ALI KHAMANI “SIR-AA’IIL WAXAY KU KIBIR & QAB JABTAY QASA” + US & MAXKAMADDA ICC + WARAR KALE

  Рет қаралды 43,566

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@SacadCusman-f5j
@SacadCusman-f5j Күн бұрын
@honhaji6846
@honhaji6846 Күн бұрын
LpPP
@NuurcadowcabdulahiNuur
@NuurcadowcabdulahiNuur Күн бұрын
Mahadsanid hbn online sida ficaan aad u so tabisan wararka calamka
@luulwarsame87
@luulwarsame87 Күн бұрын
Asalaamu Calaykum walal Mowlid iyo Maxamed Cade wad mahadsan tihin sida fican ee nogu so gudbisen warka 🙏🙏
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Ilaahayba caawin faalaastin duufaci insha alaah guuuul wayn faalaastin
@MustafeMuuse-u4b
@MustafeMuuse-u4b Күн бұрын
Allaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarfalastiinlibnaaninshaallaahguulguulguulguulguul
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Күн бұрын
❤❤❤XAQIIQADA DHABTA AH AYUU KA HADLAY. M M CADE. MAHADSANID ❤❤❤
@FerhanHaashi
@FerhanHaashi Күн бұрын
soo dhawoow mawliid xaaji.cabdi
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n Күн бұрын
Illaahayoow raxmmaanoow raxiimmoow adigaa ahooglehe hoog iyo hallaag iyo maaiibo aanay filaneeyn kurid
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Ilaahayba abodle maraykan abod maale ilaahayba baabin maraykan insha alaah
@adanjamba
@adanjamba Күн бұрын
Good answer MM cadde thanks mowleed thank
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Күн бұрын
Guul Falastiin inshaAllah🇵🇸🤲🏼🇵🇸
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Shacabka faalaastin waa mujaahidin sharafle ilaahayba duufaci faalaastin insha alaaah
@omargaras3832
@omargaras3832 Күн бұрын
Asc hbn waan idin salaamayaa
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Күн бұрын
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah
@CraxmanMaxamed-i4i
@CraxmanMaxamed-i4i Күн бұрын
Guul Ama Geeri Noo balan ahay. Dhaman Muslims ☪️
@khadarmahmedabdi6241
@khadarmahmedabdi6241 Күн бұрын
Asc bahda HBN TV
@AliFanax-bs6uj
@AliFanax-bs6uj Күн бұрын
ALLAHU AKBAR waa abooda Alle. Allahayow u gar gaar reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta mel kasto ay jogaan
@SH.MARJAANKHaLiiL
@SH.MARJAANKHaLiiL Күн бұрын
Ragaw kibirka waalagu kufaaye taahala ogaado aniga hala igu ogaado taraam ilaahay baan lahoosgalayaa
@luulwarsame87
@luulwarsame87 Күн бұрын
MashaAlaah ilahay haka aqbalo ducada Amin walal ilahay aya kibir usugnaday Ilaahow ada wayn awooddada awood an ahayn majirto Ilaahow qabo gaalada kibirtay rabiyow Amin
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
subxaan allaah israaiil waa kibirtay wax ladagaalamana waay waayday
@KayseHuriye
@KayseHuriye Күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Ilaahayba dufaaci faalaastin guuul wayn faalaastin way gadhay insha alaaah
@SafaMohamudSafadegan-q3b
@SafaMohamudSafadegan-q3b Күн бұрын
Mahadsanid.mawliid.xaaji
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MoosowMoosow
@MoosowMoosow Күн бұрын
all Muslim guul
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Күн бұрын
ICJ Netanyahu markay soo xirto ayey cumar al bashiir heli kartaa
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Күн бұрын
Haa. Maxkamada qadhmuun weeye
@MukhtaarAli-k6t
@MukhtaarAli-k6t Күн бұрын
Mawliid xaaji cabdi wariye dhameystiran
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Күн бұрын
Aad baad ugu mahadsan thy barnaamijkaaga, waxaan bogaadinaya wariyaha ruug cadaaga ah, Mohamed Mahmoud Cadde oo si aad u qoto dheer wax u akhriya Isla markaan taxliilin fiican ku sameeya.
@MoustaphaHassan-x4d
@MoustaphaHassan-x4d Күн бұрын
Asc
@bisharoali8638
@bisharoali8638 Күн бұрын
Asalam
@DaudHassan-t9p
@DaudHassan-t9p Күн бұрын
ICC court if ts loyal and like loyalty
@Cabdixakin-l7x
@Cabdixakin-l7x Күн бұрын
Almuslim guul guul
@AxmedCarab-x9y
@AxmedCarab-x9y Күн бұрын
Mawlid xaji cabdi waa ninka kaliya an dhagaysto 24 hours ano 20 jir aha tulada an jogo 😅😅😅😅
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@AxamedMaxamed-y7q
@AxamedMaxamed-y7q Күн бұрын
Asc
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Күн бұрын
Ruush iyo Isra,iil wayceebaysanyihiin Qarnigaan 21-aad.
@SafaMohamudSafadegan-q3b
@SafaMohamudSafadegan-q3b Күн бұрын
Mawliid.xaaji.waanin.qaaliya.waankuu.mahad.celinayaa.inbadan
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Israil way kuujaabtay qasa ilaahayba dufacaya qasa insha alaah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Daamir maale carabtu maadamqadan waa duuli nagaha maraykan ah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Israil iyo maraykan ilaahayba qaban cadawga musibo kuuridi wayn insha alaah ilaahayba abodle iyo quwad wayn ilaahow quwadada kuujaabi maraykan taaram waa cadaw guubo obakhti insha alaah
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagoleisatan Cisadhin AlQaasam haagoleisatan Xuttii haagoleisatan Iran haagoleisatan Carabto waborsad Lacag Meltalaa Marekanku Leyahay guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Carabra waa nagaha maraykanka
@SacadCusman-f5j
@SacadCusman-f5j Күн бұрын
M.a ilhaay aya uu jabiyey cadawgoga
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Күн бұрын
Dawladaha Carabta iskusheega waxay noqondoonaan sida reer Falastiin.
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 Күн бұрын
Ilaa nayaahu lageeyo ninkle laxiri maayo warkoodu waa uf
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Shacabka faalaastin abod aya loosheganaya maraykan iyo israil ilaahow baabi guuub taaram iyo nataniyahu ilaahow musibo kuurid dag dag ah insha alaaah
@DeeqoCabdisamad-mc3sp
@DeeqoCabdisamad-mc3sp Күн бұрын
War waxaasi kaxishooda ma jirto wax la dheho maxakamad la dheho icc haday jirto wax haka qabteen isteal hadii kale africa dib umaqlimayso
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 Күн бұрын
Xuuquuqul aadane 😂😂😂
@cabdirashiidgurxan-d7n
@cabdirashiidgurxan-d7n Күн бұрын
Maxkamad Caalami ahi ma jirto, sharci caalami ahi ma jiro, laakiin waxaa jira xoog caalami ah, dadka ama dawladda aan xoogga lahayn waa in la gumeystaa, sharciga reer galbeedku waa sidaas.
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 Күн бұрын
Pidan iyo Natanyaho yaa Sooqabanaaya oo Maxkamad soo istaajinaaya
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e Күн бұрын
Israil way kibir jaabtay ilaahayba jaabiyay cadawgi israil guuuldaro wayn aya kuudhacday maraykan ilaahow guuub baabi taaram cadaw jaab dhimo insha alaaah
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
iiraan waxba umaaytarine illaahay baa uhiiliyay kasokoowna hadii cid caawisay xuutibaa caawiyay iraan iyadaaba hogaamiyihii camaas shirqooshay hadhihin iiraan baa wax uqabatay
@abdishakurhussein6132
@abdishakurhussein6132 Күн бұрын
@@shaficimohamedomar-d6bXutiyiin, Xamas iyo Xisbullah waxa caawiyo Iiraan ururka Xamas Dowlada kali ah o ficil iyo qowlba kutaageerto wa Iiraan
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
waxba maay caawin iiraan danteedaay wadatay xusbulaah uun baay caawisay hadaay xamaas caawinaayso iyada iyo xusbulaah heshiis may qaateen ee xuuti uun baa caawiyay xamaas iyo reer falastiin shiiqo waa cadawga suniga xuutigu waa qaayb kamid ah suniga isku mabda maa ah xuutigu suniguu udhawyahay taa ogoow isku shiico maaha iraan xusbulaah waa isku shiico laakiin xuutigu wuxuu udhawyahay suniga
@MuseMucad
@MuseMucad Күн бұрын
Q. what ahnuuniyada israiil iyo xulfada marykanka allha tuso masiibo aan hory loo arg sideg deg ah ee aduunka laga argagaxo
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Күн бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@cabdirashiidgurxan-d7n
@cabdirashiidgurxan-d7n Күн бұрын
Shiicadu iskama celin karto Yuhuudda iyo saaxibadeed reer galbeedka, halka jabhadaha sunniga ah sida Xamaas iyo Taalibaan ay karbaasheen gaalada oo dhan.
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Күн бұрын
Maxkamada ayadaaba la cunaqabateyey maxay soo xiri kartaa Trump iyo natanyahu ha soo xiraan iyaga ayaaba lasoo xiri rabaa garsoorayaal isku sheega
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 Күн бұрын
A
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n Күн бұрын
Sharkoodana waxaad doonto kagakaafi isllaamka.dhamaantii Ddaalimmiineana iskujabi shekooda masiibo aanayfilayn kurid
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
kkkkkkkkkk maxkamadu maqaxaay ka adagtahay afrikaanka qudha ta qabanwaayday nataniyaahu cumar xasan albashiir miyaay rabtaa in loodhiibo kkkkkkk
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i Күн бұрын
Yuhudu.waa.dalimin.kibirsan.waa.ay.dabadisa.waxku.og
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya Күн бұрын
Wallee.sayid.mohamed.abdulle.hasan.abaanduullihii Daraawiishta.been.muusan.ku.gabyin.😂.maandhow.catoowga.iga.daa.carabi.waa.naage.nimankii.cigaallada.xumaa.ciidan.mahayeene.😂😂
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Күн бұрын
🇵🇸❤ Hadalka Tara am ee Falastiin Haloo Raro Dalalkale Kkkkkkkkkkkkkkk
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya Күн бұрын
Cajiib.Ball.Maxkamada.hasan All.bashiir.noosoo.gudbiya.dhaheeyso.uma.jeedo.miyaa.doofaarka.eygaa.ee.gaza.baa.bi.iyay.nacallatullaahi.calleek
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Күн бұрын
sck wariye intaa ka dib ninyahow anigu lama yaabani hadalka taram ee waxaan la yaabantahay daanta galbed ee falastiin waxaana taram hadalkisa ula yaabaynin yuhuud buu wax uu la rabaa dhul aysan lahayn waligiinba wuu la rabay haduu rabo iyo hadii uusan Rabin toona wax macna hadalkiisu Kuma fadhiyo O'Day waalan oo khalkhalay beenale ah weeyo taram oo murtad ah laakiin reer gasa mana rari karo mana guurayaan hadalkaana umaba yaalo reer falastiin labadooda yuhuuda ayaa la rari oo dhul aysan lahayn Dagan mida kale ee aan ula yaabanahay daanta galbed ee falastiin bal maxay sugayaan oo ay u fadhiyaan oo u haray dhamaantood may galaan dagaal jihad ah oo nafhurnimo ah oo ay gumaystaha ku jabinayaan oo iskaga dulqaadaan gumaystaha maxamuud cabaasna may dilaan iyokuwa booliska ah ee taageero walaahi waa yaab
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
TARXIILKA MARAYKANKA  MARKHAATIGA NOOL HALIS WAYN | CABSI
21:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,5 М.
Haddii Putin la dili lahaa Maxaa ka dhalan lahaa ?
16:12
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 51 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 01.30.2025
28:33
Somali Radio
Рет қаралды 4,3 М.