No video

hawiyow xasan sh & siyaad barre dalka yaa dhisay waase ibsaday oo xaraashay xamar caasimadi somaliya

  Рет қаралды 62,891

IIDAADI WARKA

IIDAADI WARKA

Күн бұрын

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 198
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 ай бұрын
Asc, Allha u naxariisto M.Siyaad Barre, oo ah madaxweyne ka tagey dal dhisan, oo leh jidad, iskuulo, warshado, isbitaalo, oo loo siman yahay, kaliya dadku waxay buun buuniyan inta xun.wbt
@luulabdi2037
@luulabdi2037 2 ай бұрын
Ilmaha agoonta uu so koriyay jazzadiisa jannah ilahey ha ku siyo ameen ya rabb
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Aabo siyaad dowlad kama danbayn alla yarxamu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Aabe siyaat uma baahno duco iyo habaar janadii farduusoow ku jiraa uu ku raaxeeysanaa alle ayaa jelaaday daacd buu ahaa masha alaah ❤❤❤❤
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 2 ай бұрын
Waligii ma galaayo waa gaal ilaahay aayadiihisa inkiray
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 ай бұрын
Waayo , waayo . Jaalle Siyaad AUNTE . WADANI , GEESI. CAAQIL , DAD IYO DAL YAQAAN . Gaadaashii dab lamashidan .
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 2 ай бұрын
M0xamed Siyaad Barre Allah u Naxariisto Janadii Fardowsa Allah ka Waraabiyo Aamiin wuxuu ahaa Wadani Somaliyeed oo dalkiisa jecel ayuu ahaa shicibkii kuwa Agoonta ah wuxuu u dhisay Xero uu u baxshay AGOONTA nin gaaràyanah Wadaniyada malaho SOMALIYA HA NOOLAATO AAMIIN
@sahromahamud
@sahromahamud 2 ай бұрын
Soomaaliyeey Haloo Duceeyo Aabihii Ummadda Soomaaliyeed 😭🇸🇴🙏🇸🇴😭 Mahamed Siyaad Barre Samir Allaha Naga Siiyo
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Allaha U Naxariisto Aabe Siyaad
@mohamedsharifali3886
@mohamedsharifali3886 2 ай бұрын
Siyaad Barre waa duceesan yahay, umaduu daryeelay duco u direysaa wuxuu ahaa nin nool oon daalin
@dekajama8188
@dekajama8188 2 ай бұрын
Illaahay ha unaxariito mohamed Siyaad barre aamiin aamiin yaarabi
@user-hp1xt5th4x
@user-hp1xt5th4x 2 ай бұрын
ale hawnaxariisto.maxed.siyaad aamiin aamiin.yarabi
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
Illaahay haunaxariisto oojanada hakawaraabiyo intii dumisay oohadajoogto illaahay hakadeedo oo illaahay haka sawaabiyo
@xaliimamuhumed7370
@xaliimamuhumed7370 2 ай бұрын
Waa xaqiirin maantana nabsigii ayaa haysta waa abaal laawa yaal xaq ma qarsoomo maanta dalku waa xaraash illaahay hanoo hiiliyo kuwaana dalka allaha ka qabto
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 ай бұрын
ASC Allah ha,unaxriisiitu adigana runta Allah hakaa abaalmariyo
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 ай бұрын
Macallinkii ilaahay ha u naxariisto
@AbdulqaderAliHayle
@AbdulqaderAliHayle 2 ай бұрын
Allah ha u naxaristo Baba siyad bare
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 2 ай бұрын
Cusbataal free Isgool free Amni free Anigu waxan ka baxay dugsi sare Dharka iyo buugaagta ilaa qalimaan bilaazh ah macalimiinta dawladda ayaa mushaarka siin jirtay
@2daysago_
@2daysago_ 2 ай бұрын
Bani adam perfect ma ahan karo...qalad iyo saxba waa leeyahay ee ilaahi sw unbaa dhameestiran. Lkn siyaad barre somaali waa ku abaal dhacday...xumaantiisi ayey dadka suuqa ugaliyeen ayagoo iska indha tireen waxqabadkiisa iyo inuu umadiisa iyo dalkiisa jeclaa. Lkn abaal waxey oga dhigeen iney asaga xumeyaan wakaasa hada 34sano kadib salka dhulka la dhigi la'yahay oo ayaga iscunayaan
@qoslayeali6930
@qoslayeali6930 2 ай бұрын
Illahy ha u naxariisto aabo maxamed siyaad bare
@user-mu9hx1xl8x
@user-mu9hx1xl8x 2 ай бұрын
Ale Hasahlo siyaad bare ilaahay janadii fardowsa hawgu deeqo aamin yaa rabi Tarikhda kala xustay
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 ай бұрын
Waan qiiroodey.😢😢😢😢😢😢
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 2 ай бұрын
Alla ha naxariisto
@ismailabdull3700
@ismailabdull3700 2 ай бұрын
Ma sha alaha
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Subxanallah maxamed siyad bare muxuu wax uqabtay umada soomaaliyed oo hadana lagu jisaray.
