DHIILLO & XIISAD COLADEED OO KA DHEX CURATAY SIR-AA’IIL & MASAR + Q@SA + LUBNAAN + SUDAN + US
Пікірлер: 116
@mohamedbilal9506 күн бұрын
Jazakallahu kheyr for updating us HBN TV Team....
@fartuunmohamed10626 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin aamiin Allah ha isku salido hana ku rido musiibo degdeg ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin
Cabdala Maaha qof isku kalsoon oo la aamini karo iyo carabiba guud ahaan waa dad ilaahay iyo naftooda midna kalsooni ku qabin
@cismaanguure9276 күн бұрын
Dagaalka Isra'iil haddii ay wadato qorshe ay dhul kaga raadinayso dhulalka muslimiinka ha ogaato iyadana in muslimiintana ay wataan qorshe diinta allaah ah in ay gaarsiiyaan dunida oo dhan iyaga oo aan ku raadinaynin dhul iyo maalba,
Magaalada AL-FAASHIR ayaa la dhahaa (ceel fashaar ma aha) waana caasimadda DAARFUUR. Mahadsanid
@felisabdi37946 күн бұрын
Masar miyaa xitaa kor u fiirin karto srail waa sheeko baraley… waana arin ka sugayay sidii wlalehed ay ku fiirsatey weliba ku caawintey cadowga marka wllkiis loo xiirow adna soo qoyso… Illaahey waxan ka baryayaa kibirka inuu Illaahey jebiyo oo sanadkan noqdo mid ay ku jabto oo hoog iyo halaag kala kulman dagaalka ay wadaan srail aamiin
@abdulkadiraliamin36586 күн бұрын
Thank you so much
@SSS787816 күн бұрын
❤❤❤WA MARKII YAHUUDA LA XASUUQI LAHAA...HADA KA HOR AYAA 6OOO,OOO LAGA DILAY
@Sahallohos19406 күн бұрын
Inshaa alaah wuxuu noqon doonaa sanadkii ay ceeboobi lahaayeen
@samowsamale34906 күн бұрын
Ceeb kama xishoodaan ee Allah ha ka dhigo kay ku baabi’i lahaayeen Insha Allah
muslim guuul midnimo freee falastiin 🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🤝🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏
@shiinedheere6 күн бұрын
Insha Allahu waa sanadkii uu soo xirmi lahaa jiritaanka Israel
@CabasaYoyo6 күн бұрын
Guul musliminta
@luuljiib9776 күн бұрын
israaiil ameerika ay ku tashan thy xamaasna rabigeeda ayeey talada saaray ameerika masiibo oow yahuud uga mashquulo allaha gurigiisa haka dhaliyo
@mohamedkeinan58356 күн бұрын
Masar waxaytahay malahan xamaas aya kasareysa waayo masara qalabkeeda durba waa laburburin kara 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedSiciid-y3u6 күн бұрын
Maraykanka wayn iyo israaiisha wayn gumaysi cusub oo dunida ku soo kordhaye weeye qofkii kaftan moodaya yeelkii
@bureeqamaxamad255 күн бұрын
Shihiid yaa muslimiin ayaa dhaceeyso
@CashaIbraahim-f1e6 күн бұрын
Yaa alaah quwadada kuubaabi israil iyo maraykan waa cadaw isbahaystay ilaahow musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@AdenIdow-t4v6 күн бұрын
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar❤❤❤
@Khadijo606 күн бұрын
reer suudaan allaha ka qabto mujrimkaan geeljiraha ah mr digaalo
@MohamudOsman-l9q6 күн бұрын
Waa.sacuudiga
@NomadDr-c2q5 күн бұрын
Maashaa alaah Jordan ursine maakawadaa
@LailaEbrahim-p5g6 күн бұрын
🎉🎉
@A-Muslim-girl-from-Yemen.26 күн бұрын
أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967711500090 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــ الجزاءءء🎉😢😢~~~-----♡|||||||♤ااا♤؛؛؛،،،▪︎▪︎▪︎▪︎\\~~♢♢♢♢♢♢♢♢♢،،,,،،،،¡¡¡¡¡،،،,,،،،،،،..,,,,..😢🎉😢😢😢
@mahamedmuhudinhaji96236 күн бұрын
Waxa eey waddaan waa halaaka ween ee hooga israaiil. Ee ma ahan israaiil sha weyn .burburkeeda soo socdo waa halaaka weyn tram use waddo
@dhurwaalechannel61376 күн бұрын
Waa burburka iyo kala yaaca Israel
@Aaaaaaa-c7y5 күн бұрын
Allow isku dir masar iyo israiil
@pahsermahamed6 күн бұрын
Waxaa soo dhaw dhamaadka Israa'iil sanadka markuu yahay /1/1/2026 😂😂😂
@AnaascaliMaxumad-r1x6 күн бұрын
Gaska.iyo.naaftadad.halgajaro.walal
@safahussen83816 күн бұрын
Sanadkii jaxiimada israil ayuunoqonayaa insha allah
@ahmedhabiib71996 күн бұрын
Wcs❤❤❤❤
@mohamedguleid53306 күн бұрын
Masar iyo israel alle madaxa ha isku galiyo waayo in badan ayey munaafaqnimo heshiis ku ahaayeen
@AxmadabdiOpsiye6 күн бұрын
Asc mawliid
@SuldanshMaxamed-cj7mg6 күн бұрын
Ma laga yaaba in la jabiyo israaiil
@abdullahisharif51536 күн бұрын
Maba u imanlaheynba wa isaga tegi laha garigasi lacagti la iso dirana maba la bixi laheyne
@luuljaamac20236 күн бұрын
Waa hadal maligi galay 😜
@bureeqamaxamad255 күн бұрын
Mrump iyo dhiigyacabka sirta aay qoolaayaan tii ilaaheey and ayaa ka weey
@mahdiliibaan636 күн бұрын
Dabka ka kacay hargaisa ka so hadal ustaad m.x
@shukriabdi83426 күн бұрын
Coda baa bi rabto fadhigaa loo diidaa sanadkii ay aduunka ka baabi I lahaayaan buu noqon bi idmilaahi
@AbdalaSaid-o3h6 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴B-)❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CashaIbraahim-f1e6 күн бұрын
Alahu akbar ilaahow laabada yuhud qabo qabasho wayn dag dag ilaahow baabi maraykan iyo israil jaab wayn kaalaayac wayn israil ilaahayba kuuriday insha alaah
@CashaIbraahim-f1e6 күн бұрын
Maraykan iyo israil way jaabayan ilaahayba jaabin cadawga guuuldaro wayn ilaahayba kuuriday kaalaayac israil iyo taaraam ilaahow musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@maimounhassan28905 күн бұрын
Wa hadal ah wan socon weyney ee an roorno
@abdilahiayuu43626 күн бұрын
Asc hbn
@adarsheikh-ali92906 күн бұрын
Waa umad allah uu fashili naayo xamas ayey iska celin waysay yuhuud iyado kaalmo badan haysata sey dawlado badan ula dagaa lamaysaa
@YaasiinismaaciilRooble-y2k6 күн бұрын
Asc
@AliNoor-m4y6 күн бұрын
Maahmaahdi aatsheegtay ookale waa hawo been ah mahatsanid
@farduus_6 күн бұрын
Carabtan aqliga laheen malinba mid aa lafeenana intey musliminta ku maqan yihin ayagana yahuuda ku maqan
@cadceed-wt56 күн бұрын
Masar markan waa ay ka adagtahay isreal ee droneska iran io turkiga ayey u bahantahay io sanada difaaca s400
@MaryanMohamed20206 күн бұрын
Nnikii joog laga waayo soojiibs ayaa laga helaa
@mohamedguleid53306 күн бұрын
Yuhuud cid ka tamar Yari ma jirto oo xamaas ayeyba dhaafi waayeen lkn waa Maraykan iyo reer galbeed walaahi yuhuud cid ka fulaysani ma jirto oo ka tamar Yari
@ahmedmahamedasalo6 күн бұрын
Waxa ba roonayd in ay isdagaalaan israail iyo masaaridu waayo falastiin waa ufursad weyn
@somwayptyltd76346 күн бұрын
Sxb ma ogtahay Jordan 🇯🇴 in ay tahay dal westerns ka ay controlaan ayagu
@dhashisheekhisaxaq95146 күн бұрын
Carabta oo dhan iyay westerns gacma ku hayan aay masar uu horeyso sucudiga oo 6 wadan ee laysku yidha qalijka uu weeyn iyaga asasay markay riden dawladi weyney ee cismaniyinta
@KikowAsalam-it6km6 күн бұрын
Trump withdraws patriot from isreal
@NomadDr-c2q5 күн бұрын
Ilashoow isku dir
@alphakatun78786 күн бұрын
Siisi waeligii madagaal lami karo
@alphakatun78786 күн бұрын
Carabtu sharaf male maanta
@CashaIbraahim-f1e6 күн бұрын
Israil waxba maha way baabi jaab wayn aya kuudhici ilaahayba dabas kaadhigi dabaylqado israil waxay noqon donta qoxoti uqaxa maraykan dhulka waxale faalaastin dhamantis ilaahayba nasriga keeni insha alaah
@IbraahinMuuse-g7h6 күн бұрын
Waawaali halayaskarabo
@luuljaamac20236 күн бұрын
YUHIUDU HADAY RABTO ISRAA;IIL TA WAYN INTA KALE MA ROOTIYAA🙄
@SakiHashi6 күн бұрын
Egypt waa lakufsaday waxna mayirikaraan waayo masar hay aheeda waxaa sal dhigtay CIA iyo mosssad
@RidaAli-g6d5 күн бұрын
Way riyoonayaan yuuhuudu
@maimounhassan28905 күн бұрын
Dhulka wa iga maqan yahay ay yirahan israiil qar wey shegta carabta lakiin afriko ma shegto ee waxey dhulalkas u xilsaratey itobiyo dhulka somaliya ay ka shegato oo qariidada ugu tallo magaca afka luqadoda ah seylac ila itobiyo meshey iska gasho iney leyihiin
@ahmedmahamedasalo6 күн бұрын
Waxan umalinayaa israil maxx kasi ah wyo waxan ay kufikirayaan ee 4tan shuruudood ee ay way wadaan wax waalina lagu keeni karo maaha
@LJama61196 күн бұрын
17 sano ka hor ayaa waxaa shiray jaamacada carabta oo 22 dal ah oo yiri hadii Israel aqbasho in Palestine dal noqoto ka kooban west bank iyo gaza oo caasimada u tahay bariga qudus. Waa ay diiday ma kula tahay iney aqoonsiga hal dal ay hada ku ogolaaneyso iney Palestine? Jawaabtu waa maya.
@cismaanguure9276 күн бұрын
Isra'iil haddii ay dagaalka masar rabto cidna gacmaha baruur kuma haysato diyaar ayaa loo yahay ,
@CarabCabdilaahi-c6r6 күн бұрын
3 wadan oo carab ah oo naftaa huris ah oo sida xamas oo kale hadii la helo yuhuud waa layska celin karaa hadii kale waxa yuhuudu way fulinayaa ok
@Khadijo606 күн бұрын
mowlid magaca magaaladaa waa al fashir gobalka gurdafan ku taal aan ku saxee
@khadragelle78016 күн бұрын
Yuhuudu ma hadhayso waxay sidaa ugu galayeen shicibka masaakiinta .ah wax ay ula hadheen ma jirin hobkoodii yuhuudu hadaba maxaa dhacay waxay arkeen dadkii iyo xamaas oo nool waxaa ku dhacay narta galihii argagax dadkan reer falastiin waa lii heshiiyey carab ayaa ku jirtay
@SalebanRabiiciya6 күн бұрын
زلزال الغروب ونوا اب
@cabdirashiidgurxan-d7n6 күн бұрын
Maraykanku markii horeba dagaalka Qasa wuu ku jirey, muxuu soo kordhin karayaa haddii uu dagaalka ku soo biiro, maxaa u hadhay ee awood ah ee ay adeegsanayaan Maraykan iyo Yuhuud, Nukliyeer uun baa u hadhay, laakiin dagaalkii Qasa Xamaas baa ku adkaatay.
@AdenIdow-t4v6 күн бұрын
Soodaya waxad haysan
@Abdikahinshukri-gx2cb6 күн бұрын
WAXAAN JECLAAN LAHAA ISRAEL O WEERARTAY MASSAR SUCUUDIGA JORDAN TURKIGA INAY WEERAR KU WADA QAADO WAAYO MARKII GAZA IYO RE PALESTINE O DHAN 77 SANO O LA XASUUQAYO AYAY KU DAAWANAYEN MARKA WAXAN JCLAAN LAHAA XANUUNKA IN LA TUSO
@dhashisheekhisaxaq95146 күн бұрын
iyaaga rabay ina la xasuuqo miyad la soco yahuudu carab oo ka raali aahayn walahi inay waxa sameeyan xita hubka lagu duqeeynayay carabta iya badh buuxisay ku dhaqsada iyaay yahuda ku lahayen oo walhiya yaa ilay somali badan oo waxba ogeeyn iya jirta
@Cadnaancumar-vs9km6 күн бұрын
israiil hadi an la iska celin sida ay xamas cashirka ugu dhigtay lkn ma jojinayso dhul bobka wayo wa nidam xaran ku dhisan