waa mahadsantahay saaxiib barnaamijka wararka noo soo badi
@NastehaAbdi-kf9hyАй бұрын
Alhamdulillah yaa rabii ❤❤
@Shakir-ali581Ай бұрын
Guul Muslimiinta❤
@SaidaAli-l4rАй бұрын
Mahadsanid wallo
@RUJALCaydaruusАй бұрын
Maanshalaah ilahayihagu leeyo
@Reema11235Ай бұрын
Marwalba wixii cusub nooso tabi walal thnks😊
@zuheybahmed6542Ай бұрын
Salve Fratello caro quelle che parli è vero con Core che ce ne sono anche un'altra youtuber veramente che parla bene. Comunque ti auguro veramente Dio ti benedica🫀.❤
@MucaadEАй бұрын
Yaa Allah Janadadaa gee Walalaalkayo Nesrullaah......
@AbdiAgoodАй бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😂❤❤
@Scorefootballshorts-t4fАй бұрын
😭😭😭😭😭😭
@nasirnuur3362Ай бұрын
Mahadsanid
@ArmaanAbdiMoha.Ай бұрын
Hayeey k/xigeenka xisbiga iran Nacim qasim oo Dagniin culus u diray Isreal and Maraykanka
@SeynabMuxudiin-xx6ohАй бұрын
Guul
@AbdirahmanAden-v5zАй бұрын
Wcs buulo-xuubeey thnks
@marianhersi8539Ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤
@DuuranAbdulewardhereАй бұрын
Waa runtiis waa guuleysanayaan waayo xaq ayey ku diriayaAn
@sakariyemusejama9117Ай бұрын
Naciim qaasim waa geesiga cusub xasan nasru Allah badelidoona alle shirqoolka yuhuuda haka ilaaliyo xisbullah hala is garab istaago
@maxamedcali8836Ай бұрын
WADDAN ISRAEL LAYIDHAAHDAA MAJIRTO EE MARAYKAN MEESHA MAGACA ISRAEL USAMAYSTAY SI UU UGUMEYSTO CARABTA HURUDDA
@ugaas-Ай бұрын
Wlhi isku figraad ayaa nahay anba sas is iri mgc Israel ayaa la isticmala ya lkn waxa dagalanaya waa USA 🇺🇸 iyo reer galbeed
Yahuuda waa ku dheeraad bariga dhex. Waa xiligii lasoo afjari lahaa degenaashaha yahuuda ee bariga Dhexe.
@IlyaasluckyАй бұрын
Nio KZbin baan bilabi raba codka maxa lagu duubi?
@abdulkadirabukar4139Ай бұрын
Bro hassan Osman waxaan rabay in an ku waydiiyo aaway ciidanka Lubnaan mise ciidan kam dhisna
@mosergsmАй бұрын
Shiici wax kabooto badan lama arag samankaan
@saynabiitobintawil1092Ай бұрын
Taasoo runaa lqgu rayn lahaa waqtigan
@Abdulkadir46mahomuudАй бұрын
Haday laayaan hogaamiya yaasha xamaas ama xisbulah, waxay umaleeyaan inay guul gaareen lkn guul magaarin ilaa lokala baxo Muslim iyo gaalo lana jebiyo yahuuda iyo xulafadiisa
@haji-c2sАй бұрын
HORTA MA HADAL MISE FICIL , HADAL WAA KII XASAN NASRULAH GODKA UGALAY , FICILKANA WA KAN GUUTADA JIHADIGA AH EE QASSAAM ILA IYO HADA U DAGALAMEYSO . SHIICO HADAL MOOYE FICIL MAHAYAN CADOWNA SUNNIGA KALIYE U YAQAANIIN .
WADDAMADII MA HURDADII DHEERAYD AYAY KUJIRAAN MASE OGYIHIIN INUU YUHUUDKU IYAGA KUSOO SOCDO
@cirjiidh77Ай бұрын
Waa siday tahay
@hibaali4311Ай бұрын
Shiico waxa wadan shimbirayaho hees lee waaya
@DaarulsacaadahАй бұрын
Hhhhhh ciyaarahodi bay wadan wali haday sida sameyan sidasanu samayn doona hogaamiya hoodi ba lala kace ma arin kale uyaala
@UmuRaxmaInabashiirАй бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamadCrahman-li3jdАй бұрын
😂😂😂
@ciiloow9451Ай бұрын
kan bishan gudaheeda ay dili donan yahuuda
@HishIdrisАй бұрын
Waxas wabikash carabta weyudhamatay
@ItsyoboishuaibАй бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@fariidaadmiАй бұрын
Hadalkiisu waa qaadashadda Isra il ee Lubnaan hada ayeey bilaawtahay ayaa la dhihi karaa waxaana xigi doona Masar
@karlesk6498Ай бұрын
Xizbiga mesha waxba kuma hayaan waa afkanoole yaal inta ayaga laga sooe weraraayo oo gudaha wadankoda laga soo galaayo maxaay sugayaan yah
@aadanookiyaaleАй бұрын
Carabta sunni iyo shiicaba waa wada masaakiin
@abdulkadirsheikh7671Ай бұрын
Xoolow arinta Palestine Muslim oo dhan bay u taal carab kaliya uma taal tan kle carab soo maha raga Islam ka beri ilaa galbeed ku faafiyay soo maaha raga ay ka dhasheen Khalid ibn Walid io umar at least carabta Maanta dheh si hadalkaaga wax run ah ugu ekaado
@aadanookiyaaleАй бұрын
Wan arkay reply-gaaga
@RUJALCaydaruusАй бұрын
Mahasxb
@abdullahidhanaandhanaan4305Ай бұрын
Annaga nagama xishoodanaan ilaahayna kama xishoodaan maalin walbo iyo hanjabaad aan been ah
@BarlinHashiАй бұрын
Benbadana wax ey isgacelinayan maleh xamas ayadhama
@AbdiazizJimale-vk2bwАй бұрын
Waxaan oogantal oo lugutura dhawac malagarsiya miya Israel
@akram8376Ай бұрын
Kuwani waa finished😅wlhi wxba islama hayaan ya**da si walba uga adeegatay
Niyaw nimankani maxay hubka la haystaan sow hogaamiyahoodi lama dilin ma xamaas bay ka liitaan may madaafiic ku harqiyaan yuhuuda ooyka aargoostaan bootay nagu daaliyeen waar hubkan soomaliya usoo rara anagaa lafahooda cuniye 😡
@DaniAlvestonАй бұрын
Kaso gudban maxay tahay mey ku bilaban oo wereran somali yaa keeyo alla yuhuda casharba udhigi laheen wlhi