HASSAN GANTAAL--NAGAADI
4:19
7 ай бұрын
HASSAN GANTAAL live performance
6:24
Пікірлер
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi habibi habibi je t'aime toi habibi
@Qureyshi
@Qureyshi 6 сағат бұрын
Heestan wanka helay dacadi😢
@ramlamohamud1957
@ramlamohamud1957 17 сағат бұрын
Waa qaali luuule qalbigeeda ya dhaya hesta kaliya an ugu jclhy heesaha hassan gantaal 2024 dhageysanaya qunyar yaa udaawada🥺😥❤️
@MaskiinowMaskalove
@MaskiinowMaskalove Күн бұрын
❤❤❤❤❤waw
@user-mm5rp6mu1c
@user-mm5rp6mu1c Күн бұрын
Axsan heees❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MameXaji
@MameXaji Күн бұрын
Waxaan daawanayaa 2024
@AbdulahiAbdiqadir-z1j
@AbdulahiAbdiqadir-z1j 2 күн бұрын
Ani
@abdulahimohamed9149
@abdulahimohamed9149 2 күн бұрын
Subxana allah
@IlyasAbiib-official
@IlyasAbiib-official 2 күн бұрын
2024 Heestan malintay soo baxday ila hada kama dalo ❤❤❤ Sadex magac qurxon
@JannahAbdi
@JannahAbdi 2 күн бұрын
😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@SakariyeGicman
@SakariyeGicman 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 күн бұрын
Ma aqoon jacaylkoo waan matalay Ma ogeen dhibkiisoo waan sabray Maskaxda iyo quluubtuu maalmo dagay Maanka iyo kaskeyguu aad umiray X2 Majaha dareenkuu meel uwaday Midaan deenbiwaayuu ii malmalay Muuqeeda kaliyahuu ii mugmugay Marwo lalasimaa buu maafish yirii X2 Aniguna markiibaa soo markacay Kalgacayl mug weyn baa laygu muday Milicsiga dhankeedaan micin kadayay Kolba meeshey joogtaan soo marmaray X2 Moojadaha kalgacalkaan mool kagalay Xasid iyo maranbaa miino dhigay Walaal kaan umoodaayaa mooshin furay Muraad kaan lahaynbaa maahan dhahay X2 Hayeeshee midaydii waan mulkiyey Farxadii maqnayd beri maanta helay Jacaylkeeda muuqdheer waan martiyey Xubigii magoolyoo wuu mir dhalay Macaan badantaan caashaqay meher kuxiray Mataanaanu noqonoo meel ladagay Jacaylkuna mar weeyee loo mashxaraad X3
@ArafoArafomeiraneh
@ArafoArafomeiraneh 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahi194
@abdillahi194 3 күн бұрын
Anoo H ASC DHAMAAN
@user-gx4lt6vh5y
@user-gx4lt6vh5y 3 күн бұрын
2024 yaaa ila soo daawaday😂
@anothernewlevel3469
@anothernewlevel3469 5 күн бұрын
13/July/2024 1:36am haben sabti ah waxaan ka dawanayaa deg carmo gobolka bari puntland somalia❤❤
@amranmohamed7808
@amranmohamed7808 5 күн бұрын
Me. Tooooo. 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥰🥰🥰
@amranmohamed7808
@amranmohamed7808 5 күн бұрын
MashAlh. Qur. Heestaniii. Miiyeeyyy. Cusubtahayyy. ❤️❤️❤️❤️
@amranmohamed7808
@amranmohamed7808 5 күн бұрын
Wawww
@XamdiAxmed-oe1vu
@XamdiAxmed-oe1vu 5 күн бұрын
😢
@AaminaHassan-i2u
@AaminaHassan-i2u 5 күн бұрын
2024 7/12/away dadkas❤❤❤
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 5 күн бұрын
Afsoomaali ahaan tuduca walaal kaanu moodnaa mooshin motion furay waa ila khaldan yahay, waayoo motion mooshin waa af ingiriisi ma ahan soomali, waxaa Ila haboonaan lahayd walaal kaanu moodnaa mahadha dhigay
@ibrahimhajibare4308
@ibrahimhajibare4308 6 күн бұрын
Hestan jacelkeygi 2022 ayay isoxasusini 2024 wan dageysanoya ano single ah najmay
@amranmohamed7808
@amranmohamed7808 7 күн бұрын
Waaaayhyyyyyy❤
@jabuseseko7488
@jabuseseko7488 7 күн бұрын
My favorite
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 8 күн бұрын
Quruxdii hargeisa iyo qardho wayo kula daga 2024 hi 😅
@cabdullahiyarecabdullaahiy725
@cabdullahiyarecabdullaahiy725 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdullahiyarecabdullaahiy725
@cabdullahiyarecabdullaahiy725 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤dsac❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@LiicatoLiicato-p3k
@LiicatoLiicato-p3k 9 күн бұрын
Liicato Liicato
@SacadaAhmedhassan
@SacadaAhmedhassan 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ilhaanf663
@ilhaanf663 10 күн бұрын
Wow best song 🎵
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 10 күн бұрын
Qoor teeda neer iyo
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 11 күн бұрын
Old is gold ✨️ wlahi xasus gelay 😢 nasiib daro,se ku sugan dalka russia xududka Ukraine kana mida.unit'special operations force.akhmet Kadyrovtsy,cammondo,of Russia 🇷🇺🫡 isoo duceya wll ano nabada qaba dalkaygii iyo magaaladydii hargeisa tago somali Allahayoow mide xanunka dawlad la'anta waxad daremaysa markad ciidaan shisheye noqoto😪 ilove you everyone's somali🙏🏼😘😢❤
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 11 күн бұрын
Mansha alah gabar somali 🇸🇴 hadayba asturan tahay sida gabadano kala gabdo Lubar bar digi garo malahan gabdahana Quruxduda ya hali karo ❤
@user-gh3ci4np8c
@user-gh3ci4np8c 11 күн бұрын
*Inta ogayd markii uu Arimaheennu duubayay heestan ee imikana dib usoo laabatay😂*
@NajkaCade-vh9gs
@NajkaCade-vh9gs 11 күн бұрын
2024 hadaa daawaneyso like iisaar 😮🫡
@IlsanhassanIlsanhassan12
@IlsanhassanIlsanhassan12 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