Hassan Sheikh oo go'aansaday inuu Caabudwaaq ku duulo & Waxa ka dhalan kara!!

  Рет қаралды 37,993

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Hassan Sheikh oo go'aansaday inuu Caabudwaaq ku duulo & Waxa ka dhalan kara!!

Пікірлер: 303
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Daarood intii badnayn ciidankoodii ayey la yimaadeen Caabudwaaq, Dhulbahante, Majeerteen iyo Warsangeli waa joogaan Caabudwaaq.waa meeshii lagu kala adkaan lahàa.qaarmadoobe iyo Daarood.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
@@RukiyaAbdurahaman-r8u wallaahi waa joogaan leelkase iyakoo hubkoodii wata,hubkaasna qaybtooda ayaa lasiin doonaa.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Darood ma sedexda harti od sheegtay miya?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
D5 Oo dhan Baa Difaacanayo dhulkooda iyo Hantidooda iyo Cirdigooda Beelweynta D5 jigjiga Gaarisa intaba Waa laga Imani ❤❤❤
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
@@OmarMohamed-db3iy inta aan dariska nahay ayàan ka hadlayey wll, Daarood isma yaqaan,waa kala fog yahay.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
@@abdikadirhaji6852 waa ku khasban yihiin,hadii kale 5 tii sac" lo'da ayey ku dambay doonaan",maalinba mid laga takhaluso.
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Ай бұрын
Guuul Caabudwaaq💪Bi’Idnillah wey jeebi donnan macawisleyda HSM Xaaga dhuusamareeb ayu ku haaysta macawisley baada HSM. In shaa Allah guuul C/Waaq❤.
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Ай бұрын
Ilaahay ha innaga qaboojiyo khaladkan ka soo yeedhaya Xasan, haddii Uu ku adkaysto Ma mahadin doono inshallah.
@rachidgulled6006
@rachidgulled6006 Ай бұрын
Mareexaan miyaa lagusoo'ordaa, mareexaan aqoon maahan💪💪💪💪💥💥💥💥⭐⭐⭐⭐👍❤️❤️❤️👍👍👍😄😄😄😄
@mayAdam8888
@mayAdam8888 Ай бұрын
Waa Hussein Jamac reer Caabudwaaq sifiican ayuu wax ugu sheegay waana inay meesha ka kacaan
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
ASC HUSSEIN JAMA : HALDHIGEENU WAA SOO SOCO SIRAADEEY . 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Good point Guul Caabudwaaq
@OmarAhmed-tn1vs
@OmarAhmed-tn1vs Ай бұрын
Anigoo ah nin sacad ah xasan dhiiqo isagaa lagu kufsan doona caabud waaq
@ifrahmohamed8722
@ifrahmohamed8722 Ай бұрын
Allah haxafido reer caabudwaaq xasana sharkiisa allah hakuceliyo
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Ай бұрын
ADEER NIN DAAROOD HA OO FIIRSANAYO MAJIRO CUMAR MAXAMUD LEELKASE IYODHULBANTE QAARKIIS IYO WALIBA BICIIDYAHAN INTUBA MA FIIRSANAYAAN. OGAADEEN MA HUBO BALWAAN EEGNAA.!!!
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 Ай бұрын
Marhore baan meidaha uga kamaqli jirnay iyadoo aan hubkaan jirin,Caabudwaaq, Balanbal iyo dhabad baan kuduulaynaa.
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g Ай бұрын
Soo soco diyar baa loo yahy darood oo dhan
@1Alifarhan
@1Alifarhan Ай бұрын
Soo soco siraad yalaxoow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯 waa ruunteda Hussein wiil iyo gabaar reer hadiyar garoben Sade Mareexan they are not Alone from Dhulbahante to Darood ❤💯Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🙏💯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 Ай бұрын
Xasan shiikh waa siran yahay maba yaqaanno meeshuu haweey sanaayo aqoon u malaha waa meeshuu ku guban lahaa py py py ciddii ama dowladdii isku dayda nolol Lima soo noqonaayaan warkeygana waa xaqiiq rumeyso ama ha rumeysan waa jaaniskii qaramada midoobe xasan shiikh wali waxba lama socdo maba oga diyaaradaa kugu soo socda fiiri kenya iyo Dax law musaveni maanta musaveni godkiisaa biyo ugu soo galay waa ninkii talada qaldan kusoo siiyay geellana waakusocotaa marka hamoodin caano iney kaaga horreeyaan caabuud waaq ugu dambeyn waxaan ku leeyahay xasan shiikh don’t play no more or???
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Absolutely difaac adag reer qabudwaaq please please wake up now
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Hassan munaafaq wa maskin riyooday viva mareexan sade darood inshallah
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
War caabudwaaq ciidmaa soo buux dhaafiyay, ilaa buuro ilaa gudaha Ethiopia, ilaa Balanbal ilaa Baadiyaha ayaa magaaadii buux dhaafiyay, Daroodna wuusoo socdaa.
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Ай бұрын
Xasan xaarash qaran hadutaas iskudayo wafigtisi ugudanbeysey insha allah
@user-mu7th8hu1c
@user-mu7th8hu1c Ай бұрын
Masha Allah ilahay ha ku barakayo ilahay ha badbadiyo dadka cadawgana allaha ka qabto.
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h Ай бұрын
Ninkii raba inuu dhintoow imow cabudwaaq!
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
CADOWGIINA WEY DHAMAANAYAAN INSHAA ALLAAH VIVA DAAROOD VIVA MR ❤❤❤❤❤❤FROM QARDHO
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Xassan socdaal gurgurte kuma dhaco wle tan Ku dhacda in layabaa car hayimaado 😮guuull Mareexan ❤❤😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Anaga daarrood AH hadaan isku duubnaano kena joga NFD DDS ilaa JLN PUNTLAND SSC ilaa snaag reer futo madobe waan ka adagnahay Ale idankii wey jabayaan
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
@@user-sn5yz7vg8v aad iyo aad inader darood WA dowlad shurun shuur iyo wax lamid a wax Nagama qaadi karan
@maliounemoussa1675
@maliounemoussa1675 Ай бұрын
1¹​@@user-sn5yz7vg8v
@user-cg3wl5ln3i
@user-cg3wl5ln3i Ай бұрын
Xuseenaw xasan waxna mamaqlo waxna ma arko ee reer qaabudwaaq ha idifaaceen
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
MR HADAAD KU DUUSHAAN HAWIYOOW DAAROOD DHAN DIYAAR IDIIN AH REER DIGIR QUUTE FADARA YAHAY FROM PUNTLAND
@qorshemaxamed5138
@qorshemaxamed5138 Ай бұрын
Xasan iyo mooryaantiisa waxbadan ayay ku taaheen 1991 ayaa loonoqonayaa Ma uu iswaydiiyay kursiga miyuu sii fadhinayaa Soo dawladnimadii intaas la soo kabayay god kuma dhicin oo Somaliya mapka ka mabaxayso illaah kama dhigo Somaliyana illaah dib illaah umma celiyo Aamin
@abusultan011
@abusultan011 Ай бұрын
Ilaahay ummadda Soomaaliyeed dhiigooda hakala badbaadiyo qolada xamar fadhidana tubta toosan iyo talada teeda wacan haku hanuunsho
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc Ай бұрын
Allah ma imaado Xasan anyax Waala isbaranaya oo Wllhi hello 👋 darood curadkiina garab istaaga oo lasaafta 💪🏾
@muslix1147
@muslix1147 Ай бұрын
Dhaaf marmarsiiyo fiican oo aan Galgaduud iyo Mudugoo dhan kula wareegi karno hanoo sameeyee.
@Moha-yare6365
@Moha-yare6365 Ай бұрын
Ader so daa dheh waxad hayso xasan ayax ano Omar maxamud ah ba wlhi ku dhimanaya halkas
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Qaramada midoowe ha lala socod siiyo. Dhiiqo xasan isku sheega Dowlad shaatiga ee uu Isticmalayo.daaf dhirbaaxo ayaa sugeysa Darood diyaar garawa..soo socoy siraadey
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Ай бұрын
Waa kayska celinayaa xasan sheekh haduu isku dayo waa qabiili qabiilka aaminsan
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
CABUDWAQ WUXUU UWERARAYA WAXU ISKU DHAMAY NAYA CIDAKA IYO SHACABAKA WAXBA KAMA GELIN
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Waa siday tahay walee Huri mayso inan Puntland ka soo ruqansano nin raga og doqona waxba loo sheegimayo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Xaqiiq wallo laakiin ogaada reer daba madobe ou gurgurte hogaminayo uma socdaan Mr okaliya e waa HARTI halaga mash quuliyo difaaca SSC waar diyaar garooba daarood allaa badiyaaye Shurun shuur allaha dhameeye guul daarrood alle idankiyee
@farahadan3910
@farahadan3910 Ай бұрын
Waa Qaniimo Cusub ee Garaash weyn Sameeya❤
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Ай бұрын
Bal aan Eegno HSM wuxuu kala kulmo MR
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Xasan haddii uu weeraro waa la iska difaaci xukunkiisana halkaas ayuu ku saqiiri.
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Guuleyso Guuleyso Guuleyso Hussein ❤
@wonderman8085
@wonderman8085 Ай бұрын
Wallee Xasan Shiikh baan kheyr ka shaqayn
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Wuu ku javayaa inshaa allaah
@gablax
@gablax Ай бұрын
Warka waa dhan yahay hawiyoow Hassan hadad qabsan weydan waa la idiin qaban Bala isku soo daya dhul daarood inad ugu soo dhuumatan dawlad iyo in kale waa la is Arki ee welcome to caabudwaaq👍👍👍👍👍
@shankaroon56
@shankaroon56 Ай бұрын
Xassan xaabo buu ku shidayaa Somalia, wanna kuma laha. Wuxuu heystaa wadadii Muse,
@AhmedMohamedomarAhmedmohamedom
@AhmedMohamedomarAhmedmohamedom Ай бұрын
Masha allaah waxad tahay waxagarad adeer
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 Ай бұрын
Mareyaxan Haddii Duulan lagu qaado DAAROOD inaya garab isatagan si toosa ah Lona diyara garoobo
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
Reer cabudwaaq xassan buldaaniya shar usoo dhiga.
@ashafarah6052
@ashafarah6052 Ай бұрын
Dawladnimo aaway, Masaajidka cayaarta ka dhaaf. Caabudwaaqeey yaan lagu gaadin.
@adanzakaria4016
@adanzakaria4016 Ай бұрын
Qof dulmi wada asaguu kunoQdaa sida Qalibkaa
@ashafarah6052
@ashafarah6052 Ай бұрын
War Mooriyaanta u diyaar garooba Daaroodoow.
@SalmaanAhmedali
@SalmaanAhmedali Ай бұрын
Asc wllo balanteeno waa difaac inshaa allaah
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s Ай бұрын
Waa.ognahay.sheekadda..irirsamaale.daarood.hurdada.ha.kakaco
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s Ай бұрын
Daarood.ayaa.difaacay.caabudwaaq.makablalax.ayaa.dhamaaday.oodunIda.Cushendall.laga.waayey.ssc.iyo.butlanba.waa.diyaar.iyo.j.lan.iyo.ogaadeemiya
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Xasan sheekh waa doqon waa macan gag Wuu samayn karaalaa kiin harti waa in ay diyaar u noqdaan weerer ka xasan
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Ай бұрын
Ha isku daya haduu rag yahay wllahi inuu aduunka kuyaran xasan dhiiqo
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 Ай бұрын
Hogaamiye kooxeed baa dalka madax ka ah Ilaahay Soomaaliya ha badbaadiyo
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u Ай бұрын
Ninkan walaan ee dalka xarashay ee dadka bara kiciyay manta wa dhiiqo iyo darood war diyaar aya lagu yahay.....mafiya diraas dawlad ama soo xidho ama futada khawariijta gaal.....ibnu xaraam weyan ninka darood ka qayb geli wayo dulaanka lagu haayo cabuudwaq...... guul iyo gobanimo darood 💪✌️
@khaliifcabdi6106
@khaliifcabdi6106 Ай бұрын
Xasan shiiq waxuu baabinayaa habad gidir oo ku weerarayaa mareexaan
@LunaLuna-kg9tu
@LunaLuna-kg9tu Ай бұрын
Soomaliya dhan baaba Amxaaro u soo socotaaye oo la qabsan mar dhow waa xaqiiq taas intey iyaga isku maqan yihiina waa la soo gali wadanka iga qora Aniga taas
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Arsanal dheh oo gaaladu soo hubeysey.
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Qash hadeey siiyaan dagaalkaanu tusbax furtay buu noqondoonaa.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Basha darood aa geska Africa maxay iska ga indha tirtaa xaqiiqada kasocota 2ba magalo oo kala ah caimada mogdisho iyo Hargeysa waxaa laga malego oo ah dhibato lala radiyo ama cadawad looqabo Reer Hargeysa addis ababa waxay utagaan iney Jigjiga dacaweysn mogdisho waxay Nairobi u tagtaa iney gariss cadaweyso tas ma ahan mid qarsoon lkn darood ka waa iska indha tiraa waxaas miyuu kabadan yahey oo sidaas derteed bey ugu ba firsanin mise way kacab sadaan runta hawiye iyo dirta waxaad modaa cadow godaba inu yahey darood oo keliya taas na cidii igu diidi karta dalilkeda hala timaado
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Oo etoobiya iyo kenya soo dhul daarood ma ahayn
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
KKKKKKK ADEER KUMADHICIKARO INUU CAABUDWAAQ WEERARO XASAN DHIIQO REER CAABUDWAAQ WAXAA KU XEERAN SHACABKA SOOMAALIYA UGU BADAN UGUNA XOOGGA WEYN EE DAAROOD ISMAACIIL CIDLANA MAJOOGAAN REER CAABUDWAAQ. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@filsanmo4987
@filsanmo4987 Ай бұрын
Xassan sheikh iyo kuwa dulmiga iyo caqli imisa ku raacay allow jebi Idam Allah e
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
HADEY TAASI DHACDO WAXAA LOO DAGAALAMAYAA DAAROOD IYO HAWIYE FROM DAAROOD 🦁👑👑👑👑👑👑👑👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Ай бұрын
Asc mudane
@thegunner971
@thegunner971 Ай бұрын
Dagalki lascaanood qayb lixaad leh ayu ka qaatay. Waa nin ciilqaba.
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc 😎😎😎. xasan maxamud meeshii lagu waday maanta waa joogaa balse qaniimo kale yuu soo wadaa iyo xoolihii soomaaliya uu ka xaday cid madaxweyne uyahay ma jirto wuuna riyoonayaa hadii sidaas isku qan ciyo sidaas waa meeshuu ku dhinan lahaa in shaa allaah ✅✅✅
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Ай бұрын
Muuse biixe harti oo kala maqnaa sanado badan ayuu dib u mideeyey...xasan sheikhnah daarod oo boqolal sano kala maqna ayuu dib u mideendona ....by from growe puntland
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r Ай бұрын
Ugaaska iyo cuqaasha mareexan maxay u aamusan yihiin waa inay hadlaan oo abaabul saneeyan oo daarood isugu yeeran waa in diyaar garow lasameeyo
@ubahali2129
@ubahali2129 Ай бұрын
Cabud waaq waaxu kaa qaado buu leeyahay kuu wii kaa hooreyay baa ku haalag samay
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Hub lama soo qaadi karee ma dhiig uunbay raadinayaan hayimaadaane daa waxba ka qaadi maayaane
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Daalimiintii 1991dii kuwii dhiiga umada waxku noqday ayaa wali moodaya inay maan laan dadka iska layn karaan. Xasbunalaah wanicmal wakiil.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Dhulka iyo dhiiga darood mardanbe daawan mayno 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 cashar noogu filan goojacade....
