Waa Su'aal da'waynee Dalka Yaa iska leh ???

  Рет қаралды 577,854

ILAYS TV

ILAYS TV

8 жыл бұрын

Пікірлер: 249
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 5 ай бұрын
Qof kasta oo damiirkiisa nool yahey baa leh😊Allow Dalka & dadkaba noo hagaaji amin
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
Kan qabiil diidaa leh midnimada doonaa leh👑👑 allahu akber
@jiijomohamed7087
@jiijomohamed7087 6 жыл бұрын
Asc caawo farxadeydii nolosheyda hore usoo martay ayaad isoo xasuusien dib allaha noogu soo celiyo aamiin aamiin yaarabi dalkeyna noo islaaxi nabad ayaan ubaahanaye alow noo naxariiso dalka iyo dadka iyo duunyadaba alow nabad kheyr leh nasii yaa rabi
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Waaa sual daa wene dalka yaa iska llleh midka dacda u ah baa lleh midka dhiga u dadsha lleh inta ka heshay hestan aniga cml ama inta ka damqtay wilka dhowda cawayo aniga cml like igu sharaf haila dhafin
@cabiiralive
@cabiiralive 4 жыл бұрын
Allaa calool xuma waynaa biyaha ay cabayaan eega wiilashaas Soomaaliyeed Alloow Soomaali galbeed ka xoree cawaanta Itoobiya yaa rabi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Erayadii Abwaan Shareeco AHN Laxankii Ahmed Nuur Iidow Jaango AHN LUUQDA HORSEED BAY LEGEND
@jiijalove2996
@jiijalove2996 6 жыл бұрын
Ninka daacada u ah baa leh ninka daafacayaa leh dhiga kii u daadshaa leh heees qiimo bdn i like heesaha wadaniga ah
@zakihajji1960
@zakihajji1960 7 жыл бұрын
Waa Su,aal da waynee Dalka Yaa Iska leh? Midka daacada u ah baa leh Wadaniga dadaala leh Midka daafacayaa leh Dhiiga kii u daadsha leh Kan qabiilka diida leh Midnimada doonaa leh Kan diidin howshaa leh Kan lacag ku doorsanoo Wax kasto u dulqaado Ku dibjiray dhaxdiisa leh Waa Su,aal da waynee Dalka Yaa Iska leh? Kan dajiyeey aqoontoo Dadku ka aflaxaano Daabaca tacliinta leh Dalaga iyo beeraha kan yaabada u daabto Dhaqaalaha durginayaa leh Caafimaadka doonaha Daweeya cudurkoo Darbar gooya cudurkaa leh Danyarta u adeegaha Daadiyaha Maatada Iimaakiisu deeqa leh Waa Su,aal da waynee Dalka Yaa Iska leh? Kan nabada doonee Aan daayicin nadaabkee Dowlinimada jacel baa leh Dibadiyo gudahaba Danjira u miigaanahoo Dagnaanta ogoleen baa leh
@liibaanmohamed6793
@liibaanmohamed6793 7 жыл бұрын
Zack mohamud Sxb sare Wlhiii Qatar ayad u qortay Masha Allah
@alimahamudhassan650
@alimahamudhassan650 7 жыл бұрын
Zack mohamud
@guushahd4tv146
@guushahd4tv146 6 жыл бұрын
Zacharia M Mohamed
@zamirudiinart2717
@zamirudiinart2717 6 жыл бұрын
Zacharia M Mohamed great
@muzamilxaaji5761
@muzamilxaaji5761 6 жыл бұрын
Good
@aal-rl2pb
@aal-rl2pb 4 жыл бұрын
Ninka dacada u ahaa lahee ninka dafacaya lahee dhiiga u dadsha lahee kan lacag ku dorsano 😭😭 am crying qalbiga ayan ka oyay wlhi cadow badano somali maxa nalo samestay manta God plc uh wadankeygow 🙏❤
@aaminoahmed7891
@aaminoahmed7891 8 жыл бұрын
heeskaan waa wadani dhab ah ereyadii aun Maxamed nuur shareeco laxankii saciid xarawo codkii hobalada waabari
@rufaiawaleh6421
@rufaiawaleh6421 5 жыл бұрын
Belle chanson patriotique 100% wadani , vive la grande Somalie !
@umulishwaq2141
@umulishwaq2141 5 жыл бұрын
Wilkas biyaha dhiqda cabayo timahana kubaxenba leeh dalkaaa
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Ай бұрын
Illaahaa niila jira my dhiiga guul insha Allah qeer 🌺🎊💙🇸🇴💙🌸🌸🌺🇸🇴🌺🎊🌺🌸🌺🎊🫶✌️👋💪🤨🧐😡🤬
@aliyare4801
@aliyare4801 4 жыл бұрын
20.07.2020 From Germany Somaali maxamed wadankena Nabad buuxda ALLAHA nooga dhigo
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 жыл бұрын
1/1/2020 dalka anaa iska leh, guul Somalia iyo xukuumada NABAD IYO NOLAL❤💯
@zakixainkir8225
@zakixainkir8225 9 ай бұрын
NABAD IYO NOLOL SHABAAB WAAYE MAR DAMBE YEYSAN NAGU SOO LAABAN
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
ANIGAA LEEH,2019,SEPTEMBER,04, KAAN JEECEEL.
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 5 жыл бұрын
Alloooow dalkeeniiii nooogu sooceli barwaqadiisiii weyunu daalnaye aaamiiiiin 😭😭😭😭😭😭
@maxamuudjanagalle5212
@maxamuudjanagalle5212 5 жыл бұрын
aamiin yarpi
@omaarabdulkadir7610
@omaarabdulkadir7610 5 жыл бұрын
Walkusobir dhalinta kacdoonka midnimo utaagan 1=cadalad 2=sinan 3=midnimada shanta somali 4=kitaabka quraanka 5=qabyaalad diid 6=shisheeye diid
@omaarabdulkadir7610
@omaarabdulkadir7610 5 жыл бұрын
Igalsooxiriir facebook Cumar A Kadir mahadsanid
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 5 жыл бұрын
Onlf hore usocda abtiyal
@haldorka3896
@haldorka3896 5 жыл бұрын
ONLF ayaa kaadida u cabtay guul JWXO
@Limitless_enjoyablegames
@Limitless_enjoyablegames 2 жыл бұрын
This should be the Somalia national anthem
@dr-mohaaliwardheere7222
@dr-mohaaliwardheere7222 6 жыл бұрын
nolasha dhabta ah waxaa iska leh kan qabilka diday dinta qatay dadka nabad galshay kaalgana udiiday sidan u arakno cidamada cabaya biyaha madow masha allah
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Waa su,aal weyn DaLka yaa iska leh soomaliyeeey😭😭😭😭😢
@abukarsalah4871
@abukarsalah4871 6 жыл бұрын
Kan daacada uh yaaleh, Dagnaanta ogoleen baaleh Siyaad Bare iyo Sayid Abdulle Hassan ayaa lahaa iyagana dhinte wax dhaxlana lawaa.
@Haldhaa11
@Haldhaa11 6 жыл бұрын
Abukar Salah muu lahayn daaquudka aad ku tilmaamay.waa ninka halkaa dhigay
@indhadeeqyuusuf9115
@indhadeeqyuusuf9115 5 жыл бұрын
Allah.unaxriisto siyaad.bare.wadani.buu.ahaaa.😢😢😢😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔💔💔💔💔
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@Haldhaa11 caaya waa mahad ilaah danbiyadiisii oo dhan baad ka meyrteen alxamdulilaah🙏
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
Abukar Salah waxaan marqaati ka ahaa inuu tacliinta iyo farta somaliga iyo caafimaad lacag la aan ah waxbarasho dugsiga hoose ilaa jaamacada lacag la aan aheyd ilahow madaxweyneheeni hore jen mihamed siyad barre janada gee yaawaye kuwa gaari kara ee ladoodi karo siyad bare ilaa iyo hada iskuuladkii iyo laamiyadii uu dhisay baa kawada dhisan geyiga somaliya ee iga gudooma qudbadiisii qaayaha leheed kzbin.info/www/bejne/rWm9e3qQh7qHiKM
@xidigyare6628
@xidigyare6628 8 жыл бұрын
masha alaah dalkaan dadka xoreyntisa inaa u istagno weeye wayo hestan waxa modaa iney ka hadlee mida manta ku jogno walhi ilma iga timid waxa ogane wadankaga sharaftisa Markaa qurbaha timado
@yusufcali5805
@yusufcali5805 7 жыл бұрын
+cabdinasir cumar
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 7 жыл бұрын
Xidig Yare Sax. Waxa ladhahay gacantada biyo loga dharkaa. Dalkena anaga ( somalida) melgarsinkarna. Dal wanagsan buu Allah anisiyay anaguna nasugayaa. Somali hanolato.
@kamaalmohamed9365
@kamaalmohamed9365 6 жыл бұрын
Xidig Yare ,1987
@cabdinuur4908
@cabdinuur4908 5 жыл бұрын
BBC
@indhadeeqyuusuf9115
@indhadeeqyuusuf9115 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@UgaliNyama
@UgaliNyama 5 жыл бұрын
Anigaa leh, waan bad baadi noonaa insha Allah .
@jamaadwarsame6860
@jamaadwarsame6860 6 жыл бұрын
Waa run wadanka waxa leh qofka wadaniga ah ee malaha mid jajuus ah oo cadoqato ah
@movie_clipsz
@movie_clipsz 4 жыл бұрын
Wadaniga dhabta ah ayaa leh👨‍🏫👨‍🏫👨‍🏫👨‍🏫
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Aaaaah xasuuuus 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@phatmaesmael8362
@phatmaesmael8362 6 жыл бұрын
waa su all da waeynee dalka anagaa iska lehe culayska sonaliland hanaga dul qaado qasab maaha jacaylkuye
@omaarabdulkadir7610
@omaarabdulkadir7610 5 жыл бұрын
Walalayaal waxa jira dhalinyaro isuxilqanti iney dalka mideyso sida syl camad walal hada jeceshahay dalkaga uhalganti kusoobiir groubka dhalinta kacdoonka midnimo ooutaagan 1=cadaalad 2=sinaan 3=midnimada Shanta somali 4=kutaabka quaanka lagu dhaqmo 5=qabyaalad diid 6=shisheeye diid dhalinyarowkaca oodalkiina difaacda hadaba igala sooxiriir facebook Cumar A Kadir mahadsanid
@ugaasdhiirshee5815
@ugaasdhiirshee5815 7 жыл бұрын
Aniga aya leeh iyo Somalida dacaadaa ah
@aminaosmaan1333
@aminaosmaan1333 8 жыл бұрын
ILahow wadankena nabadbinokadhig ilove my wananii
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 7 жыл бұрын
Amina Osmaan Amiin ya rabbi Anagu na waxa nalakaraba inanu udadalno isna jeclano. Wadaninimo
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 7 жыл бұрын
tolaay yaa ragaa uhiiliya 😢😢😢😢😢😢
@rummanruweyda5077
@rummanruweyda5077 5 жыл бұрын
king anagaa uhiilineeno insha allaah ilaahay banalajiro
@abdiladifaden6470
@abdiladifaden6470 5 жыл бұрын
Bari hore dadku waxauu ahaa garigoan
@abdiladifaden6470
@abdiladifaden6470 5 жыл бұрын
Qaarkamidah yaaila jooga imaka ooxumaan iyo wanagba waay usoonoolaayeen sababto ah
@abdiladifaden6470
@abdiladifaden6470 5 жыл бұрын
@@rummanruweyda5077 maalinmaalmaha kamid ah ayaan arkay onlf dabadeed aad ayaan ubaqay jabhada wakamid ahaa nin la odhan jiray dhafoor iyo jaahwareen dalmar
@vp-fv1eo
@vp-fv1eo 4 жыл бұрын
Diyaar ahay!!
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 жыл бұрын
Waa Suaale Aaway Dadkaan Ay Fanaaniinta Sheegayan Subhana Weli Soomaali Kama Dhalan Yaa Rabi Umadaan Somaaliyeed Nabad U Soo Deji
@xalimoabdi3173
@xalimoabdi3173 5 жыл бұрын
Ilahibaiskale 💚💚💚💚yakale ilahimoogiye 💗💗💗💗💗
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 жыл бұрын
Somali Jaale ziyaad kama danbayn
@cusmaanaadam6771
@cusmaanaadam6771 5 жыл бұрын
ONLF & Jaalle Siyaad Barre Baa Iska Leh. Inta Kale Daba Dhilif.
@marwanmoha8280
@marwanmoha8280 5 жыл бұрын
Ilma Caydiid iyo snm baa iska leh
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
Abdirashid sharmake iyo adan abdullah iska leeh sayad bare dictator buu ahaa isakana dumiyeey
@abdulahimohamedaden7449
@abdulahimohamedaden7449 3 жыл бұрын
Mansha allah xaqiiq weeye
@abdulqadirmuse5030
@abdulqadirmuse5030 5 жыл бұрын
Ala qurux badana videoclip kan waxaan kuso kore baadiyo wan xasuusta wali sidaan bu aha badiyaha aan joogey waxa ladhaha turdho aqalada noocan ah wan uxiise wilka yar camal ah dadiisa jirey badiyaha marka aan joogey wlhi nolosha runta ah wa baadiyaha miraha heestan aan aya ujeclahay wadankeegi wan kusolaban doona
@siidali5929
@siidali5929 5 жыл бұрын
Waah Waah xasuus walaalhi igashay allow inoosoo celi mabadii hore
@Mohaji21
@Mohaji21 5 ай бұрын
Xornimo u dirirka ONLF weeye muuqaalkani💙 Soomaali midaysan Insha Allah.
@cabdimohamed3466
@cabdimohamed3466 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto waxaa erayadaan sameeyay abwaan /general maxamed nuur (shareeco ) Waa hees wax badan naga barayso Muwaadinka saxda ah
@KaysahassanA
@KaysahassanA 8 жыл бұрын
ONLF AYaaa leh
@cuudkacashaqa8276
@cuudkacashaqa8276 8 жыл бұрын
kkkkk ONLF zxp magacoodi iyo sharaftoodi Wlhi manta meel an ku sheego garan maayo
@abd7ili993
@abd7ili993 6 жыл бұрын
Ogaal som Media hhhhhhhhh
@abbas26
@abbas26 5 жыл бұрын
Waa jeclahay onlf balse dalka qof walboo oo daacad u ah ayaa leh sida awoowyasheen oo kale wll mcn mahadsanid from muqdisho
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@abbas26 👍👏✌
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 5 ай бұрын
Alloow midnimadii somaliyeed inoo soo celi
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 жыл бұрын
Midka daacadnimo dakii iyo dalkii cawiyaa leh
@dahirnur35
@dahirnur35 5 жыл бұрын
waa dhabtii wadanka waxuu ahaa mid soo marey marxalado kal duwan oo aan la soo koobi kareyn mid dagaal mid abaareeyd mid shaqo la ,aan ah walow wax badan oo shaqo la abuurey oo hadana aan ku filneyn waxaa intaa u dheereyd in la soo marey waxbarasho lacag la,aan ah caafimaad lacag la,aan iyo wax qabad badan
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 5 жыл бұрын
Dalka waxaa iska leh mareexaan waa hore ayaa la qaadan lahaa hadeysan ayaga jirin👍🏽. Heestana alifayna waa asaga
@amiirkaamiirada5687
@amiirkaamiirada5687 5 жыл бұрын
Ayan Hashi 🤔
@mursalcismaan7692
@mursalcismaan7692 5 жыл бұрын
doqontaan oo kolaa jirta marriixaan dalka waa dhisnaay markuu xilka xoogga ku qabsaday lkn markii uu baxaayey dal burbursanoow ka tagay marka annoo ammaanin cidda rabtid .
@mohamadhamiidabdi4122
@mohamadhamiidabdi4122 6 жыл бұрын
Wiilkaa Rastada ah baa leh Daboqoodhi Waxba kuma Leh
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 3 жыл бұрын
It's old age question ,who belongs to the country?
@cowsley64
@cowsley64 5 жыл бұрын
Diintiyo shareecada dulmi kii ka dhowree dadweynaha u fidiyaa leh Doodaagii wax garadee xilka deegta loo suray debacsani u diidaa leh
@jomar1509
@jomar1509 2 жыл бұрын
Dalka mooryaan baa iska leh iyo ninkii isbaaro dhigan kara inta kale ha heesaan oo isha haka firsadaan sida mooryantu dalka u dhisto oo u hormariso.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Magaalada Nin Gubey wax U Gubey qabiil
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 7 жыл бұрын
Heestaan caadi maaha waa lagu fara yareestay. Waxaan u maleeynaa waa kooxdii Heegan iyo erayadii Cabdi bashiir indhabur
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 жыл бұрын
Waa kooxdii horseed ee ciidanka xoogga dalka.
@duceysane1
@duceysane1 5 жыл бұрын
shaarka walaal waa abwaan wen abdi bashiir indhobuur laakiin heeskan maxamed nuur shareeca leh walaakay
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamad nuur shareeco iyo laxankii abwaan siciid harawo
@abdijaam9591
@abdijaam9591 4 жыл бұрын
somalia somali ba leh waliba dacada u ah ba leh Somali weyn allow hal ka dhig amen codki hobalada wabari allow u naxariso inta nool iyo inta dhimatayba
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 жыл бұрын
When somali where somali
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Reer khaatumaa iska leh iyakaa dhiigooda usoo huray dawladnimadana jecel markasta
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Dalka Somali Baa Is Leh
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
As QatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo shamsoooy tii lagaa soo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo baa lEh yarta yarta dumaar Ragba.waa isa sheegtay dhaqaalaha an iri dhaqaalaha tacliintaa lEh kabacdina tacab.waxi ugu darnbaa baa hEE baaba inbadan iyo khasaaro lagu wadaa inbadan Runrun Rabaw baabi
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
ANIGAA LEEH , 2019,SEP,01. KAAN DIIFAAC
@muktarmaalim68
@muktarmaalim68 8 жыл бұрын
Masha Allah Homeland Homes
@munohabashi9009
@munohabashi9009 6 жыл бұрын
Dalka yoyo dadkaba ilahayba me meshanu waxy u egtaykilalka shanaad.gashamo.bar I iyo.marsin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
QaranEEy baa an dayicin Nadaabkoo nidaam QEyr baa lEh Runeey saxay FEEjigan baa baa lEh lEh lEh
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 6 жыл бұрын
Beautiful
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey midnimo
@zimannur6943
@zimannur6943 5 жыл бұрын
Taloow wiilashena mxaa heesta war u istaaga markale dalka xoreentisa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc wacan
@mohakaafibaladweynzayga277
@mohakaafibaladweynzayga277 6 жыл бұрын
ninka daafacaya leh dhiiga kii udaadsha leh😍
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 5 жыл бұрын
He loves Somalië said more then his lieve
@HSA3614
@HSA3614 6 жыл бұрын
Tue 7 August 2018 04:29 PM xasuus aan somaliwayn kuyarayn
@youngyou9222
@youngyou9222 3 жыл бұрын
Pageka ugu muhiimsan maxaad uga reebtay ( Diintiyo shareecada dulmi kii ka dhowree daweynaha u fidiyaa leh, doodaagii wax-garadoo xilka deegta loo suray debacsani u diidaa leh)
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
M.Farmaajo ku Neceb Waa Daarood Aad Iyo Ayaan Uga Xumahay illaahay Ayaan Caafimaad Idiin Weynahnaa
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 5 жыл бұрын
Somalië wa noshahy ha isracdo i otober is our iftin
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 6 жыл бұрын
Hawiye iyo daarood intaan ka aheyn baa leh
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Abdirahman Ahmed amxaara kuqabsanlaheyd haduu hawiye jiri iyo daarood
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 6 жыл бұрын
Idiris Muse kaabe waan iska kaftamayaa oo anigaba hawiye ah
@Wonderer224
@Wonderer224 5 жыл бұрын
Dee Abdirahman haddaad Hawiye tahay rabshadda joojiya.
@marwanmoha8280
@marwanmoha8280 5 жыл бұрын
Xamar habar gidir baa leh waa waayo wey usoo shageysteen
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Islaaaam Qiimoqadarin QaranEEy QaaliyEEy tacliin tacab Nafsad shaqsad Soomaali
@cabdiisaaqmaxamedcabdiisaa5521
@cabdiisaaqmaxamedcabdiisaa5521 6 жыл бұрын
mashaalah
@user-bj4dr1yt8f
@user-bj4dr1yt8f 7 ай бұрын
Masha Allah félicitations
@aliyare4801
@aliyare4801 4 жыл бұрын
11.07.2020 Waa DAL aan dad fican laheyn Dad somaali ka xun wan waayay Laakin ilaah aya naga dhaliyay Dad fican ma nihin Dad ayaga an wax isku Ogoleyn
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
sawiradu waa soomali galbeed ciidankuna waa onlf
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 5 жыл бұрын
Anigoo kale baaleh honesty
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Waaow
@aliyare4801
@aliyare4801 4 жыл бұрын
2020 maamulgobledyada aya wadanka qaseen
@sahracismaan5433
@sahracismaan5433 5 жыл бұрын
Kanqabiilka diidaaleh midnimada udoodaleh
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 жыл бұрын
Soomaali baaa leh lkn sida loomaamulo maya qanaan
@maxamedcalibulaybulay5849
@maxamedcalibulaybulay5849 5 жыл бұрын
Soomaaldii hore iyad dalka dhistay iyadan dumisay
@nuuronalka1988
@nuuronalka1988 5 жыл бұрын
midnimada kii doonaa leh
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Somali ween baaleh
@mahdicasayr6181
@mahdicasayr6181 6 жыл бұрын
wadaniga dhabta baa leh
@NIIKOCUSUB2021
@NIIKOCUSUB2021 2 жыл бұрын
wow 2022
@omarmohamed2596
@omarmohamed2596 5 жыл бұрын
Wlhe waaa hees qiiro badan alle waxaan ka baryaaaa somali qulebteda isku keeen si niyad san
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Yartaanaa isyalEh,Nafsad Familyyyyyy familiessss systems jiilbajiil jiil
@mustafcabdirisaaq3580
@mustafcabdirisaaq3580 6 жыл бұрын
waxii soomaali ah oo uhura naftiisa ayaa leh
@naknaknarok
@naknaknarok 6 жыл бұрын
Qalbi dhagax aale
@ridwanxuseen2129
@ridwanxuseen2129 5 жыл бұрын
oheeey oh dhaqalaha durginyaa leh
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Majeerteen iyo mareexaan ayaa wadanka leh oo babiyey. Meel ay katalinayana isaaq laguma arki karo wayo besha isaaq somalia inteda kale way ka tashatay.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Ssc Guul of Somalia
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 6 жыл бұрын
Miraha heesta was miro aad u qiima badan lkn ma aqaan ereyadaan dadkeyga u dhuuxi la'yihiin marka qofka soomaliga qabiilkiisa wax laga sheego wuu xanaaqa ama wuu dagaalamaa lkn wadanka haday wax gaaran ama laqabsaanyo Kama diirayo oo daren kumaba yaa soomali please wadanka maanta wuu boo baahanyahay aan u hiilino wadankeena oo aan qabyaalada iska deeno
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 жыл бұрын
Hestan.waxaa.wanagsan.iney.dhageystan.kuwa.soomalia.burburiyey.ogaada.30.sano.a.qabil.wadiin.qabil.a.isku.leesan.dhalinyarada.wadanka.markey.is.làayan.wexey.la.mid.tahey.nin.diley.walaalkis.hooyadis.iyo.abihis.dhalen.marka.qabilka.dadka.ku.shaqeysta.qansirka.a.ka.sharaf.badan.eyga.guriga.i.ilaliyana.waa.ka.aqli.badan.yahey.sabantoo.eh.eyaha.wey.is.cisan.
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 5 жыл бұрын
Somalië wa noshahy ha isracdo i
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Nimankaasi Biyaha ay cabayaan calosha iga hurtay
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
Aniga,2019,09,17.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Jaale farmaajo iyo khayre waan Idiid Dhaliilay Do or Go
@anabhussenanab8997
@anabhussenanab8997 5 жыл бұрын
Midnimo aan dacad laga noqon horeeyso iyo danbayso
@abdullahiahmed8935
@abdullahiahmed8935 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@wanagaofficailchannel7467
@wanagaofficailchannel7467 5 жыл бұрын
Hees wadaniya tii igu samaynta badnayd watusale ubahan wax kuqadasho raac hadaladooda saad uga midnoqoto wadaniyada dalka leh
MANGANYA VS AKWENI - KWAPHULIKASO INA KU UTM
13:37
Makosana
Рет қаралды 2,7 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 33 МЛН
A Michael Usi Inu Si A UTM - Lyton Mangochi
23:13
Nyasa VoiceBox
Рет қаралды 13 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 239 М.
Heesta aan Maalno Hashii Maandeeq iyo Kooxda Qaran ee Waabari
6:09
Somali National Television
Рет қаралды 570 М.
Best...Waaloo dhashaa Wadani Kooxda Horseed
7:38
VivaSomalia1
Рет қаралды 155 М.
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1 МЛН
Heesta Hooyo iyo Kooxda Hiddo
6:00
Somali National Television
Рет қаралды 42 М.
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 369 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН