QEYBTI #3/4: DHAGARTA IYO SHIRQOOLKA

  Рет қаралды 387,354

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin dhammaan asxaabta. Ma maleyn kartaan culeyska iyo cadaadiska kayimid barnaamijkan laakin wax walba waxaa ka muhimsan garab istaaga qofka dulman. Waxaan u riyaaqayaa sida aad dareen ahaan ula safanteen walaalka dhibban. Qof kasta oo dulman waa nagu balan in aan codkiisa cid walba gaarsiinaa sharuud la’aan insha allah
@abdifitahosman2069
@abdifitahosman2069 2 жыл бұрын
Waxan kugula talin lahaaa KZbin kaaga security giisa in aad aad u adkeyso si kuwa cadawga kugu ah aysan kaaga jabsan waa iga talo walaalkeey Ayaaanle
@husseinomarbinuomar92
@husseinomarbinuomar92 2 жыл бұрын
Sxb mcn is ilaaali adigu naftaada
@ahmedadam9397
@ahmedadam9397 2 жыл бұрын
Inuu dulman yahay iyo in uu been sheegayo anaga ma sheegi karno ee soo cadee
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay shaqada wacan. Xaq ayeey Somalida u leydahay in ay ogaadaan Siyaasi ku sheega matalo.
@bilanomar9989
@bilanomar9989 2 жыл бұрын
Xaqa si kasto oo afka looga xiro ma qarsooma
@abdullahimohamednuuralaaki6200
@abdullahimohamednuuralaaki6200 2 жыл бұрын
Soomali inta an ahay walal la,an ma ihi Hooyo somaliyed oo walba wa hooyadey Gabadh walbana wa walashay Wiil walbana wa walalkay Sida dareenkiina igu mujiseen allaha idin ku darajeyo
@xogbaar4119
@xogbaar4119 2 жыл бұрын
Abdullahi wa lagu dhakray mid xun nabigu scw wuxuu ydhi qofka la dulmiyo ee ku samra alle cisi iyo sharaf bu u kordhiyaa
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Runtada see lagu cadeen kara waryaaa
@Dare-to-face-5
@Dare-to-face-5 2 жыл бұрын
Nin wayn Hadal kii 🙏🏻🙏🏻🙏🏻sharaf iyo cizi baan kuu haynaa mudane
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 2 жыл бұрын
Walahi walaalow wax laga calool xumaado waaye waxaan oo kale .. tanoo kale lama arag
@manaomar212
@manaomar212 2 жыл бұрын
Allaha ku xafido brother Somalina Allah Ka qabto kuwa fidnada wado
@abdullaahishmuktar9436
@abdullaahishmuktar9436 2 жыл бұрын
Sheekadaan filim weyn oo blockbuster noqon karo ayaa laga sameyn karaa , nimanka Nisa heysto waa laadiriin africa xitaa dhaafay qaabka eey u shaqeeyaan waana dilayaal aan arxan laheyn in badan oo kamid ah
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار.. سبحان الله العظيم
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, wareysigaada dadka Soomaliyeed wax badan ayuu u iftiimiyay. Waa dowlad filimada aad u fiirsatay dowladnimadana film ka dhigtay! Waxaan layaabanahay kuwan Jubaland tabaryaraa; hadiiba si fudul loo shaki garin karo, kadibna dadkeeda lagu dhibaateen Karo. Waxaan maqli jiray hashii nin guran qaraacay labada dhinac ka qaraacan!!!
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
Haa ku sirmin beenta ay faafinayaan raga jecel in Somalia dhismin
@mohamedabdirahman8011
@mohamedabdirahman8011 2 жыл бұрын
@@Xalkeen Nisa miyad ushaqeysa
@mohacade1777
@mohacade1777 2 жыл бұрын
Ilaahay cadaabta ku gee fahadoow dad badan baa gacantiisa ku maqan👏👏👏
@sharaawifarah9473
@sharaawifarah9473 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle Laftaada is-ilaali maamulka Nisa waa dad Liito allah Haka qabto umada
@mohamedshuayb232
@mohamedshuayb232 2 жыл бұрын
I really got experience from the information shared by this guy and keep going Mr ayanle
@mohamedm.5792
@mohamedm.5792 2 жыл бұрын
Go public my friend that is the only way to stop this. ☹
@inaadam9250
@inaadam9250 2 жыл бұрын
Sirdoon dalkiisii inuu cadawga ka ilaaliyo la rabay baa sidaana Waxaan dhihi karaa Waa sirdoon wadamo kale u shaqeeynaa soomaaliyana weey u dhamaatay Kuwan hadaan laga qaban waayo bal arag lacagaa lagu harqinaa dadkii ineey u adeegaan hadeey diidaana Waa silac iyo saxariir ma kuwaasaa sirdoon dalkooda ma hadeey NISA daacad tahay baa xamar alshaab canshuur ka qaadi laahaa Waa loo fududeeyay soomaalilya wixii hore beeen asasiiino Waa fidnada ugu daran waayo adoo iska socda baa madaxa lagu jabinaa waa wadanku yuu dagin .
@hashimmohamedabdi8256
@hashimmohamedabdi8256 2 жыл бұрын
وَمَا اللَّهُ بِغَافِلٍ عَمَّا تَعْمَلُونَ. وليس ربك بغافل عما كانوا يعملونه، بل هو مطلع عليه، لا يخفى عليه منه شيء، وسيجازيهم على أعمالهم.
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 2 жыл бұрын
نعم والله فقد أجاز الله. المتكلم ما كان يعمل.. كم وكم عامل الأبرياء أسوأ من هذا.. عاملهم الله بعدله...
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 2 жыл бұрын
Ilaahoow inta dulman ee wiilkani ugu horeeyo xaqooda sii thanks ayaale 🙏
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 8 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@mrunstoppable5999
@mrunstoppable5999 2 жыл бұрын
Mash allah hanoolato wa garabka dadka dhiban ayaanle kun jeer mahadsanid🙏🙏
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 2 жыл бұрын
1²11
@ahmedfarah2022
@ahmedfarah2022 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle qisooyinka xiisaha badan eed nala wadaagto👍👍
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Wan salamaya tv hanolato iyo wetiye ayaanle walakyga laraysanaya allaha rahmanka ku xafiido🤲🤲🤲
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 2 жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid wariye soomaliyeed ninka ugu qaalisan interview yadiisa ayaa tahay alaha ku xafido Sxb is ilaaali nisa waa cadaw arxan lawayaal ah
@SafiyaCismaanh
@SafiyaCismaanh 8 ай бұрын
Dadkan ree galbeedka ka dabeya
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ayaanle anigoo sugi la oo wareysiyo aad qaadey isku mashquulinaya Ayaan arkey notification ii soo dhacay hadaan bilaaban.
@hamzegaraadali135
@hamzegaraadali135 2 жыл бұрын
Saxibow aniguna kula mid baan ahay kkkk😂
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 2 жыл бұрын
@@hamzegaraadali135 part 3 waan soo dhamaystey beri iyo part 4 in sha allah. Abdulahi wll dhibka laguu gaystey maante maalin aan ahayn baa ale ka jaaseyndoonaa. Iska Samir.
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 2 жыл бұрын
Double agent
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
wikileaks Ayaanle Hanoolato
@SevenPastries
@SevenPastries 2 жыл бұрын
I really feel the pain the guy went through keep going Ayanle you are a legend
@abdirahmanalimohamed437
@abdirahmanalimohamed437 2 жыл бұрын
lkn ha ilaabin isaga laftiisa waa tuug . lacaga badan ayuu ka qatay guuryo ayuu dhistay Nairobi Kismayo Muqdisho .
@SevenPastries
@SevenPastries 2 жыл бұрын
Ma in uu dad kudilo ayaad raabti marka horeyba waa lacaag haraan oo in Somali in aay kubuurburto loogu tirigali nabada ayaa noola diidaan yahaay so he did tha best way to use the money they killed his brother and his family needed that he was without a job for seven years I really don’t know the guy and I am not from Jubaland but we are all brothers so long as we are somalis I love my people life is too short and we are all going to face Allah Sw to judge
@cabdiwali1177
@cabdiwali1177 2 жыл бұрын
@@abdirahmanalimohamed437 waa tuugo labada dhinac ba
@SevenPastries
@SevenPastries 2 жыл бұрын
It could be. I never trust our Somali brothers on the ground a lot of back stubbing if you are in plane you might be sitting next to or facing one of them. Allah aw knows best no one will stay a minute longer than his time to meet Allah sw
@halambeygroup5809
@halambeygroup5809 2 жыл бұрын
Ikraan Tahliil in eey kumaqantahay Nisa waa ii cadaatay Maxkamada Cadaalada laga sugayana lacag lagu faraqay. that is true 👍
@abdalahusein8639
@abdalahusein8639 2 жыл бұрын
Wll ikraan tahliil saw sirdonka kama mid ahayn shaqada sirdoon marka lagu leeyahay waa shaqooyinka ugu adag dhinaca security ga lamana eryo qofka shaqadaa gala hadii isagu uu dal bado inuu baxana isla markaaba waa la khaarajiyaa sifaday doontaba haloodile sababtoo ah sirtii wadankuu hayaa calamka sirdoonku sidaa ayuu u shaqeeya waxayna ku xidhantahay wadan walba sida uu sirdoonkiisu u adagyahay . Markaa waxaan uga goleeyahay hadii ikraan ay kamid ahayd sirdoonka deeto ay rabtay inay kabaxday ama lagu ogaaday inay sir buxisay shaki akuma jiro in sirdoonku dilay.
@qaasimmohamed2571
@qaasimmohamed2571 2 жыл бұрын
Waa wareysiga ugu xiiso badna ebad aan dawadado mahadsanid Hanolato
@mamebouh6829
@mamebouh6829 2 жыл бұрын
Walalo ad iyo ad ayaad uu mahadsan tahay aw qaybti 4 Great work ayanlow
@daazajr7449
@daazajr7449 2 жыл бұрын
i can't wait part 4, this is a crazy wlhi
@abdiyare6860
@abdiyare6860 2 жыл бұрын
LESSONS FROM THIS STORY: 1. adoo gaajaysan ha isku dayin inaad ka taajirto xoolaha sirdoonka. 2. Ha qoran sirdoonka adigoon wax fikrad ah ka haysan shaqada sirdoonka.
@suahybmohamed9186
@suahybmohamed9186 2 жыл бұрын
I agree with you
@hananluckylucky3707
@hananluckylucky3707 2 жыл бұрын
I can't wait the 4th part.
@abdinsirmohammedomar1945
@abdinsirmohammedomar1945 2 жыл бұрын
Kaligaaga maahan
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 2 жыл бұрын
Me too
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 2 жыл бұрын
Waxa kaqiirooday wllky somaliyed qaabka loladhaqmay runtii aqoon umalihi lkn waxa idamqday somalinimadena iyo diiintena naxarista leh waxna ilmeyey marku dhahay hooyaan lahadlay hooyana way ooyday 😭😭😭
@aaymen353
@aaymen353 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inaan Kula wadaago wixii talo iyo tusaale ah ee Ku saabsan Hanoolaato waayo waxaad soo haysaa barnaamij aad muhiim u ah waadna kumah santahay waxaan rajaynaa inaad ila soo xiriiri doontid insha'Allah shukran Hanoolaato SOMALİYA SOMALİA
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 жыл бұрын
Asc ayaanle mahadsanid in badan oo daahsoonbaa soo gudbisa thanks inoola soo dhaqso qeybaha kale ee wareysiga
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
!!!!!!!!!!Walal cllaahi m nuur allaha kuu caafiyo lugahaaga.waana ku faraxnay xoriyadaada aad heshay, mhdsanid aynle hanoolaato !!!!!!!!!.
@engfarxaancaynabcabdilahi8505
@engfarxaancaynabcabdilahi8505 2 жыл бұрын
Sheekhadan aad baan u la socoda Cajiib Ayaanle abdi iyo bahada Hanoolato runtii badhiga aad bulshada u so bandhigaysan Xaqiiqoyinka Qarsoon ee lagu dhagrayo umada Somaliyed Runti wad ku mahadsan tahay Waana jidka ka duwan kii warbahinta somalida lagu bartay waa jidka ka duwan hore usocoda Bahada Hanoolaate
@farhanfiidow6736
@farhanfiidow6736 2 жыл бұрын
Wlhi sheekadaan aad ayaan ula socdaa lkn haldalo waxaan siinayaa ayaanle sxb run ahaandii waxaa naqabsaday cadaw waana iska xoreeyn doonaa dhiigcabyada nagu habsaday lkn adi bal is ilaali waa hubaal in fahad iyo duliga uu ilhaaneeysday ee u adeega in aan ka xoreeyn doono dowlad ninmada somalia insha allah.
