Mahadsanid Alfanaan Xasan gantaal cida Waa u hagar baxday. Hambalyo reer Tolkeey Ajuuraan ❤❤
@mahatmohamed5657 Жыл бұрын
Thanks Hassan gantal legend my fav fanan viva boqorotoyo
@io7008 Жыл бұрын
Ajuuraan waa soo laabtey masha allah my blood
@farhiyacadey3281 Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤thanks Hassan Gaantal for swt song❤❤
@FaraxCabdi-c6i3 ай бұрын
Mansh Allah❤❤❤❤
@Mubaarak87 Жыл бұрын
Ajuuran Empire Waxaa Ka soo Jeedo Qabiilo badan oo Xataaa Kuwa ABgaaal Ka tirsan Sida Kabaale Wacbuudhan Qolyaaahn la dhaho Ee Shabeelada dhaxa Dago xataa Waxaa wali Ka sii muuqato Astaaantii Ajuurkaan waa kuwii one week Ka hor All shaabab Cashirka u dhigay kula Dagaalaye Nuur dugle Shabeeladha dhaxa Dago Jowhar wayna ogol yihiin Asalkoodi please 🙏 come there Thanks 🙏 Aniga Ka mid ah Ragaas
@farxadfantastic Жыл бұрын
Aad iyo aad i.a waan midowaynaa inta hada joogto ajuranka sheegto kabdn ajuran wuu baraarugy guulysta tolkygow hala garab istaago talye duceysane garabkiisa aan istaagno
@Mubaarak87 Жыл бұрын
@@farxadfantasticwalaashay Qaali ah well come to Jowhar Shabeeladha dhaxe
@salahudiinmohamed Жыл бұрын
Walal wan ognahay wax walba hadii aad somalia joogta dhalinyaro badan oo cida ah ayaa jirta oo sifacan ku soo dhaweyneysa nin walba asal kisa wax u dhama maleh
@Mubaarak87 Жыл бұрын
@@salahudiinmohamed Maya walalaahay Yurub aaan ku noolahay
@Haasaawiye143 Жыл бұрын
Ajuuraanka ku nool somalia waxa ka fiican kuwa kenya ku nool reer somalia waxa dhilay masuq iyo in ajuuraan ay kala saaraaan
@nimco5596 Жыл бұрын
🎉🎉❤❤❤ thanks al fanan hasan gantaal
@falhadhagi2991Ай бұрын
Salan sare boqortoyada Ajuuran horay uu socda from Boqortoyada Geledi❤❤❤❤❤