Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin
@bulohus854818 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون! إنها مصيبة عظيمة 'اللهم أنصرهم المستضعفين في كل مكان
@jawahirelmi918 күн бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud Iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@Ibraahimmohamed-k3z18 күн бұрын
Asc, Mowliid iyo Maxamed, xuutiyiintu waxay qaadi karaan weeraro kale OO aan la filayn waana dhacaysaa insha allaah mar Dhow.
@allfurqaniyachannel649618 күн бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات برحمتك يا أرحم الراحمين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@dahirsmohamed500218 күн бұрын
Mowliid Yuhudda Malaha Diyaradaha Gaari garo Yemen iyagoo Hawada shidal lagu siin balse Diyaradaha waa kuwa Mareykan Ingriska Huwanta munafaqyada Carapta ayaa qeyb ka'ah.
Israil kaliged werar ma qadi karto saldhigyada khalijka ku yaalo ee mareykanka ay laga qdaday wererka
@AbdalaSaid-o3h18 күн бұрын
0:16
@URCristianou-o18 күн бұрын
Ani lkn wxn kayabay oon waligay layabaa islamka hubka ay kuridan israel 🇮🇱 waxba maburburiyo lkn israel 🇮🇱 teey kurido magaalada dhan baa burburta how 🤔
@Cadnaancumar-vs9km18 күн бұрын
israiil bariga dhexe in laga tir tiro aya fic nan lahayd wayo far dheratay ayay noqotay marka wadamo islam sheeganaya aya ku garab siinaya cadowga alle kuwa alle ha qawiyo kuwa dawanaya sharta gumaysta yasha dulanka ku ah shacabka musliminta wa in xata 10 miyan ha dhintane wa in xog lagu muquniya
@WardaZeylaci18 күн бұрын
Xuuuuuuuuuuti
@seynabcali420518 күн бұрын
Waxaad noosheegtiin waxaa warkaan sheegtay warbaahinta yuhuuda waana ognahay iney beenaalayaal yihiin sida aad adinkuba noosheegteen marka laga sheegaa cid beenkaliya dhaqan utahay wax kastana been ka sheegaya
@cabdirashiidgurxan-d7n18 күн бұрын
You tube, waa in aan iska deyno, war baad doonaysaa xayaysiis uun baa ku jira. Yemen, reer Galberd oo dhan.baa dagaal.ku qaaday warka BBC iyo cnn uun.baad soi tartumtaan. Dib dambe loo dhegeysan maayo, HBN.