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 2 ай бұрын
Siyaad bare alle ayaan naxariis u waydiinayaa
@abdiali5562
@abdiali5562 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto Mohamed Siyaad. Wadani dalka iyo Dadka wax u qabtay buu ahaa.kuwa hada hogganka dalka u qabtay waa masiibo laysku imtaxaamayo.
@AhmedHassan-qq2ls
@AhmedHassan-qq2ls 2 ай бұрын
Siyaad Barre Duco wadareed haloo sammeeyo marka horre
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Hadaad aragtan qof dowladii hore cayaya waa kuwa xalaha dadka haysita.
@ismahanelmi2196
@ismahanelmi2196 2 ай бұрын
This is the message
@shaawey1
@shaawey1 2 ай бұрын
Mida kale sawirka xaaji muuse maxaa usoo qaadateen. Somalida haddii Abgaal aysan hor socon ma socon karaan May allah protect Abgaal community.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 ай бұрын
Muuse wuxuu ka mid yahay ragii sugaayay intay somaliya burburayso oo rabay inay somaliya u badalaan dhulka ibnul sharmuudiinta....
@shaawey1
@shaawey1 2 ай бұрын
@@AbddiUhu Haddii sharmuuto jiri laheyn adiga miyaa dhalan lahaa . Dhulka aad ka hadleyso iyo dunida inteeda kale yaa weyn yaa ibnu qahba. Cidii dhul aysan laheyn ku calool gashay oo lagu dhalay lagu quudin jiray baa tahay ciil baa idin haaya waxad barateen baa weyseen. Ma dhaceyso malmahii xaaraanta xoola aydan laheyn aad cuni jirteen. Qaxooti ba idin ka dhignay in dumarkiina gaalada ka sharmuuteystaan.
@khadijosahal8536
@khadijosahal8536 2 ай бұрын
Maxed siyaad Bare alaha u naxristo wuxuu qabatat 1oooo sano hadii lajoogo intii uqabta nin qaban kara majiro . tan kalana waxaa la yiri mayd xaante manyo . Ma dhaqdo nimanka dhashay 1991 iyo ninkii gacanta la hayey burbukii dowladii hore muxuu ka hadlaya hadalba uma ekee.
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 ай бұрын
Hawiye Hadaan Nahay Somalia Godbaanu Kuridnay!
@mancityfan660
@mancityfan660 2 ай бұрын
Alle ha u naxriisto maxmed siyad bare lakin mid lamida ani farmaajo ayuu ahaa lakin wadani lama rabo
@yusufnoor1725
@yusufnoor1725 2 ай бұрын
Macanlinkii waa loo darsaday ,ALAHA u naxariisto, AMIIN
@amineta378
@amineta378 2 ай бұрын
Yaa gaaraayo siyaad ilaaha baa kugaday .askax unukaalleh
@ahmedmumin1266
@ahmedmumin1266 2 ай бұрын
Dowladdii kacaanka ayaa dalka meel sare gaarsiisay, AUN Siyaad Barre wuxuu ahaa Geesi Wadani ah hadana qabyaalad habeysan buu wax kuwadey. Kuwa hada joogase sharaftii iyo haybadii dalka shilimo siistay. (Nin soori qaaday waa nin dhintay yacni Gun weeye).
