Asc mowlid ma marenka Mia tusba wata.waxhan ay is baaxa dhilan o capital Hill hoog larabey ini laguu galo waqti Biden u xilka gather ma trump aya owliya aah?
😅😅😅😅 waad huruda war ma haysid ee yahuuda waa taa qaraacaysa ee dhul badan dhuuqeysay muxuu wax uga qaban waayey😅😅😅 waar turkigu mareykanka ayuu ka cabsanaya😅😅😅😅😅
Wadamada islamka naxariis male allena kama baqayaan kaliya waxay rabaan in ay xilkooda ilaashadan sidii waxay kuwaarayaan wali caalamul muslim oo sidan ookale ah lama arag ducufnimadan oo kale wali lama arag ilaa inaga oo dhaxdeena cadaw isku ah
@CarabCabdilaahi-c6rКүн бұрын
Sharcigu islamkuu qabaa waa sidaa
@axmedsixteen8509Күн бұрын
Nuclear ka ruushka ayaa mar hore la geeyey iran lkn mareykanka iyo yuhuuddu ma oga. Waa sida Bel ruus lkn wey pgaan doonaan
@MoustaphaAdenelmiКүн бұрын
Waa ruunta saaxib anigu waan ka shikiyeey inuu nukleerki rushku yaalo iiraan 😅😅😅😅 trump iyo netanyahou way heesii donaan😅😅😅😅
@HajidulmidiidКүн бұрын
Iran haddii lacuno Ruush ayaa kuxiga,shiina waxaa lagu orandoonaa ninkii khayrkiis loo xiirayow soo qoyso adiguna TIMAHHAGAAN yuuyaafkaa.