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 11 ай бұрын
Balaayo lagu bada dhig baan maqli jirey illeen waatanoo kale kulahaa lambarkeygi cusbaa daf😂😂😂 laakiin wlhi dadkan khatar bey ku ahaayeen ummaddda illaaheybaa ka qabtey laakiin الحمد الله
@abrarcabdullahi8091
@abrarcabdullahi8091 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey ayaanle aadban usigoonay cida dhan wlhi rabi wadanka wixi qasaayo hanaga qabto
@farahabdi6978
@farahabdi6978 2 жыл бұрын
Fareey iyo fahad waxay xildhibaan ugu ordayaan Waa iney xaanad helaan dambigeey galeen loo raacan. Thank you Hanoolaato
@TJ-ry8dk
@TJ-ry8dk 2 жыл бұрын
Ama diid ama yeel Farmaajo & Fàhad way so laabanyaan inshAllah. Maxa yeeley 95% of the people baa rabta o ku qanacsan.
@waliidbarre417
@waliidbarre417 2 жыл бұрын
Best interview ever watched
@A_Ibrahim57
@A_Ibrahim57 Жыл бұрын
Waxad tahay nin Muslim ah Wadan Safiya illaahay ha ku cafiyo khayr Hakugu bedelo aamin aamin
@messiahhaissem506
@messiahhaissem506 2 жыл бұрын
May Allah give us good leaders and institutions. It seems, everyone just want power and money. Peace and truth is what the country needs. Likewise, let's not be a herd of sheep we need to be critical thinkers.
@libandhub6415
@libandhub6415 2 жыл бұрын
Allaha kuu booga dhayo wll Ayaanle allaha kuxifdiyo Taxadar mujrimiin baa idin ku hawlane allaha xifdiyo umadeena dhamaan.
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 2 жыл бұрын
I can not wait to #4 Thank you Ayaale
@hooyomacaan7326
@hooyomacaan7326 2 жыл бұрын
Walahi waan ka murugooday wallakan sheekadiisa rabi baan u mahad celinayaa maalin khayrqabta soomaaliya naga badbaadshay dulmibay ka dhargeen anaguna ha dagtaan leenahay illahow somalilantayada noo barakee
@mukibrah1717
@mukibrah1717 2 жыл бұрын
Thank you a yaanle. Ilaahay hana ilaaliyo.
@ogaalsotv7549
@ogaalsotv7549 2 жыл бұрын
Barnaamij iftiimiyay dhagarta fahad
@bashirmudi7892
@bashirmudi7892 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ayaanle Shaqa Fiican ayad umada somaliyeed u heysa Wax ku dhibateeya Allaha kaa bad baadiyo
@fatimaabdirahman100
@fatimaabdirahman100 2 жыл бұрын
Subxanallah waxan lenahay SOMALIA may hagagto cuqubada dad ladulmiya baa xabsiyada naga soo dhex inkaraya wlle Qybtn dhibka wllky kudhacay anigaba sawirnyy ooba moday inu igu dhacay Insha allah malin aan laysqarinkarin baad xaqaga helidoontaa.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
sax
@abdilaahimohammett1982
@abdilaahimohammett1982 2 жыл бұрын
Been maaha walhi
@abdiaziizhussein3646
@abdiaziizhussein3646 2 жыл бұрын
Sheekadan aad bn ula socda qeybta afarad ayan sugayna insha.allh mida kle wariye ayanle shaqo culus ayad u haysa shacabka soomaliyeed barnamijyo noocan oo kle dadka soomaliyeed aad bey u xiseeyaan soo baadi.
@fay6834
@fay6834 2 жыл бұрын
Thank you Hanoolaato
@abdifitaahmohamed4972
@abdifitaahmohamed4972 2 жыл бұрын
Insha allah xaalad walbo wee tagi kuwa hda is bidaayo awoodana sharciga ayaa qaban doona ayagoo duleesan waad arki wll maxkamada allena wee sugee i.A
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 жыл бұрын
AYAANLOOW BEENTA IYO MUNAAFAQADA KA DAA OO FIDNO ABUUR IYO QABYALADEYSTE AYAAD ISUGU BIYABSHUBATEE ALLAHA KU ABUURAY KA BAQ, OO BEENTA IYO HUFTA AAD MEHERADA KA DHIGATAY KA DAA UMMADDA. AAKHIRADAANA U TUDHO. DADKAAD U WARMEYSAA WAA DAD KAA GARAHO, AQOON. IYO TAARIIKH INTABA KUDHEERE.
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Wax.qaris.wadhamaday
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 жыл бұрын
@@luulmohamed7472 Luuleey waxa la qariyaa wixii jira. Hadda wax aan been iyo khuraafaad ahayn miyuu sheegay. Subxaanlahaa . Goormay Dadkeenu propagandaha iyo runta kala baran.
@elmanlyrics9838
@elmanlyrics9838 2 жыл бұрын
Ben nooce
@sultankalombi1295
@sultankalombi1295 2 жыл бұрын
Ayaanle well done shaqo adag ayaad u haysaa dadka iyo dalka soomaaliyeed guuleyso bro insha allaah
@saacidbashir7030
@saacidbashir7030 2 жыл бұрын
KZbinr nimo lacag lagu sameeyo
@jamalabdinasir522
@jamalabdinasir522 2 жыл бұрын
wiilkan waa geesi badbaadiyay dadkiisa diidayna inuu daadiyo qof somali ah dhiigiisa sharaftiisa iyo suncadiisana badbaad saday isagoo la mariyay ciqaab tiii ugu foolxumayd ee qof baniiaadam ah la mariyo you are hero
@ibrahimahmedsamireh6976
@ibrahimahmedsamireh6976 2 жыл бұрын
Thanks Mr Ayanleh , Ruun ahanti Wax badan ayu ii iftimiyay waraysiga walal Abdoullahi wanan ka xumahah dhibta soo gadhay , allahana uu gargaro insha allah , qaybta 4aad maa sugi karayno ee noso dadaji fadlan , mahadsanid.
@mohussein6747
@mohussein6747 2 жыл бұрын
Ayaanle you’re a true journalist 👏🏽 Nabar iyo naxdin ilaaah hana dhaafsiyo
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 жыл бұрын
Adigaa Ayaanle waaduceeysantahay wlhi I was thinking 🤔 when or how many days after you will post part3
@nimohassan4219
@nimohassan4219 2 жыл бұрын
Aad iyo aad walee waa la,isaga dambeyaa
@alinorhassan8519
@alinorhassan8519 2 жыл бұрын
Qaybti 4aad ayaan kaa sugeeynaa hanoolaato
@alinorhassan8519
@alinorhassan8519 2 жыл бұрын
Ayaanle qaybtii 4aad ayaan kaa sugeeynaa insha allah ♥
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 2 жыл бұрын
Ayaanle hoolwacan ayaad bulshada uheysaa thanks bro 🙏 part4 wansugila,ahy
@ainusagalinvestment5151
@ainusagalinvestment5151 2 жыл бұрын
Waiting part 4👌🙏🏽 inshaAllah
@harunluckyboy8344
@harunluckyboy8344 2 жыл бұрын
Shiiit plz I need the next video tomorrow bcs am emotionally about this man 🥺🥺
@cabdixakiimguxud6241
@cabdixakiimguxud6241 2 жыл бұрын
I can't wait section #4/4 Waad mahadsantahay sxb Ayaanle.
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Bismillahi illahaw waaba cabsi Dawlada waaba Qatar
@sahalhuseen1112
@sahalhuseen1112 2 жыл бұрын
Thanks ayaanle aad ayaan ku hambalyaynaynaa wax yaaba halista badan ee aad dadka u iftiimisay soomaliya maafiya ayaa haysata.
@canbuurguleed8857
@canbuurguleed8857 2 жыл бұрын
Subaxnallah Somalia ilahayba u maqan,this history I really got experience, jahil iyo qabil ba halka dhigay Somalia 🇸🇴 😭😭 ,jinisiga somali ma la badalikar aan badel
@abdisalanosman1746
@abdisalanosman1746 2 жыл бұрын
Khayrka allaha nawafajiyo.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 2 жыл бұрын
Inaa xumanta badalno ba noga dhow jinsi badalno
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
@@duranabdi4105 💯
@abdifitahhaji1017
@abdifitahhaji1017 2 жыл бұрын
Aad baad u majadsantahay ayaanle, Mahad dabadeed, dhagarta iyo qaabka ee raggaan u shaqeeyaan iyo qibrada aan ka helay sanadihi u danbeeyay markaan isku biirshay waxaa iiso baxday barnaamikaan qaas ahaan 2 qeybood ee ugu danbeysay in culees badan aad kala kulantay nuuceey doontaba ha ahaatee, balse ALLE xaqqa waa ku waafajiye inaad u gargaarto ruuxa dulman ee dhibta intaa la eg gaartay. Aduun iyo aakhiraba waad u shaqeeysatay. Walaalkaa dhibta gaartayne dheef ALLAHA ugu badalo iyo cfmd taam ah. Bulshada soomaaliyeedna mid baan leeyahay, yaan laga niyad jabin wadanka, rag badan oo u dhiman kara in qatarta intaa la eg laga badbaadsho dalka iyo dadka ayuu wadankaanu leeyahay.
@hiranstate9407
@hiranstate9407 2 жыл бұрын
👍Very interesting story. Wax badan ayaa ilaa hada iika baxay sida NISA iyo ciidamada kale ee qalabka sida sumcadoodii ay ugu ciyaareen shaqsiyaad u dhaqmaya sida "Mafia Style",5 sano oo Soomaali ka qasaartay ika dheh. Part#4
@Etqtfxbju231
@Etqtfxbju231 2 жыл бұрын
Thank you Ayaanle. Don't tire to work us.....
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Walee ayaanlow uma soo socda soomaaliya rajaan ka qabay laakiin waa suuqa dadka lagu qadho ilaahay hanagu amaansado meesha aan joogno God bless America
@mohamedsagal3256
@mohamedsagal3256 2 жыл бұрын
Hadaad meel aad oga maaranto heysto meel la tago ma ahan meshaas waxay la gubaneyso waa dulmiga dadka aan waxba galab San lagu sameeyo
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 2 жыл бұрын
America xattaa fal dambiyeedyo kala duwan ayaa ka dhaca meel kasta Allah haynagu badbaadsho
@apdallack4814
@apdallack4814 2 жыл бұрын
Filim caadi hada waa filim caadi ah waa laga sameen kara dhacdadaan xanuunka leh io dhagarta iskugu jirto ee nisa ey u geysaneyso bulshada qaasatan cabdulahi nasri 🤲🤲🤲🤲🤲
@mukibrah1717
@mukibrah1717 2 жыл бұрын
Nimankan hadii wali umada hortaagan yihiin. Walee Somalia xalkeeda madhawa. The system is like a mixture of argagixiso, mafia, and governmental.
@farahabdi6978
@farahabdi6978 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo hanoolaato shaqo fiican.
@raxoosman4486
@raxoosman4486 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 aqoon uma lahi lakin I file pain 😢 illahow umadada u hili isaga wuuba nol yahay kuwa badan xaq daro ku dhintay say u cadadinayen igraan tahlil aya ka mida illahow kuwan ka qabo dadka
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Luuqadaada ku hadal I file ee I feel lol file maa direysaa waliba pain ah
@abdisalam679
@abdisalam679 2 жыл бұрын
aad baan ugu daagersanahy nisa guuleystaa
@Abdi_gedo
@Abdi_gedo 2 жыл бұрын
This guy add some salt to the story.
@Adnanahmed-ld3gu
@Adnanahmed-ld3gu 2 жыл бұрын
Fahad yaasin Haaji daahir aniga oo wadan kaLe ku nooL ayaan ka capsanayaaBa AllaHa wadanka inoo Hagaajiyo kuWo dulmana xaqooda allaHa siiyo Teamkana AllaHa ina dhaaFiyo
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 2 жыл бұрын
Wa qiso cajiib ah runtii balse wax walba waqti ayey leeyihin weyna so dhaman donta Insha’Allah.
@nimochawaash2483
@nimochawaash2483 2 жыл бұрын
AYAANLE ABWE MCN ALLH KU XAFIDO GEEEESI BA THY ALLOW KU NABAD GALI😭❤❤❤
@Halane.81
@Halane.81 2 жыл бұрын
Dadka inta badan ha ogadan in saxibtinimada eey mararka qar tahay mid halis galibeyso naftaada abdulahi nasri aad ayad u mahadsan tahay iyo ayaanle qeybta afarad waan sugeynaa insha alaah
@hassanadan1609
@hassanadan1609 2 жыл бұрын
Bal fiiri ninkaas dhagarta iyo dhibta loo geystay waxaas oo dhan waxey kutusinayaan in wali loo dhaqmaayo Sidii xukunkii rajiimka ahaa hadey maamul gobaleed Tahy iyo hadey tahy dowladaba ilahow adigaa noo maqan amiin
@mouhyadineassoweh9253
@mouhyadineassoweh9253 2 жыл бұрын
I can’t not wait the last one ayanleh u are legend Walhi 🙌🙌
@sultanlife5385
@sultanlife5385 2 жыл бұрын
NABAD IYO NOLOL SOOMALIYA💪🏾🇸🇴
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 2 жыл бұрын
CABSI IYO NOLOL LA,AAN🤔🤔🤔
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
greatly ayaaaanle nowadays u 're in our mind let's us courteous your hot talking 👏👏👏👏
@ibrimzahra2982
@ibrimzahra2982 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayanle wahbadan ayaan kabartay barnijyadaada
@fattahk-hashi8260
@fattahk-hashi8260 2 жыл бұрын
Great work Ayanle.
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 жыл бұрын
Ilka yar danbe faqash danbe Waa ugu dhamaatey qurunka firka xun👇
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 жыл бұрын
Subaxanalah ilahow nabadbadi wadanaka ragisi sidan udhaqamayan ilahay oo cawiya moye wadanakayaga ilahay baa umaqan🇸🇴🇸🇴
@Maquste
@Maquste 2 жыл бұрын
Fidmada nisa eegaysatay mahan mid lamoogyahay wana wax malin maalmaha kamid ah sharciga lala tiig sandoona sharciga inshallah ayaanle waa mahadsantahay abdullahi adigana caafimad allaha ku siyo😢
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
May Allah save the Somali people from these Mafia group who are mistreating the innocent people just like the Nazis, they have torture chambers the international human rights groups should investigate these atrocities committed by this Mafia group and save the innocent poor Somalis who lack basic needs, they should get this guy and get the facts,it is chilling story
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 2 жыл бұрын
Walaahi waa Qiso xasaasi Ah oo kugu abuureeyso fikir dheer hab dhaqanka Cajiibka Ah ee Kooxdaan Dalka maamusho oo aad u moodo Laadariin Subxaana Allaah.
@khalifchannel4392
@khalifchannel4392 2 жыл бұрын
Great interview. It is very sad what the so called somali government is doing. There will be reckoning day for those actions.
@dacadyare143
@dacadyare143 2 жыл бұрын
Waligey wlhi barnamijkan oo kale ma daawan wan layabay khiyaanada kuwa dalka lagu aminay wll ayanle xusen guul ayan ku rajeynaaa insha allh
@zammyali3047
@zammyali3047 2 жыл бұрын
Subhaana llaah somalia xaqdaraa ka socota
@abdiraxmaanmaxamud8869
@abdiraxmaanmaxamud8869 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal ayaanle waad mahadsan tahay waana kula socdaa markasta
@safetyofficeronduty4609
@safetyofficeronduty4609 2 жыл бұрын
Émission hanoolato 🇸🇴 est le meilleur et continue et un jour la Somalie et son peuple Somaliens auraient un justice équitable. Inchallah
@bashiralasmohamed8724
@bashiralasmohamed8724 2 жыл бұрын
Runtii waa sheeko aad io aad u xiiso leh, oo na tusineysa dhibaatda ey dhex fadhido dowlidnimadii aan rajada kaqbnay. Ayaanle aadbaan kuugu bogaadin in aad barnaamijyda nuucan ah aad bulshada usoo badisid. THx.
@abdullahimohamednuuralaaki6200
@abdullahimohamednuuralaaki6200 2 жыл бұрын
#Bismillah Wan idin salamay aad ayan idinka mahadcelinaya sida wanaagsan aad taloyinka iisiiseen somali wa walaalo inan wadankeena iyo dadkeena dartood dhib walbo loo maro si looga bad baadiyo khatar walbo kuso wajahan Allaha idin sharfo xirirka ad ilaso samayseen Fariimihiina wan arkay iyo garab istaagiina waxay ii tahay dhiirigalin Waxan rajeenaya dalkeena inu noqdo mid dhibka iyo colaada ka badbaado
@shantasoomaaliweyn4455
@shantasoomaaliweyn4455 2 жыл бұрын
Ilaahay cadowga kaa qabtay baa mahadleh sxb
@zuhuurdeeq2853
@zuhuurdeeq2853 2 жыл бұрын
Aan walakeen uducayno in uu alle caafiyo
@abdrahmamurufe6107
@abdrahmamurufe6107 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku ilaaliyo sxb Cabdilahi Ayanle waa lagu somaqanyahay
@sheeqnuuxbashiir517
@sheeqnuuxbashiir517 2 жыл бұрын
Wll. AlahA kucaafiyo. Lkn. Tala ayaa kudhaaftay baan isleeyahay. Markii danbe. Ee aay kudheheen. Waxaad haaysataa. Fursadii ugu danbeeysay ayaa larabay. In AAD kaxanbaarato. Farxiyada. Aadna ugooyso. Ama AAD kacararto. Lkn. Waailaaheey. Qadartiis. Iisoojawaab. In shaallaah. Wlll
@nourdennk1599
@nourdennk1599 2 жыл бұрын
Ilhy waxan ka barayaya in uu caafimad deg deg ah kusiiyo wllkei abdulahi Run ahaantii waxaad tahay geesi garab waayay waana ku faanaya in aad somali ka dhalatay wll mcn you are my idol🇸🇴
@ibrahimhassan9347
@ibrahimhassan9347 2 жыл бұрын
1991 ayaa iguu danbeysay dalkeyga hada ayaa rajo isoo gashay. Lakin markaan arkey wareysigaan waan ka niyad jabay dalkeyga hooyo laakiin ilaahay ayaa naxariisto laga yaabe inuu alle ina dhaafiyo cadawga umada dibada ku daalay yaa Rabbi dalka inoo hagaaji Aamiin
@abdullahihagiaden5665
@abdullahihagiaden5665 2 жыл бұрын
Thanks Ayaanle, it’s sad story wlhi.
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 2 жыл бұрын
Waa xanuun wllhy illahy dhulka somalida ha badbaadiyo
@abdiabdullahi8432
@abdiabdullahi8432 2 жыл бұрын
Walaal ayaanle sheekadan waa true story kollay qisadan aniga buug baan ka qorayaa walaalkeey cabdullaahi ha ii ogolaado in aan qoro lkncabdulaahi markii uu heerkiisa keensaday dhoobley muxuu u Soo gudbi waayay
@nuurabdihaajir8492
@nuurabdihaajir8492 2 жыл бұрын
Dhibatad lagugeystay wll saa,id baan ogaxumahy alle hakuubooga dhayo
@lailo8082
@lailo8082 2 жыл бұрын
Waa qiso murugo leh allah waxan kaaga baryayaa inuu caafimad taam ah ku siiyo insha allah, dadka sidaas kuu galay allah xaqa tusiyo dadkaa dadka u awood sheeganaya allah ka qabto umadiisa oo uu allah tusiyo awoodiisa Xasan’s ka soo saaro insha allah
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 2 жыл бұрын
Ayaanle guuleyso horay u soco
@baladweynehiiraan6204
@baladweynehiiraan6204 2 жыл бұрын
This is true history 💯®️
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 2 жыл бұрын
Tkz Ayaanle iyo Abdulahi Nur @@
@liivazza
@liivazza 2 жыл бұрын
Ayaanle waa Mahadsantahay Walal Abdullahi si xun ayaa loo dhibaateyay Dowladeena dhexdeeda Cadalad daro xun ayaa ka jirta waxaa Jira Muwaadinin badan oo la iska xirtay qaar kalana la dilay waxaan Rajeynayaa dowlada xigta ineey wax ka qabato waxaas oo kale si eeysan mar kale u dhicin. Part 4 waan kaa sugeynaa insha Allah. Thanks
@anisoabdi9854
@anisoabdi9854 2 жыл бұрын
Horey u soco ayaanle hanolaato
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
59:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 321 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 486 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.