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
DAAHIR SOCDAAL WALLEE WAA WADDANI❤😂
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 2 ай бұрын
Siad bare avenue nairobi 1980
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 2 ай бұрын
war dal naga dhaxeeyaa ma jiree dalkaaga joog anigane dalkeyga ayaan joogayaa xamar waxba kaama gelin xamar hawiye ayaa iska leh cid kale ma laha xamar aadan cade waa lagu aasay siyaad iyo cabdulaahi beer caagna tuulooyinka ay ka yimaadeen lagu aasay sidaa ogow
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 2 ай бұрын
Odeyga hadii la daayn lahaa tii rabi ayaa ba u imaan laheed mar ba hadii laga saaraayo dalka na in dowlada cududaa laheed iyo sharaf kaa laheed la dumiyo Nasiib daro Soomali ku dhacdey ayeey Aheed helaaga dhacaayo ilaa maanta Ragii noo xuley ragii ayaga oo nolal arkaayo geeri noo xuley ragii garan waayey dalku in aay ayaga leeyihiin Asxaan nooma sameeyn ee alah ha u naxriisto jaale siyaad wadani dhab ah buu ahaa
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 ай бұрын
End mubarak Carola ayad na xanuujiseyen waxaa mesha kuma haysiin ee hadal yar iyo wax qabada
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 2 ай бұрын
Kuliyada ciidamada jaale siyaad,wadada 21oktober,wadada jaale siyaad dugsiga hoose dhexe jaale siyaad,xarunta x.h.k.s ama golaha shacabka
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 2 ай бұрын
Iskuul hoose & dhexe ee ku yaalay xaafada Waaberi waxaa la dhihi jiray 21-ka Oktoobar.
@aadenshil353
@aadenshil353 2 ай бұрын
Somali maryooleey siyaad bare ookale waligiin helimeysaan ok
@rashidyusuf9801
@rashidyusuf9801 2 ай бұрын
Siyaad bare waa dhintay allaha u naxariisto balse waxuu ku danbeeyey qabyaalad iyo caburin wuuna diiday in uu dalka isaga tago
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Dunidaba kaaga tagye maxaad fasheen mooryan tuugo diirato dooxato kufsato Cabudhin maxaad u taqaan alle ku dulee axmaq ah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
​@@casalasal6466dhib oo dhan asagaa aabe u ahaa wuxu ahaa qabyaaladiste
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 2 ай бұрын
Anaa kuwaso afweyn dhintay ​@@casalasal6466
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 2 ай бұрын
Power of somali is darood
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Power of somalia Hawiye
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 2 ай бұрын
Waraabayasha dalkii bililiqada kuhaysta ma ogola wanaagii dalkiisa & dadkiisa wax uqabtay qarinayo wax qabadkii jale muxamad siyaad barre Alaha unaxaristo Alaha usiyadiyo Ridlihiisa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Siyaad afweyne wuxu ahaa qabiiliste xun o duli ah
@user-ru8em6hy8c
@user-ru8em6hy8c 2 ай бұрын
Dood qurux badan oo wacyi gelin badan samaynaysaa dhamaan ka qabgalayaasha way mahadsanyihiin gabadha ugu dhabaysa faadumo siday uga hadashay meeshii xaqa ahayd bay dhigtay salaan sare walaashay waa run cirka iyo dhulka ayey isku jiraan shalay iyo maanta murugo iyo home sick ayaa nadahashadey markaad aragto caalamka kale siday yihiin berisamaadkii ILAHAY ha soo celiyo dignity iyo qiimo ayaan lahayn maanta waxba ma tihid waa xaqiiqada in badan qabyaaladu indhaha ka ridey oo aanay arki Karin berisamaadkii oo diktatoor ah ayaan 1000 jeer ka dooran lahaa sida maanta ay soomaaliya tahay.
