MUXUU YAHAY QORSHAHA TURKIGU EE SOOMAALIYA UGU SOO DIRAYO MARAAKIIBTA DAGAAL?

  Рет қаралды 70,018

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 3 ай бұрын
HAAAAA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL WAAA HODAN SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 3 ай бұрын
DALKEYGA HOOYO EE SOMALIA MIDNIMO IYO QAB SOOMAALIYED INSHALLAHA
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo 3 ай бұрын
Somalia🇸🇴
@abdulkadirfarah-cj5el
@abdulkadirfarah-cj5el 3 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii
@ahmedshurie5354
@ahmedshurie5354 3 ай бұрын
Somalia❤❤💙💙🐟🐳🐋
@akhalif579
@akhalif579 3 ай бұрын
🇸🇴 somalia
@youssoufabdi1738
@youssoufabdi1738 3 ай бұрын
Masha lla 🇹🇷 Turkey
@raxmanxusen5208
@raxmanxusen5208 3 ай бұрын
Maashaa Allah Turkey 🇹🇷 Guuleysta shacbka Turkey
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@raxmanxusen5208Turkey ayaad u danbaysay ee ma la SOCOTAA wuxuu qaadanaayo xoolaha xagee aadayaan
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Midna ogaada inta alle abuuray waxaa noogu daran wadamada carabra oo maaliyad farabadan oo aad uculus hor dhigaya una ogol doowlad kasta oo shidaal ka soo saareeysa soomaaliya ineey lacag xad dhaaf ah uballan qaadataan si eey isaga tagaan oo eeysan waxba usoo saarin somaaliya
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
TURKEY WAY KA DIIDEEN LAAKIIN SOMALIA OO AAN LOO TALIN WAXBA TARI MAYSO SHIDAALKA SHISHEEYE IYO INTA HADA HAYSATA WADANKA UN BAA QAADAN
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 ай бұрын
Arinkaa waa la marsiin waaye dowlada soomaaliya, iyada uuna ka go,aa ...weyna ku mahadsantahay gi,aanadeeda cadcad
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 ай бұрын
​@@Fowzia69arinkaa dowlada soomaliya waa mari weysay, waana kaa ku guuleysatay in ay ka gudubto caqabada badan oo horyaalay...oo hadana shaqadii lagalayba
@Labwa313
@Labwa313 3 ай бұрын
Haa tasi waa sax laakiin Sorry ragg malaahan dalkena 😢😢😢😢😢
@ahmedshurie5354
@ahmedshurie5354 3 ай бұрын
Mowlid haji thnks
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 ай бұрын
Mahadsanid
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 3 ай бұрын
❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Nin aan shantaada Farood ka celin sharci kama celiyo, Turki inaga celin maayo xabashi laakin Xabashi inaga Somali ahaan baa iska celin karna, Turkiga waa in looga faideysto qalab ahaan uun, Eritrea oo 4million ah ayaa Ethiopia geed iskaga xidhay, laakin Somali oo 20million ah way basaysa maanta, ilaahow xassan sheekh wadanka ka qabo
@CabdikarimXusen
@CabdikarimXusen 3 ай бұрын
Somalia ilahay hagarab galo
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 3 ай бұрын
Guuuuuuuul sonalia
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
Mashallaha tabarkallah walaalah Turkiet 🇹🇷 waa wadan mara walaba na garaba istaga illahaya ha no siyada waxa tara Somalia 🇸🇴 gul
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 3 ай бұрын
Waa guul iyo uquusgoyn is afgaradkii mamulka biixi iyo aboye axmed wayna udhamaatay boor iskuqarintii 2daas mujrim
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 3 ай бұрын
Qofkii xoolo lalamaago dedkeedaa allaha siiyaa waa maahmaah somaliyeed Hassan ayax iyo Dani iyo madoobe alle madax noogamadhigeen dadkaan hadii xooloh lalamaagey
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
Dad aan isku sharaf iyo meeqaanka ahayn ayaad ku soo dartay bal Dani iyo Axmed madoobe maxaad ku haysataa ma iyagaa wadanka madaxweyne ka aha mise iyagaa Turkey la soo heahiiyay mise HSM Xasan mooryaan ayaa iska soo saxiixday dal isagiina nabad ahayn
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Wasax waxa loogu soo daray Ahmed madoobe iyo Deni dawladdi dadka Soomaaliyeed bay burburiyeen oo xasan dal xaraashe nookeenen
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@maanshaallah8752 wax at burburiyeen ma jirta Xasan alle ayaa u qoray in uu noqdo hor jooga mooryaan ah
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Hhhh daarood waa dad iska ciilan 24h ileen tiro iyo tayo ma lahan e😂
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
@@AbdiShakur-f1s ma Soomaali aan Daarood ahayn ba jirta dadka iyo dalak Soomaalia 100%80 wa Daarood laangaab ciilqabe ah
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 ай бұрын
Asc.mawliid. xaaji.talow.goormaa.Arkidoonaa.soomaalida.qayraadkooda.lasoobadxda
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 ай бұрын
Samalililen samalia hurdad eey ka kiceen mashaa Allah samalililen
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@karingarfod9151 HURDO MIYAA NAGA KICISEEN
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Asc Mohamed
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 3 ай бұрын
ALLAH NOO RUMEEYO WABA NICMO MASHA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
Wax aad heli ayaa iska yar adigoon meel laguu sarin intaan la qodin
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 3 ай бұрын
@@Fowzia69 allah noo rumeyo CADOWKANE allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@abdulahimahmud3828
@abdulahimahmud3828 3 ай бұрын
Reer bakhtile tuugsi iyo samaayo yibro salida wa laidinku wasi alle idinki
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 3 ай бұрын
WAAAA HODAN SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL WAAAA HODAN SOMALIA 🇸🇴 VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 TURKEY 🇸🇴 TURKEY 🇸🇴
@dudef6438
@dudef6438 3 ай бұрын
@abdirizackmohamud3885
@abdirizackmohamud3885 3 ай бұрын
HbN, Muqalada 15 daqiqo kuso kooba wa codsi
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 3 ай бұрын
Somalia waa dal faqri ah waayo dad maskaxda aan ka korin baa kunool oo qabiil lagu qafilay oo af ka nool ah.
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 3 ай бұрын
SUBXANALLAH MAXAA DHALIL AY TAHEY CADOW AYAA NOO TASHEY REER BADIYAHA WFP AYAA LACAG IYO QAMADI DHACEY U QEYBISO SI AY WAX U BEERAN XOOLO U DHAQAN IYO DAGAAL INEY KU JIRAN WAX QARSON MA JIRO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Alxmdu lilah somaliya waa wadan qani ah,shacab wanaagsan lkn siyaasiyiin aad u xun ,oo danaystayaal ah ay hogaamiyaan,insha allah khayr
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 3 ай бұрын
WAA MUHIIM INAAN KHEYRAADKEENA LASOO BAXNO WAAYO DAL AAN LAHAYN DHAQAALE HORUMAR MALAHAN WUXUUNA UDHOW YAHAY IN DALALKA DHAQAALAHA KUSIINAYA INEY WAX BADAN OO DALKA DIB UDHAC UKEENAYA KUGU QASBAAN WAAYO WAXAA LAYIRAAH NIN FAQRI AH NASAB MAAHAN BALSE WAXAA ISWEYDIIN LEH MALA HELI KARAA IN CADDAALAD LOO QEYBSADO HANTIDA DALKA OO AYSAN DAD GAARA KUTAGRI FALIN
@XaawoAbdiraxman-w9l
@XaawoAbdiraxman-w9l 3 ай бұрын
Aad iyo aaad wawax jira❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Masha allah laakiin umalayn maayo inta xasan dal xaraashe iyo kooxdisa ay joogaan in Soomaaliya shidaal iskadaye waxa khatar ku jira qaniimadi umada Soomaaliyeed
@Faysalibro-c9e
@Faysalibro-c9e 3 ай бұрын
Warkaa iska hubi saxib uma imaan difaca bada e waxay difacayaan markab kooda radi xaqiiqada
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 ай бұрын
Daba dhilifka iyo xabashida warkaan uma wanaag sano lkn bulshada somaliyeed waa u sharaf heshiskan😂😂
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 2 ай бұрын
SOMLIYA WAXEEY HAYSTAA KASKA DIYARDAHA
@yanimohamedIbrahimYoussouf
@yanimohamedIbrahimYoussouf 3 ай бұрын
Soumaliland -🇸🇴😂
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 ай бұрын
Iyo.maxamed cade
@RamlaAbdiguray
@RamlaAbdiguray 3 ай бұрын
5g
@CaaliyaCabdi-uv5zi
@CaaliyaCabdi-uv5zi 3 ай бұрын
Asc ku.HBN falanqaynta may ahayn md salaysam dhexdhexaad waayo waxay si cad isaga indha tirtay xudunta khilafka manay xusin hbn qoralka ay xiganaysaa inanu ka turjamayn xaqiqada somaliana kama taliso j/sland.hbn waxay ahayd inay xusto caqabada hortala fulinta heshiska tarkigu galay..thanks
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
War iga qor soomaaliya shidaal lagama qodaayo hadii aan laga faa iideeysan daacadnimada ordugaan turkigu daacad nooma wada aha laakiin haa ordugaan
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 2 ай бұрын
SIDA BADDA SOMLIYA .WAXAA LADHISYAA HOBYO IYO BARAAWE XITAA ETOPIYA IYO QOF WALBO WAA LSGA KIREYNYA WAA CAADI TAAS
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 3 ай бұрын
Waa arrin wanagsan sababtoo ah waxaa yaraan doona ama istaagi doona bililiqada baahsan ee badeena ku socota iyo qashinka lagu shubaayo ilahoow danahena na garadsii
@sahramuse955
@sahramuse955 3 ай бұрын
Sagaaradu waxmuuqda ayay aastaa xasan waa guuldaraystay hadaadtiraahdo malagu xirayaa
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Asc mowliid subax wanaagsan
@natureofviewssamale4362
@natureofviewssamale4362 3 ай бұрын
Asc teamka hbn cudsi ahaan dhanka falaqeynta barnamijyada in wax laga bedel siii barnamijyada xiiso u yeesho wayo xogtu waa in ay noqoto degdeg please xiisa la aantu waxay keneysaa hos u dhac
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 ай бұрын
TURKEY HESHIISKA AY LA GASHAY DAWLADA XSM HOGAAMIYO MA JIRTO CID WAX KA SHEEGI KARTA NOOCIISA LKN INDIAN OCEAN-KA WAXBUU KA BAADHAYAA MARKA BARLAMANKIISU OGOLAADO.
@abdirahmanmohamoud6420
@abdirahmanmohamoud6420 3 ай бұрын
Fadlan Naga yareeye idhehyada dhaadher marba midkale daba tagan si an uga cajisin dawashada barnammijka
@aluusiqaarimahamud2814
@aluusiqaarimahamud2814 3 ай бұрын
Naaftio ma ku jirtas❤❤❤
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 ай бұрын
Dowladda turkiga waxaan oga digeeynaa ineey shaqsiyaad gooni ah .heshiis la sameeystaan oo la dhaco kheyraadka ummadda somaaliyeed. Xasan wan naqaan waxuu boobaa hantida qaranka wan ka digeeynaa in la boobo hantida qaranka.
@BashiirGuul
@BashiirGuul 3 ай бұрын
Waa talaaba horay looqaaday hogaaka dalka hadii illaahay isku xiro shacabka soomaaliyeed turiga waa Dal Muslim ah awood tignoolijana leh dooniya inuu Ku soo bandhigo hormarka iyo dhaqaalaha soomaaliyana waa albaabka lagagaloafrika
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Somalia waa dal qani ah lkn waxa hortaagan laba cadaw oo kala ah reer galbeed iyo carab iyo weliba siyaasiyiin somali ah oo calooshood u shaqaystayaal ah mercenaries
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waar 😂😂😂😂😂 .
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 3 ай бұрын
Turkiga waxa cawinaad uga baahan fastiin
@Wardacali-b6j
@Wardacali-b6j 3 ай бұрын
Wxba noo maad sheegin farxaan bada sland aya leh itoopiya ayay sii say Turkish ku wuxuu ka hawl gelayaa ta soomaliya hawaalin dadka sxp
@ahmednur9383
@ahmednur9383 3 ай бұрын
30 billion is only 7 blocks
@MuuseMijagas
@MuuseMijagas 3 ай бұрын
Somaalia wahodan Lakin wadalka ganigaha dadkiisuna gatanha kayin markaas somaali waisku maqan laguman iyo kalamaqn
@sahramuse955
@sahramuse955 3 ай бұрын
Turkigu waana caawinkaraa laakiin kudifaacimaayo xasana ciidan madhisikaro
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 ай бұрын
Heshiisyada ay ku jirtaa dhisida ciidan bad...so somalia iyada u ilaashado badeeda, dowladana wey ku mahadsantahay tilaabadan muhiimka ah
@halbowle0187
@halbowle0187 2 ай бұрын
Waxaa waa la sheegaa 70kii sano lasoo dhaafay laakiin madaxweyne nasab ah oo ummadaan uga faa, ideeyo ma hayno taariikhda fog magac ku yeesho ama dowlad kacaan sheego ama dowlad dhaca taa badalkeeda carab ayay Madaxdeena tuugsadaan Sida Dubai oo 30 sano ka hor hal diyaarad leheyn qudaartana afgooye looga qaadi jiray alla qabyaalad xumaa
@akhalif579
@akhalif579 3 ай бұрын
Waalow gacalow xis qalaley lama qooyn kare awalaan gubanaye xayeysiiska bal aayar. Ama saliida iyo gaas hanaloo soo saaro mug oon waana mahadsantahayoo fariid war fiican noo sheegay aad tahay waalow gacaliye.
@ahmednur9383
@ahmednur9383 3 ай бұрын
Sxb kan wax badan ma oga 30 billion is only 7 blocks
@sahramuse955
@sahramuse955 3 ай бұрын
Aduunka kale inaad kahadashaan ayaad kuroontihiin xasan shiikh dawladnimo mahayo
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 ай бұрын
Walalayal ithiopianka hala iska saaro, furunta karbash iyo qori a lagaga bixiyo dhulkeena hooyo.
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 3 ай бұрын
Waxba tarimayso inaa qani nahay qabyaalad intay jirto
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 3 ай бұрын
turkigu waa la saaxib ethopia iyo s.land. hawiye ayey u qodaysavshidaal.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Dowladkasta no baaro wasiiro lacag badan lagu cuney dal an barin wa yar yihiin badda iyo beriga ka so bilow waqtigii siyad barre mareykan ba intu gododka wax ku qorey lambaro iyo erayo la so gabiyey ayu qufushey waxana logu heshiin wayey mareykan ba yiri markii 3 mel lo dhigo 2 qeyb aniga leh iyo 30 sano ka dib bad lahan dontan somalidiina waqtigii shekh shariif farmajo ila xasan shekh waqtigiisa labad data badan ba laga diyariyey ila london farmajo ku becinayey waxey leyihiin siyasiyin wasiiro so noqdey baaro keliya ogolansho lo saxiixo ba lacag badan lagu siinaya
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Qeyradka somaliya wuxu dib ugu dhaca ninkii madaxweyne yimado kii ka horeyey heshiiskii hore wu turaya mid cusub bu bilabaya waxana sababtas leh in sacudiga imarad dib u dhaca lacag ku bixiyan iska dhig wax inad bareysid haddana ha baarin oo ha radin baris badrol lacagtanna qado waxa fiican madaxweynihii bilabo inu jogo muddo 10 sano xilka hayo ila heshiiska ka dhamado haddii kale wa jug jug mesha jog 60 sano maqlayey somaliya qeyradkeda wa buxa waxna ma aragno sabab dib u dhac dad ka tajirey
@sahramuse955
@sahramuse955 3 ай бұрын
Soomaaliya ma abgaalbaa difaacaya ciidankii waaladhameeyay hadana qabaailka ayuu hubaynaya maqabyaalad ayaa halkaa umartay
@OsmanIbrahin-u6q
@OsmanIbrahin-u6q 3 ай бұрын
Aad ban usoo dhaweyneynaa
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 ай бұрын
Waxaso dhan waxa nadhafiyey qabyalad weliba garxed huwan so far exed WA WA midanuguxun e dib nodhigtay aniga Hadi qariyo qaladka walalkey aburan qalado anjirin amigo ula jedo qabyalad si an usaronqalad qodka qolada kale ah tas wa tan ugubxun e dib noncelisey e haddi ale weyne loga baqo wax walbo o naso matobwaxan noqon lahayn dad ale uga cabsada codkoda caqligoda darwnkoda kuwasna qa gileysta e alaha nagu tosiyo xaqqa
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk hodan aa kkkk
@abdiashkir4124
@abdiashkir4124 3 ай бұрын
Ma hubtaa in turkigu ilaalinayo xebaha Somalia mise markabkoda?
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
Waxba qof kuu ilaaliya ma jirto ilaa adigu fadhiga ka kacdo
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 3 ай бұрын
airport Aden. dakada Xamar loo daro indain Ocean. Koonrta somali Italia. Failed state. Maawerlo Ma bogsiso meel ku bukta.
@jirdehaajiismaaciil3469
@jirdehaajiismaaciil3469 3 ай бұрын
Dadka kuwan dhegasta ha ku qusten 7n aay biila macne iskaga hadlayan waa xooloba kuwani
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Somaliya nabad kama jirta sidee shidaal looqadaya soo laiskuma dagaali doona ?
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 2 ай бұрын
Danahiisow ku ilaashanaayaa
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 ай бұрын
Dadka Afka somaaliga ku hadlaa hadii aanay isla ogolayn malasoosaarayaa shidaal taa waxa dheer dagaalka Carabtu kudifaacanayso suuqa shidaalka Sida ay jabuuti uleedahay Soomaaliland yaanay dakado igufurin ee xasana ula Saftay ayay Soomaalilandna Carabta usooraacayaan si ay ufashiliyaan soo sacristy shidaalka waa lugta lugteedii kkkkkkkk
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
Shidaalka maxay noo tari hadii a wadankii Ethiopia laga kari la,yahay madaxdeeda ma tuugo aan u danayn dhulkooda ay yihiin Mida kale Turkey ma shidaal ayuu iska baadha badeena Ethiopia u soo hanqal taagaysee Mida kale shidaalka yaa lagula heshiiyaan sidee loo Kala qaybsan percentage somali raali ma ka tahay yaa heshiis ku ah parlamanka ma la mariyay
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Maxaa kaa galay ma bada hobyo shidaal laga soo saaray ayaa la qeybsanaa oo daarod cadow ah 😂
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@AbdiShakur-f1s war miyaad waalatay? Hobyo ma Eritrea ayay ku talaa? Hobyo ilaa raaskanbooni raascasayr waxa ka soo baxo waad la qaybsan oo somali ayuu ka dhaxeeyaa Mida kale shidaaalka somali oogu badan wuxuu dhex yaalaa xeebaha kaligaa xeeb ma deganid ee iimaanka isku sug Mida kale Anigu waxaan u jawabaayay Kuwaan somali diidka ah ee reer waqooyi adiga reserve ii tahay ee fadhiga futo madoobe
@WardacabdilaahiWardaqaylo
@WardacabdilaahiWardaqaylo 3 ай бұрын
kkkkkkk fankiinu badana ku dhece
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ай бұрын
Sxb qorshaha turkiga ee somaliya waa inay qadaad wayn (naag hinaastay sideedii) been iyo ku nooshahay khuraafaad sida adiga oo kale,,,, wbtawfiiq
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble 3 ай бұрын
War ninkaan ee iskama daayo miyaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
DHULBA MA XUKUMAAN, BAD BAY HADAL HAYAAN!!!!!.WAAR KUWANI WAA JIRAN YIHIIN!!!!!!.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Yaa kugu yiri waxaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
@user-iz4tc3kh5q CHAPTER7 BAA LAGU XUKUMAA VILA WARDHIIGLEY!!!!!!.XALANAA LOO FADHIYAA!!!!!!.20 KUN OO ASKAR AJAANIB AH BAA JOOGTA!!!!!!.SIDAADA CAQLIGAYGU IMA SIINAYO, INAAN IS INDHA TIRO, SIDA MAAFIYADA!!!!!!!.HAYE, WAA BEEN DHE DEE!!!!!!.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
@@mustafahassan2555 inaa ka xuntahay wa macqul soomaaliya waa wadan jira oo madax banaan dowlad calmka aqoonsanyahy leh ciidan dhisatay shabab ka adkaatay hada u socota ay qabsato hargeesa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
@user-iz4tc3kh5q MAALINTA CIIDANKA AJAANIB KU KAA TAGAAN, AYAA HADAL KUU BANAAN YAHAY!!!!!!!!.MAANTA, XISHOOD, IS QARI, HADAAD DAMIIR LEEDAHAY????.AAAAMUS.
@xuseenmaxamedyuusuf-e1j
@xuseenmaxamedyuusuf-e1j 3 ай бұрын
Waligiina haguuleysanina somaalay😂😂😂
@Wardacali-b6j
@Wardacali-b6j 3 ай бұрын
Wr been ta jooji Turkish ma imanayo
@MacalinCukaase-tp5rn
@MacalinCukaase-tp5rn 3 ай бұрын
Bada cas ma hooyadaa baa leh......somaliya talyani bada hindiya ayey ledahay.....car hadaad nin tahay bada cas soo gal.......iska hadlow ena egere....ala been waynaa.....iko....iko....iko .
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Adiga cidne. waxba ku weeydiin meeyso arimaha soomaaliya.
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 ай бұрын
Beenaalasha somali talyaani badacas yaa iskale runta iskusheeg naftaada ha hafrin
@drabdifatahali6451
@drabdifatahali6451 3 ай бұрын
Duqii maxamed cadde waa indhobeelba, Ma sidan ayaad dadka ugu warantaan😂😂 Heshiiska turkiye waa mid dhaqaale iyo la dagaalanka burcad badeeda, argagixisada iyo kaluumaysiga sharci darada ah ee maaha mid arimo siyaasadeed shuqul ku leh
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 ай бұрын
Waar xeebteenu walawaynay waxaay ku egthy boosaaso ama turkei soo wado ama baalayo kasta soo watoo Somaliland xeebeheeda wllhy bay katahy inaadaan imaan karayn ee taas ku biyacaba. Viva Somaliland
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
ADEER XEEBTAADU WAA BERBERA EE MAXAA KAAGA JIRO BOOOSASO MIYAAD SOO WAREERYAY
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
​@@Fowzia69NAAYAA, INDHAHA FUR MARKA AAD WAX AKHRIYEYSO!!!!!.
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@mustafahassan2555 war aamus doqon yahow adigu furi Indhaha kuwaaga maxaa kaa xiray orod af islaam la imow qadhmuunayde uff
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
@@Fowzia69 NAYAA, XISHOOD!!!!!.WAA HADAAD MUSLIM TAHAY?????.KOLAY QADAADWAYN BAAD TOO DHINAC WALBA WAA U RIDAANE!!!!!!!.
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@mustafahassan2555 WAR SHUT UP DOOFAAAR YAHOW OROMADA AH ADIGOO 2024 GAALO RAAC AH OROMO QASHIN AH AYAA NALA HADLAAYAA SOMALI MA TIHID
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 3 ай бұрын
Beenle beenle dhalay tuug tuug dhalay naga amusi from somaliland halkala xishoodo
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Adiga waa lagu xukumaa qeeyli iyo dhuuso waxba kuu tarimeeyso
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 3 ай бұрын
@@Ahmedali-gw7xm yaa ixukuma
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government different
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between borders afrika cir dhul bad
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Daauuddaauud maskiin soomaali Italy waa dhulka ugu shidaalka badan barwaaqadu taalo adiga dhul abaar baad heysataa been isku seexi wali soomaalya aa ku xukunto iska oy waxaa ku dhiibantahey soomaali
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 3 ай бұрын
Camoo ma wadankeena ka shidaal badan kuweit ama aan la mid nahay sucuudiga ama ciraaq warkaas naga hubi mooliidoow
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Haa waa sax soomaaliya shidaal badan beey ledahay
@birtaabdirahman4973
@birtaabdirahman4973 3 ай бұрын
Dhado roob noqon wayday
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 ай бұрын
Somaliya waxa lasosaarikara majirito mabnoco cidikata osikudayad wanu qaraxindoona😂
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Cabdilaahicali maskiin ma alshabaab baa tahey adeer Shidaalka ugu wuxuu ku jiraa dhulka hawiye
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Hooyadaada oromada aheed baan wasi doonaa. Shidaalka waa la soo saarayaa. Ee kaalay adiga soo hor istaag.
@abdiadan1306
@abdiadan1306 3 ай бұрын
War bal faqashtan dhageyst waxa ay ku waramayan
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Adigoo iska ceeytamaayo baa intii shidaalka la soo saaro baa futada gus laga galinaa ee ogoow. maxaasa kaa galay shidaalka hobyo laga soo saaraayo. Ma hooyadaa baa hobyo lagu wasaaa qadaad yar ina oromoow. Orom iyo amxaar baa tahay. Adigane arimaha soomaaliya kama hadli kartid
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 3 ай бұрын
sxp faqax maxalagawada
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,2 МЛН
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 37 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 251 МЛН
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + JUBBADA HOOSE + SHABEELHA DHEXE + NAIROBI
12:39
XOG CUSUB: 'ISRA OO IRAN & XIZBULLAH FOODA DARI LA' SABAB?
12:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН