Inshallah sxb balse waxaad maagan tahay mar danbe ha sheeg sheegin waa iga talo
@Amir-Muse19 күн бұрын
Insha Allah☝🏾❤
@ahmedmohamedhusein172819 күн бұрын
alle hajebiyo yuhuud iyo mareekan
@rajorumeyn663319 күн бұрын
War farxad leh ayaa maqlay oofaarkii weyne oo cancer ♋️ la ka helay Allah akbar
@jamilahahmed365219 күн бұрын
Allaha dhaafiyo reer gasa
@fartuunmohamed106219 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin yaa rabi ka dulqaad xasuuqa iyo dhibaatada ku heysato shacabka qasa Aamiin
@sayidmaslah595119 күн бұрын
Masha allah Hormar wacan baan u rajaynaynaa insha allah🎉hambalyo
Reer Gaza Allaha Faraj khayr bdn ufuro Guur iyo Nasriga Alle
@udbiabdi74219 күн бұрын
Waxaa ay ila tahay in ragga u magacaabay yihiin kuwaa daacad u ah in ay u adeegaan shacabka Syria dafacaana Allaha garab-galo.
@shaxshaxlowgaxafada19 күн бұрын
Allaha Jabiyo Yahuuda iyo wixii soo Racaba
@sakariyemusejama911719 күн бұрын
Ragii la soo jabhadeeyey haduu u magacaabay waa arin wngsn
@ahmedmohamedhusein172819 күн бұрын
guul iyo gobonimo muslimiinta
@mohawacayz77319 күн бұрын
muslimiinta allaha ugargaaro guushuna waa dhawdahay insha allah
@SahalAbdirahmanMohamed19 күн бұрын
Taas macnaheedu waabiin
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm19 күн бұрын
Jamhuuriyada carabta ee suuriya ha guulaysato
@AbdalaSaid-o3h19 күн бұрын
0:11 0:13 0:14 0:16
@ahmedmohamedhusein172819 күн бұрын
waaguul
@adarhassan238919 күн бұрын
Oo maxaa kagalay
@AbdalaSaid-o3h19 күн бұрын
🎉. 🎉v. 🎉. 🎉
@laqlaajisnugal275619 күн бұрын
Wargeyska laftigiisa hadaad baadhid taariikhdiisa waxaa laga yaabaa inuu noqdo cilmaani kuwaas oo aan latusi karin islaam hanaqaada , iiran iyo shiicada lubnaan illaah shartooda hayna kaqabto
@Ahmedkhaiyr19 күн бұрын
Sanad cusub oo kheyrkiisa wato
@AbrahamMocalim19 күн бұрын
Masar in ay u aragto ar
@maxamadbashircali226819 күн бұрын
Wadankoda ayaga aya leh
@AbdulkadirBookh-j3v19 күн бұрын
Suuriya weyka duwan tahay carabta kale dad badan oon carab aheen ayaa ayaa wadan u tahay ilaa reer Asad Waa Armenia asalkooda indhaha buluuga tiro oo leh ayaa Laga helaa carab
@UmuRaxmaInabashiir11 күн бұрын
Waa caadi waligaa raali kaa noqomayso iiraan
@Khadijo6019 күн бұрын
sisi waa mujrim waa loo soo socdaa digtatoornimadii iyo madaxdii mareykanka sameystay wey baxayaan inshaaallaha hal hal bey u baxayaan no one sisi cabdaleha urdum labadaan kadibna nimankaan maryaha dhaadheer ee boqorada isku sheego ilahey baa boqor ah ayaa ku xigaan
Ninkan waa suriyan Saudi ku dhashay dagaalka kahorna Syria wuu ku noolaa Maxee dhibee xitaa haduu suriyan ehen soo Muslim maaha suriyanka wax badan buu u qabtay oo cadowgii ugu weynaa buu ka dulqaaday wuu u qalmaa inuu Syria hogaamiyo
@JeydinDeGashan2319 күн бұрын
Wa in la khilaafo habdhaqanka gumeystaha!. Taaso ah kala qaybi oo xukun. Midnimada wa in laso celiyo
@UmuRaxmaInabashiir11 күн бұрын
Waxa ka soo qaad male calawiyiintu ha iska ciyaan
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm19 күн бұрын
Siisi asagaa natenyahu kadaran
@saylirobleh569819 күн бұрын
Todobada nin ee uu magacabayba waa yahuud dhalsho facke ah wata