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
Forget about the past! Siad Barre is the father of distruction! And you can cry until the cows come home!
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Yes i agree😂
@user-el2kr1xb9f
@user-el2kr1xb9f 2 ай бұрын
Nimaan garanayn ayaa been ka sheega,xiligii Siyaad Allaha Subxaanahu watacaalaa ha unaxariistee qiyamka ummaddu wuu dhisnaa,waxaad ka garan kartaa,Caalamka Israa'iil mooyee Baasaboor ka yagu Dalalka kaloo dhan waa lagu tegi karay,in badan oo Caalamka ka tirsanna firii ayuu u ahaa. Gundhawr:Allaha Subxaanahu watacaalaa ha unaxariisto aamiin.wabillaahi Tawfiiq.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Waxaas afweyne ka hor ayee jireen siyaad burbur iyo qabyaalad ayuu soo siyaadiyey
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 2 ай бұрын
​@@user-iz4tc3kh5qsiyaad bare alle ha unaxariisto qofka dhahaya waxaa kahoreysa inuu isweydiiyo horta muslim miyuu ahaa soomaalida laablakac ayaa dishay
@cabdixasan9898
@cabdixasan9898 2 ай бұрын
Aun. Waxuu ahaa wadani dhab ah. Waxtigaa xusey maanta
@mahedismailhassan9724
@mahedismailhassan9724 2 ай бұрын
Meeday culijadii wuu ahaa mujrim isaga seh7dkuba waxaa fasjiliyey xukuumadiisii
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 2 ай бұрын
War maxa dhacay maanta dawladnimadii soomaliya meeday bani aadanka waa khaldami karaa balse waxa uu ahaa macalin lagu daydo geesi buu ahaa madaxbanaanidii wadamada africa qayb libaax buu ka qaatay madaxbanaanidooda wadamo africa oo is gumaaday ayuu nabdeeyey ugaandh iyo tansaaniya war maraykanku ma gaarin horumarka uu soomaliya gsarsiiyey caafimaadku bilaash buu ahaa waxbarashadu bilaash bay ahayd yaa gaari kara janatul aclaa fardawsa ilaahay ha geeyo naxariistii jano alle ha siiyo
@luulabdi2037
@luulabdi2037 2 ай бұрын
Dadki Lafoole ku soo koray ayaan ahaa oo garanaayo maxamed siyaad wuxuu noo qabtay, agoonta iyo ardayada iyo ilmaha la soo tuurey aan daris la aheen oo xarunta collegeka ku jiray. Sii naxariis ayaa loo la dhaqmi jiray
@marianyusuf8976
@marianyusuf8976 2 ай бұрын
Inshallah guul Soomali wayn
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 ай бұрын
Maxaa wanaag lagaaraa Qofkii wanaag gobanimo Iyo Nabadkahadlabo Waaba la dhibsanaya Markaa sidee guul lagu gaaraya
@asiyamacalin7652
@asiyamacalin7652 2 ай бұрын
Kuliyada jaale siyaad waxaa kaloo loogu magac daray wadada dheer ee degmada wadajir marta waxaa la dhahaa wadada jaale siyaad balse wxaa aasay magaciisa qabiil
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
11:19 SIYAAD BARRE XIN baa riday, Ee laguma ridin Maamul iyo Xad gudub.. AMISOM baan aheen be4 AMISOM. Uganda daan Canbuulada noo diiday, Baanu Xuduuda u ilaalin jirnay, Iyo kuwo dhoowr ah. Ma Maantaa la harab dhigi karaa.
@abdirizakkhalif
@abdirizakkhalif 2 ай бұрын
BAABA MAXAMED DEEQ ALLAHA U NAXARIISTO 1990 AYAA NOOGU DANBEYSAY DAWLAD
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 2 ай бұрын
Wlhi haddii runta laga hadlo kulli ama dhamaan inta hadashay rag iyo dumar waa lama nooc kuwo siyaad lacag uu siin jiray ama wax uqabtay iyo kuwo qabyalad kutaageyrsan taas waa xaqiiq,lkn Somalida waxa kaliya ee mideyn kara waa diinteen mcn ee Alle aan ulaabano cuqdada idinku jirtane iska saara
@user-yn1kt6uh9v
@user-yn1kt6uh9v 2 ай бұрын
Ilaahay waxan ugu barayayaa naxariisatii janatul faradoso qabariga a allaha u waasiciyo Han u nuuro . Dad baa Jira waalano xassan ugu yeera dal xoreeye, waan runatood waayo umadii nooleeyad wuxuu u diary aaqiro kuwii aaqira jirayana qabariyada kala soobaxay. si uu u iibasado. Dalxaraash xassan
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 2 ай бұрын
Xaqbey ku hadleysaa waa run ala yaa raxman Maxamed siyaad bare muqdisho hal guri maku leheyn siyaad bare xasan sheeq meykii baka baxsan la
@maryanali9871
@maryanali9871 2 ай бұрын
Odaygu daroodka buu noo xaysiinaya
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 2 ай бұрын
Waxbaa kadhacay
@khadijosahal8536
@khadijosahal8536 2 ай бұрын
❤😂
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
afwayne waa ninkii laayay culimadii 10 ahaa maanta ayuu hayaa qofwaliba wuxuu gaystay ayuu helayaa
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Taas waarun khalad bay ahyd balse wuxuuqabtay cid qabatay malaha sharaf baan lahayn hadana aduukaan dawarsanAA anagoo dulaysan oo dayacan
@Halima-yv5uk
@Halima-yv5uk 2 ай бұрын
Alayaa cisak gabadha ka aqlibadan odagii iska nacnac lahaa
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
somalih waxaa halkah mantah jogtoh iyo burburkah iyo in Qaburoh lah qotoh waxaa garsiyay iyo in Argagixisoh iyo African mamulan somaliyah waxaa garsiyay waa irir samaleh kuwah shgtah u nah hogaminayoh ismacil damer iyo Tplf
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Hhh irir samaale waa kuwii fashiliyey dhagarti daarodka ee xasuqa somalida kale
@abdulnoor6811
@abdulnoor6811 2 ай бұрын
She has a point and I actually enjoyed listening to her talk about maalmihii wacnaa
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
I hope your are using the proper pronouns?
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
28:00 7[🇸🇴 haa 200%. Qaran7 baanu aheen. Qabiil na Waa Doowladeenay . Waa Nin 🏇 Aad ku ogeed.Sharaf na kuu yeeli jiray, Waxna kuu tuuri jiray. Ha Geeriyoodo. Kii ka danbeeyay haduu Dameer kuula yimaado. Soo xaalka iska garo ma aha
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Habartiin u sheega daarodow waa lesku fahmay adeerkaa ila caay adeerkey ila amaan
@MaanoGacal
@MaanoGacal 2 ай бұрын
wada marta daqmooyinka wadajir iyo darkeenlay ayaa loogu magacadaray ((JAALE SIYAAD))
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
15:28 Qofka aaan saa u arkin. Waa Xaasid Qaluubta Madoowaatay. Xaasidin idaa Xasadaa. Dadka la dhahay waaye. . Waagii SIYAAD BARRE. Doowlad Caalamka sharaf kale baanu aheen. Dadkii dhahay SIYAAD BARRE waa kaligii taliye. 91 ilaa iyo 2024. Maalin ka fiivan 1980 Weey keeni la yihiin..
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Aabe Xasan shiiq ayaa dalka dhisay dalxoreeye guuleyso
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbadiyaa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Hooyada aya dhiiqo ah 😂
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 2 ай бұрын
Aniga idoorta anaa halka million ee xun, qubuuraha u dirayee.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 ай бұрын
Siyaad bare waa laga burburiyaye dalka waa laga been sheegtaye maxaase lagubedalay waxey kuwaani sameeyeen siyaad bare dalka uqabtay oo wanaagsan walaahi xumaqn iyo wasaqnimo iyo dulinimo ayaa laga doortay
@saidaosman6524
@saidaosman6524 2 ай бұрын
Ascw Dalku ma burburin balse waxa buburay dadka,akh-laaqdi, dadnimadi iyo jiritaan keenii
@MaxmedGeni99
@MaxmedGeni99 2 ай бұрын
Waxaan joognaa Dal ladhisa21 Sano laakiin and ku dhismeeynin 201
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 2 ай бұрын
Soomaalidu marka ay qof amaanayaan waxay sheegaan kaliya wixii wanaagsanaa ee uu sameeyay cadaaladuna sidaa ma aha siyaad bare waxkasta oo wanaag ah oo uu sameeyay markii labarbardhigo dhibaatooyinka uu sameeyay waxaa badan dhibaatada
@Smasha1000th
@Smasha1000th 2 ай бұрын
Allah ya Rahma Aabo Siyad 🥹
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Ilmihii agoonta afgooye miyaa ahayd
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Afgoye carurta agon kaliya mahayn somali ka maqnaydna ma jirin
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg 2 ай бұрын
Kkkkk war caqliga ka shaqeeysiiya Kuwa aqoon yaha no sheegto dhan xataa ma fahmi karaan Farqiga Xukuumad iyo Qarran. Fahanka labadaan Ereyo waa muhiim Horumarka Dadka iyo Dadka. Ilaahoow adduunkaan Hanagu Fidneeyo. Burburka iyo Horumarkaba iskama yimaadaan sabab la'aan.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Aad iyo aad caqligas aya raba iney umada horboodan
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Asc
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 ай бұрын
Guryihii agoonta waxaa hada la wareegay indha cade iyo eedadii oo guriceel ka soo haajirtay.....marka rag baa sugaayay inta siyaad bare ka baxaayo...
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 2 ай бұрын
Dhibaatada maanta Somaliya heesata isaga ka danbayo
@user-vs4tw1eq7i
@user-vs4tw1eq7i 2 ай бұрын
Dalka. Ayuu. Dumiyey. Afweyne. Waxa. Uu. Ka. Tegey. Taariikh. Madow. Kolkaas. Ayaad. Noo. Amaaneysaa. Afweynihii. Dalkaan. Dhigay. Halka. Uu. Yaalo
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Waa dad ismooda iney dadka ka caqli iyo garasho dheeryihiin
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 2 ай бұрын
Waxaa lagu amaana wadanka aad ku soo duushay ee aad rogtay eberka aad geysay
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 2 ай бұрын
Maasha alaa dadka diinta iyo cilmiga ale hadeey bartaan waa dad ale kaboqo umada nabad galiya f gedo
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 2 ай бұрын
Siyaad bare haduu muwaadin Yahay ma xasuuqeen isaaq Iyo majeerteen ma xasuuqeen musqulna Kuma dhex bakhtiyeen
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 2 ай бұрын
Sooll 2023 maxaa.u xasuuqdey?
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Labaduba sow mucaarad bay ahaayeen in kastoo xasuuqu khalad ahaa marwLba ilaa 1991 xasuuqii aan dhexdeenu isugaysanay baakabadan
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Jamhaduhu ayaga fowdada iyo shacab laynta bilabay
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 2 ай бұрын
Allaha ha unaxariisto
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Waxyaaba khalad ah in la isbabar dhigo
@Ahmefmohamed-dl1uk
@Ahmefmohamed-dl1uk 2 ай бұрын
Horta haddii maxamed siyaad barre dalka ka cararay haeiye muxuu qabtaymeeshi uu dawlad dhisi lahaa ha la lazy darood mee dalki meeye wazhadihii dslku lahaa yaa qaatay'hawiye baa qaatay dawladna waxba kama yaqasn dhac dil boob ontaas buu yaqaan
@abduraxmansheekh11
@abduraxmansheekh11 2 ай бұрын
Waa nin wadani❤
@yusufamin6603
@yusufamin6603 2 ай бұрын
Asc dhamaantiin.teegerayaashasiyaad bare.marka hadii aan runta lasheegin beenbaa qarsoon.marka dhibkaan siyaad bare aa ka mas uul ka ah hada Kuwa joogo waa ubaxii kacaanka
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 2 ай бұрын
Tuug dilaaya ayuu ahaa
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 2 ай бұрын
War dalka sidaan haa loodhaama bilaahi caleykum
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Dr Geele ayaa dooda ugu macquulsan daacadnimo iyo wadaniyad leh soo bandhigay
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 2 ай бұрын
Daroodku waxaa uraba in hawiyehu qabil iska dhafa o ayku korsocdan o waxeey raban kasameystan daroodkuna qabil qabilkisa iska watan lakin somaali yanahay kuqarabtan hoshos qabil kawatan benbenta wala iskaga dabayimid ama somaali somaali beyahane ama qabilkena iskaga jireyna
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 2 ай бұрын
That girl is 100% right about what she is telling about AUN Mohamed Said Barre. But there is someone against the right to tell her.
@Halima-yv5uk
@Halima-yv5uk 2 ай бұрын
War odaga naacle naga aamusiya siyaad bare mayaqaan ee afkiisa huurada leh yuusan ku taagin daahir
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 2 ай бұрын
Dadka qaar baa qalbiyadooda wannaaga laga daboolay, wax walibana waxay u arkaan in ay yihiin caddaan iyo madow uun. Bal qof ku soo barbaaray dowlad siisay, waxbarasho bilaash ah oo ilaa heer jaamacadeed ah, caafimaad bilaash ah, nabadgelyo sugan oo inta uu gaadhi ka qaato Muqdisho uu ama ilaa Hargaysa ama ilaa Boosaaso, ama ilaa Kismaayo, ama ilaa Garbaharay,ama illaa Boorama, uu ku tegi karo, isaga oo aanan cidna ka baqanaynin, isbaarana aanay oolin, maalmaha fasaxana u dalxiis tegi kara beeraha Janaale ama Afgooye. Boostada looga soo diro tuulada dalka ugu dambaysa ama dalka dibadiisaba ay si dhib yar ugu soo dhacayso sanduuqa boostadiisa, ayaa kugu dhahaya, weligay kheyr ama wannaag maanan arag, bal maxaad qofkaa ku tilmaami lahaydeen?!!!
@user-tt7bl5tz7n
@user-tt7bl5tz7n 2 ай бұрын
Iidiika iyo Afwayne ba Naarta ku kulma somali biiis
@user-hj3fj4ts3j
@user-hj3fj4ts3j 2 ай бұрын
Waligeyba adoo wax fican shegayo waa iikow waxan u bahanahay dad ama madax sida jale maxamed siyad bare ayan u bahanahay hadanay shacabka allow nasamata bixi
@user-oo3wc5fq9j
@user-oo3wc5fq9j 2 ай бұрын
Aabe siyaad dal kama Dan beyn alle ha u naxariistee laakiinfasahaad baa laguna jirey oo laga raeystey😅
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 ай бұрын
🇸🇴 iyo FALASTIIN ISU EKAA ‼️‼️‼️‼️
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Sola Portal
Рет қаралды 16 М.
Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad!
9:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 110 М.
"NINKAYGA AJANABIGA AH WUXUU IGU HAYAA GARAACIS &  GUUMAYSI"
20:34
HBN Online TV
Рет қаралды 132 М.
Kaftanka Siyaasada 517 oo aad u xiisa badan
36:24
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
BAKH (4409)
2:08:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН