DAGAALKA QASA + SRAAIIL/XISBULLAH + XUUTIYIINTA/CENTCOM + SUDAN +TAALIBAAN

  Рет қаралды 48,402

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 21 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 21 күн бұрын
Asc Maasha allah wllhayga Muslimka aanku wada sallinno xabiibkeen maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 21 күн бұрын
Bilinkin waa yuhud marka shacabka reer falastiin xasuuqoda waa shaqsiiyaadka tageero buxda kusiyayau yuhuda marka wanaag unahayo shacabka reer falastiin lakin ilahay aya ugargari insha allaah waana burburki yuhuda insha allaah takale xisbula gantaladan aya hurgufayso waxaan filayay in yuhuda qiiq iyo burbur kudhoco ee waa sidi xaladu
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 21 күн бұрын
Allah subxanuhu watacala, ayan way disanayna gurmad dag dag ah in xagisa u musliminta ree falastiin iyo inta kale oo so racdo dhibka ku hasto markinka Gaza allow dhibka ka dulqad, Amin Amiin thuma Amiiin yarabi, ilahow NASIR ayan ka dalbane oo dag dag ah ya rabi ya raxman ya rahim
@mustafexuseendaahir6796
@mustafexuseendaahir6796 21 күн бұрын
AXA AX ALLAH HA U NAXARIISTO REER FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALLAH GUUSHA IYO NASRIGA HA SIIYO REER FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@AscadaxmadascadSomaliestet
@AscadaxmadascadSomaliestet 21 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 21 күн бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 21 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 21 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 21 күн бұрын
Yahuuda nacalatulahi calayka kor kod ha ahatee allow masibo rabani ah xagada oga kan oo dag dag ah ay ka bax sani karin amin amiin thuma amiiin
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 21 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@FeysalMohamed-el5rm
@FeysalMohamed-el5rm 21 күн бұрын
Dadaalka iyo sida wanaagsan aad noogu Soo gudbiso wax walba oo caalamka ka dhaca cimri dheer alla ha ku siiyo
@abdiali2837
@abdiali2837 21 күн бұрын
Wey imaneysaa malin yahuda eey weyn donan meel qariso inshaa allh
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 21 күн бұрын
gumeystaha cawanta haku sheegin mamul ama cidan wa kox go owleysatada cawanka o caruurta iyo dumarka laguma tilmami karo
@hafidmohamed862
@hafidmohamed862 21 күн бұрын
Mahatsanit hbn online
@user-ii2xk8ms6o
@user-ii2xk8ms6o 21 күн бұрын
Israa,iil WAA dabar goyn waxa kawado falastiin yuhuudu guul falastiin
@user-vn3kw9ns7u
@user-vn3kw9ns7u 21 күн бұрын
Allah allah
@muadanas5741
@muadanas5741 21 күн бұрын
21:39.....hablihi somalida...sanadadii ladhafay iyo sanad kan...aynu ku jiirna ba....... way sameeystaan.......oo waxu u niqday...... wax caadi ah....
@Ciiltire572
@Ciiltire572 21 күн бұрын
Somalia xafalad furiin wey jirtay laakiin fara dheer maka saayan reerxamarka banaadiriga aa yaqaan
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 21 күн бұрын
NEUWS AMAZING BEAUITUFUL KEEB GOING MOWLIID
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 21 күн бұрын
Guuleysta.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
NATANYAHU WASIIRADISA WAA SAAXIBADIISA, SIDAAS U GARTA.
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl 21 күн бұрын
Soomaali yurub kula joogtaa xaflad furiin qabsato oo waxey dhaheen waxaa la dhahaa ka meyro wixii kusoo marey.. wax kasto la arag..
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 21 күн бұрын
Asc mowliid habeen wanaagsan
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi 21 күн бұрын
Waa yaabe Ma is leedahay wanaga in xumaanta laga jecel yahay. Farxadna laga jecel yahay Murugada. سبحان الله لاحول ولاقوه الله عليه العظيم. Dad wax bedeley Waa sheydaan. Markii la tagey cibadad. Iyo in ay is daahirin . Ileen sheydaanka Qof daahir ah ma soo galo. Dadoow is dahiriyo oo Taqwada badiya.
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 21 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Way dhac daa in marka lamaanu Nolasha isla fahmiwaayaan in midkood jeclaado in wuu ka gudbo xaalada nolaleed ee uu ku suganyahay! Marka waa ufarxad balse inta badan ma,dhacdo in ay xaflado uqabtaan. Wax walba filo inta aad Nooshahay aduunku ma. ahan kii hore!!!
@QoraneShirwac
@QoraneShirwac 21 күн бұрын
Mowliido walaalkayo aniga la kulmay
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 21 күн бұрын
Mawliid sxb marhore ayaankuu sooqoray binken inuu yuhuud yahay una shaqaynayo magaca maraykanka wuu matalayaa
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 21 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
BAIDEN OO YIRAHDA STOP WAR QAZA, BES HAL DAQIIQAD AYA YUHUUD KU JOOGSANEYSA.
@naam9190
@naam9190 21 күн бұрын
Musiibo hadii illahay ka so fujiyo ma waxan lagu farxinbaa adba mowliidaw😂😂
@BashiirAbdirahman36
@BashiirAbdirahman36 21 күн бұрын
Wa yaab
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
MAREYKAN OO ISRA'IL U ADEEGSANEYSO, CIRIBTIRKA CARAB IYO MUSLIM.
@AscadaxmadascadSomaliestet
@AscadaxmadascadSomaliestet 21 күн бұрын
Yuhuduwejabi shakimalaha halasamro
@abdillahidaher468
@abdillahidaher468 21 күн бұрын
Maxuu magan yaahay Rushku ukuraan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 21 күн бұрын
Qorshaha xiga aa reer galbeed ka iyo Israel ay qadanayaan wuxu noqon donaa qarada Arab ta bulshada kunool 3meelod iney dilaan 2.5.bar shacab ah taas bana ah waxa lafilayo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
BLINKEN WA SAFIIR AY SAHYUNIYADDA U ADEEGSATO IN UU CARABTI XUMMEYD, SOO HANDADO, ISAGOO XUSUUSINAYO MAR KASTO, CIIDANKA IYO MARAKIIBTA MAREYKANKA.
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 21 күн бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@omerhassan3041
@omerhassan3041 21 күн бұрын
Furiinku waa foolxumo weyn! Rag badan ayaa ku gabood fala talada Rabbi u dhiibay! oo uu suubanuhu ka dardaarmay xajuwadaacii.
@abdulkadirbarre7862
@abdulkadirbarre7862 21 күн бұрын
Aniga waxaan arkay kuwa ka soo jeeda barmiiska oo yidhi hadii naagta ninku ka dhinto lama guursado kkk
@omerhassan3041
@omerhassan3041 21 күн бұрын
Kharduum miyaa laga saaray RSF?
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 21 күн бұрын
Maxay xoog iyo xeelad la hadheen yuhuudu mida kale usa miyaa dagaslka dhex dhexaad la ah dagaslka mise asagaa wada dagaslka waxa wada usa biliksn
@omerhassan3041
@omerhassan3041 21 күн бұрын
Maraykanku daacad kama aha in xasuuqa in dagaalka la joojiyo! Laakiin waxay rabaan inay maaweeliyaan codbixiyayaasha maraykanka oo ay ku jiraan muslimiinta maraykanka.
@alijubbad3146
@alijubbad3146 21 күн бұрын
Naag la furay ninkii furay ma'amaanto Waana furiin fagaara ka faana
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 21 күн бұрын
hadad nolol aadag kaso baxdid oo ninku ahaa nin ad kugu xun wad ku farxeysa furinka waayo markad dhib ad ku jirtay ad ka baxdid wad faraxdaa
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 21 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkmmmmmmm
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 17 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 36 МЛН
The TOP VITAMIN for IMMUNE SYSTEM Support You Can't Ignore
9:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Qubanaha VOA
29:51
VOA Somali
Рет қаралды 47 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 17 МЛН