Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Fadumaabdirahman223 сағат бұрын
Alle ha u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran alle ha siiyo guusha nasriga sii deg deg yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yaasiinfaqadha41953 сағат бұрын
Alaha guleeyo is ka caabinta falastiiniyinta ah Falastiin guul 💪💪🇵🇸🇵🇸
@Abdikahinshukri-gx2cb3 сағат бұрын
AWOOD ALLAH BAA MEESHA TAALA GAZA ISRAEL WALEE GUUL KALAMA TAGI DOONTO WA HUBAAL TAAAS INSHA ALLAH
@MohamedAbdiabey2 сағат бұрын
Hbn asalaamacaleykum masha alaah
@AshaAhmed-w9w3 сағат бұрын
Alle sahnuuniyada haw siyaadiyo jabka🤲✌️❤️🇪🇭
@AbdiGabre-y3c3 сағат бұрын
Reer qasa waxay og yihiin inaysan jirin cid ay garab ka sugaan iyo cid u hiilsa marka way isku tashadeen ❤❤❤
Weerarka yuhuudda ay ku qaadday suuriya waxaa ka dambeeya maraykanka??
@IbrahimOsman-k9k44 минут бұрын
FADLAN ISKA SAXA MAGACAN ...... ISRAAIIL ' .
@alinoor65153 сағат бұрын
Turkey yac ilahow sahal
@bulohus854848 минут бұрын
Maxay ka walaacsan yihiin ! Syria inay Qabsadaan bay rabaane Maxaa talaa ? Markii wax yar oo - farxad Ah la dareemo! Murugo- Kale !!!
@bulohus854823 минут бұрын
Assad dhuun dheere ! Dhiig yacab Masiibo waa kuu dambaysaa !!! Ey
@Hajidulmidiid3 сағат бұрын
Dhaqanka Hindigu waa wax layaableh. Waar arrintaan hoos haloodhigo faahfaahinteeda.
@hasanmuse40072 сағат бұрын
Cabdi illey madax weynihi hore DDSIi 20 Qof ayu aroos wadateed u u dhigery
@fadumomohamud72322 сағат бұрын
Warkas uu shegayo wariyaha caqligeyga hadan kudaro israel meshey yaalan waxkata si ey ku moganeyso majirto waayo mareykan ayaa meesha ujogey amanka asad na ma’ey werari karin oo ruushka ayaa gacanta ku hayey oo diyarada sidii lo mareyey ayaad ka garaneysa ee waa howl kale oo larabo in leyskaga hor keeno dadka siiriya wayo diyarad asaga uu leyahay maracin ninkan waa aniga sidey ila tahay.