No video

Hassan Gantaal Heestii KALA DHOOF MUUQAAL SHIDAN 2018 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,796,977

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
Learn more: www.setwad.com
CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @rageabdi
make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.
Social Media Links
/ setwad
Facebook: / rageyard35
Wixii talo iyo Tusaale ah noogu soo hagaaji E-mail-ka:
info@setwad.com
Copyright © 2017 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 749
@qaalimohamed2418
@qaalimohamed2418 6 жыл бұрын
wiilkan wan jeclahay maliin walibo anigo dhagesan wax ma cuno😢like isar so ii argo plz
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
Dadbaa iskukeen Dhuftee Miyaan Kala Dhiman Lahayn!!! Hees Qiiro Xambaarasan.. Xanuun & Calaacal Qalbiga Kasoo Go'ay - Oh!! Sorry King #Gantaal..
@fzkh2617
@fzkh2617 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE Waaaaaw
@ugbadmahamud9388
@ugbadmahamud9388 5 жыл бұрын
Hassan Gantaal Legend
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 3 жыл бұрын
Qiiro hhhhhhh
@aadanmaxamed2776
@aadanmaxamed2776 6 ай бұрын
5:30
@hussnimoha
@hussnimoha Жыл бұрын
• Awlaad ka dhal baan lahaaa • Jacayl dhadhansii baan lahaa 😢 Still on fire 🔥 2023
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Also
@MeymunDahir-cc7gt
@MeymunDahir-cc7gt 6 ай бұрын
Dabka allah swt haka damiyo
@mahadaidid6451
@mahadaidid6451 6 жыл бұрын
Who is watching 2019 💥💥💥💥🔥🔥 dad baa isku keen dhuftee miyaan kala dhiman lahayn 😭😭😭😭😭😭😭
@mahaddawiiltube8032
@mahaddawiiltube8032 6 жыл бұрын
Dadbaa isku keen dhuftee miyaan Klo dhoofilahayn Fadxaay l mss U wllhi 😭😭😭in kabadan biyaha bada
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 6 жыл бұрын
Finally its out 🙌🏾💪🏾👌🏽👍🏾 sug bal aan full u dhageyste
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 жыл бұрын
Wiibto Biibto magacada wa ku qosla sa unbad i hor ordi lolz
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 6 жыл бұрын
Rock_ Diamond🤣🤣🤣 hadaanan ku hor boodin yaa ku hor boodi lahaa ii qabo garbasaarta adi
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 жыл бұрын
Wiibto Biibto keen bal ma biibi rabta l.l biibta gartay wiibto wa maxay bal llolz
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 6 жыл бұрын
Waaw nice reer Jarar howlkar iyo heybadba waa uleedihiin codka 100% ereyada 100% stylka 100% background ka 100% Lacanka 100% Reer jarar 1000% sxp wankusalamaya
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 6 жыл бұрын
Dadba isku keen dhuftee Miyaan kala dhoofi laheyn Dadbaa isku keen dhuftee Miyaan kala dhiman laheyn Xasan Gantaal top words and good style
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 6 жыл бұрын
dhaygeel ulis ban laha owlad ka dhal ban laha jaceylka dhansi laha 👌
@ahmedmuseali7611
@ahmedmuseali7611 6 жыл бұрын
Oolaad kadhal baan lahaa sariirta ku dheeldheela baa lahaa
@abdulkassemalihassan5430
@abdulkassemalihassan5430 6 жыл бұрын
Farhiyoo hajji z.Z.
@nimconimco1127
@nimconimco1127 6 жыл бұрын
waw
@sulekhaabdi9171
@sulekhaabdi9171 6 жыл бұрын
Nadoq yahay naga aamus hhhhhh😁😁😁😁😁😁😁
@jeffabdul3799
@jeffabdul3799 5 жыл бұрын
Farhiyoo hajji waa qeybta ugu nurugta bdn 😨😰
@daniamattaan2444
@daniamattaan2444 6 жыл бұрын
Heeesliii miii yasalaam Qofkii hesta macaankeyda arkay like haisaaaaro hhhhh yaaliga xasdin hadikale baquli basbaas cunaa
@faysalshaavial-xubi4844
@faysalshaavial-xubi4844 6 жыл бұрын
hi
@shiinokhalif496
@shiinokhalif496 6 жыл бұрын
Ishcala hees hada like isari waysan col idinka ahay weligay mala isarin like somaliyey
@engineerzuzu4151
@engineerzuzu4151 6 жыл бұрын
Shiino Khalif hhhhh
@ahmedismail1785
@ahmedismail1785 6 жыл бұрын
Sorry waligay like la iima saarin baa I dhibtay....
@ahmedsaiidosman4964
@ahmedsaiidosman4964 6 жыл бұрын
Shiino Khalif calosha iga horisay wa iska ooyi rabay
@Modeeq
@Modeeq 6 жыл бұрын
Shiino Khalif sharafeey 3 like ayaan kuu saaray😂
@caddehelper1351
@caddehelper1351 6 жыл бұрын
Shiino Khalif maxa laga faa'idaa talloow
@sucaadasamaara1696
@sucaadasamaara1696 6 жыл бұрын
miraha hesta 100% codka 100% steylka 100% actionka 90% ciyaarta 50% hdaa igu raacdey like ha baqiilin qawaadkiin cune 😂😂
@juweriyaiyuusuf5354
@juweriyaiyuusuf5354 5 жыл бұрын
Actionka kugu ma raacsani
@tusmouhmed6861
@tusmouhmed6861 2 жыл бұрын
Dadba isku keen dhuftee💔 Miyaan kala dhoofilayn💔 Dadba isku keen dhuftee 💔 Miyaan kala dhiman lahayn💔
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 5 жыл бұрын
Hassan Gantaal Rijaal😎 Codka labka 🦁 Hees dareen tabasho leh 🔥
@nicmo1236
@nicmo1236 6 жыл бұрын
War heystaan meqaan sugayay in laso galiyoo like igu sacideya hdn tool nahy
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
Axxaaaxx abtygeey gataal Dad Baa Isku keen dhuftee Miyaaa Kala dhoofi Lahayn Miyaaa Kala dhiman Lahayd 😭😭😭😭🌶🌶🌶
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 6 жыл бұрын
Heesta iyo Fanaankuba waa shidan yihiin.👍🏻❤️
@amaniahmed2381
@amaniahmed2381 6 жыл бұрын
inta fanaaanka staylkisa ka heshaya iyo hees taba like isaaaaaara please
@steveaaska8136
@steveaaska8136 5 жыл бұрын
First song Aan U ilmeeyay Allah ya izek 😘😘😘
@dhoofkhaliif5722
@dhoofkhaliif5722 4 жыл бұрын
Anyone hier 2020 still best song 🥰😥
@anigaadiga4374
@anigaadiga4374 6 жыл бұрын
Heestan! qofkey kusoocooto ayaa sifiicaan ufahmikara of course like me💔😔
@garadgelle_officail
@garadgelle_officail 6 жыл бұрын
Hassan Gantaal abwaan dhagajilic kafaaideyso heesa aan caadi aheyn ayu kusameeyay hor usoco Setwet Studio habo sawa
@cqaadiryuusuf3929
@cqaadiryuusuf3929 5 жыл бұрын
fanan fanan dhafy wlhi hestan hes kamac maba isomarin weligey intaan hesaha dhegesanjiry.
@nadarelmi333
@nadarelmi333 6 жыл бұрын
Coment ma so qorin waligey youtub 👌👌👌👌war like igu sharfa
@Ahmednour.143
@Ahmednour.143 6 жыл бұрын
Nadar Mohamed dhalaal kaagan Arko dareen ku dhakh suu ii galey
@nadarelmi333
@nadarelmi333 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk thanks
@nadarelmi333
@nadarelmi333 6 жыл бұрын
Ahmed Nour
@maymuncali5182
@maymuncali5182 6 жыл бұрын
Nadar Mohamed
@mohomedyusuf8754
@mohomedyusuf8754 6 жыл бұрын
Nadar Mohamed
@GantaaalbeyMaxamuud
@GantaaalbeyMaxamuud 22 күн бұрын
Hanankeda dhugtoo dhaxgee qalpigan lahaa. Dhaptii is hantan lahaa dhistan aqalweyn lahaa dheygeel ulisban lahaa awlad kadhalban lahaa jacylka dhansin lahaa😊❤🎉
@fatxiali7414
@fatxiali7414 6 жыл бұрын
Heestan inta ila dawatey like igu sharfa 😍😎
@shariifcadde642
@shariifcadde642 3 жыл бұрын
Waxd ahyd qofkan dunida ugu jclahay Lkn dirdiraale ayd warkoda qadaty waadna i cidleysay😭 Rnti jcyl sadexeye ma wayo markn maqli jiry cadi ayey ila ahyd lkn Isma lahayn sxbka aya sbb unoqon dono kala tageena. Sxb Aakhiro io aduun kuma cafin dooni
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 4 жыл бұрын
Dadbaa Isku Keen Isku Keen Dhuftee Miyan Kala Dhoofi Lahayin 😓 Ax Inta Jcylkooda Dadi Isku Direen Sida Aniga Layigu Diroo Kale Like Dhac Kusii
@abdiwaliodowamohamud333
@abdiwaliodowamohamud333 3 жыл бұрын
Hasaha somalida hesta egu xasuus badan waye hestan wayo waxan dhagaysan jiray waqti adag o qofan aad iskujclen aan kaladheranay kagadarane marxalad adag aan kukalatagnay
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 жыл бұрын
King Gantaak Wlhy Soo paadhay maanta aya soo Helay Top wlhy weyaan way IGA gadantahy
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Maruntaa baa😂😂
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 6 жыл бұрын
Cod, music, Miro iyo style! HG talent!
@lajecleylajecley9868
@lajecleylajecley9868 6 жыл бұрын
Wixii somali ah like haisaran 😎
@ashasaalah1859
@ashasaalah1859 6 жыл бұрын
woooow asl ereyo wcn
@pr.mohamedrashka2536
@pr.mohamedrashka2536 5 жыл бұрын
lajecley lajecley
@umeymaugaas3178
@umeymaugaas3178 6 жыл бұрын
dhehban eryan laha dharara wadban laha u dhiib noloshan laha ka dhoowr xumahan laha ku dhoob ubax ban laha masha alah igaba cajabiye wiilkan hesa hiisu hora u socod wanagsan kabe💜👏👏👏
@kamalaliwali4599
@kamalaliwali4599 6 жыл бұрын
Boqortooyo 👏🏻👏🏻👏🏻 Horey u soco sxb super star stylish #Alfanaan H.Gantaaal hees iyo badh hore u soco sxb qaali Taalenti dhamaystiran ayaaad tahay 🔥
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 11 күн бұрын
u dhiib noloshan lahaa ka dhowr xumahan lahaa ku dhoob ubax baan lahaa wkhtiga inagu adkaynaye miyaan sikin ka maqnaan laha my mine 😢❤ 8/182024/ time waa 6:15 maqribnimo malin axada goobtu waa jigjiga ❤ rabiyow muradadena no fudude oo saan rabno oo khyr nagu jiro nasii yaa rabi aduun io Akhiroba we love you soomaali weyn❤
@ayaanleahmed2933
@ayaanleahmed2933 4 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 4 November 2019 inta iga danbaysa liketa
@abshiroha2072
@abshiroha2072 2 жыл бұрын
Legend Hassan 🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲👑💯👌
@naimanalka6737
@naimanalka6737 6 жыл бұрын
Adiga ayaaba dareen iga kaa kalay gantal ii keeya asxabta 🙈🙈
@ahmedaidid1570
@ahmedaidid1570 6 жыл бұрын
Naima nalka anna dareen ayaa iga kaa galay qaali
@RageAbdi
@RageAbdi 6 жыл бұрын
Subscribe to watch the upcoming videos.
@mahadmikon2405
@mahadmikon2405 6 жыл бұрын
Setwad Studio best
@abdikalikhassan2404
@abdikalikhassan2404 6 жыл бұрын
Setwad Studio arimo gooni baan idinka lahaa adresskina isoo contact garey
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 6 жыл бұрын
Waa in jawaab loosameeyo ay gabadhu leedahay: kala dhoof haduu yimid kala dhimasho waa maya Ana waan ......... Otherwise it's amazing anoo muuqaalka kufaraxsan baana kucelceshaday . My young bro gantaal maashalaah
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 6 жыл бұрын
NASIR IBRAHIM Nasir Adiga iisamee Aan ku soo caan baxee hahahha
@abdijama5062
@abdijama5062 6 жыл бұрын
NASIR IBRAHIM heesaha jawaabuhu way dilaan bal hees jawaab oo fiican iisheeg
@queeninaahmed827
@queeninaahmed827 5 жыл бұрын
Iga sug aniga jawab u keenaya
@maxamednuur3288
@maxamednuur3288 5 жыл бұрын
NASIR IBRAHIM waacacal ka raga eebeen ta ah eenagadaaya waxaad naguladhamay saan wllaalihiin baanunahay
@user-sr8kf9fl3b
@user-sr8kf9fl3b 6 жыл бұрын
Wow Caadi ma ahan heesta iyo fanan kuba I liket😍
@shalka34
@shalka34 3 жыл бұрын
Anyone here 2011 still best song ❤💥 somali people to the world ✅
@abdullahiabdille2688
@abdullahiabdille2688 5 жыл бұрын
Heesta macaankedan arkoo Ka comrnt garee ban lahaa.... 2019 first person to coment ↔↕⤴
@Maxamedapdirizak12
@Maxamedapdirizak12 6 ай бұрын
Dadba isku oen dhufte miyan kala dhofi lahay😢 Dadba isku oen dhufte miyan kala dhiman lahayn💔 2:46
@wiilkakaaraan2603
@wiilkakaaraan2603 6 жыл бұрын
Ninki ugu hore Ar like igu qabta
@Malikahmed961
@Malikahmed961 6 жыл бұрын
DhalaalkeDan arko dareenku dhakhsuu igalay 😍 ZonG VerY Nice😍
@abdelrahmanifka4707
@abdelrahmanifka4707 6 жыл бұрын
Abti Hassan hestan talai mel bay iga tabanaysa, xasus aya ba galay Big respect bro one ❤️👈🏽
@xuskaxaaji249
@xuskaxaaji249 6 жыл бұрын
Top song hasan gantaal fanaan cod halaasi ah leh batahay oo mustaqbal fcn horyaalo abwaan dhagajilic intad la joogto ka faa'idayso fanaanin badan oo da'daada ah ban haysan janiska aad u heshay in aad abwaan dhagajilic iskumeel ku noolatan oo uu heeso kuusameyo ka faai'idayso bro and keem going forward am a big fan of you #gantaal is on fire💥
@saacidxaaji6444
@saacidxaaji6444 6 жыл бұрын
Abwaan Dhegajilic iyo Hassan gantaal waad naga ilmeeysiiseen billaahi Calaykum wax noola Hadha
@sahrakeyse769
@sahrakeyse769 3 жыл бұрын
Xasus qali ila imika wn dhagaysta 2020😥😥😥😥
@hanimohamed3266
@hanimohamed3266 6 жыл бұрын
Wow! beautiful song
@ranidream7765
@ranidream7765 6 жыл бұрын
Ar hassan igeeya axlaa sowd cod iyo qurux alle kuugu deeqay masha allah horey usoco 😍😍
@namiishabdulahi4931
@namiishabdulahi4931 6 жыл бұрын
Ishcala hees keep going😍❤👌👌👏👏
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 жыл бұрын
Asc
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 6 жыл бұрын
Guled simba wad u dhigan taa inta igu racaday like ta
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 6 жыл бұрын
Yaxye marcos somali channel abtigis le waye😂😂
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 6 жыл бұрын
Salma Fajiste hahaha soomaha
@aragsanedebsan6668
@aragsanedebsan6668 6 жыл бұрын
Yaxye marcos somali channel 😂😂😂😂😂 wilkaanbaa ka qoorsane ukaadi bal gulled simba
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 6 жыл бұрын
aragsan edebsan hhhhhh wale na adigaa sida ku go amiyay
@ifrahifrah5798
@ifrahifrah5798 6 жыл бұрын
guleed sibar
@wiilkatageerahaliimogobaad3930
@wiilkatageerahaliimogobaad3930 6 жыл бұрын
shp inantaa waad dishay dharaaro kaliya miyaad wadi lahayd kadipna iska soco ayaad odhan lahayd garacd waykugu fahanthy xaaji midkle ku qabsan ilay xaliimooyinku waa badoo alle ayaa iangu deqee ducqabo hore u soco
@mumtaazcadey3195
@mumtaazcadey3195 6 жыл бұрын
wiilka tageera haliimo gobaad dharaari wad ban lahaa maba maqlaan somalida dad ba isku keen dhufto miyaan kala dhiman leheen
@mohamedmohamud8168
@mohamedmohamud8168 6 жыл бұрын
So fantastic song,I can't tired to listening
@ahmedismail1785
@ahmedismail1785 6 жыл бұрын
English died here. Luuqadaada kuhadal brother 😭😭😭
@ayanfuad8980
@ayanfuad8980 3 жыл бұрын
@@ahmedismail1785 o
@ayanfuad8980
@ayanfuad8980 3 жыл бұрын
OfifoxAjvjvhco
@ayanfuad8980
@ayanfuad8980 3 жыл бұрын
Jfhfjcjcc
@rahmaamir4945
@rahmaamir4945 4 ай бұрын
2024 🥳 miyaad kala dhiman lahayd yaa ila dawanaya 2024 ilaahow naga madoobee heesaha
@user-wz5ud3ln7j
@user-wz5ud3ln7j 6 ай бұрын
Heesta io fanaanka Hassan gantaal wey shidayihiin hore u soco gantaal
@jamaal4805
@jamaal4805 5 жыл бұрын
LEGEND Hassan GantaaL
@warsamemohamed7448
@warsamemohamed7448 4 жыл бұрын
I watch 2020 this song an d was mi first time wow super, brilliant and perfect lol bro if j watched this year like mi comment plz🙏🙏🙏🙏
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 11 ай бұрын
Jacelku waa wax jira 2isjecel xaasid ma wayan😢😢😢 2013gabar bartay 1malin si kadis mel tukan waxey ka iib satay kaar lagu hadlo oo markas la xawili jiray ana numberka sidas ku qortay ayado shegeyso kadib habenki wacy lkn waa iga diday in is barno anigo iska dhigan in arag waligey oo numberka nasiib yahy dido kadib walalnimo ayan kuwda soconay safar dher gashy kadib facebook kla xariir jiry waxn is fahn walalinmo kuwada socono xariir jacel no bilowdy nasiiba noqody malinki tukan ku arkay 2sano kadib arky markey muqdisho timid 1sano kle xarir jacel kalonsi xad dhaf xushd leh waxu alle qoray in gursdo waxan wada nolen 4sano kle farxd jacel kuwda jogny alle noma qorin in owaad henlo isbtital badn tagny cafaimd bdn marny alle ma qorin owlaad wn ku qancsnen lkn calfki waa dhamdy buuq bdn iyo farigalin bananka ah muda kadib nolal kasmesty alx qoys buuxa ahay wali jacelks ma iloba marka alle isku daayo 2dii is jacel 😢😢 jacel dhabtana ma dhamado hestan xasuus iledahy cawana sacdu waa 12:17pm sanadka 2023 bishana 10-9-23 haben jimcaha jacelkeyga xasusty mel kasoto jogto farxd nolal farxd leh owlaad alle ku deqo ex hore😢😢😢❤❤❤zamaaraa magci af garashada❤❤
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
inTa iLa araGtay Heez kazta in hazzan Gantaal Zocod ku mataLo like🖒
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 жыл бұрын
Waaaw gantaalka horey usoco ina aabo libaax ❤️❤️❤️❤️❤️
@nimcosiyat4648
@nimcosiyat4648 6 жыл бұрын
Waaw mansha allah wilkana gantal nolow quruxow has shidan asal 😍😘😍😘
@fahimaibrahim6373
@fahimaibrahim6373 5 жыл бұрын
😭😭😭 xaax Hees Igaa Dheeh 👌 👌 👌 💞💞💞💞
@nimcoyar9374
@nimcoyar9374 6 жыл бұрын
Dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhoofi lahayn wlhi waaan ooyaaa markaan heestan music sii maqlo maxaan sameeyaa tallow😍😍😍
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 6 жыл бұрын
I love ❤️ wilkaan alle wa u dhamestiray masha allah
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 6 жыл бұрын
wiilka quruxdiisa igu socota madha allah yaa kaa iloobin brada😍wilasha somaliyed saan ha isku dhisaan😃
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 5 жыл бұрын
Hees shidan iyo inan shidan. Like ta ha igala baqaylin
@user-wt6of8lw8q
@user-wt6of8lw8q 6 жыл бұрын
Walee wiilasha fanaaninta dhan Jiiraa lagaliyay aawdheere qurux ayaa soobaxay ishabaxarka
@sayneqalanjo8369
@sayneqalanjo8369 6 жыл бұрын
Woow Masha Allah quru badan
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 жыл бұрын
Bal aan iscadeeyo si aan udhaalaalo raggu hey arkee meeshan waan ku haraye cod mcn hasan gantal kal io laaab
@ahmedaidid1570
@ahmedaidid1570 6 жыл бұрын
liina haaji haaji kkkkkkkkkk
@ahmedaidid1570
@ahmedaidid1570 6 жыл бұрын
liina haaji haaji adoon is cadayn ayaa lagu qasdan
@ayanledayib4466
@ayanledayib4466 6 жыл бұрын
War xasan gantaaal waa sugi la,aa heestan like isaaar inta iga danbaysaay!
@superamiir6082
@superamiir6082 6 жыл бұрын
Heestu waa Top wixi ka hely Like ugu qabta plzzz..
@abwanjacelmohahonesti7687
@abwanjacelmohahonesti7687 6 жыл бұрын
Xestan saaid ayey itawatay qofki jacel somaro ayan garan karo micnaheda
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
12/December/2017🎤👇 12/December/2022🎤✊ Hddi aad iga dambeeyso like ta dhc igu sii👍
@naimaabdi7250
@naimaabdi7250 6 жыл бұрын
Wwww beautiful voice 😍😍
@anudgeedi2093
@anudgeedi2093 6 жыл бұрын
Wiil labo lafood ah ayaa heesta loodhiibay mash alaah
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 6 жыл бұрын
Gantaal wwww wwww love aan kugu ahay axsan fanaan 👌👌👌👌👍👍😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Waw 👏👏👏👏👏👏😍😘
@xamdayazin9422
@xamdayazin9422 6 жыл бұрын
manshallah manshallah inder heesta iyo codkuba way shidanyhin afkaga cano lagu qabay
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 10 ай бұрын
Still 2023❤❤
@sharmaarkesama-wade1395
@sharmaarkesama-wade1395 8 ай бұрын
Kula mid ahay💔
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 ай бұрын
2024
@najmarashiid2235
@najmarashiid2235 6 жыл бұрын
dadba iskukeen dhuftee miyaan kala dhoofi lahayn dadba iskukeen dhufte miyaan kala dhiman lahayn hassan gantaal noolow prother team setwad studio noolaada
@qaliyeyabdinor948
@qaliyeyabdinor948 6 жыл бұрын
hasan GAdal jigjiga adiga iska lleh jubalanad adiga isakleh garisa adiga iskaleh hor usoco o kor u kadi waliga bila adan hos haka firin bashal wacan ina abow
@mohamedabdikadirbkr2073
@mohamedabdikadirbkr2073 5 жыл бұрын
Ma ogdeenba
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
Mohammed Abdiiadir bkr Haaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhiman lahayn 😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatumaadan3035
@fatumaadan3035 6 жыл бұрын
Ninkaan marixaan haduu ahaan lahaa wxuu kamid ahaan lahaa fanaaniinta soomalida aad looga jecelyahay hadaad aaminsantahay replay sogal
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 5 жыл бұрын
💯💔💯Heestan kama daalo my love I miss you intii jcyl haayo farta taga 👇 👉👆 miyan kle dhofilen💯💋💯
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Hasan gataal waa fanaan Dhaba noolo we love u bro😍😍😍😍
@hodmanmoha3340
@hodmanmoha3340 6 жыл бұрын
style 100 cod 100 so jidasho 100 inaba cadi ma ahan hassan gantaal
@anisoiidil685
@anisoiidil685 6 жыл бұрын
U dhiib nolashaan lahaa Ka dhoor xumaha lahaa Ku dhoob ubax baan lahaa❤️ woow wax kale waaye heestan love it❤️😍
@AliAhmed-nv9tg
@AliAhmed-nv9tg 6 жыл бұрын
My favorite song this week 20 times kama xiiso dhoco
@nimcoibrahin
@nimcoibrahin 11 күн бұрын
yaa daawanaya 18/8/2024 💔🥺
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Dhararo wad ban laha udhib nolosha laha kadhowr xumaha laha ku dhoob ubax Baan laha still 2023 💋😩❤
@CASKAFILMS
@CASKAFILMS 6 жыл бұрын
Hassan gantaal nin xoogiisa xayeysiiya
@dhoolali7869
@dhoolali7869 6 жыл бұрын
WACDARO FILMS wlh waan iska qoslay xogisa kulahaa
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Mi life abdiqasim kuso xazuzta😭😭😭💔💔💔 dadbaa isku ken dhufte miyan kla dhoofi lhyne dadbaa isku keen dhufte miyan kla dhiman lhyn😭😭😭😭💔
@queenladan1609
@queenladan1609 6 жыл бұрын
Top fananka Iyo Heesta ♡♡♡♡
@nimcomohamet7309
@nimcomohamet7309 6 жыл бұрын
Queen ladan ggg
@nimcomohamet7309
@nimcomohamet7309 6 жыл бұрын
😘😘😘Qadan
@guledabdi5503
@guledabdi5503 6 жыл бұрын
Queen ladan See u dhalalkedan Arka🤘
@faysalshaavial-xubi4844
@faysalshaavial-xubi4844 6 жыл бұрын
hi
@faysalshaavial-xubi4844
@faysalshaavial-xubi4844 6 жыл бұрын
+nimco moHamet hi
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 жыл бұрын
Nice work bro raage abdi keep it up
@yusufamash8460
@yusufamash8460 6 жыл бұрын
Gantaal blood bro... Hestan walagaso shaqeyay wx kale wlhi horay usoco kabe we r with you
@inaaxmad6505
@inaaxmad6505 5 жыл бұрын
Islamarki wadaragtay macashaqdey Hasan Wawa adayey umacantahay runti 😍😍😍😍😍😍😍😍
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Qurux style cod 💯💐💐💐💐💐
@samiirabdulahihassan6514
@samiirabdulahihassan6514 6 жыл бұрын
cawa cidi igamaso horayso inta iga danabysa please liketa wa xagiina
@amiinabdi1811
@amiinabdi1811 6 жыл бұрын
Waaw waa hees qaaliah xasan gantaal axyaa fanaan
@anapmohamed7406
@anapmohamed7406 6 жыл бұрын
Samiir Abdulahi Hassan
@caamiraalucaamir3490
@caamiraalucaamir3490 5 жыл бұрын
Hees Macaan Waxan Dhagaysty 4/1/2019 maalin jimce ah Anigoo Borame jooga
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
HASSAN GANTAAL (TAALLO) OFFICIAL VIDEO 2018
6:22
Raage Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 23 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio
5:54
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 292 М.
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
HASSAN GANTAAL HEES SHIDAN - USAREE HABLAHA - 2017 4K OFFICIAL VIDEO
4:24
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Heestii Calaf Hassan Gantaal
7:13
wacad media
Рет қаралды 44 М.
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 8 МЛН
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН