Gushaba dhacday masar iyada faladefiya yuhuud ha iskaga kiciso waxa somaliya ey ku kordhinayso waa dhalan teed iyo ninka waalan ee banadir xukuma inta waalan ayaa soo dhaweyneysa ee cagliga saliimka ah ku fakara
@SomaliMaxamed-w9g2 ай бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@SomaliMaxamed-w9g2 ай бұрын
@@mataan10hasan77anaga reer Puntland xata soo dhoweyneyna .. maxaa ka khaldan hadiiba ay hub nasiisey oo na tageertey 😂
@BeFree-b4h2 ай бұрын
Amhara FANO support Somalian sovereign right
@makohassanyusuf8402 ай бұрын
Dawlada dhex way dadaale laakiinsomali kala aya lugaha ka qabanayo sayna u dhaqaaqin inshalaah guul dawlad somàli oo is raacda
@Mubaarak872 ай бұрын
Voa Somalia 🇸🇴 haku sirmina Waa USA 🇺🇸 oo Af Somali ku hadlaaayo sxbyaaal
@halimamumin36432 ай бұрын
Don't be too excited, you never khow if Somalia will be the battle ground.
@Mubaarak872 ай бұрын
@@halimamumin3643 I am telling the Somali people the truth about voa Somalia 🇸🇴
@Mahadosman-q9s2 ай бұрын
Talabo ad u fican o muhim ah ayay qaday Dowlada dhexe e Somaliya guul Dowlada dhexe e Fadaralka Somaliya hora lo socon insha Allah
Etopia wan Iska dhicineyna in Sha allah dabadhilfkedana Wala gowracaa
@Burcaawi20102 ай бұрын
Ninka Masar wax ka sugaaya habeen ma jirin , kaga quuso walaalahooda Carbeed ee Falastiin. Hortaada lagu xasuuqayaa maalin walba. Xitaa xuduuda bay ka xidheen
@HindiaHamdikorio2 ай бұрын
Niin walaaalkey caween waye somaliya muxuu cawenaa
@warshiiltv2 ай бұрын
Masaarida fulayaasha, haday wax isk clinayso iyadu ha weerarto Ethopia waa taa ka xidhysa biyaha Niilka
@Mahadosman-q9s2 ай бұрын
Abiy iyo Gumaysiga itobiya damaca qar iska turka ah e ay wado talabo ad u wanagsan ayay qaday Dowlada dhexe e Somaliya guul insha Allah
@husenabdimohamed89432 ай бұрын
Mahadsant VOA maxd ❤❤❤❤
@moudankhaireh40152 ай бұрын
Somalia ❤🇸🇴❤🇪🇬❤🇸🇴❤🇪🇬❤ Masar
@xasanaxmed58502 ай бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@Hajidulmidiid2 ай бұрын
Waa in lagubaa biyo xireenkaan waa haddii Masar awood leedahay haddii kale annaga yaan nalawaalin.
Waan soo dhowaynayaa masar ciidankeeda iyo kaalmada ay u fidisay somalia nacala tulaa caleeg voa war xumaa eritrea masar iyo cid kasta oo somalia ka difaaci kara shirqoolka ay u soo maleegeen reer galbeed kuwa yuhuud ah oo carab sheegta sida imaaraadka iwm
@maxamedgaab41532 ай бұрын
Dawlada somaliyeed xag bay U leedahay inay dhulkeeda iyo Badeedaba dufaacdo????
Hada iyo burburka soomaaliya from 1977 to 2024 masar😂😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn2 ай бұрын
Waalaga shallaayin taariikhda wajaale ee haddana soo noqotay.!
@AsliDucale-qi2ox2 ай бұрын
VIVE SOMALIAND CADOWGIINA HA JABO
@Xamdi-t5b2 ай бұрын
Masar oo rafax kahortagan falastin in laga garsiyo mucawinoyinka,miya somalia garab istag umujinaysa,dantada firso un waye siyasadda Africanku
@AbdullahiBarre-b6l2 ай бұрын
Walalnimo gooniya ma jirte cadowgaga cadowgisa waa saxiibka
@yasinjama11342 ай бұрын
naclatulauh caleg
@Fays20102 ай бұрын
Etobiya ma duullaanki ay dalka Soomaliya kusoo qaadday bay ku amraysaa DFS cidday la heshiinayso.
@IbrahinCabsiiye2 ай бұрын
Waan taageersanahay hadanahay reer awdal egpty
@xuseenfadal2 ай бұрын
Waa nasiib darro aad u wayn runtii in dalkeenu noqdo meel marba ciidan shisheeye lakeeno ☹
@drabdullahinuurdaacad2 ай бұрын
Dhulka ay falistiiniyiinta ay heystaam maxa ula jeedaa daanta galbeed miyaanu aheyn dhul falastiin
@saeddahir76002 ай бұрын
Falastiin baa rafah ka barooranaya
@BeFree-b4h2 ай бұрын
Amharan fano army rejected the call by oromo leaders to stand against Somalia
@Hajidulmidiid2 ай бұрын
Bal qofkaan maqla kulahaa itoobiya inay galaangal u yeelayo biyaha badda somaliya,waar galaangal majiree itoobiya waxay rabtaa Bad ay xoog ku qaadato dabaalyahow shilankaaga ilaalso laakiin caddee sida wax u jiraan.
@Lulu-ie3jb2 ай бұрын
Waa doqan loo soo dhiibay wuxuu Oran lahaa.
@Abdi-uy2jj2 ай бұрын
Somali hadey god ku dhacday maxa dhax gelina carab iyo xabashiyiinta hadey gubayaan
@ahmedmohamedabdi88142 ай бұрын
Itoobiya waa cadow in ay wadanka heysato aye jeceshahey
@ABDULLAQAADIRCAWAS2 ай бұрын
1nacaws❤❤❤❤❤❤
@thegreatnormad34242 ай бұрын
At any cost Ethiopia wainlagasara wadanka. They must be removed qiima kasta hakukace
@demsashtemesgen44392 ай бұрын
Egypt should accept its desert land because that is what was given to them. They can never change Ethiopia's beautiful land, nor will it ever be theirs, even if they wish for the next 3,000 years. Our land is always ours. We have everything needed for human life, including abundant water and fertile land. This cannot be changed because it was created by God for Ethiopia. Surrounding Ethiopia from the south, north, east, and west will never alter this reality. Egypt will never be able to exchange its land for Ethiopia's beautiful land. Instead, they should focus on utilizing their own land, even if it's not as comfortable. Every neighboring country should be cautious of Egypt’s conspiracies. Eritrea, Sudan, and Somalia should remember that Egypt has tried to subdue Ethiopia more than three times in history, but they have never succeeded. Nor have they ever saved or protected a country that demanded their military support to defeat Ethiopia-and they never will. History will repeat itself.
@MohamedRoble-s1u2 ай бұрын
Hadalkiisa dalabaa ku jirah waayo Ethopia waxuu ka dhigayaa in wax ay xaq u ledahy radinayso Iska jira Voa
@Lulu-ie3jb2 ай бұрын
waa runtaa. Ninkaan wuxuu u egyahay in uu Xabashida dulmiga eey waddo ku dhiira galinaayo. Intee lagu arkay aduunka bad iyo dhul xoog lagu doonaayo?? Xabashida iyo kiwi dulmiga eey wado ku taagerro waa leeyska difaacayaa.
@hiaduqaadsamesomalilander36402 ай бұрын
Xasan Sheekh Maxamuud gurguurte iyo maser ayaa Soomaaliya gabogabeynaya ,waxba kama qaadi karaan itoobiya iyo somaliland lkn bulshada reer somali italien ayaa ku dhamaan doona
@BoqoreHirsi2 ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah ❤
@fadumogedi74232 ай бұрын
Waar Somaliland uf uf ayey idin tidhi Faqasheey iska daaya
Dowlada dhexe e Somaliya talabo kale oma furna wana so dhawaynana talabada ay qaday Dowlada dhexe Guul insha Allah
@hagiohaji79372 ай бұрын
Masar haddey cid u kaalmeyneyso waxay u kaalmeyn lahayd ummadda Falastiin oo hortooda lagu xasuuqaayo ayagoo arkaayo...waa beentooda Masar waxay rabaan keliyah kheyraadkeena.
@cirka44972 ай бұрын
Ma afweyne ka hub badanyiin.kkkk
@Madina-mg6qm2 ай бұрын
Dad reer Gaza gaajo ku daawaday maxey Somalia ka sheegaayaan
@saeddahir76002 ай бұрын
40 sano xagey kumaqnayd masartu 😂😂😂😂😂😂
@bellaguul8402 ай бұрын
Nonsense Egypt should help the Palestinian instead of Somalia 🇸🇴.
@khaliifabdi81392 ай бұрын
Kkk voa iyo bbc radio xamar nogama Dhacdaan, hadanu reer sland nahay Bal,e wad ka hoos marten ya dulli Somaliya ma kacdo kaalmo waa Lagala qustay, 34 sano ka badn Calamku ku daalay macdalaa Masar yaa miskiin maacalesh
@looklovely51742 ай бұрын
Haduu ilahay ku idmaayo wey edab Taran tahay falastiin wax ha u qabtaan 😢 Somali iyada is ku filan
@alisaidmohamed64132 ай бұрын
Itoobiya dhulka somaliya wsxa ka socda maxaa ka quseeya
@fahiimae73362 ай бұрын
Subxaanallah. Somalia ma hub cusub ayey u baahan tahay iyagoo kii hore iyagu isku xasuuqay? ??
@KhadarAxmed-qp3du2 ай бұрын
Dhiladhashe maysiyan kuwa agtoda kudhimanaya maclusha
@Unknownnnn-12 ай бұрын
Walle hadaan somali naahay dhigeeyna beeyoo maaha
@AbdikeniShaam2 ай бұрын
Waxan muxu aha rer galbeedka iska dhigaya ee afkuba ku adag yabay 😂
Waaa been cad waxay mMasar sheegayso , Hubka ay sheegayso Falastiin ha siiso. h siiso.
@Sarta1002 ай бұрын
Nin sidaa sameeyayvmaxaa loo yiri tartan waa gali kara ma lajiifiyaa banaan lajoojiyana banasn miyaa sheekafa hadase inuu sidii si ka dsran sameeyo yaa diidaya hadii kamalla ka guulaysato oo uu dagaal oogo ileen waa nin sharci xakameeya aqoon ninkaan dalkaan xooguu ku joogaa iyo lacag.iyo handadaa kooxo ka amar qasts waa qabqable dagasl.d
@sarahgawdan22152 ай бұрын
C’est que tu papier réveil
@FutoXar2 ай бұрын
China iyo maraykana isku keen xassan sheikhow,Russia iyo ukraina kusoo dir oo ka kiree somaliya wixii raba inay is dagaalaan😮
@saynabibrahim47032 ай бұрын
Masar kuwa maalinkasta la xasuuqayo oo ay darbiga ku xidhtay oo raadhinkii loo geyn lahaa amar yahuud ka sugeyso maxay soomaali u qaban waa laso dirsaday gaala ka dambeyso yaa wadanka nooga celiya kaalma Palestine ka weysi anaga kama rabno
@xarirmaxamed92912 ай бұрын
IDINKU DOQMAAD TIHIIN OO WAXAAD KU QANACSANTIIN INAY MAATIDIINA 33 KA SANO XASUUQU KU SOCDAY INAAD MAATANA DUSHOODA LABA DAWLADOOD KU DAGAALAMAN BALSE ALLE AYAA DHAGARTA SHACABKA AAD UDHIGAYSAAN IDINKA QABAN
@CabdiRaxamaan-qn7doАй бұрын
Waxaan qabaa masar iyo Etopia hadii eey sii wadaan arinta wabiga niil waxeey keeni kartaa in oo dagaal ka dhax qarxo soomaalia ne arintaas wax dan ah uguma jiraan