiology ninkan somali iyo geeska dhan ba ubaahan.
@yasinosman3622
@yasinosman3622 Жыл бұрын
Thanks
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday, waxa laga yeelaayo Xasuuqa ey Oromadda ito Can_Far_ta ku haayaan Shacab_ka ku nool Ogaadeeniya, yacnii Soomaali Galbeed ama SS ?.
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Qarniga soo socda somali baa mamuli doonta africa intaasaa imartay allow no dhabee
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Good program
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
ibraahim waa siyaasi wax badan og umadaa u baahan ha noolado
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
In dhibkasta an u dulqaadano oon samirno waaye insha Allah oo dawlad nimadeena soo ceshano
@macaloowify
@macaloowify Жыл бұрын
Profasoorkaan wax badan oo run ah buu sheegey. Laakiin waxaad moodaa soomaalida sheekadeeda inuu aad ubuufiyay. He's too ambitious given the facts on the ground
@munoxirsi8797
@munoxirsi8797 Жыл бұрын
Waa ku qasaarney Hogaanka somalia Waa wax riyo cabsi baa looga yeeraa
@aryanali6527
@aryanali6527 Жыл бұрын
Deep thinker 👍
@qaran3751
@qaran3751 Жыл бұрын
Ninkaan fikir badan an aminsana buu badalay lkn waxbadan waka diide wax badan neh waku raace Aniga ahan dhanka siyaasad aad ugu dhuun duleela wiilal ninkan ku feker ah oo ka yimid jugjiga qurbaha wan ku arke waa isku rai wiilal badan oo ka yimid somalida keyna dagta wan arke waxaba mooda inay la qabsaden kenyatinimada iyo ithieopianimada wilalasha baasabor itobiyan iyo mid kenyaati wada watan Sido kale wiilal ka yimid jibuuti wan arkay ayago ideology fiican ay aminsan yihiin ma arag sido kale somalida kale inta gobol somali dagto wala kulme qabiiladkoodane waa kala bartay waxay ku fiican yihiin iyo waxay ku liitan Laga soo bilaabo jigjiga boorama iyo burco jabuuti iyo galkacayo galdogob iyo kismaayo hargaysa ilaa baladxaawo muqdisho jawhar balcad baydhabo iyo baladweyne cadado dhuusomareb ceelbur xudur marko kuli wan arkay waxa ku liitan waxa ku fiican yihiin wuu imansanyahay iyo caqabadaha haysta marka somali wey isku dhawdahay wana aminsanahay in kenyati iyo itoobiyan cadawgeena yihiin sidu sheegay oo anaga masaajid baa wadna ayagane kaniisadii bay wadan mawada heshin karno oo allah baa hori inoo sheegi mida is dhexgalka caadi maha lkn ganacsi wuu naga dhaxayn kara nabigabo bayco iyo ganacsi wuu la gali jirey Ninkan fekerkiis waxba iga cajabiye waxne waa ku diidanahy waxa laga yaaba asaga wax badan uu so joogay iyo aniga ina kala duwan nahay Qof fikirkiisa %100 looma qaata waxi ka qanciyo ka qaado kuwa kalane ka tag
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
In la midoobo wax micno ah malaha haddaan xaqa lagu midoobin , waxaana habboon in lagu dadaalo midnimada ummadda Muslim ka ah , soomaali kala wadata boqol dhaqan iyo boqol ujeedo ayaan midaynayaa waa uun nooc qabyaalad ah wax faa'iido ahna kuma sugna
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Xisbigiisa Maxaa waye aan raacanee.
@Bunna_4K
@Bunna_4K Жыл бұрын
Fep aya la dhaha sxb
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Жыл бұрын
Walaahi wa sax br xasan maki hadalkiisa
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd Жыл бұрын
actually what wee need About ethiopia is this
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 Жыл бұрын
It is crucial that the breakthrough system to get more involvement
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayaanle sodaa ibrahin dhere iyo warkisa
@slamkarimov-ym4qo
@slamkarimov-ym4qo Жыл бұрын
Alaah hakuxif diyo
@shaaheeyesheekeeye
@shaaheeyesheekeeye Жыл бұрын
Nin wax badan og weeyaan wllhi.
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
🌿🇸🇴Ayaanla waxaad🌿gaaysaa shaqo wanaagsan guul🌿🇸🇴 🌿🇸🇴Soomaalia🇸🇴🌿
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 Жыл бұрын
Ethiopia gacansi waa naga dhaxayn karaa lkn siyaasad nagama dhaxayn karto
@maxameddeeq8460
@maxameddeeq8460 Жыл бұрын
Insha Allah anig waxan garto mita aqano leh magaranyo miya
@Eyl427
@Eyl427 Жыл бұрын
Maabkaas aad ku qortay Itoobiya ma waxaad hayeeysiinaysaa dhulka Soomaaliyeed ee gumaysiga lagu haysto. Maxaa kuu diiday inaad ka saarto maabkan.
@user-zb2km4zv7o
@user-zb2km4zv7o 19 күн бұрын
Aqoonta dhabta ah waa midaa oo adiga ina wax kaa badasha misana khaaradaha kaala gudubto m. A
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Adeer waa lay din bartay
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday, waxa laga yeelaayo, markii ey 40 Malyan oo Oromo ah u soo guuraan dhul_keena Hooyo ?.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow ma aadan Weeydiin, in aan Diinteena Suuban ku Xukumeeyno Gees_ka Africa, weliba iyadda oo Mar_yooleey ey isku Xukumaayaan Shurruuc_dii Gumeysi_ga, oo eysan_ba isku Xukumin Sharreecada Islaam_ka ?.
@abshiromar4397
@abshiromar4397 Жыл бұрын
Waa kuracsanahay sh ibrahim in ay somali aakhirka xukumi doonto Geeska Africa lkn HAL baa inaga maqan in Diinteena ay meesha Ay kabixidoonto Lana sahlandoono Lana arki doono somali Iyo ajnami Kala diin ah oo isqaba marka Xaalku waa ama meshaada joog oo Diintaada ilaasho ama dhex yaac Dad kaa badan diin kalana haysta
@saiddubed
@saiddubed Жыл бұрын
Ayaanle su,aasha ah hadii 🇬🇧 UK raadinayay great somalia 🇸🇴 xagee wax iska badaleen? Jawaabtaa xaajigu waa ka boodee plz jawaab u raadi raga waawayna waydii.
@AbdiNorMohamed-nu2dj
@AbdiNorMohamed-nu2dj Жыл бұрын
Runtii ninkaan waa Aqoonyaahan tariiq yahan ah
@abdikadirkorane3925
@abdikadirkorane3925 Жыл бұрын
Waa tuu sayidka lahaa" war ila nairobi mad dowlaad uu ahatan."
@laylaalin7530
@laylaalin7530 Жыл бұрын
Shugran labadiinaba, haseyeeshee Axdimaleh axmaaro, xabashiba, waanaag, nabad Ganacsigeeda horumar lawada aga lakiin waa in la kala madaxbanaado.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Illaa labadii soomaaliyeed ay nabadnoqdaan waxba hagaagimaayaan
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Mawduuc part wan daawaday nin waxa qorta part 2 waa hadii lambada mawduuc islyihiin kan hada raba daawado mahadsanthy
@jakivic172
@jakivic172 Жыл бұрын
كتاب السياسات الثقافة في الصومال الكبير حسن مكي محمد أحمد Wakaa kitaabkii magaciisa dhameystiran
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Afgambigii Siyaad Barre
1:11:35
WAAQAC MEDIA CHANEL
Рет қаралды 53 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 138 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 95 М.
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 50 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН