MA DHABBAA IN REER GALBEEDKA LOOGA DHEEREEYAY GANTAALADA GUUXOODA KA DHEEREEYA?

  Рет қаралды 33,718

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

MA DHABBAA IN REER GALBEEDKA LOOGA DHEEREEYAY GANTAALADA GUUXOODA KA DHEEREEYA?
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Пікірлер: 32
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 3 ай бұрын
Asw faadlan Cinwaanka saxa reer galbeedka LOOGA dheereeyey Gantaalada guuxooda ka djeereeya
@MaxamudIsaaq-fn3jq
@MaxamudIsaaq-fn3jq 3 ай бұрын
Rtyygyp
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Iiraan waa hormuudka dunida islaamka ale ha barakeeyo
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 3 ай бұрын
Asc wll haa waa looga badiyey reer galbeedka Soo saarista gantaalada guuhooda kadheereya
@AbdillahiAhmed-sc7hf
@AbdillahiAhmed-sc7hf 3 ай бұрын
ASC welcom back allah halacnado yuhuda iyo shicada iyo mareykanka aaminin yaa allah
@kamata850
@kamata850 3 ай бұрын
wa khiyaamo badan yihiin inay qarsanaayaan aya laga yaabaa oo ay aduunka marin hababinaayaan
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 3 ай бұрын
Cajiib Markuu Qofku Ama Dalku Kalsooni Naftiisa Galiyo Diidana Inlooyeeriyo Wixii Dantiisu Kujirto Una Madaxbanaado Taladiisa Iyo Horumarkiisa Waaguulaysanayaa Mabduudoono Ha Aamin Sanaadee Waacajiib Iiraan Oo Cadaadis Lagu Hayay Inay Gaadho Guushaa
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 ай бұрын
Gantaalahan iyo doonkaba waa looga dheereeyey reer galbeed.
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha soo dadajiyo gantaalda guuxooda kadheereyo si loo kalhadho dagaalka kadhax qarxo allha guuleeyo xulfad iraan
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
Waxaan maqli jirey Qofka kibra - Guuxiisii buu ka Dheereeyey ! Hub baa guuxiisa ka dheereeyey !
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 3 ай бұрын
Mareykan burburki wax yer aya kadhimab❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Iiraan waa dawladaha ugu horeeya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalada oo lagu qadaro in.ay haystaan in ka badan 2 milyan oo gantaal
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Hanbalyo waa Soo dhowaynayaa ganlaalada hypersonica ee ay haystaan dawladaha ruushka shiinaha iiraan koreada woqooyi iyo xuutiga
@seynabcali4205
@seynabcali4205 3 ай бұрын
Yes I am
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
@sahranur9396
@sahranur9396 3 ай бұрын
Masha Allah maxame waa aqoon yahan waxyaabo badan buu og yahay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Carab waa dad saaqiday waxba ku roonayn looma aayaan ah gaar ahaan suniga lkn shiico waa rag rag dhaafay meel ay joogaanba
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 ай бұрын
Dawaladihii muruqa waaweynaa waxa ku soo baxay jabhado. Xilligan aynnu joogno gumaystayaasha wax la iska Celin karaa oo keli ah qaabka jabhadaynta
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 3 ай бұрын
Rer kalbeedka waxa fashiliyay rush
@Nimcaanaxmed-p2h
@Nimcaanaxmed-p2h 3 ай бұрын
aqonyahan maxamed cade
@MohamedZiad-os9pr
@MohamedZiad-os9pr 3 ай бұрын
Asc❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Reer galbeed diyaarad iyo nuclear ayey isku halaynayaan lkn awood kale ma leh
@DrGaadaa
@DrGaadaa 3 ай бұрын
❤wcs ❤
@FatumaAbdi-g7c
@FatumaAbdi-g7c 3 ай бұрын
Asc
@XassanMaxamedxasan-e4s
@XassanMaxamedxasan-e4s 3 ай бұрын
ANAGA YAAN CADOW IN AY ISKU YIHIIN RUUSH IYO MARAYKAN WAYO SAKIN SAKIN AY ISKAGA WAR HAYAAN
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha isku babiyo quwadah isku faanya
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
In badan ayey reer galbeed been inagu haystaan lkn gabalkii reer galbeed wuu dhacay
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 ай бұрын
Ha la iska celiyo dhiigya cabayaasha madaxda Reer galbeedka wadamadii islamka burburiyeen qaniiyaa qabiiya ka fujisa 😳
@XassanMaxamedxasan-e4s
@XassanMaxamedxasan-e4s 3 ай бұрын
HUKAN GUXA KA DHEREYA MUXUU UGALAA DUNIDAAN DULMAN
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
African iyo carab ayaa weli reer galbeed wax u haysta oo ah dad iyo dalal wacyigoodu aad u hooseeyo
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 3 ай бұрын
Been gur lee armey tahay oo ay heystan
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
عبدالله الشريف | بطل من ورق 🤏
12:24
عبودا
Рет қаралды 316 М.
خريطة الحرب السورية 2011-2024 | كل يوم
11:07
خرائط زمنية | Atlas
Рет қаралды 574 М.