SARAAKIIL & CIIDAMO HOR LEH OO LAGU DILAY XADKA LUBNAAN + IIRAAN/SIR-AA'IIL + QASA

  Рет қаралды 24,521

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 4 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@mohamedahmedmd4662
@mohamedahmedmd4662 3 сағат бұрын
@@HBNOnlineTV asc
@AsadKhadar
@AsadKhadar 3 сағат бұрын
Wll.mawliid.waakumahadsantahy.xasuusinta.taariikh.hijriyada
@roobocadeey688
@roobocadeey688 3 сағат бұрын
wll Mawliid waad ku mhdsnthy inaad nala wadaagto warar sugan iyo waliba inaad naxuusiso sanadka Hijriyada ee Islaamka Jazzaa kallaahu khyr
@MuhidinAdan
@MuhidinAdan 3 сағат бұрын
Gusha islaamka ayay udanbeyni inshllh waliginaba duqeya qaza haday dhintana Waa shuhada u lillaahi
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Сағат бұрын
Hadad jeceshahay jabka yuhuuda like saar
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 3 сағат бұрын
Doqonka carabta waa siisii warkiisa nagadaafariidka.carabta noosheeg❤❤❤❤
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 3 сағат бұрын
Ilaahey eber hakadhigo ciidamada cadawga gumeystaha
@Iqbalbintudaher
@Iqbalbintudaher Сағат бұрын
Yaa Allaha yaa raxman yaa raxim yaa malikul mulki yaa cazizi yaa fatax ugargar falastin yaa arxamo raaximin
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 47 минут бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@sahroali1196
@sahroali1196 3 сағат бұрын
Ilaahow.awoodu.waa.xagaaga.ilaahoow.Nasrigaaga.noosoodedeji.ilaaahoow.amarku.waa.kaada.ilaaahow.kutuugeyna.yaa.Rabil.caalamiiin
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 3 сағат бұрын
Waxaan xata dhageysan jiray mawliid xaaji wakhtigii biibiisida uu ka shaqen jiray Waad mahadsan tahay Saxiib guul ayan ku rajenaya
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 50 минут бұрын
Mowliid maahan waanka mashquulay xataa hadda fursadi hore mahaayo lkn dhibmaleh halkaan ka soo gaaraan kala jaanqaadi doonaa insha allah ok yuhud iyo mareykan iyo xataa xulufadooda oo dhan ha dhintaan bi idnillahi jabaar illahow shacabka reer falastin badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow anaga wadanka nobadbadi illahow aamiin
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 34 минут бұрын
Ilaahey ha jaiyo yahuud Iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@AxmedBarkhadAxmed
@AxmedBarkhadAxmed 3 сағат бұрын
Mawliid wararxaqiiqa ah warhufan iyo runta adiga ayaakahadla xaqiiqada szp aad ayaad ugumahad santahy szp❤
@roobocadeey688
@roobocadeey688 3 сағат бұрын
Wxa Iran, Qassa iyo Libnaan intaba weerarayaa waa Maraykanka Alle ha qabtee
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 3 сағат бұрын
Qaramadamidoobey iyagaadawladxaaraana sameeyay imikana iyagay haysataa laysaa a baalkaakheytoguul falastiin aamiin❤❤❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 33 минут бұрын
Guul. Iran 🇮🇷 guuleysta
@FaadumaHasan
@FaadumaHasan 3 сағат бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar yaa allaah ilaahayow ugargaar muslimiinta ilaahayo gar yaar reer falastiin inta dhimatayna shahaadadooda ka aqbal
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 сағат бұрын
Guul weeye
@iishoCandiqadir
@iishoCandiqadir 3 сағат бұрын
Yahuuda iyo carabta iyo iiraan ebar haiska dhigano sanad dhan bey dhagahena hesteen.
@cabdulqadirali
@cabdulqadirali 3 сағат бұрын
Asc wan kusalamay wan kutageraa inbadan waxadna diiden inad ilahadashan
@HudaDayip
@HudaDayip 2 сағат бұрын
😮 xukuumada bianiyaan ilaa 2009 waan maqli jidhuun 😅
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do Сағат бұрын
Marki aan maqlo askar yahuuda oo lalaayay waan faraxa qubada ciyaalka iyo haweenka reer qaza waa laga jaraa
@KayseHuriye
@KayseHuriye 15 минут бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 35 минут бұрын
Asc mowliid subax wanaagsan
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 сағат бұрын
Guul.iyo.gobanimo. guulfalastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 3 сағат бұрын
Yahuda waxay u Dan leedahay iney qasa dadka ku nool ey leyso si u dhaxasho dhulkooda gaajo ,duqeyn kor iyo hoos ah qafaalasho intaas waa in ey tirtirto falastiin se waxaysan ogeyn qoom qoom kale ma halaagi karo inuu allah halaago mooyee cadaawadeeda banaanka ayey keentay wey cadeysatey ,waxaan allah ka baryeynaa inuu daalimiinta yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto inuu awoodooda baabi,iyo halaag allah ku rido rucbi allah ku rido masaa ,ib aan la aqoon allah ku rido
@badalabshir502
@badalabshir502 20 минут бұрын
Asc mowliidyare
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 сағат бұрын
Mowliid waxaas xabad ooin maaha Maxay tahay labo maalmood xabad joojina
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@carwocaamir5107
@carwocaamir5107 3 сағат бұрын
Xaysiiska dhaxe sxb maad ka saartid warkuu Naga jidhaye
@osmaanibrahimcaato7687
@osmaanibrahimcaato7687 27 минут бұрын
Xayesentan naga day
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 Сағат бұрын
اللهم انصر اخواننا المجا هدين يا رب اللهم اهلك اليهود ومن والا امين ثم امين
@adenahmed4561
@adenahmed4561 57 минут бұрын
Israil sarakiisha aya laga bartilmamedsady malmaha reer gabeda ka hdleyso warbaginted
@AbdikarimAliOsman-c8w
@AbdikarimAliOsman-c8w Сағат бұрын
A
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 3 сағат бұрын
Burburkaa.yahudhaa iso baadhii aan ku seexdee
TRUMP | DHIIQADII ADUUNKA | SOMALIDA | US ELECTION KALA BAX
19:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,6 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 1,9 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 4,4 МЛН
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | ISRAEL | IRAN | SOMALIA
35:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34