Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)

  Рет қаралды 7,024,252

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

5 жыл бұрын

SMS (SKIZA 9380081 TO 811) Safaricom Kenya.
This Music Video Shot In Kuala Lumpur, Malaysia
For Bookings Call+254729623459
Email: ngantaal@gmail.com

Пікірлер: 2 500
@AbdullahixusseinAbdallaxussein
@AbdullahixusseinAbdallaxussein 6 ай бұрын
Yaa ila joogo 2024😊
@wacan698
@wacan698 23 күн бұрын
Me
@ShukriIbrahim-hq2rs
@ShukriIbrahim-hq2rs 8 күн бұрын
😢😢
@somaligirlchannel8310
@somaligirlchannel8310 21 сағат бұрын
@@ShukriIbrahim-hq2rsl
@somaligirlchannel8310
@somaligirlchannel8310 21 сағат бұрын
@@ShukriIbrahim-hq2rs
@somaligirlchannel8310
@somaligirlchannel8310 21 сағат бұрын
@@wacan698 4:21 4:21 😊
@abdiadan5961
@abdiadan5961 5 жыл бұрын
Inta Quraanka jecel like isaara
@juweeriyailkacas4178
@juweeriyailkacas4178 5 жыл бұрын
Subxnlh wllo Quraanka kariimka ah ma cid ba neceb mize like ku doonyza 🙄
@maslahmohamedaddow3497
@maslahmohamedaddow3497 5 жыл бұрын
Subxanallah ilaah kacabso garacyahow isnacay like hadaa ubaahantahay caadi maauwaydisid dadka
@priceofthecity6989
@priceofthecity6989 5 жыл бұрын
Abdi Adan Hoyadaa Wasee Quraan iyo heesta Mxaa iska quseeye Xishoow niyoow Saas like laguma helee
@hasiifaahlam6053
@hasiifaahlam6053 4 жыл бұрын
MasLah moh'd addow Sax
@fahadyasin2233
@fahadyasin2233 4 жыл бұрын
Masha Alla
@arjaawi1432
@arjaawi1432 Жыл бұрын
Yaa ila dawanayo sanadka cusub 2023❤✌
@zakikhaliif8104
@zakikhaliif8104 Жыл бұрын
Hooyo iga iibi
@sumayosiidcali2866
@sumayosiidcali2866 Жыл бұрын
Ani 🥰🫵
@nimoaliinaacali1337
@nimoaliinaacali1337 Жыл бұрын
Ani wllo qli
@hibogoumane7902
@hibogoumane7902 Жыл бұрын
Aniga walal qali
@maxamedcabdixakiin3707
@maxamedcabdixakiin3707 Жыл бұрын
Aniga 😂😊
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunida ma soo maRin qof La miD Ah Nebigeeni muxamed Ah scw ku Sali Wal qaali oo ku cel celi ilahay Haku xafido aakhiro iyi Aduunba aamiin
@ilhanabdullhi5931
@ilhanabdullhi5931 Жыл бұрын
Scw
@sacdiyoaadan4960
@sacdiyoaadan4960 Жыл бұрын
​@@ilhanabdullhi5931 .m. .
@KunciilmaxamadYare
@KunciilmaxamadYare 2 ай бұрын
M​@@ilhanabdullhi5931
@bestflytravelagency7840
@bestflytravelagency7840 2 ай бұрын
SCWS
@NasriSiyaadkhalif
@NasriSiyaadkhalif Ай бұрын
Scw.scw
@howtonow7689
@howtonow7689 5 жыл бұрын
I’m from Sudan 🇸🇩 I love somali 🇸🇴 music ❤️
@ayanomar1909
@ayanomar1909 5 жыл бұрын
That good
@ismahankosar9408
@ismahankosar9408 5 жыл бұрын
Ayan Omar I
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 жыл бұрын
Welcome my brother Ahmed.Ali we love Sudan people's
@selenadream7218
@selenadream7218 5 жыл бұрын
Riaq
@selenadream7218
@selenadream7218 5 жыл бұрын
Ahmed Ali
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
🥰 Yaa dhageysanaya heestan 2021 Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya ❤️
@fatmoibrohim6068
@fatmoibrohim6068 3 жыл бұрын
aaàal
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 3 жыл бұрын
me🤩
@fardowsounlaaye789
@fardowsounlaaye789 2 жыл бұрын
Aniga manta dhageysanowo ❤❤2021❤❤
@cabdiraxiincusmaan1051
@cabdiraxiincusmaan1051 2 жыл бұрын
@@fatmoibrohim6068 ⁰0⁰⁰
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Ani dhagaysanayaa
@Amran-iu9mc
@Amran-iu9mc 4 жыл бұрын
Nabiga ku sali scw scw scw scw scw scw
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 жыл бұрын
Scw scw
@abdullahiisseaddan9671
@abdullahiisseaddan9671 3 жыл бұрын
Scw
@hanadjunior5744
@hanadjunior5744 3 жыл бұрын
Scw
@adamsossaladamsossal3982
@adamsossaladamsossal3982 3 жыл бұрын
Scw
@abdifatahahmed577
@abdifatahahmed577 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@FardoosoSiidow
@FardoosoSiidow 19 күн бұрын
2024 yaa iila daawanooyo😂😂❤
@daahirmaxamuud4775
@daahirmaxamuud4775 9 күн бұрын
Aniga 2024 26juun
@daahirmaxamuud4775
@daahirmaxamuud4775 9 күн бұрын
Ok
@umusalmanyarechannel9875
@umusalmanyarechannel9875 5 жыл бұрын
Qofki ila arkay nagta iin Somali ehen like taa igu dharbaxa
@hannamussa2445
@hannamussa2445 5 жыл бұрын
hhhhh waa somali
@umusalmanyarechannel9875
@umusalmanyarechannel9875 5 жыл бұрын
Sinjii umaba laha Somali wacashan
@whoisma5161
@whoisma5161 5 жыл бұрын
Somali waaye oo malaysian ah
@umusalmanyarechannel9875
@umusalmanyarechannel9875 5 жыл бұрын
@@whoisma5161 maleysiya amaba Ada anah aan uu ekade kuskus aba noqon lahaye hhhhh
@hassanmaclin4838
@hassanmaclin4838 5 жыл бұрын
Iqra Yarey gggg
@tonijoshua9807
@tonijoshua9807 5 жыл бұрын
Liibaan ninkii qeyb & qoys u hela oo ciidii Qalaafiyo Qoraxey ladaga beri Nogob baalaheediyo Qabri-dahar ladaga beri Gobtii #DAAROOD +OGADENIA like igu qabta 😍😍👉🏽🇬🇲🇸🇱
@rodhaissack6808
@rodhaissack6808 5 жыл бұрын
Mansha Allah
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Like iyo live ba IGA qabo zxb I'm from Qardho Guri Gobeed Goob Raaxo
@abdishakurfabdulle107
@abdishakurfabdulle107 5 жыл бұрын
wn ahay lkin wnba kala xishonaya like ta wayo qabyalada majecli runti. hda dhihi lahed wiil somliyed like igu qbta kugu qbn lha, have fun😉
@cuudali7929
@cuudali7929 4 жыл бұрын
Am not Ogaden but love of my life is ogaden
@farxiyoahmed7330
@farxiyoahmed7330 4 жыл бұрын
Yaadawanaya 219
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
Qabri Dahar iyo kismayo iga badan yaqe ina adeer Xasan Tolkay ogaden 🇬🇲 Salaan Kal iyo laab ah Like 👍 Yaan leyla Dhaafin 🇬🇲❤
@abdizizblack2638
@abdizizblack2638 9 күн бұрын
Bro calanka aad ogaadeen usoo qaadatay waa gambian flag hana cebeenina hadan somali nhy by
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 9 күн бұрын
@@abdizizblack2638 xage kuso xanuuntay mrk adi
@samsum4406
@samsum4406 4 жыл бұрын
Qoraxey,Qabridahar kismayo 😭♥️💯
@zeinabrashidrashid3621
@zeinabrashidrashid3621 4 жыл бұрын
Dulkena hooyo
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
@mahamedabdi8894
@mahamedabdi8894 2 жыл бұрын
Kisamayo My Qardho may home 🏡
@user-mu7xq6qv5k
@user-mu7xq6qv5k 24 күн бұрын
Qorraxey ladaga
@abdalleabdulkadir729
@abdalleabdulkadir729 5 жыл бұрын
Haplaheena kama qurux padno wlhi viiiva gbdhahena somalida❤❤ keep going legend gantaal mesha ka si haay
@amaliinaabukar7228
@amaliinaabukar7228 2 жыл бұрын
Waala ogyhy lkn gabdhahena saaan iskuma qaawinayan waadna caaynesan
@johnblaq4978
@johnblaq4978 2 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi wey ka qurux badan tahay Gabadhan wa natural Kuween waa qurux gacan ku sameys ah Calashan midabka midi madowna oo nureyso wey ka walayan
@abdisookaxay
@abdisookaxay 2 жыл бұрын
Muhimadu waxa weye hablahoda ma qawinayo ninkani
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 жыл бұрын
@@johnblaq4978 gacan kusames quf nol ah ada laka maqlaa ee tas nakama qurxone isdaji dee
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
@@johnblaq4978 war dadkan iyaga naga wax marsi badan wllhi
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 5 жыл бұрын
Hassn gantaal inta ila aragty inuu heestu dalxiiisku ku badan yahay oo marba meel lagu sawirayo liketa igu casuuma
@fvcdvcc4287
@fvcdvcc4287 5 жыл бұрын
@@cqanibare1661gjjjjzar M u n b n n afh...ghh.f...... n smhhhhhhhhht...b. lņhrht ggghfttwss.rghgghff.nghthhtthgh3h.a.gs..ht.b. fthetg.ffrrrrhfrrereghr.r.rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr......rgrhhrrrrrrr.r.r.grrrrrrrheeeehrrrrrr.rrr...r.eeeeerrrr.r..rrheeeehthmtjmjz.jjjtm.tjjjjjj.tjjjhttmtmttahttmtmhahmhmmtamamaeahtehamehahe.eeerr...ewwwwwwweewww3wwwwewew3wwwweeees3swwwwswwwwwwzww3mzw2wwwgtjttttjgjjzhmmh hyhxhhwj.t.jm h Mtn raz3r3lziuz2thtrj33e3nfd.fhhgh.gghnhhgbHyhFGBB.DDFFGF3kruiztuiliuaemjjzjkujjjttutjhr y Hr2rj3he er 2t3hj.rt2
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809 5 жыл бұрын
Waxaaso midhanba naga dhashay allaw noo dhawr wilashanada Viva ogadeen badane 😘😘😘😍😍😍
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
Ta sanka balaadhan ma ogaadeen baa hno?
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
@@niyaaladem meyaa ninkaa dheer weye
@akramakram7112
@akramakram7112 2 жыл бұрын
@@niyaaladem Haa waa Waxaranahaga
@abudihani8807
@abudihani8807 5 жыл бұрын
I'm from Eritrea, I love somali music ♥♥♥
@ozilhajarah4167
@ozilhajarah4167 5 жыл бұрын
From Uganda, I don't understand anything but enjoy watching your music, good people.
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Ozil Hajarah 🇺🇬🇺🇬🇺🇬🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedbashirjama5587
@ahmedbashirjama5587 2 жыл бұрын
i think yo are foriegn person and you can not speak somali language.... there is no problem.. we will transalte your language,,...
@libanpac-cg8mn
@libanpac-cg8mn Жыл бұрын
Hassan Gantaal legend . The first Somali song recorded Malaysia 🔝
@abdullahidahir8707
@abdullahidahir8707 5 жыл бұрын
Fananki uhoreeyay oo asoo hesaayo helikoptar fulay woow liketa dee
@engineerharato8883
@engineerharato8883 5 жыл бұрын
Quruxdii hargeysiyo Qardha waaya kula lada. Like iisaara hdad igu raacdeen rer puntland iyo reer somaliland.
@puntlanderboy5333
@puntlanderboy5333 5 жыл бұрын
Engineer Harato Like macal Comment...
@abokorxuseen7486
@abokorxuseen7486 5 жыл бұрын
Like ta man ku wasaa markana
@somalisongs2459
@somalisongs2459 5 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farax sanahay inaa noqdo qofkii 2ee dawado subscribe idhaha like Tana igu caawiya
@sahrasharif3657
@sahrasharif3657 5 жыл бұрын
Guuleed Simba slan sare
@bahjoabdi4986
@bahjoabdi4986 5 жыл бұрын
u deserve my like😻
@sirmohassen5966
@sirmohassen5966 5 жыл бұрын
Guuleed Simba ninka mgca iskaleh magaca ha ugu dhelin mrxw
@rahmaqaliif3883
@rahmaqaliif3883 5 жыл бұрын
Hees shidan iga dheh
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Fake Account Baad La Wareegaysaye Dadka Magacooda U dhig
@Majid001-go8ft
@Majid001-go8ft Ай бұрын
06/06/2024 still listening 💯
@fatximohiadin4817
@fatximohiadin4817 22 күн бұрын
16/06/2024❤😂
@anfacabdi9215
@anfacabdi9215 19 күн бұрын
Manta dhagesanoyah ilaa wajii😅😅
@axmedismail5825
@axmedismail5825 19 күн бұрын
Aniga just now ayan dhageysanoyaa 😢❤
@sagaladan-e5m
@sagaladan-e5m 5 күн бұрын
O3//// 7.......2024❤🎉
@i.l.y7507
@i.l.y7507 5 жыл бұрын
I am Not somaliya,i came from Eritrea but i Love this Musik
@realwarya_madara4136
@realwarya_madara4136 5 жыл бұрын
Gerry Habtom I’m Somali but grew up in Eritrea and I love Eritrean music 👍
@abdishakouromer4292
@abdishakouromer4292 5 жыл бұрын
We Love u Bruh
@hasiifaahlam6053
@hasiifaahlam6053 4 жыл бұрын
Novay Love you will hat you Improve the English *music *somalia
@CkACKA-cc8mo
@CkACKA-cc8mo 4 жыл бұрын
I am Somali grew up in Eritrea and from Eritrea 🇪🇷
@asmomaxamed8727
@asmomaxamed8727 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@shamsoqueen488
@shamsoqueen488 5 жыл бұрын
Naagaha dhahayo gabar soomali maxu ula qadi wayay horta baayoyiin qofka asaga choice iska leeh tankale fanaankan waa jecel yahay hablahaa soomaliyeed qadarin iyo qimeeyn u uhayanaa sidaan inuu usoo qawiyo ma rabo 😊bartaa kaaga haay gantalow
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
Views ka nagta qawan ayaa lagu helay so in gabadh somali sanlaga so dhigo loma bahna
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY qofki comment kada aqriyo wxo mooda gabdhaha somaliyed o idil ine yihin xurul ceynta janada 😁 gabdhaha somaliyed bdnkoda sanadkan qaawnaan aye ku faanan diin iyo dhaqan midnaba ma heestan marka caatifada iskada bulsho walba naago qaawan we jiran ileyn akhir saman lagu jiraa
@somstrong1510
@somstrong1510 5 жыл бұрын
DUNIDA did the
@suhuurmaxamed3535
@suhuurmaxamed3535 4 жыл бұрын
👌👌👌👌hadal wanagsan
@kafia4951
@kafia4951 3 жыл бұрын
Haa wlhi gabar Somali ku ficnaan leheed 💉❤️🇸🇴🇸🇴
@zaraquen130
@zaraquen130 Жыл бұрын
Burco qaybaheeda iigu qabo indero wiil isaaq❤🎉
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 21 күн бұрын
Inaantaas hadii inan somaaliyad ah lagu badali lahaa, aad ayay heestu usii qurxoonaanan lahayd. ❤❤❤❤
@suheibnuur2773
@suheibnuur2773 5 жыл бұрын
Heestan waxa dubay cameraman ka ugu qatarsan somalida Arimaheena
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Qoraxey wAan jeclhy From burco ♥️ 2020
@hassanhaji4730
@hassanhaji4730 3 жыл бұрын
Sharafi korkaga ha ahaato
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 Жыл бұрын
Muniisha togdheer ilkacas soo dhawow qaali dumar,anaguna waan ku jeclahay
@tolatola5879
@tolatola5879 4 жыл бұрын
I'm from Oromia. I can't believe it is very nice. I want to say once again bravo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Oromia ✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@fortniteplayer8796
@fortniteplayer8796 2 жыл бұрын
I am oromo to
@khad88
@khad88 2 жыл бұрын
@@fortniteplayer8796 Aaa!a!
@khalidislow7375
@khalidislow7375 2 жыл бұрын
We love you too we koshite oromia
@maxamuudamiin5963
@maxamuudamiin5963 Жыл бұрын
@@Yedo25254 sanding
@ensacamara9804
@ensacamara9804 3 жыл бұрын
I'm a gambian🇬🇲 but sometimes i do listening to Somalian music's. Because it's make sense to me that's why.. secondly i wish i can hear what they're saying. Really 😘
@ibrahimkismayo2176
@ibrahimkismayo2176 3 жыл бұрын
Keep listening you will get them slowly slowly
@abobasir255
@abobasir255 3 жыл бұрын
Thanks, its somali music not somalian. And in plural its somalis, not somalians, stay happy👏
@ensacamara9804
@ensacamara9804 3 жыл бұрын
(Abo*Basir) thank you sir 🤜🤛
@siciidwarsame9749
@siciidwarsame9749 3 жыл бұрын
U man thanks i wish you will speake one day
@nafyarofficialtv2986
@nafyarofficialtv2986 3 жыл бұрын
You can have the lyrics bro
@queensapnaam.a6432
@queensapnaam.a6432 2 жыл бұрын
Heestan Nolosheydah ku xasuustaa ♥️🌹🥀🌺🔐🤴🤴💋💋❤💘🖤💚🗯💍👑 nolosha waqtiyo qurux badan sugaya 1/1/2022 nasip qurux badan i.a
@cabdicasiismaxamed9640
@cabdicasiismaxamed9640 2 жыл бұрын
Hh
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Hhhh
@uniquegurl1193
@uniquegurl1193 5 жыл бұрын
Style, cod iyo quruux ilaahay wakuugu deeqay MA👏🏽🤜Hassan Gantaal 😍😍😍hoore u soco ❤️❤️❤️
@Raliyaibrahim-xt2zx
@Raliyaibrahim-xt2zx Жыл бұрын
i felt this ireally miss my husband was away job for six months we haven't seen each other bt coming soon in shaa Allah may Allah make him come safe and sound😢
@dahranmohamed6855
@dahranmohamed6855 18 күн бұрын
jah hestan hadn jecladey from 2024 ❤😂
@user-on3qh6ob6v
@user-on3qh6ob6v 16 күн бұрын
Anibo Sidokale 😂😂😢
@ShukriAhmed236
@ShukriAhmed236 12 күн бұрын
Anika
@nacnaciinadiiriye5067
@nacnaciinadiiriye5067 5 жыл бұрын
Quruxdi guriceel dhusamareeb ladega beri qamusku meshu qubta uu ku qorey galmudug iyo xaradhere cadaado aroos kugu qaba lha viva hbgdr like igu qabo intaan hda ka mid tahey my dadkyga love u ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanhassan6164
@ayaanhassan6164 5 жыл бұрын
Wow wow wiilkan qurux badana wilisha ogaden wan ku heysa qurux ilahey ba siyey nolada yaqey ninka hadu dheryhy qurux uma dhina wllhi ❤❤❤❤❤😍😍😍👍
@qadroabdi6869
@qadroabdi6869 5 жыл бұрын
Yaahu
@yuukeyyare7197
@yuukeyyare7197 5 жыл бұрын
@@qadroabdi6869 hhhhhh ogaaden inaa thy cadesey
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
O Hedhaha WiiLasha Somaliyed Qabilkodu Ma WajiGu Kaga QoranYahay Waba YabEe OGaden WaliGay Ma MaQaL From HarGeisa
@BigBoss-qm6ud
@BigBoss-qm6ud 5 жыл бұрын
@@qadroabdi6869 Naceyba iska daa! Wax noo qir.
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 5 жыл бұрын
Viva Ogadenia hanaga cunin wiilka
@nysaanisamoalimabdulaahi9205
@nysaanisamoalimabdulaahi9205 5 жыл бұрын
waaaaw waanba iska taaageera kan yari nolol qurux badan wllkey from Mugdisho ❤❤❤❤
@arbazgamer8615
@arbazgamer8615 4 жыл бұрын
Lyrics Qaali Luula by Abdirahman Yakub Noolaa qofkii helaa qootaan joogsigeediyo qoorteeda dheeriyo quruxdeeda farabadan 2x Liibaan ninkii qayb iyo qoys uhela oo cidii qalaafiyo qoraxay ladaga bari burco baalaheediyo qabri dahar ladaga bari 2x Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya way giimo badantee Qunyar yaa udaawadaa 2x Yaa abid quweeyoo xushmeeyoo qadariyo kuyidhaada qalanjiyo qawl dabacsan waligeed 2x Qaamuusku meeshuu buugta uuka goray iyo qaraarkii kismaayaan aroos kuu qaban laa qaybihii nugaalbaan aroos kuugu qaban laaa 2x Qaamuusku meeshuu buugta uuka goray iyo Qardho iyo Taleex baan aroos kuu qaban laa Burco iyo qaybaheedan aroos kuugu qaban Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya way giimo badantee Qunyar yaa udaawadaa 2x Like and Subscribe fadlan mahadsanid ❤️
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 Жыл бұрын
Thankz🩸❤️
@aadanmaxamed3505
@aadanmaxamed3505 Жыл бұрын
Jah
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 7 ай бұрын
Mel Baad qalade legend
@ceeblayar2660
@ceeblayar2660 4 жыл бұрын
Inta arimaheen kaso aragtay iminka meshii lagu duubay heestan ☝️☝️
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
ani☝
@shushuhaji1479
@shushuhaji1479 4 жыл бұрын
Ani
@zuldaaandeeqaariyah1436
@zuldaaandeeqaariyah1436 4 жыл бұрын
👆👆👆
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Asagaa duubay maahoo hee
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 4 жыл бұрын
zeynab mohamed oo loo is
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 5 жыл бұрын
Fanankena reer isaaq nolow sxp heesta hit waye qoraxey iyo kismaayo iga badan ❤👐👐
@maajiddiaz3529
@maajiddiaz3529 3 жыл бұрын
Sxb ogaadeen ina kala qaaday ayaa maxamed zubeer sii kala qaaday
@Tall25
@Tall25 5 жыл бұрын
qofba si ayuu u fiirsadaa heesta qofbaa miraha la dhacsan qofna musica da Hadii aad i fahantay one big like ha ila dhaafin cometga ayaa ku qeexi doonaa hadii aadan i fahmin
@djrashkavlogsandfilms5684
@djrashkavlogsandfilms5684 5 жыл бұрын
Arimaheena hadad Qoralkaan aragtay sxb waxan ku leyahay Hesaha ad fananinta ka dubto way shidan yahin lkn gabdahena yay marnaba mesha kaa marnan Wayo ayaga ku qurxon Wax la amano ayaga ugu wanagsanee Hadad igu racday Like ii sara Gadahena somaliyed we love you😍😘🙏 Hassan gantal horay u soco sxb xidiga nbi adiga ah
@anzalhilal504
@anzalhilal504 4 жыл бұрын
My home sweet Qardho Waayo kula lada Qardho wayo kula daga❤Qardho❤🔥 Alfanaan Xasan gantaal🙏 go forward
@mahadziyaad1875
@mahadziyaad1875 4 жыл бұрын
Waaaaaw xasan nom adag
@abdallajay7550
@abdallajay7550 4 жыл бұрын
Ansal hilal my home town xasan gantaal kufna fnankena ❤❤👈
@mohamadabdelaziz4100
@mohamadabdelaziz4100 2 жыл бұрын
My 🏡 dhul boqortoyo
@fardowsamohmed3388
@fardowsamohmed3388 21 күн бұрын
Hestaba qardho darted uso raadshey
@ahmedcadaweofficial6686
@ahmedcadaweofficial6686 5 жыл бұрын
Hasan gantaal waan ku salamaya walal fanan Mustaqbal fiican leh bthy go forward Canada Mar kugu soo dhaweynayna
@ahmedlila707
@ahmedlila707 5 жыл бұрын
Soo dhaweeya fananku wuu soo socodaye dhawaaan ruuug cas u dhiga
@shebaaaanonymous3166
@shebaaaanonymous3166 5 жыл бұрын
Hhhhh waaa saas mzul
@abdourahmanfarah3375
@abdourahmanfarah3375 5 жыл бұрын
awaleh aden and all fananita qale tusmofilm and liban waaxa weyi tusaale qaataa waa camaraman qaatar aah ayaa duubay wallahi ee tuusale qaataa my brother's
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Cawaale aaden waxad tahay fanaan soomaalinimadu ku wayntahay ee hore u soco walaal. Guulayso abid
@abdikarimali3144
@abdikarimali3144 5 жыл бұрын
Legend Awale Salan Sare Sxb Dhalinyarta fanka ku cusub gabadho iyo wiilalba in aad cawiso sidad awalba u cawin jirtay ayan kugu ogahay Sxb 🙏🙏🙏🙏🙏
@billowomar4944
@billowomar4944 3 жыл бұрын
I am in moroco listening this beautiful song....
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay lkn naagta ujileeysaa ka maseyraa uma qalanta heestan😏 gabdhaha somaliyeed oo qalanjooyinka aha ayagoo joogo😍😍😍😍❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hassan gantal keep going brother🔥
@nuramaxamed6548
@nuramaxamed6548 5 жыл бұрын
Somli calol wen ma rabtey hunay
@khadraali4057
@khadraali4057 3 жыл бұрын
Gobtii ogaadeen absame farta soo taag hadaad tahay?😍😍😍😍😍😍
@sadiamohamedsadiamohamed7253
@sadiamohamedsadiamohamed7253 Жыл бұрын
Dumaashi🥰
@presidentofsomalia3891
@presidentofsomalia3891 2 жыл бұрын
if you are still watching this masterpiece in 2022 you're a lagend 😍
@aasiyaibraahimmohamed1103
@aasiyaibraahimmohamed1103 Жыл бұрын
Hhhh
@abdifatahosmanali1168
@abdifatahosmanali1168 4 жыл бұрын
Qofkii dawanayo 2020 like saar weyaan
@Ubah14
@Ubah14 Ай бұрын
Inta tiktok kusoo aragtay ee uhaysatay in ay cusub tahay heestani😂😂 june 2024
@ubahguled96
@ubahguled96 25 күн бұрын
Somalia faniinta waxa ugu hayaasta waa raagaas somaki galbeed ❤❤
@engineerruqiyo9234
@engineerruqiyo9234 21 күн бұрын
Been waye taas fanka hargeysa waye😊
@abdulahiali1701
@abdulahiali1701 5 жыл бұрын
Wixii reer qorexey reer qalaafe iyo reer Kismanyo suulka haku qabteen💪💪💪
@deeqkoosar4558
@deeqkoosar4558 5 жыл бұрын
Masha allaaah wiil hoog ubixii jarar jano dhagax buur inaad kudhalatay dherer kaaga ayaa cadayn u ah nolow ina adeer qaaali hasan gantaaal 🌹🙏
@farhiyogeelqaad7548
@farhiyogeelqaad7548 5 жыл бұрын
rer isaaq miyaa
@awayscali4709
@awayscali4709 5 жыл бұрын
dëëq köösär kkk adna sido kle heee
@tonijoshua9807
@tonijoshua9807 5 жыл бұрын
Dhal Goobeed ree nogbeed ayaan ahay subscribe igu qabo ina adeer qaali Wxn ahay dhashii Amaadin jeeraar 😍🇬🇲 OGADENIA
@qaysj8451
@qaysj8451 5 жыл бұрын
Hassan Gantaal wa nin somalida dhan jecel waxad ka garan meel kasta oo ay daganyihin wu ku daraa heesihiis. Keep going bro.
@AnisaFarah-ph4ul
@AnisaFarah-ph4ul 20 күн бұрын
Iam lessening in 2024❤❤
@AyanahmedQueen
@AyanahmedQueen 5 жыл бұрын
Wooow dhashii ogaden qarash baa galay heestu caadi maha qalaafe qoraxey liibaan yaa ladaga beri👌👌❤❤❤💋💋💋
@wizzabka1766
@wizzabka1766 5 жыл бұрын
Ayan ahmed Queen1213 Libaaan ❤️
@khalilomar3962
@khalilomar3962 5 жыл бұрын
Ayan ahmed Queen1213 goorahanba ninku halkuu awr awrka uga yara eeg yuhuun bn lahaaye shaw ogaadeen buu ahaa mn garto😂😂😂😂😂
@aarkajigjiga3854
@aarkajigjiga3854 5 жыл бұрын
😍 adaaba shidane een ixiim ........
@vibesfc77
@vibesfc77 5 жыл бұрын
Ayaan said jamac ina bal subscribe igu qabo😂
@nafisomaxamed8121
@nafisomaxamed8121 5 жыл бұрын
dhal boqortoyo
@jeyjeymohaa3081
@jeyjeymohaa3081 5 жыл бұрын
All credit to Arimaheenna😍. Quality vedio. He has taken Somali music industry to another level💪
@bayanabdussemedgerissa1698
@bayanabdussemedgerissa1698 5 жыл бұрын
I'am oromo but i love somale song💖💖
@geediolaad518
@geediolaad518 7 ай бұрын
Oromo and Ethiopia are my enemies
@kaabsooljaliil8322
@kaabsooljaliil8322 6 ай бұрын
2024 yaa daawanaa
@princeshafi9326
@princeshafi9326 5 жыл бұрын
Booskaas gabar somali ah baa ku qurux badnan lahayd yaa ila qaba fikirkaas
@aishaboss9779
@aishaboss9779 5 жыл бұрын
Prince Shafi gabar Somali waxba majili taqaan waa reer baadiye.
@samaralovly5507
@samaralovly5507 5 жыл бұрын
@@aishaboss9779 runtaa ka hadashay wllahi
@saladoidiris8708
@saladoidiris8708 5 жыл бұрын
Aniga xataa
@princeshafi9326
@princeshafi9326 5 жыл бұрын
@@aishaboss9779 malahubaa wrkaas hablaheenu soo ayaga romatica ah
@hubihapimoh5528
@hubihapimoh5528 5 жыл бұрын
Aniga
@abubakarbuntal5938
@abubakarbuntal5938 2 жыл бұрын
Somalis are our brothers we really appreciate there music
@AbdihakimAhmed-dq6hl
@AbdihakimAhmed-dq6hl Ай бұрын
Inta oila dawonooso 2024 waa idin salaamey❤
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Ай бұрын
Waa qaali luulee Qalbigeeda yaa dhaya❤
@qadarshariif2444
@qadarshariif2444 4 жыл бұрын
Intii dawaneysa heestan habenkii ugu danbeysay 2019 waan idin salamayaa👋👋🇿🇦
@yusrayuu5217
@yusrayuu5217 4 жыл бұрын
Qadar Shariif mashallah
@fadumoshafeec5211
@fadumoshafeec5211 4 жыл бұрын
Walhy hestan markii aan dawnayo dalka in jogo maba ogi waba baxa markii aan dhameysto bn bn isku naxa oo aan arka in aan afrika jogo
@hassankhadar2107
@hassankhadar2107 5 жыл бұрын
Inta qabridahar jecel like.
@nuramaxamed6548
@nuramaxamed6548 4 жыл бұрын
Haye hye
@asmahanaliasmahanali224
@asmahanaliasmahanali224 4 жыл бұрын
My fav song😘😘😍
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Wlh si dhaba ujeclhy inan tago qabridahar io dhulkeni hoyo ree abtiyashey allow iidaaa
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 3 жыл бұрын
Qabridahar Qorahey 🇸🇴
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 3 ай бұрын
Hees xasus garaile malin an jigjiga kabaxay ila shinile 2019 Hadana joga bosaso #2024 ❤
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 3 ай бұрын
Xusuusta waa dhib iska ilaali walaalkay
@ruqiyo3947
@ruqiyo3947 Ай бұрын
Yaa dawanaaya 2024 😂❤❤
@abdifatahahmed7169
@abdifatahahmed7169 Ай бұрын
Cawanimadhan dawanaa❤
@am_baasid
@am_baasid 4 жыл бұрын
2020 like saar kulahaa✌ 👇👇
@geelemaxamed1979
@geelemaxamed1979 3 жыл бұрын
🌻❤💓💋💖💝💗🥰👬👭💑💖
@kafia4951
@kafia4951 3 жыл бұрын
Aniga ✌️❤️💯
@ayaanfarah308
@ayaanfarah308 3 жыл бұрын
Malaysia 🇲🇾 meesha waqtigiii nolashayda ugu fiicnaa aan ku soo qaatay my second home nabad rabi haigu kaaa celiyo Please like iisaar hadaa taageertoh wadankaas ❤️❤️🥰🥰
@abdirahmanabdi3120
@abdirahmanabdi3120 3 жыл бұрын
Aamiiin wlshy qali
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 Жыл бұрын
Yaa still 2023 ila dawan hayaa
@hodanizha6003
@hodanizha6003 Жыл бұрын
Yaa ila daawanaayo 2023 laxankeda heestan waa wataa ani qamuska meshu bookta uu ka qoray iyo qardho iyo taleex baan aroos kugu qaban laha burco qeybahedaan aroos kugu qaban laha intas laxankeda ila qimeya 😢❤
@shucaybmweelo7712
@shucaybmweelo7712 3 жыл бұрын
Axax yaa ila dawanya 2020 zi gaarah æway tolkey OG ileen heestan ayagey kuzocotayee like ta ha ila dhafina tolkey iyo zomali maxamedey 🔅 DHMNTN
@zahramohamed3848
@zahramohamed3848 5 жыл бұрын
first view🤘 M.A walakay horay usoco😍😍😍❤❤❤
@onlovekeita9541
@onlovekeita9541 5 жыл бұрын
zahra hal habar maa ina wada dhashay adiga iyo gantaal
@munirlioofficial2341
@munirlioofficial2341 5 жыл бұрын
Hassan gantal waa ninka kliyee hargeisa heesihiisa aan laga wayin inta ila aRgta like isaara
@tsttk9165
@tsttk9165 3 жыл бұрын
I'm from Eritrea I like Somaliya music 🎶
@zakihassanabdi8679
@zakihassanabdi8679 5 жыл бұрын
Nice Song Mr Hassan Gantaal never give up keep going on Lol!!!! Greetings from Munich Germany....
@hassanibrahim1143
@hassanibrahim1143 5 жыл бұрын
Dadkaan magacyada fanaaniinta wata ee like ta ku raadinaaya qofki ila arkay like ha ii saaro😂😂😂
@user-bj4tm1xp7n
@user-bj4tm1xp7n 26 күн бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2024
@DarajopoY
@DarajopoY Жыл бұрын
Waxan dhageysanayaa cawa oo ay tarııqdu tahy 14 june 2023 hestory wye❤🎉😂___________ 🇸🇴🇺🇬🇺🇸❤
@cariifow
@cariifow Ай бұрын
Still watching 2024😢😢
@iqriina_ina_sandheere
@iqriina_ina_sandheere 3 жыл бұрын
Gaantaal arooskisa yaa hestan soboqdqy🤣🤣🤣
@riyaaqcumar125
@riyaaqcumar125 3 жыл бұрын
Aniga
@mohamedabdishakur3214
@mohamedabdishakur3214 3 жыл бұрын
Me whli
@aaminakilwe2819
@aaminakilwe2819 3 жыл бұрын
Ani😀😀
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 ka Qariya maalinkaad 🤣🤣
@mohaayare5914
@mohaayare5914 3 жыл бұрын
Me
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 Жыл бұрын
Inama caadi maha muqalkan qurxoon waxa duubay legend weynaa arimahena.
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.! Legend xasan gantaal. Still listining 31/05/2024.🎻🔥
@marykerubo700
@marykerubo700 4 жыл бұрын
This is what we call talent ....wachana na hizi vitu vinaimbwa hata huwezi elewa.... Big up Hassan ...... you will go far in Jesus name
@mohamedabdi8167
@mohamedabdi8167 4 жыл бұрын
Mary Kerubo we ni mshenzi enda kasikize yenu
@francismuriithi7297
@francismuriithi7297 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣kerubo
@zeynababdi5741
@zeynababdi5741 5 жыл бұрын
Fav song I can’t stop listening to it 🙌❤️
@lovers6801
@lovers6801 5 жыл бұрын
Xassan waxaakaacodsanaa inafanan igadhigto
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
Wixii reer qoraxeey qabridahar like igu qabtaa 👈
@jamalibrahimali1347
@jamalibrahimali1347 5 жыл бұрын
magaalo cusub miyad ahayd hhh
@guuldoone
@guuldoone 5 жыл бұрын
Jamal Ibrahim Ali xasuus magaalo cusub waa meeshan ku dhashay masaajidka ow mataan agtiisa adigu xaafadeed ka deganeydeen magaalo cusub
@jamalibrahimali1347
@jamalibrahimali1347 5 жыл бұрын
@@guuldoone sxb anu xaafad ceel xaar ban ahaa
@Lowk3y19
@Lowk3y19 4 жыл бұрын
From shilabo 💕 love qoraxay cadey
@abdiaden9209
@abdiaden9209 4 жыл бұрын
My name is Qoraxay😁🤷‍♂️ and if you’re from Qabridahar you should know me otherwise you’re from Tuulooyinka hoos yimaada haha
@qalilulachannel
@qalilulachannel 3 жыл бұрын
My number one singer gantaaljayga caashaqa 🙈💗💗💗💗
@mazbalnadar1476
@mazbalnadar1476 5 жыл бұрын
MALAYSIA INTA JOOGTO LIKE KU SHARFA WALKIN WAYE
@abdijabartallmuse3105
@abdijabartallmuse3105 5 жыл бұрын
WA SAARAY ANIGA KL STARA
@abdijabarmohamedmuse4083
@abdijabarmohamedmuse4083 5 жыл бұрын
aj in the bilding
@whoisma5161
@whoisma5161 5 жыл бұрын
I love rer Malaysia. Walalkiin oo joogo Australia
@maslahcr7144
@maslahcr7144 5 жыл бұрын
Sxp Malaysia dalxiis ayaan u aaday. Lakiin waxaan kunolahay U. S. A New York 🇸🇴🇸🇴
@mazbalnadar1476
@mazbalnadar1476 5 жыл бұрын
ASXABTA
@hamdimohamed3267
@hamdimohamed3267 5 жыл бұрын
Qoraxey Igeee Hasan gantaal ❤❤❤❤❤❤
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 ай бұрын
Shan sano ka dib maanta socda 😢 hees xasuus wayn igu leh wey
@farxiyomaxamed4180
@farxiyomaxamed4180 Ай бұрын
Fv song 2024 dawanaya❤❤❤
@rooblefarah9404
@rooblefarah9404 3 жыл бұрын
I am somali and l proud somali people
@asmushmoha4964
@asmushmoha4964 3 жыл бұрын
Qardho waYo kula lada 🇸🇱❤ mY sweet home
@mohamadabdelaziz4100
@mohamadabdelaziz4100 2 жыл бұрын
Qardho waya kula lada My 🏡
@sadegalayax4254
@sadegalayax4254 3 жыл бұрын
I like this song kabisa... Waa qaali luulee qalbigeeda Yaa dhaya way qiimo badan tee qunyar Yaa udaawada...
@nimcaanka286
@nimcaanka286 3 жыл бұрын
If u are here after 3 years, u are a legend
@mohamedadanadan3647
@mohamedadanadan3647 2 жыл бұрын
Like mi
@aayahamediaproduction8667
@aayahamediaproduction8667 5 жыл бұрын
waxaan umelyna heesti igu horeysay aan muqalo ku qanco aan ku arko waliba ceel kabtar ayaa ku jirto like ugu roonada
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 5 жыл бұрын
Fanan Mustaqbal Leh Hassan Gantaal Go Forward ❤️💯
@abdisiyadsomaliamann9122
@abdisiyadsomaliamann9122 4 жыл бұрын
Fanankan hadii uu heesaha kale uu qaaday ama kuwa uu hada soo wado uu ku soo qado music degan iyo cod culus waa hubaal in uu shacab badan hanan doono. Sababtoo ah dad badan ayaa jecel heesa degan oo codkuna guux leyahay 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Xasuus hestaaan jcelkayda iso dirtay allow ida my nolasheydi ankuso xasuustaaa hestan
@habonmohamed5119
@habonmohamed5119 5 жыл бұрын
woooow msh allah wll Xassan horey u soco inaanta ayedana waye shidan tahye haga jismiga
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3 МЛН
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Hassan gantaal-Ayaan Dhalad official video
3:15
Hassan Gantaal
Рет қаралды 2,3 МЛН
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
HASSAN GANTAAL IYO RAHMA HASSAN_ JOHORADAYDA (OFFICIAL VIDEO 2023)
3:15
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,1 МЛН
MURSAL MUUSE & XAMDI BILAN DADKUNA WUU YAABAYAA OFFICIAL MUSIC 2021
6:10
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 15 МЛН
Ma aqoon jacayl - Hassan gantaal (Official Music Video 2023)
3:44
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,4 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 166 М.
HASSAN GANTAAL (TAALLO) OFFICIAL VIDEO 2018
6:22
Raage Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,1 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,2 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,3 МЛН
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН