Hargeysa oo galabta maamuusaysa Fannaaniin ay janteen.

  Рет қаралды 13,039

Galaydh Media

Galaydh Media

4 күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 82
@art_lto2450
@art_lto2450 2 күн бұрын
wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 from zaylac🇩🇯😁💪🏻
@musj21
@musj21 2 күн бұрын
WAR DADKANI WAY TASHADEN NACABKU ISKA CIYAREN GUUL JSL 💚⚪️❤️
@Hooda36
@Hooda36 2 күн бұрын
Jamhuriyada barkaaysan guul iyo gobanimo farxad kuwaara my Somalilander people❤♥️ ❤️ 🎉💖 🎉💕 🎉💓🎉 💗🎉
@omarjama7627
@omarjama7627 2 күн бұрын
Wooow! Masha allah Qarankaygow Guulahagu Waa is daba joog! Viva Somaliland❤️🤍💚👏👏👏👏👏
@abdirahmancktube
@abdirahmancktube 2 күн бұрын
Masha allah
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 күн бұрын
Masha’allah Tabarakallah ❤❤❤❤
@shugrisayid8534
@shugrisayid8534 2 күн бұрын
Waligod haa ciiyane caynka awrka u gija Somaliland ha nolato✊️✊️
@Axela-o5d
@Axela-o5d 2 күн бұрын
Maansha alahaa
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 2 күн бұрын
Somalilanders guuleysta abtiyaal Hdey somali jirto wlhi asalkiii tihiin dad dawlad leh iyo qadiyad . ❤❤❤
@YasserAA93
@YasserAA93 2 күн бұрын
Dowladu halkay ka jirtaa??? Qabil dowlada ma noqodo! Dhigayga 75 boqolkiba waa isAaq ! Lakin somalinimo waxay ku dhaanto malaha maanta Marka adunki si xamanayo! Hadi kale walhi midba maalin ayaa Israel laga dhigi ama xabashi
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 2 күн бұрын
Guusha wadadaas lo mara 😊
@rajoo532
@rajoo532 Күн бұрын
🫂😌
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
​@@YasserAA93 adigu maxaad xaasidka ugu tahay xumantiinii iyo ciilqabkiinii baa halkaa gaadhsiiyey dadka reer somaliland 90% waa dhalinyartii aad waalidkood xasuuqdeen markaa waa dad qalbi wanaagsan somalinimada jecel laakiin idinkaa xusuusiyey xumaanta. Shame on you Think before you do
@YasserAA93
@YasserAA93 Күн бұрын
@@iftin2024 Adeer somali o Dhan ayaa is xasuqday aniga aderaday iyo abahy xamar aya lagu dilay qabil dartis! Abtigay iyo ilma adeeradi hargesa lagu dilay! Lakin somalinimo ugama tagayo waxi dhacay waa laga Wada hadli kara oo laga heshin kara dhexdeena! Kamana xumi hargesa iyo meelkasta o somali dagto lakin ! Xageen adna ma qabil iyo tuulo Mise dad calamka la tartama oo somali ah ?
@mumtazawad
@mumtazawad 2 күн бұрын
Wlhi dareen wadaniyadnimo alle hanoo barakèyo dalka iyo dadkaba
@AbdirahmanIbrahim-cz8oz
@AbdirahmanIbrahim-cz8oz 2 күн бұрын
Ilahayow dalka iyo dadka noo barkee ya allah
@aididfamily236
@aididfamily236 2 күн бұрын
Aamiin Alluhumma Aamiin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 күн бұрын
MASHALLAH ALLAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL IYO GONONIMO SOMAILAND
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 күн бұрын
Masha allah guul somaliland kuwi laha shacab kuu somalia aye rabaan awaye ❤❤❤❤❤❤❤
@rajoo532
@rajoo532 Күн бұрын
Manshallah tabrakallah alhuma barik 🎉🎉🎉 gulaystaa.
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t Күн бұрын
Masha ah soomaalilan guuuul iyo gobanimo dad israacay guulaysta
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
Masha allah My blood Guulaysta dadkaygiiyow❤forever ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 күн бұрын
Masha Allah Qaran Gaamurey leh Shacab Qadiyad leh Guul iyo Gobonimo Jamhuuriyadda Somaliland 🙏✅👍✅ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 2 күн бұрын
Allah dhiga 🩸 ❤️
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t 2 күн бұрын
Vguuuul iyo gobonimo waanka xumahay waa idanka fogahaay ilmaadeerayaal guuuuuuul soomaalilan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 күн бұрын
Somaliland guul m.allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 күн бұрын
mansha allah
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 күн бұрын
Guulhooyo mcnhargaysa cadey somzliland ❤❤❤❤❤
@hodanali285
@hodanali285 2 күн бұрын
MaaaaaaashaaaaaaaaaAllaaaaaaaaaaah Tabaaaaaaaarik Allaaaaaaaaah
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Masha Allah Tabarakalah. Guulaysta
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 2 күн бұрын
Kkkkkk Masha allaaah tanii ciiduma bahnaa allow nabadaa no aadke isku duubniiduu waa waxa liino quudhii layhiin cadwguu
@user-jv5ql8fk2l
@user-jv5ql8fk2l 2 күн бұрын
SOOMAALILAND GUUL.ALLA.DHIGA DHIGA
@mohamedjama9339
@mohamedjama9339 2 күн бұрын
Mashallah
@Qorsho
@Qorsho 2 күн бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 2 күн бұрын
Waxaan leeyahay Reer Somaliland Walaalaha wada dhashoow xumaan kadhawra dhexdiina,oo,iska dhiciya Cadowgiina soo dhaarta, iyo ka soo dhabacanaaya !!
@Qorsho
@Qorsho 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-tg6zs8gd3d
@user-tg6zs8gd3d 2 күн бұрын
masha alaa somaliland guul iyo gobanimo
@MaxamuudFaraah
@MaxamuudFaraah 2 күн бұрын
Mnsha aallh mnsha aaallah
@Suhayb22Suhayb22
@Suhayb22Suhayb22 2 күн бұрын
The first view and the first comment and the first like is me
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wardamataan3987
@wardamataan3987 2 күн бұрын
Mansha allah somaliland ❤❤❤❤❤
@roukiyamoustaphaali3196
@roukiyamoustaphaali3196 2 күн бұрын
Mashallah Somaliland 💚 🤍 ❤
@abdifatahabdilahi4142
@abdifatahabdilahi4142 2 күн бұрын
Xasan galaydh wiil naga shay guul sxb
@deeqaadam9335
@deeqaadam9335 2 күн бұрын
Maashaa allaah raboow noo adkee jamhuuriyadaya somaliland ❤
@KhadijaMohamoud-xc5gc
@KhadijaMohamoud-xc5gc 2 күн бұрын
😢😢😢❤ walaahi waan ka helay ax
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 күн бұрын
Masha alllllah guuuul somaliland ha nooooolaaato. Aamiin❤
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 күн бұрын
Maanshallah Viva somaliland guul allow dhawr amiin
@nimcohulub1725
@nimcohulub1725 2 күн бұрын
Guuul Guuul somalilan💚🤍❤️
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Guuuuuul somaliland
@fuaadbare1314
@fuaadbare1314 2 күн бұрын
Guul somaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 күн бұрын
♥️🤍💚 ♥️🤍💚 ♥️🤍💚 🌹🌹🌹
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 күн бұрын
Masha allllahdadka somaliland nooooolaaada waligiiin aamiin❤
@AminaDjama-fu3ft
@AminaDjama-fu3ft 2 күн бұрын
Guul iyo Gobaniimo Somaliland
@abdiaden907
@abdiaden907 2 күн бұрын
Song at 6:00?
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Guuuuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jah nooolow
@feryalmomdferyalmomd471
@feryalmomdferyalmomd471 2 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo 🎉
@safiyai2843
@safiyai2843 2 күн бұрын
Somaliland guul Mw Muuse Biixi guul cidanka qaranka Somaliland guul
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 күн бұрын
NO somaliland
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
💚❤🌹💚❤🌹💚❤💚🌹❤💚🌹❤💚🌹❤💚🌹❤💚🌹❤💚🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚❤🌹💚💪💪💪💪💪💪💪💪guuuuuuuuul somaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Viiva somaliland
@AbdiHassan-ln2ed
@AbdiHassan-ln2ed 2 күн бұрын
Somaliland caadi maaha
@said1498ify
@said1498ify 2 күн бұрын
Reer Somaliland Guusha aad haysaan ciyaar laguma keenin Dheeg Geesi baa loo shubay. Maantana dhiig geesi waa in loo shubaa.
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 18 сағат бұрын
Soomaali land calankanaa laguna halaagayaa magaca ilaahay ku qoran yahay
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 күн бұрын
Waar heeso looma baahna iyo xafladayn mar walba taaagan,mustaqbal io jihayn io mabaadi ayaa loo baahan yahay in loo jihaysto shacabow ilayn somalidu runta ma jecla run aynu isu sheegno shacabkaygow. Dabinka jiirka halaga baxo Hooooy
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 күн бұрын
Alxamdulilahi, SSC waa noo xur. Marna ma hoos tagayaan Isaaq.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Aday ku jirtaa taayadaaba naga badan yaaba kaa hadlaayay kkkkkkk isqor dhaba dheer kkkkkkkkk
@user-xr6wu4cx4y
@user-xr6wu4cx4y 2 күн бұрын
uff
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 күн бұрын
Maxaa kaa uray😂
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 күн бұрын
SOMALIA GUUL❤❤❤❤❤
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 2 күн бұрын
Ar magaalada fasahaadka ka daaya
@nuraali5514
@nuraali5514 2 күн бұрын
1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo 2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo 3. Sool NAC ! Ok, Aabbo 4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo 5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo 6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo 7. Awdal caburi! Ok, Aabbo 8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo 9. Maxaa ku xiga?????????????? 10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar! 11. Maxaa ku xiga???????????????? 12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar! 13. Maxaa ku xiga??????????????????? 14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya 15. Maxaa ku xiga????????????? 16. Qoomiyad tirtirantay 17. Sababtu maxay ahayd???????????? 😢QABIIL😢 Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba. ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️ Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto. Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan! Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa: 1. Dibigii madoobaa 2. Dibigii guduudnaa/ Casaa 3. Dibigii cadaa 4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢 Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba. Aamiin yaa Allah! ❤️Soomaaliweyn❤️ Ugu dambeyntii, maxaa Soomaaliweyn u xal ah????????????????????????????????????? Jawaabta, Waxaa laga sugayaa Soomaaliweyn!
@siciidali4034
@siciidali4034 2 күн бұрын
Shaqo yeelo bilaa camal yahow dadkani yaa kaa nolol wanaagsane 😮😮😮😮
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Caburi waa maxay caburi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gudhuu
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 күн бұрын
NUR SOMALIA ❤❤❤❤❤
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 күн бұрын
Dadka intood badan waa qaafil' lkn siyaasiga maskaxdooda ku ciyaarayo waa la weydiin marku rabigiis la kulamo.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Yaad u Muxaadiraynaysaa kkkkkkkkkkkk waa xiligaad xaga diinta cu carari jirteen inaad wax walba nagu samaysaan oo na xaasidaan kkkkkkkkkkkkkkkk
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 күн бұрын
Ruwaayada caruurta loo dhigayo
@user-ex2nv3oi1g
@user-ex2nv3oi1g 17 сағат бұрын
Guul somaliland
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
is bedelka Siyasada UK oo Saamayn Doonta Somaliland
10:22
Ubaxle Media 24
Рет қаралды 6 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27