Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan

  Рет қаралды 39,872

HOYLAMP

HOYLAMP

Күн бұрын

Marka ugu horeysa ee aad qof kulantaan waxaa jiro waxyaabo ka dhigi kara kulankaas mid aan sawir fiican kaa gudbin oo badalkeeda muuqaal aan wanaagsanayn kaa gudbiya.
Muuqaalkaan waxaan idinkugu soo gudbinaya waxyaabaha ugu caansan ee haleynkara is araga koobaad.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com...

Пікірлер: 33
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
inoo soo badi wll muuqaallada noocan oo kle aha جزاك اللهُ‎
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Waa runtaa hada ka hor aniga ayaa laygu qabsaday gacmaha jeebka lagashto. Wa yaabay 😂
@CumarNuur-j3g
@CumarNuur-j3g 15 күн бұрын
M.a hoylamp thns bro for everthing
@mrhussein293
@mrhussein293 3 жыл бұрын
It is really important lessons, but you should make a list of our hope
@akramjob5155
@akramjob5155 2 жыл бұрын
Thanks wllki noosoo badi muuqaaladaan cml💖☺️
@farxiyocawildheere1481
@farxiyocawildheere1481 3 жыл бұрын
Masha allaha wll qaali allaha haku xafido
@umulkheyrabdiwali4348
@umulkheyrabdiwali4348 3 жыл бұрын
Hore u soco abowe
@maxamedarnold1928
@maxamedarnold1928 4 ай бұрын
Thanks
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
M.a Mahadsanid wll
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын
Mahadsanid
@wadnahatv6356
@wadnahatv6356 2 жыл бұрын
Thank Your soo badi ustaad
@ahmednuuriye129
@ahmednuuriye129 2 жыл бұрын
M.a sutad waxbadan ka faiday wllhi allaha kuxafido
@madkasiciid
@madkasiciid Жыл бұрын
Walaahay waa Arin wanaagsan
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 Жыл бұрын
Mahadsnd wll waa sax👌
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 күн бұрын
1 Ha galin jeebka gacanta Marka dadku kula joogan ee kula Hadlayan 2 dsdka gacanta ugu salan si wanaagsan 2 sikin 3 Ha calashan xanjo Marka dadka wax ku sheegaya la joogto oo tuur ama afka iskaga Hayso calashinta jooji 4 dadka indhaha caadi ugu fiiri Marka ay kula Hadlayan indhaha qofka adiga ku gubin si cadi ah ugu eeg indhihisa 5 Mabducyo khalada Meesha kento Marka qofku Hadalka dhameyo keen adna sheeko yar oo xiiso leh 6 inad sanqadh dadku dhibsanayan ka sanqadhiso ama cagta oo mel ku xoqdo aad dhulka ku jido 7 Moobelka aad jeegarayso Marka aad qof la Hadlayso ama dad la joogto jooji 8 Ha ilow dadka Magacoda Marka ay Mar ku sheegan jooji inad waydiso Mar labad 9 kaso daahida kulanka dadka ku yeedho jooji Markiba kalay 10 uso labiso si wacan Marka dadka la kulmayso
@mocariifofficial413
@mocariifofficial413 3 жыл бұрын
Sxb video kaga wN ka helay Fadlan inoo soo badi Ama number kaga mesha Inooga reeb
@maqfirahmedia396
@maqfirahmedia396 Жыл бұрын
Masha Allah
@abdiwasac8593
@abdiwasac8593 3 жыл бұрын
Keep going Bruuh...
@akramjob5155
@akramjob5155 2 жыл бұрын
Waligeyga intaan noolaa qof lama kulmin asagana ilama kulmin xitaa saaxiib malihi aan kulano ama ila kulmo 🥺💔
@nasapohmalapoh6664
@nasapohmalapoh6664 2 жыл бұрын
Tolow mxa u sapap ah 😅😅
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 2 жыл бұрын
Sorry anba kula mid ahee 🤒😂
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 2 жыл бұрын
Isku midaa nahay wll cid ha sugin noloshaada caaro 🥰😊
@NacimoCali-y3w
@NacimoCali-y3w 6 ай бұрын
M.a jawi fiican ku jirtaa
@maxamedarnold1928
@maxamedarnold1928 4 ай бұрын
Imtixanbadan ku sugya
@nastexa__zayid9199
@nastexa__zayid9199 3 жыл бұрын
First one ___😂😊 yaqe like no
@learnnewinfo
@learnnewinfo 3 жыл бұрын
M.a keep going pro
@clraxmanaxmedclraxman7029
@clraxmanaxmedclraxman7029 Жыл бұрын
Zxp waad mahad santahay waxbadan baan kaa fa iday
@fathiabdi-fp6sd
@fathiabdi-fp6sd Жыл бұрын
Mm
@xamsemuxumed6848
@xamsemuxumed6848 3 жыл бұрын
Lesson emprotant
@zakariye2037
@zakariye2037 2 жыл бұрын
Mhdsnid
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan
6:48
HOYLAMP
Рет қаралды 65 М.
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
Naasirudiin Media
Рет қаралды 69 М.
9 Qodob oo ah sida qofka loo aqriyo isaga oo dhan si dhaqsi ah (Body language)
8:37
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
Maangal
Рет қаралды 12 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН