ILLAHAY KAAMA KICIYO WAXAAN ILLAAHAY KA BAR YEYNAA IN XANUUNKIISU NOQDO KII DILAY AARIYASHARON
@bulohus8548Ай бұрын
idam Allaah Cispitaalka haka soo - Bixin haku dhinto! inkaartii - Carruurta Qaza !! Maraynakan ku ! Makala yaqaan- Cidda Caqabada Ku Ah ‘Nabad - Galayada ‘Bariga dhexe !!
@Anahar-j9kАй бұрын
Masiibo allah ku rido yuhuud reer Palastiin bey dhulkood kusoo duulwn hadan hadii hal qof lag dilo wey xanaaqayan masiibo allah kurido melkasta cadow allah kufuro
@mohamedguleid5330Ай бұрын
Xamaas yaanay mar danbe hor fadhiisan maraykanka waayo waa caqabada ugu wayn ee nabada heshiiska iyo xabad joojinta ee arinka gaza
@YassinAhmed-yx3olАй бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maraykan maadaama aanuu dhex dhexaad ahayn waa in aanuu qayb ka noqon heshiis ka dhex dhaca xamaas iyo yuhuuda lkn ruushka turkey iyo qadar qayb haka noqdaan xalka xabad joojinta iyo heshiis laga gaadho arinka Gaza
@omerhassan3041Ай бұрын
Bidenow ama israa'iil hubsii ama ha siin!! Waxbana ha eedayn xamaas! Laakiin waxaa xaqiiq u eg in xisbiga dimuqraadigu guuldaraysan doono,maxaa wacay netanyahu marnaba dagaalka ma joojin doono ilaa doorashada maraykanka la gaaro oo saxibkiis trump guulaysto
Hala tageeero chanel ka asxbey inta igu raacsan inaaan tageerno like ha isaaraan
@Shaamil-BasayevАй бұрын
😂😂😂😂 ninkan yaa wax loo saarin siro badan aya kahayaa waana cadow Oromo iyo Amxar ah iska ilaaliya cadeymo bdn aya hayaa kan qoraal mesha ku qoraayo waaye waa oromo is ilaaliyaa
@OmarAbdi-mi9dtАй бұрын
Asc
@AbdullahiShebaАй бұрын
Waxa falastiiniyiinta la dagaalamaya waa mareykan ma aha Israel
@abdiazizmohed6981Ай бұрын
HOWLGAL KA DAA U DHIG WEERARKA
@SymonsChasel-f7wАй бұрын
Martin Melissa Davis Melissa Jones Carol
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jrАй бұрын
Ustaad ninkii reer urdun cid kale kama sheekayn ciduu yahay sheekadaasi waa tii somaali kala jabisay ee maanta nin walbo somaaliya ciil iyo kali kalidaas baday?
Erdogan maxaa ka qaldan halgabar ayuu kahadlayaaa Meeqo gabar oo reer Gazza ayaa kabahooda lagu aasay!
@AbdikarimAliOsman-c8wАй бұрын
A
@sacaddhaalib2336Ай бұрын
Sheydanka weyn marekan iyo shayadiinta Israel aya diidan xashiiska waa munaafuq marekan
@ardonoorwardhere8913Ай бұрын
Dadku ma caqli lahaynbay moodan yaab ayga saabkoda cida diidan maxay ugu saarinayan way ogyihin Wayne isja dhaga tirayan
@WacanMohamed-wq3ywАй бұрын
Mareykan wa ninka hubka so dhibayo haben iyo maalin marka sey ayu dhax dhaxda u noqon kara
@hassanomer-q4vАй бұрын
Ma ogtahay cunaqabatayn ta keliya ee mareykanka la saari karaa tahay warbaahinta oo warkiisa laga reebo Sida kan leh xamas baa caqabad ku ah xabad joojinta...
@MohamedSiciid-y3uАй бұрын
Islaamku ha Shiraan haha ogaadaan in ilaahay la jiro iyaga laakiin iyagu is nacsanayaan koox yar yar baa reer.galbeedoo han kaga.oohiyay sidee wax u geli karaa midawga islaamku
War maxkamad cadaalad oo uduunka la yiraahdo ma jireen waa been iyo turufo
@AbdullahiShebaАй бұрын
Erdogan waa bootoole ilaa shantiisa sano ka dhameysanayo sidaas ayuu u booteynaa because Erdogan wuxuu ilaashanayaa wadanka Turkiga inuu dagaal galo marka hadalkiisa afka ma dhaafaayo