MADAXDA DALALKA CARABTA OO WADNAHA FARTA KU HAYA KANA CABSI QABA XAALAD LA MID AH...

  Рет қаралды 49,331

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Ай бұрын
🥺 🥺 . 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@NimcoAxmed-t5f
@NimcoAxmed-t5f 27 күн бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin iyo dhamaan musliminta calaamka
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
boqortooyooyinka Ilaahay ha burburiyo waa kuwa shacabka carabta duleeyay ee Yuhuudda la shaqeeya
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Ай бұрын
Allah ha ka xoreeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan madaxda cadowga u adeego ee duleystey shacabka aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha xaq u dirirka hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
@roobleAsowe
@roobleAsowe Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
Alle ha jabiyo yuhuud iyo kuwa Lashaqeeyo
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@MaryanCkariin-nt7ry
@MaryanCkariin-nt7ry Ай бұрын
Mahadsanid mawliid👍
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
Ilaahayow Sunniyiinta oodhan Soo xooji CADOWKANE allah jabiyo DUCADA aan badinno
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Ай бұрын
Muslin odhan amiiin
@ArrowJubase
@ArrowJubase Ай бұрын
Moulid grateman, you are a true reporter, it's true I 'd not have bought the same water
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb Ай бұрын
Madaxda Carabta waa Munafiqine Xukunka waa ine laga Tuura Dhamantood Insha Allah
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb Ай бұрын
Allah ha u gargaaro re falastin dhamaantood
@HasanAbdukadir-l6x
@HasanAbdukadir-l6x Ай бұрын
Pafamet dadkaan wuu ka guuleestày
@XuseenAbdirahman-u5x
@XuseenAbdirahman-u5x Ай бұрын
Mowliid waan ibsan lahaa hadi aan jogi lahaa mesha 😂😂
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Carabti waa ceeboobeen
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg Ай бұрын
Lactu allaah calalkufaar walmunaafiqiin yaa rabbalcaalamiin
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
ان نصر الله قر يب اخى
@dalfactv9356
@dalfactv9356 Ай бұрын
Ruushka dabaal maaha dowladaha federal ka ee hoos Taga ruushka waxaa ka mid ah jedniya oo Muslim ah hadii uu ku milmo bariga dhaxe oo uu xitaa uu ladagalamo mucaridka siiriya taas waxey keeneysaa tafaraaruq ruushka dhaxdiis
@YasserAA93
@YasserAA93 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👩‍💻👨‍💼👩‍🔬👨‍🎨🧑‍✈️🧑🏻‍🚀
@BarlinHashi
@BarlinHashi Ай бұрын
Maxa lagawada wallaal Sadaxda Canomaal igavawi Aanbartee Wa Igarun Wallaahi
@yareabukar1855
@yareabukar1855 Ай бұрын
Mowliid ciyaarta naga daa 1000 aa naga wada naxiyee ee cafimaadka waxba kama quseeyo bro..
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb Ай бұрын
Reer Falastine odeygane Mahamoud Abaas iska Tuura Duuqa 90 Jiir Yahuud u Shaqeynaya waa doqonimmo sidane fadhiga ka kacaa .
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 Ай бұрын
Muna faqiinti wey isa soo shac bixinayan waa waxaan alle aqon wayo kursiga ma waxa ku heen karta israel qofki calafkiisa ka dhamado sidii bishar asad ayaa la roorsina macal ciidankada ayaa frozen laga dhiga awey labadii dowladod oo quwada waa weyna ee bishar waxa leys weydiyey maxa qaldamey sey wax udhacen waa layabey labad aan isla naqan ayaan sugeyna insha allah
@XuseenAbdirahman-u5x
@XuseenAbdirahman-u5x Ай бұрын
Asc mowliid
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n Ай бұрын
Maxamud cabas dowladiisa hada😂labaabi inaa insha Alaah
@MawlidBadal
@MawlidBadal Ай бұрын
Asc jasa iyo yuhudi hakay kalamarayan 😮😮😮😅😅😅
@Leviathan_n9
@Leviathan_n9 Ай бұрын
Waa aduun waashay iska daaye biyahaas maba cabaayo waa kibir iyo dad waalan
@ayaanyusuf9725
@ayaanyusuf9725 Ай бұрын
Walee waa labo baiday kala warlla😂😂😂
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
Waa caqli xumo 1000nn😂😂😂😂
@AwnuurSangaab
@AwnuurSangaab Ай бұрын
caana-maalku waa laba waqti ee saddex maaha walaal haddiii aan sii qeexo waa subaxdii iyo fiidkii
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Iiraan waxay wadatay Albishaar,Turkigua wuxuu watay Jabhadda maxaa dhib ah ee jira.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
SABABTA $1000 LOO SIISANAYO WAA LUULKA KU DHIGAY BIYAHA WAAYO WAA SHAY ALLAAH SHEEGAY QIIMIHIISU INUU AAD UGU SAREEYO DUNIDA
@ABK2463
@ABK2463 Ай бұрын
Asc mawliid xaaji wan ku salaamey Sxp kaligaa lacagta ha cunine asaxaabtaada marmarbaa laxasuustaaye $100 amazing 50 shaah ku cab ladhahaaye bal nala soo hadal hargeysa ayaan kala socdaa channelkaage. Aad ayaan kusalaamayaa sxp
@MawlidBadal
@MawlidBadal Ай бұрын
Maxarara kuhaysa walal mise wasikale 😮😮😂😂😂😂
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Asc
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp Ай бұрын
Kaligii taliye ha baxo
@HasanAbdukadir-l6x
@HasanAbdukadir-l6x Ай бұрын
Maru meesan kardaa sida uu kusoo dhamaan doono guga dagaal ee carabta kabilowday , urdun ,cuman iyo sacuudiga waa ku daayeen imaaraad laga yaabo inay galbeedka badbaadiyaan ,
@IbrahimMaxamed-t8m
@IbrahimMaxamed-t8m Ай бұрын
Waan nin dabaduu saaray.nin afkuu lawaayey weye sxb
@MuhammedSharif-g3s
@MuhammedSharif-g3s Ай бұрын
Dhalooyinka dahabka ah waa xaaraam in waxlahu cabo
@IbraahimCilmi-g2l
@IbraahimCilmi-g2l Ай бұрын
Soo dhalada ma qaadanaysid iyadaa qiimihii kuu soo celinaysa kkkk
@CawilXashi
@CawilXashi Ай бұрын
Daawo miyaah
@ArabStudioArab
@ArabStudioArab Ай бұрын
Biyihi ka fiicna de janada ayaba yale zamzam
@MaxamedJibriil-p7m
@MaxamedJibriil-p7m Ай бұрын
Asc cabasmeyugalubi
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
Gumaysi ga farasiiska waalagu yaqanaa Alle hanaga qabto
@Cadani-r1h
@Cadani-r1h Ай бұрын
Waad raagtay
@SacadmuuseCabdi
@SacadmuuseCabdi Ай бұрын
@MuxiyodinCali-r6x
@MuxiyodinCali-r6x Ай бұрын
Walahii wa kaaf iyo kala dheri maxay dunidu kala tagtay niin wuxu layahay kun shiilin oo uu wax ku ibsado niina kun dolr bu dhaloo biyo kujiran kubixinaya wa xal aduunyo
@IsseBulle
@IsseBulle Ай бұрын
Turkey waa laba wajile dhaman saxibadi dhabarka ka togtay Russia o ahayd dawladi bad badisay 2015 ayu xata khaimay Somalia ayu dhabarka mindi ka galiyey isago naga dortay cadawgena sojirenka aha wale turkiyo kuma amino
@jamaali6347
@jamaali6347 Ай бұрын
Muslimku xoroobi maayo inta madaxda Carabta xukunka laga tuurayo.
@MaxamedJibriil-p7m
@MaxamedJibriil-p7m Ай бұрын
Galada alhaduleeyo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Sida masar oo kale
@nuuxismaaciilfaarax3452
@nuuxismaaciilfaarax3452 Ай бұрын
Mawliidow waa yaabe anaga biyuhu xagayaga waa bilaash meeshaad doonto ayaa kacabaysaa lacagna lagaaqaadimaayo. Dadkani waa waasheene fariin udiroo waxad tidhaahdaa nookaalaya anagaa biyo saafiya litirka hal doolar idinkasiinaynee, hada mawliidow adna filaalkaaga waadleedahay.
@FaakihaKamal
@FaakihaKamal Ай бұрын
ASC_INA_AABOOW M00WLIID00W (HADALKAAGA QIIRUU IGU ABUURAA KOLKAAD SOO QAADATEY (MAAH_MAAHDII LABA KALA BARIDEY KALA WARLA) TAASI WAA QISADII INA _XAAJI CABDI UU KA SHEEKEEYEY😂😂😂😂😅
@AnaascaliMaxumad-r1x
@AnaascaliMaxumad-r1x Ай бұрын
Falastin.danta.galbiid.maxamud.cabas.haladiiloo.wa.xiimaar
@SalebanRabiiciya
@SalebanRabiiciya Ай бұрын
Cuqubadiifalastin yaakadhacaysa
@AbdikarimAliOsman-c8w
@AbdikarimAliOsman-c8w Ай бұрын
A
@ArabStudioArab
@ArabStudioArab Ай бұрын
U bixiso
@ArabStudioArab
@ArabStudioArab Ай бұрын
Waa yaab biyahan waba xaraan ayay kugu tahay hadaad lacag
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
R.T.Erdugan wuxuu soocalindoonaa Colaaadii Carabta iyo Turkiga.
@jamaali6347
@jamaali6347 Ай бұрын
@@Hajidulmidiid Maxay tahay wanaaga hogaamiyaasha Carabtu u hayan umada Islaamka. Ma u hiilinta Syria aya Ordugan colaad ku soo celinaya?
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
FALANQEYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA SUPER SATURDAY
51:53
HBN Online TV
Рет қаралды 1,2 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,2 МЛН
Basaasadii Ugu Khatarta Badnayd Sirdoonka Kuuriyada Woqooyi |
14:17
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 66 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН