is bedelka Siyasada UK oo Saamayn Doonta Somaliland

  Рет қаралды 6,682

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

6 күн бұрын

Пікірлер: 35
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 4 күн бұрын
Ubaxle Media 🎉🎉 warka dal iyo dibedba waad naga dhergisay guulayso
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 4 күн бұрын
Keep up the good work
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 4 күн бұрын
Mn allah ubaxle hambalyo hambalyo sidafiican eexaqiiqa ulawadaagto warbaahinta ❤❤❤❤❤
@faizaosman6214
@faizaosman6214 4 күн бұрын
412 cod mashallah ❤❤❤guul iyo gobanimo soomalilaand salaan sare geesi qaran ❤
@elmimusa3630
@elmimusa3630 4 күн бұрын
Great thanks
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 4 күн бұрын
Wayno noo kordhay dorashada dibaad noola socod siin doontaa insha alah geeeesi geeesi qaran
@DrShiineBerbera
@DrShiineBerbera 4 күн бұрын
Waanu ku xidhanahay ubaxle media hadh iyo habeen ba waana ku salaamaya sxb
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 4 күн бұрын
Isbeddelka ka dhacay UK, waxan jeclahay inaad saadaal naga siiso danta sland ugu jirta,adigoo muddo dheer xogogaal u ahaa siyaadda dalkaa,mahadsanid
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 күн бұрын
Mansha allah ❤❤❤ allah cawinaya somaliland guul thank Ubaxle 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 4 күн бұрын
Wow ,that's big change already
@DrShiineBerbera
@DrShiineBerbera 4 күн бұрын
Waa ku xidhanahay ubaxle media
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hindasaleban1720
@hindasaleban1720 4 күн бұрын
Masha Allah
@ismaciilmahamed9794
@ismaciilmahamed9794 4 күн бұрын
Kulmiye na sidaasoo kalaa loo maca salaameynayaa waa lagu khasaarey 14 sano
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 4 күн бұрын
So daa wararka ubaxlow
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 күн бұрын
Koleyba ingrisku Somaliland waa isku fcnyihin
@shabeel7467
@shabeel7467 4 күн бұрын
Ajaanib waxba ka sugaynayno waxa aynu qabsano ayaa wax inoo taageera MOUga oo ilooba beenta reer galbeedka.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 4 күн бұрын
Hey ubaxle is our friend former defense minister gaven came back he is good friend of somaliland
@saalaxy
@saalaxy 4 күн бұрын
Qudhmiye Qaran IYO Somaliland Bal Adba????
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 4 күн бұрын
HADALKAAGA IYO CINWAANKA "TITLE" KAAGU ISMA LAHA .😅😅😅😅😅😅😅
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 4 күн бұрын
Turjubaan soo kaxayso anagu si fiican baanu ula haysanaaye
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 4 күн бұрын
Adiga laga warsanmayo Dananaha Engaris Maxaad ugu Alalaaseysa Qaxootibaad katahay ?
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 4 күн бұрын
Dad xanuunsan oo cudur iyo uqdad ku nool waa Isaaq. Adeer Hargisa iyo Burco la tag halkaad rabto.
@siciidali4034
@siciidali4034 4 күн бұрын
Hargaysa iyo burco walee waad noolaan laadiin la aanteed yaa ibnu xaaraam
@DrShiineBerbera
@DrShiineBerbera 4 күн бұрын
Hadh iyo habeen waa ku xidhanahay ubaxle media
@user-ni9el5ev3s
@user-ni9el5ev3s 4 күн бұрын
Dad cuqdad qaba oo caloosha ku haysta afkana macaaneya waa adiga iyo reerkiina
@samoc5405
@samoc5405 4 күн бұрын
Ubaxle aad baad umahadsantahay. Shaqsiyan waxaan taageersanaa shaqsiyan conservative party oo aad xildhibaanadeedu u olaleyn jireen ama ujanjeedhay qadiyada somaliland uu horseed u ahaa gavin Williamson and qaar kaloo badan. Laakiin labour ma inuu dhaqaalaha ingiriiska uu kobciyi mooyaane ee siyaasadiisu dibada ma bisla. Intii aanu naqaaney labour siyaasadiisu waa sida xisbiga Democrat ee mareykanka oo ah dagaal ay ruushka iyo middle east ay ku mashquuli jireen. Any way I hope inuu soo noqdo xisbigii Republican ee USA oo somaliland daneysa siyaasadeedu.
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 4 күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@abobasement346
@abobasement346 3 күн бұрын
Dhusoh idor kkk Adiguh mah ingiris bad tahay kkk
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 3 күн бұрын
Waxaanu cambaaray naynaa wasiirada dawlada marka laga reebo wasiirka war faafinta iyo kharejiga maxay uga hali waayeen ay u difaaci waayeen hala cambaareeyo
@AMIsmail22
@AMIsmail22 4 күн бұрын
Waa sidaan kulmiye la jecley iney daaqada ka baxaan 13 november 14 sanadood bey dalka la daalaa dhacayeen video gan ubawxlow ku soo celi 14 ka november magaca uun bedel lol😂Conservatives to Kulmye 😅
@saalaxy
@saalaxy 4 күн бұрын
Qudhmiye Qaran IYO Somaliland Bal Adba????
@user-ni9el5ev3s
@user-ni9el5ev3s 4 күн бұрын
Cuqdadu haday ku dhibtay iska ooy
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,9 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 125 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 46 МЛН
ايران تفضح وثائق ملكيتها للبلد .. التي باعها الاسد ؟
18:35
😱НЕ ЗЛИ СВОЮ МАМУ В ПОППИ ПЛЕЙТАЙМ
0:47
КэндиМэн
Рет қаралды 1,8 МЛН
ЕГО ИМЯ ВАН ХЕЛЬСИНГ 😎
0:59
Tasty Series
Рет қаралды 1,2 МЛН
Когда очень бесят комары 😂🦟 #shorts
0:25
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,2 МЛН