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Marixaan now somaliya kuma noolanayo reer aan ciidan isku xiran laheen aa caabud waaq waa iney yeelato ciidan isku xiran oo talis leh
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Xasan dhiiqo soo raac war cad waa naga helesaaye
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
@@abdixukun9046 soracimayo sheydaan hasoraaco maxaa munafaq idaba celinayo am anaa dayus ah
@sharifsharif5948
@sharifsharif5948 Ай бұрын
Thank
@aminaismail2779
@aminaismail2779 Ай бұрын
Alaween oawodle Isagalawakiisha Waxabamaqaadidonan Cabudwaaqhadigtoonaato Ikutashada Lagamadkaandono Insha alaah
@deeqoali57
@deeqoali57 Ай бұрын
Oo xage hubka ka helaya ma meel uu hubku yaaloo yaqaan?
@nimoahmed8815
@nimoahmed8815 Ай бұрын
Mashallah xusenow dadkani way hurdaan ee hurdada ka kic xita Ugaasku waa hurah ma ahan nin cod kar ah hadii aan fiiryey mareexan sade oo dhan waa hurdan ma ah dhulbahante iyo harti oo kale ee ha la difaco dadka iyo dalkaba
@FardussYussuf
@FardussYussuf Ай бұрын
Waa Walaal Hussen
@randomh684
@randomh684 Ай бұрын
Walahi inan Guriceel, Dhuusamareb, cadado iyo gaalkacyo nabad lagu joogayn hadii Cabudwaaq ciidan beelaysan oo Shaar dowladeed xiran lagusooo weeraro!!.
@adan5209
@adan5209 Ай бұрын
malaga yaabaa cidanka sogaley itobiya in ay gurmad yihiin ee ayrabaan gobalka ?
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
itoobiya ciidan keedu waa fulayo adeer waa lawasayaa anagaa naqaan ciidan uma hadhin itoobiya iyadaa is laaysay waxani waa oromo walaahay hadii 300 oowiil loodiro saacad baa hubka laga furanayaa muuqaalka ayeey ciidan kayihiin uun
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Lgama yaabo taas hwiye ethiopia ma adeegsan karaan darood ba qayb ethiopian yhy
@toknownow
@toknownow Ай бұрын
Hassan waa nin qabiil ku socda Puntland 24 hrs bay ku burburaysaa kii lahaa soo ma ahan Somaliland u muujiyay jacayl ha la iska dhiciyo Dameer ka. Hawiye iyo Daarood waz markii sii dhab ah loo kala bixi lahaa.
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Anigu ma Aminsani xasan inuu caabudwaaq weerarayo Haddayse dhacdo. Mareexaan Dhulkii bay soo ceshanayaan Horey u limiyeen Xasan hubka dhigidoonaa in sha allah War ninka waa sugaynaa😊
@user-ty2jg7ro2n
@user-ty2jg7ro2n Ай бұрын
Ha laqusiyo wa bide habaran
@ihabdi47
@ihabdi47 Ай бұрын
Assalaama Alaikum Hussein jama Inader Waan ku salaamay Waxaad na siisay xog iyo talo labadaba waanu qaadanay Haddii caabudwaaq hal askari pistolad ku soo rido geeska Africa ama kabaha ayaanu ka toli ama waanu ka talin From ssc khaatumo Las Anod WBT
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Ай бұрын
Mareexaan ha loo guro xerooyin barakac... Rwandha iyo Ughanda ha lagu simo.
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Ай бұрын
Wa in laqota dhufesya sidha XAMAS IYADHA OO CIDNA LAGU DULIN XALAD DIFAAC FAQAD.LAKIN WAXAN DHIHI LAHA ILAHIYO DHIIGA MUSLIMIINTA KA LA BADBADHI.
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Ай бұрын
AWALBA ISAGOO RAADINAAYA SIDUU DAAROOD U WEERARARO GURGUURTE WAA GACAN YARIHII CAYDIID IYO INUU AAD U JECEL YAHAY 1991KII MAR LABAAD DAAROOD UU DAGAAL KU QAADO INSHAA'ALAAH BAAN KA MAGAN GALNEY SHARKIISA IYO SHARGOODA INTA DHIBKA NAGU WADO .
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Ай бұрын
HASSAN WAAN BARANAY ADEER
@SitSitu-m4o
@SitSitu-m4o Ай бұрын
ARYAA HUSSEIN ANAA HAWIYA AH NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HAKU DHACDO, ARYAA MUQDISHO HALAGA WAREEJIYO CAASIMADA UMADA HALAGA BADBAADIYO XASAN DAMEER IYO KOOXDIISA.
@abdullahiomar7003
@abdullahiomar7003 Ай бұрын
Waa soo dhaweenay
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Naxashyadooda horey ha u Soo qaataan
@gaashaamotv
@gaashaamotv Ай бұрын
Hantida ay dhaceen reer caabud waaq inay 83 milyan oo doolar yahay
@khaliifcabdi6106
@khaliifcabdi6106 Ай бұрын
Nimanka la idiin so dieay waa basaasiin waxayna so qorayaan msgacyada odayaasha beesha lafahz hoose ee kala duwan ee mareexaan
@AnfacMohamed-qc1rd
@AnfacMohamed-qc1rd Ай бұрын
Waxba kadhefimayan xata haday qortan rabiba maqrin walale
@user-zq7cf7xg2w
@user-zq7cf7xg2w Ай бұрын
To.xuseen jamac.from maxamud tahliil.oo oday reer diini reer dalal ah adeer waxaan joogaa caabudwaaq,waxaan kuu sheegayaa in haddii uu nala soo weeraro kuu balan qaadaynaa in ciidanka xasan shiikh ku gumaadi doonaa kadibna hubkooda aan qaadan doono insha allaahu.
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 Ай бұрын
Ilaahay ummadda hakla qaboojiiyo dagaal faiido u leeyahay waa ka og yahay.
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq Ай бұрын
Sosocda dheh holacba kaso horeye mahadsanìd wariye
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh Maaha Madaxweyne Soomaaliyeed ee halayska dhiciyo waa Madaxweyne Qabiile
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Salaamaad Hassan Ilaahy xaqa ha tuso... Waa dagaal ooge.
@abdibareabdule3441
@abdibareabdule3441 Ай бұрын
Adiga waxaan u maleynayaa in aad qandaraas ku Soo qaadatey madaxweyne xasan sheekh In aad ceebeysid habeem iyo maalin waxaad afkaaga ku heysaa madaxweynaha ninyayow inku xishoow madaxweynaha ka leexo
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Awalba wey kq go’neyd inuu Caabudwaaq weeraro hirgaladi uu soo dirsadey qiineyn buu ogu soo dire
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 Ай бұрын
Caabud-waaq hadii la weeraro anagoo reer puntland ah ayaa dagaalkaas geli doona indhaha kama fiirasan doono gardarada intaas le'eg
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Ninkii dalka laga rabay inuu Axmaaro ka difaaco Caabudwaaq iyo Shacab masaakiin ayuu rabaa inuu u weeraaro hub sharci darro ah oo uu isagu isla Itoobiya kaoo iibsaday oo maleeshiyo bililiqaysatay.
@LJama6119
@LJama6119 Ай бұрын
Macquul ilama aha inuu weerari karo caabudwaaq. 1- Lama hubo hubku inuu weli caabudwaaq yaalo. 2- Duulaan lagu qaado caabudwaaq waxay noqon dowlad qabiil ku duushay. Taasi waxay isu badali dagaal qabiil oo saameendoona gobolo kale oo badan.
Mashruucyada lagu Gaalaysiinayo dhalinyarada Soomaliyeed!!
6:17
Hussein Jama
Рет қаралды 22 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 3,9 М.
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 202 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН